Sidee ayay ganacsiga ku yihiin Somalida Ireland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 гру 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

КОМЕНТАРІ • 58

  • @ogaansho
    @ogaansho Рік тому +32

    Alustaad Hareeri , qiimo weyn ayay leeyihiin mowduucyada aad samayso , soo bandhigida tijaabooyinka dadka kale khibrad ayay nagu soo kordhign mahad sanid ❤

    • @calimoha_official
      @calimoha_official Рік тому

      Omar sxp Gmail maakaa halaabey maxaa farita soma jawaabeysii maxaa kugu fhacay

    • @jiboaxmed6258
      @jiboaxmed6258 Рік тому

      Omar inshaar nin wanaagsan ayaad tahay runtii

    • @maamka07
      @maamka07 Рік тому

      I need 100 thousand subscribers

    • @abdiwaasacqorshe7195
      @abdiwaasacqorshe7195 Рік тому

      #Absolutely Omer Inshaar🥰

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 5 місяців тому

    Mashallah Mashallah

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +3

    Two legends always legends keeps goings abdi/saalan and Jamal best Businessman 💯💪💪🤣

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 Рік тому +3

    Please 🙏 Ireland Barnaamijyadeda sobaadi waliba Dhanka shaqada iyo sida lo shaqeeyo waa iga codsi please 🙏 Hereeri inad i tix galin donta rajeynayaa Insha Allah

  • @abdulkeydekow1344
    @abdulkeydekow1344 Рік тому +1

    M Allah keep going hareri

  • @abdirizaqmuhudinabdimuse264

    M.a good progress

  • @hassanwarso3764
    @hassanwarso3764 Рік тому

    Mash Allah

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Рік тому +5

    Brexit Uk Irland baa kafaaiday companiyadii iyo shaqadii iyaday uwareegeen Madaama uu yahay wadanka kaliya ee yurub ee English kuhadla Communcation waa muhiim

    • @mnn5983
      @mnn5983 Рік тому

      Tech companies idil meeshaas sal dhigteen Google apple

  • @mohamedabdijalil478
    @mohamedabdijalil478 Рік тому

    cabdisalaan hereri keep going

  • @nrmohd2342
    @nrmohd2342 Рік тому

    Great 👍

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Рік тому

    #Hereri Media Halaga Warhayo.💥🙏

  • @user-wu8lh6ze1s
    @user-wu8lh6ze1s 6 місяців тому

    Inshalah maanta maalinkeeda xawaalada ayaan hooyaday biilka uga soo diri doonaa Dublin irland inshalah
    2023/12/30

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Рік тому +3

    War waxan dukaan maahan anigoo 22 jir ah oo Africa jooga ayaa dukaan kan ka fiican haysta

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Рік тому +1

    Somalis in Dublin Ireland doing good 👍

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Рік тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍👍

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 Рік тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍

  • @sharmarkeahmed7933
    @sharmarkeahmed7933 Рік тому +1

    meherada organized ka dhiga waxay meeshan is dhex taals

  • @mxmvideoproduction4184
    @mxmvideoproduction4184 Рік тому

    Cabdisalaan hereri

  • @Degaliah
    @Degaliah Рік тому +1

    Horta dukaan somalida maxaa isku wadamod kadhiga macaa wax midaa ka uraa

  • @mastardacaadismaacil
    @mastardacaadismaacil Рік тому

    Mr herari salan, Deg Deg siinyo hufnaan ayuu Ku caanbaxay DAHABSHIIL company, nabadeey

  • @whizahmed2970
    @whizahmed2970 Рік тому +1

    Hareeriyow Waxba kama hayno Ayamahan Soo Baadi Legenow

  • @calimoha_official
    @calimoha_official Рік тому +4

    Cabdisalaan somalia Iceland 🇮🇸 vlog noogu soo samey

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Рік тому

    Waan imaan soona Ireland 🇮🇪

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 Рік тому

    Mahad sanid ustaad hereri

  • @halgankanolosha8298
    @halgankanolosha8298 Рік тому +1

    Ireland tu waaba meel afrika meelo badan uga ege

  • @mustafahajiabdidalmar6824
    @mustafahajiabdidalmar6824 Рік тому

    Hareri kolba magaalo iyo dalba baad ka soo warbixisaa.waxa waxnaan lahayd in kolka hore war bixinta dal aad Soo gudbiso kadib kan labaad bilowdo.

  • @Hornscope
    @Hornscope Рік тому +1

    Somalida UK degan siday u soo dega an Ireland, madaama ay ka baxeen EU dii

    • @mikewinner6655
      @mikewinner6655 Рік тому +1

      Visad u bahan thy

    • @Hornscope
      @Hornscope Рік тому

      @@mikewinner6655 what if I want to live and work on Ireland permanently?

    • @whynot5194
      @whynot5194 Рік тому

      Waa dagi karta irashka la mid tahay vizo la'aan

  • @xuskaxaaji609
    @xuskaxaaji609 23 дні тому

    jamaal waa tuug dadka buu dhacaa sheeygii la gadaayo dukaanada kale hal yuuro asaga waa shan iyo toban yuuro😂😂😂😂 arninkaad qaainsanaa

  • @mnn5983
    @mnn5983 Рік тому

    Nin weeyn nacnac iibinayao walaahi yurub waa lagu jabay kkkkk

  • @matanibnujibril1601
    @matanibnujibril1601 Рік тому +1

    Dadka qaar ayaa ka xun qofkii shaqaysta

    • @Hagoogane4956
      @Hagoogane4956 Рік тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣haw bixin inader

  • @SomGaming77
    @SomGaming77 Рік тому

    maradaa blue ga ah ayaan u nacay muuqaalkan

    • @MH__1__MH
      @MH__1__MH Рік тому +2

      Aan ooyee albaabka isoo xira bey ka taagan tahy 😫😫 iska ooy anagu iyadaanu usoo galney

    • @burbuluug424
      @burbuluug424 Рік тому

      SNM32@ kkkk waaryee Duufle xunbaatay Marada SNM wax qiimo ah Dunida oo idil kumalaha lagama yaqaano waa tuu lahaa ina cabdi Dameer dhaqaalihii farmaajo ayaa naga xidhay kanyaree kabeec mushtara calanka umada soomaaliyeed ina Goodir Hunguri baa u Geeyay waa jaahil SNM TA dowlad UHaysta adigana kulayaabimaayo doqon been loosheegay baatay yaa miskiin somalia viva

    • @HassanMohhamed
      @HassanMohhamed 11 місяців тому +1

      Qoysland maradaa moyee midkale malahidiina ohinta😢 iyo cuqadada reerkada kuugu aburen hala dhiman😅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

    • @nourahbinshember2147
      @nourahbinshember2147 4 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @podcast4516
    @podcast4516 Рік тому +2

    Hereri meel walba u tago isaaq ayuu raadiya oo wareystaa 2:39

    • @mikewinner6655
      @mikewinner6655 Рік тому +1

      Isaaq iyo ugu cod karsan dee

    • @podcast4516
      @podcast4516 Рік тому +1

      @@mikewinner6655 somali oo dhan sxb ma isaaq oo kaliya?

    • @inasaed2028
      @inasaed2028 Рік тому +1

      Cid ay isku lahjad yihiin buu raadsanayaa bro.😅

    • @podcast4516
      @podcast4516 Рік тому

      @@inasaed2028 lakiin saxafinimo ma’aha

    • @mikewinner6655
      @mikewinner6655 Рік тому

      @@podcast4516 somalidu waa isaaq iyo inyaro lagu qurxiyay kkk adigu xageed ka gubanaysa