New Garowe Puntland Somalia 🇸🇴
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- Dib U Dhiska Iyo Hormarka Kasocda Caasimada Puntland Somalia Amazing Capital City Garowe 2025 #garowe #garowe2025 #puntland #somalia #foryou #views_viral #CaasimadaPuntland #Garowetoday #BarxaraGarowe2025 #peopleblog @FarassMedia @PuntlandTV @warbaahintapuntlandes6626
Mansha allah garoowe mayor geedi
garoowe caasimada puntiland repablic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Garowe duniday haybisay sanad kasta mayor u hagar baxay heshaa👌🇸🇱
Waaan hubaaa waaa hawl' lamahadindonoh
Masha Allah tabaraka Allah guul Puntland 💙🇸🇴💙
Masha’Allah good job adeer geedi 👏👏👏
War kaalay Mamvlogger sow ma ahan Chanel-kaan.
War sxbow Magac guur guurka jooji. Muuqaalada na so badi, Mawduucyada muhiimka ah na dooro. Mahadsanid 🖐
@@ahmedizayoz5931 haa Bro Ok Sxb 🫡👍
@FarassMedia horay usoco Sxb, muuqaalada dhexdooda waraysiyo na kuso dar hadba meesha tagaysid sida Hoteelada, Tuuloyinka, Shirkadaha.
@ahmedizayoz5931 Ok Sxb Waad Kumahadsantahay Talooyinka , Igu Halee Bro 🫡👍
Mayorka Waxan kula Talinaya in CANSHUUR CULUS la duldhigo dadka DHULKA GANACSIGA U haysta. Si qiimaha dhulku uraqiiso oo magaladu ubalarato.
Aad iyo Aad
Waar meshu ilayal waa tuulo yar
Tuulada sidan ma u dhisan kartaa mise qaraar ayaa ku haya 😂
Orod waxaa ka eegtaa Google earth haday yartahay
Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk WALAAHI WAA YAAB WAXAAN MAQLI JIREY CAASIMADA GAROOWE WAA MEEL YAR GEES KASTA WAXAA KA MUUQDA BAADIYE CIDLO AH WALAAHI BEEN KU DHAARAN MAAYO WAXAA LABO JEER KA WEYN DEGMADA GABILEY QOF KASTA HA SOO DAAWADO MAGAALADA GABILEY EE QARANKA SOMALILAND PLEASE SHAME ON YOU WAXAAN OO KALE YAAN CAASIMAD LAGU SHEEGIN LAASCAANOOD AYAA AFAR JEER KA WEYN
Kii marqaanland dawaco waalan sidii duqsi meelwalba kudhac yaahoo
LASCANOOD IYO GAROOWE ADIGO IDOOR MASAYRSAN AH WAXBA LAGA WEYDIN MAAYO. GAROOWE WA CASIMADA PUNTLAND 🇸🇱
Gabiley eedada goosha iidoor ugu tag laangaabyahay