sharafi kur kaaga ha ahaato Quruxeey , waan kaaga mahadcelinaynaa in aad mar kale nootimi hadaan nahay reer Sanaag 🥰🥰🥰🥰🥰🥰.lakiin gabadh 2 jeer kuutimo oo sideedii iskaga noqotay dhaqan somali maha, waa laba mid uun in ay dhacdaa in gabdha laguursado iyo in la xooleeeyo oo hanti sharaf lasiiyo ,qolada Dubays arintaas waa ku ceebaysan yihiin, mahadsanid dhaqan kaaba 💖💗❣💯🥰
M.a ubaxey muda dheer waan kugu xirnaa waa mr u horeysay o magaca maqlo. Anaa reer saanag ah waxa ladhisaayo waaxa unaqaanaa hooso baceed ama darbaal si xoolaha jilic san aysan u dardhan roobka . Waxana dhista dadka reer banaan ka ah . Kuwa klena waxay u hooyaan god kaa oo ku yaala buura leyda .. kunjeer ku so dhawoow gobolka cagaaran
Wcs ubax cabudllhi abaayo galgaduud goorme ulaabane wan uxiisa ina halkaas wax ka soo duubto gabadhi yareed oo edada u aheed saa'id baba ugu xiisa illhy ha nabad yeelo
Okorin waligay ma maqal lkn waxaan u fahmay jirin oo aad marka ariga la rabo in uusan roobku qoynin ama ku di in weliba roobka tirada badan ama xoogan.
sharafi kur kaaga ha ahaato Quruxeey , waan kaaga mahadcelinaynaa in aad mar kale nootimi hadaan nahay reer Sanaag 🥰🥰🥰🥰🥰🥰.lakiin gabadh 2 jeer kuutimo oo sideedii iskaga noqotay dhaqan somali maha, waa laba mid uun in ay dhacdaa in gabdha laguursado iyo in la xooleeeyo oo hanti sharaf lasiiyo ,qolada Dubays arintaas waa ku ceebaysan yihiin, mahadsanid dhaqan kaaba 💖💗❣💯🥰
😊
Waala jiriyaa ban u aqaan from sool
Sidaad ujoihkantahay wll waligaa ujookhnoow alle na hakugu dilo waadiin hadana sharaf hadana qurux waligaa haiskadhingin wll xijaabkaaga mashalaah habluhu maysidaa wada ahaadaan aamaana igama aga wll lkn waa iga dardaaran
💥💥💥💥 keep GOING 💥💥💥💥 HADII YOU TUBE -KU LOVE SIDA TIKTOK LAHAN LAHAA
1000 MAR AN KU TABAN LAHAA💥💥💥💥 FROM TOGDHEER
Dhaqankaaba Hilibka Laguguma soo Gaadho Masha allaah Waxaad Tahay Gabadh Hilib Cun ah...Anniga Maraqa Cad Oo Canjeero Lagu Cunaayo ayaan ugu Jeclahay Cunto la Cuno ....
Masha allàah Roobka iyo nabada allaha noo barakeeno insha allaah
Ilaaahay kheyr ha ugu badalo insha allah ilaahay inta u joogta ha u barakeeyo
SCW dhaqan ❤️kaaba.... Waxaan xiisaynaynaa SOOL ama Hawdka BUHOODLE hadaad awoodid.
ubaxdii aan jeclaa waaku salaamay xabiibi
Manshal Allah wllo kaasoo badi
Wcs sharafay ilaahay hakuu xafido aduun iyo aakhirba keep going
Waa la jiriyaa ama jirka roobka ayaa laga soo xareeyaa ama waab ama teendho ha loo xidhee inta jilicsan ee aan u adkaysan karin qaboowga roobka
waaaaaw mnshlh rooobku waa nimco ale keenoh
M.a ubaxey muda dheer waan kugu xirnaa waa mr u horeysay o magaca maqlo. Anaa reer saanag ah waxa ladhisaayo waaxa unaqaanaa hooso baceed ama darbaal si xoolaha jilic san aysan u dardhan roobka . Waxana dhista dadka reer banaan ka ah .
Kuwa klena waxay u hooyaan god kaa oo ku yaala buura leyda .. kunjeer ku so dhawoow gobolka cagaaran
Ma,
wll
waa mahadsanthy
Horay usii wat
alla haku xifdiyo
alla roob waxtarle hana siiyo
Ilaahay roob kheyrleh ha idinsiiyo amiin
waa lagu yaqana Gobolka Hayland magaalada madaxdisana waa Dhahar
Maasha allaah allaha idiinku ziyaadiyo. Abaartana. Allaha. Idinka. Bixiyo
Waaku salaamay ubaxeey horaa kuu naqaanay horay usoco waala jiriyaa baa unaqaanaa anagu wlle
Ku sooo dhawooow Gobalka sanaaaag Dhaqan kaaaba ❤🇧🇸
Masha allah wllshy qali 🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah okorin baan kaa faidey angu jirin arigii roobkii ayaa laga jiriyey
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Masha Allah waan ku salamay Dhaqan kaaba.
Bariidada salaan bogga
Barqo iyo arroor waxan
Waadigan baxaan baxa
Dhulka baaxad Maray
Bari iyo galbeediyo
Banaanadii hawd
Beeralayda bookhasho
Beel Beel u marayee
Biyihii dur-durayiyo
Macdanti buurii
Bilaneey maxaa helay
Baabuur ku qaadiyo
Baasiin miyaan jirin
Mise baahi kale iyo
Beeldaajiyaan jirin
Mise waad baqdaayoo
Fulaynimada bayr baad
Wadnahaaga buuxdoo
Mise Beenta sheekada
Buug baa laguu dhigay
Bayaan noogo sheegoo
Balbaadhi sheekada.
Manshalah hore usoco xbbti
Wey ubax🌷sharafeey👸 barashawanaagsan ana Xassan
Maasha Allah waa Dhahar iyo aaggeedii.
Las anod badiyheda noo soo duub
Masha allh wllshy ubah hore usoco
Togdheer miigeda tag wllo plz wa codsi❤❤❤
Ay wadankygii waan uxisay magced mesha kadegentahy wlshy
Wshy qali kujecliyaa adiga iyo so gudbintaadaba
Mashaa allah qof nool
Masha alllh abyo sobadi ❤❤❤❤
Manshal Allah
abaayo please gobolka soolna imaw khaasatan hawdaka sool waa iga codsi
Haye wll
Mansha Allaah 💖💖🌹🌹♥️♥️🇸🇴👍🇸🇴💪🏾
Maasha Allah
Idinka iyo inta abaartu haysaba ilaahay raxmaadkiisa ha inoo shubo
Maasha allaaah❤
Mnsh walashy wad kumahadsantahy. Xausus ayd manta igalisay
Abayo ilahey hakudhowro waliga quruxey
Sanag abtiyashy dhagan utg habo 😂😮😊
Wcs ubax cabudllhi abaayo galgaduud goorme ulaabane wan uxiisa ina halkaas wax ka soo duubto gabadhi yareed oo edada u aheed saa'id baba ugu xiisa illhy ha nabad yeelo
Insha Allaah muqaalka xiga xbbti
Masha calh🌹🌹🥰🥰❤
Xiligan wll waa xili dayr ah maaha kaliil
Mansha Allah walashay
Waala jirin baan u guranaa huno
Ubax mash allh quruxleey
Baadiyaha magacii wllo xageese kuyaalaana
Waa lajiriyaa/ lajirinayaa
Mble gobal la yirahdo ayaan kala socdaa ubah cabdillahi guulayso
Mbale Uganda?
Maasha allah roobka
Xeradaan mr bn degnay bn u maleynayaa
walalay reer miyga sababta adhiga uga dhimanyaa waa naftoodi ka dayacan 300 ari ah oo dhinty NAFTAA INKARTY
❤️❤️❤️❤️ mashaallah
Wa xagee meeshu mageceed
Mansha allaah horay usoco
illahay abaarta ha kasaaro
Abyo waxa loo yaqan (jir) from.mudug
Maashaa allah
Sanaag galbeed maxaad u tegi weyday sida Ceerigaabo area, Ceelafweyn iyo Garadag?
Kkkkkk haa huuno waan fahanay
Horay usoco abyo
Dhan meeshan ugama jeedo
Waa la jiriyaaa
Wcs walshayn mcnto 💞
Wll ubax♥️
Jir baa la yidhaahdaaa wll
Waxa loo xidhaa bac si aanay u qadh-qadhin
Ama aanay udhaxamoonin
Masha alaah
Maxaa xoolaha loogu ooday Qodaxdah waxaan arkaa riyoho dhitinaayah ee ka bixixya qodaxdah
masha allah qurux waaye
Ariga caatada ah ama weyda ah ayaa yiraahadaa
Hayland ma Dubayskii ayaad u tagtay, makusoo dhaweeyeen Dubays madoobe,,,,, miyaadan Sanaagta kale soo gaarayn , sharafeey🥰🥰😍😍🥰🥲🥲
Asc. Awal beeraha Jawhar miyaad joogtay dhawaan.
Masha Allah quruxey
Cajiiib noloshi baadiyo
Ubaxeey kuuxise qaaliyey
Kor lama odhaho af reer waqooyi wa jrin
Hayaan ,boqool, Keynaan maxaa u dhaxeeya micno ahaan
Masha allh abayo
Adhiga in roobka laga jiriyo
dhaqan kaaba baadiyaha magaciisa so sheegay ado raalli,ah
Anaga intan aan joogno waaa DAYR .. idinka kaliil miyaa😀
Masha alah abayo mahdsanid aniga wan aqana. Waxadka shekaynayao DHAN lkin maxay tahay ariga casirki laso xaraynay 🤣🤣🤣🤣
Roob miyaa da,ay dhulka waa qoyanyahay
Oo adhigiinu ma caato ayaa
Okorin waligay ma maqal lkn waxaan u fahmay jirin oo aad marka ariga la rabo in uusan roobku qoynin ama ku di in weliba roobka tirada badan ama xoogan.
Xageed ku madhaytaa mise reer miigu ma mayadho musqusho waa xagee
Aqalka ayay sinxi dhar ama baaf sidaad u taqaano dhigtaan markay rabaan inay maydhaan
Qorigan waxaa loo yaqaan waraabe_u taag
Dhurwaaga baa qof moodaya habeenkii oo xerada uma dhaco.. Xasuus miyigii waayo fog
Abaayo qaaliyay magacayguu muna aniguu halkaan baan kusokoray ilaa aanka gaarayay 10sano sifican baan ugaranayaa baadiyaha
Dhaqankaabaay Lahjadaadan reer Waqooyi ee aad leedahay ileen Sanaag baad ku badatay😁
Daadka waa laga moosa
Hadana waxa loo sameeysa. Gacan biyuhu raaco si aanu u soo gelin aqal soonaliga
Oo geedka garas malahan meshaan miyaa
Asc wll
Kaliil aya jirta geedihina wey magoolen 😄😂
Ubax dhaqankaaba annagu jiilaal ayaan ku jirnaaye
Adhiga waa lajirinayaa dee guriga moos maxaa dadka taag taagay dhaqan kaabaay
Dhankaab soobadi
Aqalkaan waa kaan ku dhashay ookale
Noolashayda baal dahabuu kaga jirah
Laakaad qodoow😄