Maxaa Kacusub GAROWE iyo Dhamaan Puntland || What’s New in GAROWE 2025

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • What’s New In The Capital City Of Puntland Somalia GAROWE || GAROWE Puntland Somalia 2025 #garowe2025 #garowe #garowetoday #puntland2025 #puntlander #puntlandfirst #BarxadaGarowe #wararkiiugudambeeyey #degdeg #peopleblog #views_viral #viewpoint #viralvideo #youtube2025 #youtube #viralcontent #youtubealgorithm #growyourchannel #subscribers #puntlandtvradio #somalimusictotheworld #foryou #somaiya #somalihoyo #somalia #somali #somalitiktok #somalimodel #motivation #explorepage #growth #NewGarowe2025 #tourism #explore #somalimusictotheworld #like #share #makingmoneyonline #somaliyoutube #somaliyoutuber #puntlandtvradio ‪@PuntlandTV‬ ‪@warbaahintapuntlandes6626‬ ‪@garowe24tv‬ ‪@FarassMedia‬

КОМЕНТАРІ • 72

  • @FarassMedia
    @FarassMedia  10 днів тому +5

    Guul Iyo Gobanimo Ciidanka Xooga Dalka #Hilaac #Darawishta iyo Dhamaan Inta Kujirta Halganka Sifaynta Dalka #PuntlandForces #PLFrst

  • @mohamedali-tt3pt
    @mohamedali-tt3pt День тому +2

    Masha Allah

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 5 днів тому +3

    WELL DONE ✔️ 🙌 👌 👏 🎉 WISELY TOGETHER WE ❤️ 🎉❤ RISE FROM PUNTITIES FOR PUNTLAND INSHA ALLAAH 🇸🇱 🇸🇴 🇸🇱 🇸🇴 🇸🇱 🇸🇴

  • @hawajama6882
    @hawajama6882 11 днів тому +7

    Mansha’allah Garowe waa dhisantay ❤❤❤❤❤❤

  • @mrjamac
    @mrjamac 11 днів тому +7

    alaahu akbar shacabkii somaliyeed baa shaqo ka helaya garoowe markii laga tarxiilo oramadan iyo carabtan wadankii qabsatay ee somalidii shaqo la,aan ka dhigtay mansha alaah

  • @MaracadeShow-i8r
    @MaracadeShow-i8r 8 днів тому +1

    Guul puntland

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 10 днів тому +4

    Masha allaha illaahay habarakeyo

  • @daveali9697
    @daveali9697 8 днів тому +2

    Manshalah Faras media guul ku rajeyna from Hiiran

  • @Ahmedakproduction1
    @Ahmedakproduction1 10 днів тому +9

    Horumaro Waawayn Bay Reer puntland Ku Talaabsadeen Hambalyo

  • @ahmedabdisahal4357
    @ahmedabdisahal4357 9 днів тому +1

    Masha Allah, allaha u siyaadiyo quruxda.

  • @azizmumin1534
    @azizmumin1534 11 днів тому +4

    Ajaanibta sifo sharci haku joogaan hambayo Garoowe horumarka ka jira

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 10 днів тому +10

    I’m proud of my people 🇸🇱✊FINALLY we are beginning to understand that [WE ARE THE GOVERNMENT] if want a good life it’s has to come from US, Politicians are only *opportunistic* and will only offer THEIR BEST SERVICES TO THEIR DESERVING CLIENTS

    • @ib1244
      @ib1244 10 днів тому +1

      They is no government but kufaar murtadiin ah misena ashahaado la dirir ah ee ilaaheey ha guuleeyo Dowlada islamka

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      Yup 🫡

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 днів тому +4

      ​@@ib1244
      Qofkan waa Daacish
      Waa in raadkiisa la raaco

    • @mahadljama4578
      @mahadljama4578 6 днів тому

      ​@@ib1244 Garowe anaa leh saxiib Carab iyo Asian ilama laga

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 9 днів тому +1

    Guul puntland walalaheena

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 10 днів тому +2

    Walaal mar kale ayaaan waxaan ku leeyahay mahadsanid sida aad u
    duubtay waa amazing
    markasta waxaan jeclahay
    in aan iska daawado
    jazaakalaah🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      Adigaa Mudan Wll Qaali 🫡🫡

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 10 днів тому +2

    Allxamdulillaah maashallah laaxawla walaa quwati illaah bilaa yaa raxmaan yaa raxiib guul puntland

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      Guul iyo Gobanimo MashaAllah 🫡

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 10 днів тому +2

    Amiin yaa Allah Somalia guul

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 10 днів тому +1

    Insha Allah ha

  • @Inshaaryare10
    @Inshaaryare10 11 днів тому +4

    Welcome back sxb. Ninka kaliya ee caasimada muuqaalo aan ku indha doogsano inala wadaagi jiray ayaad tahay se mudo ayaan ku tabnay. Inoo soo badi horumarka caasimada inshaAllah oo waraysi iyo muuqaal fcn inooga soo duub mashaariicda waaweyn ee magaalada ka socda Amal real estate ay u horeyso inshaAllah

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому +1

      Hayee Sxb Mahadsanid Iguna Halee InshaAllah Thanks A lot 🫡

    • @Inshaaryare10
      @Inshaaryare10 10 днів тому +1

      @@FarassMediaAdigaa mudan sxb shaqadaad hayso waan kugu amaanayaa 🙏

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому +1

      Thanks Bro 🫡

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 днів тому +2

    Mashaa Allaah
    Magaalo bilicdeeda waa Wadooyinka
    Halkaaska wada Ree Putland Horumarka

  • @mustg4891
    @mustg4891 10 днів тому +2

    Faras media nice work, mahadsanid sxb

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 10 днів тому +1

    Maan shaa alaah tabaaraka laah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @khadar917
    @khadar917 10 днів тому +1

    Masha Allah nuur calaa nuur shacab iyo dawlad ciidanka difaaca DPL waxaa meel u yaal dalkaan oo ka nadiifa nabad diid ajanabi dhul doon ah iyo qurun dalalkoodi soo gubay
    Adna guulayso sxb saciim nagu weyn baa tahay🎉

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      Aad iyo Aad Masuul Mahadsanid Sxb 🫡

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 11 днів тому +3

    masha Allah Garoowe waxaa ka socdo horumar laakii meeshii loogu tala galay in ay dad maraan bey baabuurta dhiganayaan waa sharci daro.

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      Aad iyo Aad Waa Dabeecad xun Lkn Laga waan toobi karo

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 10 днів тому +1

      Sharci daradaasi waxa laga gudbi karaa, iyadoo Ticket loo saaro oo lacag dawladu ka samayso.

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      Aad iyo Aad Ganaaxaas Loojoojinkaraa Waa run 🫡

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 11 днів тому +5

    Walaalo ummadda yaan laysku qaadin. Dadka shaqaalaha iyo farsamooyinka yaqaan yaan lagu xadgudbin, ee sharciga halawaafajiyo.

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому +1

      Marka Latiro koobo Oo lahubiyo haa inshaallah wllo

  • @Hassanhandule
    @Hassanhandule 10 днів тому +2

    Reer puntland waxay hormarkaan ku gareen isku taashi dadweyne

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 11 днів тому +3

    Walaalo Geedaha Timirta sibaad mooda in caleemuhu qalalayaan. Arinta malaga fakaray

    • @abdifatahientertainmentn9982
      @abdifatahientertainmentn9982 11 днів тому +2

      Waa inta hore kadib bay caadi noqanayaan

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому +1

      Inkastoo Hada Lagu Beeray Oo Ay lawabsanayaan Meesha Cusub Lkn Shaqo Badan Baa kusocota

  • @fartuunmohamud8329
    @fartuunmohamud8329 10 днів тому +3

    Ilceyn ilaahey ha idinka hayo

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      @@fartuunmohamud8329 Ameen Dhamaanteenba

  • @yarka4574
    @yarka4574 11 днів тому +2

    SXB...🖐️ ajaanibka yaan la saarin..wa masaakin hanooladan. Sharci dalka kujoogan haloosameyo. intaa ayaa iga talo ah. Dunida maata Population ayaa lagu tartama, si dhaqaalahadu ukaco. 💖✌️

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому +1

      Maxuma in sharci lasiiyo lkn Tiro koob iyo inay si sharciya Oo Lalasocdo dalka kusoo galaan ayaa kahoraysa Markaa Waa In Dalka laga saaraa kadibna Qofkii Soogalaya Uu Visa Soodalbadaa Ama Daganaasho Si lookalaa saaro Kan iska soconayaya ama Kan Sharci Kusoconaya

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o 10 днів тому +3

      Wa runta wa in LA DIWAN GALIYA AJANIBTA oo la ogada mesha ay ka shaqeyan iyo Waxa ay DALKA ka qabtan

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому +1

      Aad iyo Aad Sxb waana Shaqo Shacab iyo Dawladba utaala Kan uushaqaynayo ka guriga ka kiraynaya, Dilaalka Guriga Laraadinaya, Kaantaroolada Dalka Gudihiisa iyo Kuwa Xuduudaha Kuyaala Shaqo Badan Ayaan Dalka Utaala InshaAllah

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c 10 днів тому +2

    Oramada wadanka ayey rabaan inay la wareegaan waa in la raafo

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому +1

      Aad iyo Aad Laga yeeli Maayo 🫡

  • @Thebattleofthehorn
    @Thebattleofthehorn 11 днів тому +2

    Itoobiyaan ha layska ilaaliyo. Yaan loo jixin jixin. Raafka haloo badiyo

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 10 днів тому +1

    Maagaalada caamiro ha lagu xiro

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      Aad iyo Aad Talo Muhiima 🫡

  • @JamacFaadumo-kr1gc
    @JamacFaadumo-kr1gc 10 днів тому +1

    Cagjar waa inuu xaduudiis oromo rabto in puntland u gudbaan waa iney diidan amam ciidamada puntland xaduudaha la xiriraan wada shaqeyn

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      Sida ugu Fudud Waxaa Weeye In Aan Loo Ogalaan Dalka Qof Aan Dal Kugal Wadan Simple.

  • @ib1244
    @ib1244 10 днів тому

    Kooxda yar ee Dowlada islamka misena oa dagaaleysa maamulka ridada ah ee ashahaado la dirirka ah ilaaheey ha guuleeyo

    • @khadar917
      @khadar917 10 днів тому +1

      Mafiyada soo lugo,day wax ha iska celiso yaanay cararine islaamna ma tihidiine khaansiiro yuhuuuda iyo dadkani way isyaqaanan daamur kulul baa idin yaqaan

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      🫡🫡🫡🫡🫡

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  10 днів тому

      Xaqiiqaa Halkan Taala Waad Haysaa Baan Filayaa

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 10 днів тому +1

    adeer gobolka waxa u afduban deni. umada beenta ka jooji

    • @FarassMedia
      @FarassMedia  9 днів тому +1

      Qof iyo Cod Baad Tabashaada Ku Keensan Doontaa sxb Hadaad Dawlada Katabanayso Lkn Hada Dani Baa Kuu Madaxwayne Ah 🫡

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 10 днів тому +1

    Walaal mar kale ayaaan waxaan ku leeyahay mahadsanid sida aad u
    duubtay waa amazing
    markasta waxaan jeclahay
    in aan iska daawado
    jazaakalaah🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 10 днів тому +1

    Masha allaha illaahay habarakeyo