ilaahow xqa tus dheh wuu danbabay diinta nacaybka waa ka xaaraaan waa qalad wuxuu soo jeediyay u ducee walaal nabiga calayhi wasalaam waa ka nasahanyahay wasa lagu tilmaamp waayo asagaa na baray dhaharada
Sxb wahaabiyo waxay wataan Carabi ay ku lareen aayado qur,aan ah iyo Axaadiista Nebiga scw Marka waa seef la bood nimo Waa waxa ay ku baneysteen dhiiga ummadda islaamka
@@cabdixaliim6259 akhrinta soomaaliga kugu adag ban u malayn marna ma odhan qoraalkayga nabiga صلى الله عليه و سلم wax jidhkiisa kamida ama dharkiisa ama tintiisa ayaa le .... lkn waxan sheegayaa uun in intaa sheekhu leeyahay sheekh umal na sheegay
@@dalmarsheikhabdi728 Dalmar hadii aad shaikhan taqaanid saas ma dhihi laheen, hadii aad aragtid waxaad weydiisaa Aayadaha ka Hadlo Allah fowqa Carshihii, waa 7 aayadood oo aan la inkiri karin bal wuxuu kuu jawaabo arag.
@@caamirceynte4096 7da ayaa dood oo Allah in Carshiga ka koreeya Tilmaameeysa bal adiga dib u fiiri ayaada aad keentay waxaay tilmaameeysaa wax Allah lamid ah in aaysan jirin taasna cidna mugdi ugu ma jiro.
Masha allah shiiiq abuukar ilaahow cimrigiisa barakee❤❤
Masha allh sheekh abuubakar
Xafadahulah shekhh umal cimigisana allaha inagu anfaco
Aaaamiiiin
Sh abuukar xasan malin allaha kubarakeeyo aduun iyo aaqiraba maxaa yeelay diinka iyo ehelkiisa ayaad dufaacdaah maasha allaah
Sh abuukar hasan maalin
Masha allah. Allah cilmigiisa ha u badiyo ❤
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
M..a الشخ ابوبكرحسن مالنillahey haku xafido isha wahabiyaasha allaha kakorsho
Sheikh Abuukar mashallah
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allow micigiisa na yeel
Maashaa allaah khayr badan allaha siiyo shikh abukar xasan maalin
Allah ha ku barakeeyo
M.allah cilmi ilaahey wa baray saas o kle ma isku keeni karaa umul. Ilahey haku deysto shikhena
Umul haku waso
Mash allah sheekheena sj abuikar xasan macalin
Masha Allah sheikh Abuukar Allah haku barakeeyo maxaa yeelay diinta iyo ehelkeeda ayaad difaaceysaa
M.a allaha jazaakallaahu kheyran ustaad
Mashalah dr shiiq abukar ilahay haku xifdiyo amiin
Sheikh abuuukar allaha dhowro cilmi ilahay waa ugu deeqay
masha allah
Mashallah sheekh abuubakar
Maasha allh 😊
Masha Allah shiiq Abuukar
Allah hakubarakeyo shekhena sh. Abubakar
Masha allah ❤❤❤❤
Allow ku barakeeyo sheikh Abuukar xasan maalin allow ku xafid
Sh saalax macali cabdulahi ayaacanaantay umul
Sidoo kale waxaa canaatay sh Khaalid IYO sh Maxmuud cabdulle cariif iyo ah Maxmuud Guriceel iyo ah bukhaari ❤❤❤❤❤ wllhi umal waa jaahil
Alle haku barakeeyo shiikh
allahumasali cala sayidina muxamad
M.a shiikh abuukar xasan
Subxaanallaaah
Nahaabiya Nebiga Sharafta Badan scw scw scw baa ka fakan la
Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah m. A SH abuubakar x maalin
Mansha alaah
Scw scw scw m .a
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mansha allaah
Alleh ha naco kaleh injir bulaha iyo ka ku raacsanba nabiga dhididkisu odgon bu ahaye
Cajiib shiikh abuukar allh hakudhawro
Sheiq mahamed Abdi Umu ❤iyo sheiq Abukar maalin. ❤ keebaa sax san. Anagu ma sheegi. Karno. Because. 😢mahaysto be cilmi igu. Filan. Nin walbaana. Asagaa isla sax san. 😢. Balse. Waa in aan. Dhages. Taa wax badan. 😢
Aniga. Runtii. Labadaba. Waa. Ila. Sax c san yahiin. Balse. Dhididka iyo. In jirta. Aay sheega. Yaan. Sey. Ku. Ogaadeen. 4.000. Oo Sano. Ka hor. Ayuu. Ahaa. Nabi Maxamed
C S W❤. Kutub Quranka. Ee Alaah. U soo dhiibay. Umadaada. Bar la yiri. Maa hee. Ma wax kalaa. Jira. 😢 Alaahu. Yaclam. Culimada. Waxay. Sheegayan oo. Diinta. Alaah. Ubadalaan. Isku Dagaalan😢😢
Walaga baxa tano kale
Wah jaahilkaan nabiga caaye wakee ma umal inalilaahi wainaa ilayhi raajicuun 😂😂😂😂😂😂 allow naarta gali asiga iyo intii raacsan 😂amiiin Masha Allah sh abuukar xasan maalin calimka soomaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allow jano gali adiga iyo intii raacay
❤❤❤❤❤ Amiin
ilaahow xqa tus dheh wuu danbabay diinta nacaybka waa ka xaaraaan waa qalad wuxuu soo jeediyay u ducee walaal nabiga calayhi wasalaam waa ka nasahanyahay wasa lagu tilmaamp waayo asagaa na baray dhaharada
❤❤❤❤❤😊
m.a shikh aburkar xasan malin ilahey cimrigaga hadhereyo culumadena ilahey hamideyo markas ayey shacabkena midobi karan
Ilahaw umul umadada kaqabo shartiisana namooti anaga iyo wixii muslin ah amiin
Mash allah
Mash allah
Subxaanallaah allahu akbar
شرح حديث (أمر أن تورث دور المهاجرين النساء)
عون المعبود على شرح سنن أبي داود: أبي الطيب محمد شمس الحق العظيم آبادي
إزالة التشكيل
( أَنَّهَا كَانَتْ تُفْلِي ) : فِي الْقَامُوس : فَلَى رَأْسه بَحَثَهُ عَنْ الْقَمْل ( أَنَّهَا تَضِيِق عَلَيْهِنَّ وَيُخْرَجْنَ ) : بِصِيغَةِ الْمَجْهُول ( مِنْهَا ) : أَيْ مِنْ الْمَنَازِل.
قَالَ فِي فَتْح الْوَدُود : إِذَا مَاتَ زَوْج وَاحِدَة فَالدَّار يَأْخُذهَا الْوَرَثَة وَتَخْرُج الْمَرْأَة وَهِيَ غَرِيبَة فِي دَار الْغُرْبَة فَلَا تَجِد مَكَانًا آخَر فَتَتْعَبَ لِذَلِكَ اِنْتَهَى ( فَأَمَرَ رَسُول اللَّه صَلَّى اللَّه عَلَيْهِ وَسَلَّمَ أَنْ تُوَرَّث ) : بِصِيغَةِ الْمَجْهُول بِشِدَّةِ الرَّاء مِنْ بَاب التَّفْعِيل ( دُور الْمُهَاجِرِينَ ) جَمْع دَار مَفْعُول تُوَرَّث ( النِّسَاء ) : نَائِب الْفَاعِل أَيْ نِسَاء الْمُهَاجِرِينَ فَلَا تَخْرُج نِسَاء الْمُهَاجِرِينَ مِنْ دَار أَزْوَاجهمْ بَعْد مَوْتهمْ بَلْ تَسْكُن فِيهَا عَلَى سَبِيل التَّوْرِيث وَالتَّمْلِيك.
قَالَ الْخَطَّابِيُّ : وَقَدْ رُوِيَ عَنْ النَّبِيّ صَلَّى اللَّه عَلَيْهِ وَسَلَّمَ أَنَّهُ أَقْطَع الْمُهَاجِرِينَ الدُّور بِالْمَدِينَةِ فَتَأَوَّلُوهَا عَلَى وَجْهَيْنِ : أَحَدهمَا : أَنَّهُ إِنَّمَا كَانَ أَقْطَعهُمْ الْعَرْصَة لِيَبْنُوا فِيهَا الدُّور , فَعَلَى هَذَا الْوَجْه يَصِحّ مِلْكُهمْ فِي الْبِنَاء الَّذِي أَحْدَثُوهُ فِي الْعَرْصَة.
وَالْوَجْه الْآخَر : أَنَّهُمْ إِنَّمَا أَقَطَعُوا الدُّور عَارِيَة , وَإِلَيْهِ ذَهَبَ أَبُو إِسْحَاق الْمَرُوزِي , وَعَلَى هَذَا الْوَجْه لَا يَصِحّ الْمِلْك فِيهَا , وَذَلِكَ أَنَّ الْمِيرَاث لَا يَجْرِي إِلَّا فِي مَا كَانَ الْمَوْرُوث مَالِكًا لَهُ , وَقَدْ وَضَعَهُ أَبُو دَاوُدَ فِي بَاب إِحْيَاء الْمَوَات.
Masha Allah
Umal banking Adam fiican ma ahan
Sh umal
Asc Sh Abuukar xasan culimada isma qaqabsato ee horta alle kaxishow mida labad sh umul anigoo ciyaal yar ah ilaa iyo hadoon qofweyn ahay waxan ogahay inuu alle iyo Nabigiisa xuskooda iyo diinta fidibteeda uu sh umul utagan yahay ilaahay janatul fardowsa hageeyee marka adiga sh abuukar ah oo kamid ah culumada iska ilaali inaad xad gudubto waliba eey tahay bil ramadan marka alle usoo noqo cafis kadalbo sh umul oo walaalkaa ahna cafis kadalbo insha allaaaaah qeer ayaan kudhafay wcs wr wb
Adiga aqli yelo
To protect the diin of Allah doesn't need any shy
Truth must be say even if it's bitter
Waxkale maxaysaa wahaabiyo cilmimslehee
ولا يجرمنكم شنأن قوم على ان لا تعدل اعدلوه هو أقرب لتقوي
Sheik qumal haduu qaadanayo gefkiisa iyo qaladkisa waa loo cadeeyey waa haduu rabo isla weyni waa camalu shaydhaan
Maaha allah
Shiiq abuubakar Xasan malin kheer Allah hakusiiyo suashyda waxaytahay shiiqa xadiiska uu aqrinaayay adiga mano fasirikartaa?
Sxb wahaabiyo waxay wataan
Carabi ay ku lareen aayado qur,aan ah iyo Axaadiista Nebiga scw
Marka waa seef la bood nimo
Waa waxa ay ku baneysteen dhiiga ummadda islaamka
Umul godkisa biyo Ugu soogalay hhhh
Umulow soo islaam.
Scientific beyiskugu yareysa basic scientific fact OO uu jahilkaan garan waayay ayaad fahmi la'dahay.
@@maxmudxareed1345 ada jahil ah
Wal ciyaadu bilaah wal ciyaadu bilaah wal ciyaadu bilaah wal ciyaadu bilaah
Umal wa sheekheena wixi xun kuma racsanin lkn wixi wngsnah waan la wadaagayna
A/w/w dhmn runtii waa arin aad looga dhaxo Xabibkeena ahna Rasulkena SCW waxoo ku sheegay Umal marka allah ha u towbdkeeno waliba Meel fagaare ahna haka sheego towbadaas xertiisa hakula taliso . marka waxaa kaloo layaabay dadka sida qolo jaceylka uga badatay sababtoo umal waxa uu Rasulkeena SCW KU SHEEGAY CIDA DIFAACEYSA WAA NASIB DARO xaqiqdii marka xaqa allha nafahansiiyo
xadiska shegahaya inu dhidka nabigu ud gonaha ya ka indha tiray dadkan?
Ar umul maxan nacay
shekh umal dhaha umal keliya mexeey tahay
Haku waso
Ado sheikh ku yahy
M.a
wahaabi waa jaahil aan aqli lahayn xaqiiqdi cilma la aan aloow hana dhigin
Umul wahaabiyo
M.
Lipaax
ناللاللن
Abu Qamli Sheikh Qamli waa jaahil,
Qof nabiga cayey ama afla gadeyey in laraco ma fcna
Sax waye wlhi🤩
نعود بالله
ماشا ءالله
انا طالب العلم
أَخي لَن تَنالَ العِلمَ إِلّا بِسِتَّةٍ
سَأُنبيكَ عَن تَفصيلِها بِبَيانِ
ذَكاءٌ وَحِرصٌ وَاِجتِهادٌ وَبُلغَةٌ
وَصُحبَةُ أُستاذٍ وَطولُ زَمانِ
@@الفقيرإلىاللهسبحانهوتعالى-ذ5ي
الله أكبر😢
culimada cilmi be isku haystan adu maxa tahy
sheekh abubakar intaad adigu sheegtay oo buuxda ayuu sheegay isba sh umal ma na odhan marna nabiga ayaa le
Wll jaahil maathy rasuulkeena wadaduu maro carfi jirty see madaxiisa injir ku galikartaa
Injirta waxey ku dhalataa wasaqda see wax ufahantaa wll
@@cabdixaliim6259 akhrinta soomaaliga kugu adag ban u malayn marna ma odhan qoraalkayga nabiga صلى الله عليه و سلم wax jidhkiisa kamida ama dharkiisa ama tintiisa ayaa le .... lkn waxan sheegayaa uun in intaa sheekhu leeyahay sheekh umal na sheegay
Adaa injirleh garacyow, Nabi muxamed scw daahir buu ahaa, umalna waa jaahil xayawaana, neef neef dhalay ka xanaaq cayda rasuulka fataalyow
Wadaadkan caqiidadiisa waa qatar xadiis ayuu ka hadlaaya lakiin ayaado bada ayuu beeninaayaa micnahooda.
Sheekh Abuukar Xasan Maalin miyaa beeninaya Aayado Qur,aan ah!?
Subxaaanallaaaah.
@@dalmarsheikhabdi728 Dalmar hadii aad shaikhan taqaanid saas ma dhihi laheen, hadii aad aragtid waxaad weydiisaa Aayadaha ka Hadlo Allah fowqa Carshihii, waa 7 aayadood oo aan la inkiri karin bal wuxuu kuu jawaabo arag.
@@mohamedomat4028 sheekhaan anigaa xertiisa kamida aayada aad shegeysana hadii aan qaatana
ليس كمثله شيء intee la,aadaa
War nio quraanka lafdiga lagama macneeyo ee waxaa looga deydaa
Cabdullhi ibnu cabaas iyo cali ibnu abii daalib
Hadii aad wax taqaano labadaas ayadaas sida ey umacneeyen bla so fiiri
@@caamirceynte4096 7da ayaa dood oo Allah in Carshiga ka koreeya Tilmaameeysa bal adiga dib u fiiri ayaada aad keentay waxaay tilmaameeysaa wax Allah lamid ah in aaysan jirin taasna cidna mugdi ugu ma jiro.
@@mohamedomat4028 الرحمن علي العرش استوى
Aayadaha aad shegeyso sow tan kama mid ahan
Bal noo fasir adiga
Habkuu u gudbiyey iyo siduu u fahmay qalad wuu noqon karaa ee maxay dadka qaar uga dhagtay sidii inuu Umal diinta ka baxay.
Wll ma waxaad naga dhaadhicinaysaa in sheekh dhan oo sheeganaya inuu naxwaha yaqaano ayaa kalmad carabiyii ku marganaysaa ninkani wuu u kasay inuu nabiga scw sharaftiisa meel uga dhaco waana qudhun gudaafada ka qudhun san qof ka xabiibkeena wax ka sheegaa isaga iyo makroonka faransiisku waxba isma dhaamaan
@@abdirahmanalciwad8181 hala yaabin waa aqwaan qawaarij ah😬😬😬😬😬
Injiri ku dishay ilma xaaraanyow umal Ma nabigaagiibaa maxaad u difaacaysaa adeero anaga Ruulkayagu injir muulahayn, Umalbaa uskag ah, fataal
@@fayzahaxmett8493 haa ani Maa umul difacayo aragisaba necbahay🤷♂️🤦
Masha Allah
masha allah
M.a
Masha allah
ma sha alah
Masha allah
Masha Allah