Maxamed Axmed Kuluc Qaraami Laac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 60

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya 6 років тому +14

    heestan Laxankeedu waa Laac waxay qayb ka ahayd kulan Hagreys aka dhacay oo loo bixiyey Xuskii Qaraamka oo waxa goobta lagu soo bandhigay sida la ii sheegay heeso badan oo Ismaciil Cagaf lahaa madaama jacaylkii Cagaf xuska badankiisu ku saabsanaa waxaan filayaa inay ahayd dhawr iyo sideetankii ma hubo hada Xudaydi , Balweeye, Cumar Dhuule , Kuluc , Cagaf iyo rag badan oo kale ayaa joogay kulankaasi waxaan hayey heeso badan oo maqal ah oo habeenkaasi la duubay iyo sheekadoodiiba waa waqti aan la soo celin karin runtii Old Is Gold ayaa dhab ah runtii rabi raali haka ahaado dhammaantood

    • @jaambiir8
      @jaambiir8 4 роки тому

      Walhi waa sidaa aad sheegtay sxb @cumar seerbiya waanu kaa sugaynaa inta aad sheegtay sxb inaad nala wadaagi doonto

    • @calimaqdis5952
      @calimaqdis5952 3 роки тому +1

      Waxad soo gali saa heesta
      Ismaacil cagaf
      Qisada xanbaarsan ee ah
      Ma indhii arkaad igu eegaysaa

    • @Fadka213
      @Fadka213 2 роки тому

      Saalax qaasim iyo goobbe na way ku jireen baan filayaa

  • @haweeyasnm1988
    @haweeyasnm1988 Рік тому +1

    Hayaay hayaay aan la Jaan qaado adeeraday ilah naxariis jano ha wada siiyo

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 4 роки тому +3

    Laxankii abdilaahi qarshe
    Codkii maxamed axmed kuluc
    Ereyad ,macalin hadhuuhd
    Gacantii, saalax qaasim
    Dhamaantodba (Ahun)

    • @muktarali2311
      @muktarali2311 3 роки тому +2

      Bro kabanka markaa Saalax Qaasim tumaayo durbaankana waa goobe

  • @maxmudibrahim9734
    @maxmudibrahim9734 2 роки тому

    Alle ha u naxariisto kuluc iyo cagaf iyo weliba cabdilahi qarshe

  • @MohedDhere
    @MohedDhere Рік тому

    Ilaahay amarkii luuqdan waan jeclahay kuluc aad ayuu ugu soo baxaa

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 років тому +8

    waa heesaha aan laga xiisa goynayn Oo marwalba aad moodo inay hadda soo baxday waxaasaa laxam ah iyo luul iyo kabankii iyo darbuugadii wooooo

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 роки тому +1

    Wooow kabanka macaan waa ustaad saalax Qaasim durbaanka caadi aheyna waa mrs goobe ragg culus isku helay

  • @kaledhozen3462
    @kaledhozen3462 7 років тому +16

    Labadii galabta ladh Igu kacayoo
    Leeleelkayga laygu soo noqoyoo
    Laydhii Ishqigaa I lalinaysee
    liibaane Go.ayga Igu laab
    Luuqdii Laac
    Areyadii ninku jacaylku feentay ismaciil Sheekh Axmed cagaf

    • @raxeeyeloversismytype6892
      @raxeeyeloversismytype6892 6 років тому

      Kaled hozen sxb miyaad so wada qori kartaa

    • @kaledhozen2705
      @kaledhozen2705 4 роки тому +1

      @@abdirahmanirday9753 dacar dhageyso waaka sheegayee. Areyda waa macalin hadhuudh anba cagaf sidaad u taqaanidba. Allow naxariistee. Tariikhda areydu ku soo baxee waa luguu hayaa

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 роки тому

      @@abdirahmanirday9753 way ka horaysay cali sugule

    • @abdikariingacmodheere3498
      @abdikariingacmodheere3498 4 роки тому

      Xayaaka laah

  • @arliiban
    @arliiban 6 років тому +6

    Ilaah haw naxriisto: Cagaf, Qarshe, iyo Kuluc

  • @naawilhouse9133
    @naawilhouse9133 6 років тому +2

    Allah ha kuu naxariisto Maxamed Axmed ninkaa sheeg sheegayaa inuu dacar yahay baan filayaa old is gold. Magaranayo cid sidan u heesi karta.

    • @jimcaleyare5050
      @jimcaleyare5050 6 років тому

      Naawil House fanruugbad tahay walal. Qurux badan.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 6 років тому

      Waad garatay haahey waa abwaan Maxamed Adan Dacar

  • @dayaxari322
    @dayaxari322 2 роки тому

    Waaw wakaa fankii somali pure

  • @abdikariingacmodheere3498
    @abdikariingacmodheere3498 4 роки тому +1

    Axyaa qaraam abidkii ma duugobayo

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 роки тому

    Wooow caadi ma ahan runtii sidoo goobe u tumaayo durbaanka ka helay runtii

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 6 років тому +2

    Yaa?!,,,Yaah?!! 😊😊😊😊WAA QALBI LA JAAN QAADAYA RAKAADKA XARGAHA IYO DURBAANKA !!!👍👏👏👏👏👏

    • @naawilhouse9133
      @naawilhouse9133 6 років тому

      WAARIMEYSIDE WANAAG kabankaasi Xudaydi miyaa?

    • @waarimeysidewanaag8847
      @waarimeysidewanaag8847 6 років тому +1

      Naawil House
      Adeer Gacaliye! weyla danan egyahay hadaanan qaldanayn, mahadsanid.

    • @osmankulane1525
      @osmankulane1525 5 років тому +1

      Andullahi Qarshe ayuu iila egyaahy. Caadi maahan.

    • @maxamedcumar1101
      @maxamedcumar1101 3 роки тому

      @@naawilhouse9133 kabaniste weyn Saalax Qaasim oo aadna ugu fiicnaa qaraaam tumista ilaa xad.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 роки тому

      Qaraam : Laac
      Codka : Kuluc Aun
      Laxanka : Qarshe Aun
      Erayada : Cagaf Aun
      Durbaanka : Goobe Aun
      Kabanka : Saalax Qaasim

  • @jaambiir8
    @jaambiir8 4 роки тому +1

    Waa wakhti iyo waagii

  • @Squasar-g2x
    @Squasar-g2x 4 роки тому +1

    Gacmodheere was there 2018_2020

  • @maxamedcabdimuxumed9708
    @maxamedcabdimuxumed9708 5 років тому +1

    Mohamed Axmed kuluc ,Ismail Cagaf , Abdilaahi qorshe ilahay haw naxariiirto

    • @goobemohamoud1806
      @goobemohamoud1806 4 роки тому +1

      Inamadii laholin waayey Hy

    • @abdihrasak
      @abdihrasak 4 роки тому

      GOOBE mohamoud waar fanka qabiilka kala taga Somali oo dhn bay ka dhexeyeene hy leyne

    • @goobemohamoud1806
      @goobemohamoud1806 4 роки тому

      @@abdihrasak barigii hore waanu necbayn qabyaalada lkn hada way nabareen marka waxba lama aha inay xataa ragan qaar aan ogahay sheegtan bari ka maalin

    • @caliculinhochanel5445
      @caliculinhochanel5445 4 роки тому

      Ragg habaryoonisa ku farayaraystay min music cod ilaa ereyo xitaa laxan qarshe cagaf kuluc

    • @suldaansaddaamasair401
      @suldaansaddaamasair401 4 роки тому

      Dacarna kudar

  • @mohamedh.ismail7913
    @mohamedh.ismail7913 6 років тому +1

    waa A deerade ismail agaf and kuluc Ee sidaa Olsaco

  • @osmamsufi7817
    @osmamsufi7817 8 років тому +4

    heeso waa qaraami iyo baabah

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 3 роки тому

    Erayadii abwaan ismaaciil cagaf

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 2 роки тому +1

    Qaraam : Laac
    Laxanka : Qarshe Aun
    Erayada : Cagaf Aun
    Luuqda : Kuluc Aun
    Durbaanka : Goobe Aun
    Kaban : Saalax Qaasim
    ...................................................................
    Kuluc oo mar kale qaab layaab leh u qaadaya laxanka Laac halkaan ma dhagayso ua-cam.com/video/apghWHkjE4I/v-deo.html

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 років тому +3

    Boqorkii codka kuluc
    2 maxamed saleebaan
    3 cumar dhuule
    4 maxamed yuusuf
    5 maxamed siciid guroon jire
    5 aniga kkkkk

  • @BMW-hv9xd
    @BMW-hv9xd 6 років тому

    ax ax. qof jacayl hayo uunba dareemaya

  • @abdulkadirbulle7289
    @abdulkadirbulle7289 6 років тому

    kuluc heestaan kubteedi ayuu uga tagay ayadoo cumar dhuule qadayo ayaan dhageestay balse tani waa mid nus & badha sowd layaab leh oo jaceyla ku dhigan ayuu noo jumleeyay alle yaraxma

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 6 років тому +1

      abdulkadir bulle sxb tani waa orojinal cumar tiisuna waa koobi

    • @abdizamzam7971
      @abdizamzam7971 5 років тому

      Man

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 роки тому +1

      Laxanka Laac Fanaaniinta Qaaday ma kala dhacaan
      Cumar dhuule Aun
      Maxamed Joof Aun
      Maxamed Axmed Aun
      Faysal Cumar Mushteeg Aun
      Maxamed Saleeban Aun
      Khadiijo Dalays Aun
      Intuba Ma kala dhacaan Markay Qaadayaan Laxanka laac
      ...................................................................
      Caabi Mire oo Laxankan Laac isku laba rogayana halkaan ka daawo ua-cam.com/video/zcxLOd_JsbI/v-deo.html

  • @ayanali4983
    @ayanali4983 7 років тому +1

    woow yaa garanaya

  • @hassanahmed2029
    @hassanahmed2029 7 років тому

    AUN maxamed Ahmed kuluc

  • @iamhaleel
    @iamhaleel 4 роки тому +2

    Lyrics keeda inagu caawiya wlloyaal.

    • @husseinyusuf7886
      @husseinyusuf7886 4 роки тому +8

      1.Lixdii Galabtaa Ladh igu Kacayoo, Leel Leelkayga Laygu so Noqon
      2. Laydhii Cishqigaa I lalinaysee, Liibaane Go'ayga igu Laab
      3. La lahaa Taan Darteed u loohloohayey, La Lahaa Ka jar Laabta Waa Libin e
      4. La Lahaa Laqan Layliyaad Tahay, La lahaa Taladaada Lir Geli
      5.La lahaa Adigay isku looh loohaayee , La lahaa Waabay kaa Luqluqataa
      6. La lahaa iyadaa liciiq noqotee, La lahaa ha labayne Luuq geli
      7. La lahaa Yaanay Boodhak kugu Liqin e, La lahaa Lafahaaga kala Luud
      8. La lahaa , La lahaa Ana kaaga so laac
      9.La lahaa Ma Dadkaa laxaa koreybaad, Adoo luga ah la laafyoon.
      #
      Heesta Laac baa la yidaahdaa

    • @iamhaleel
      @iamhaleel 4 роки тому

      @@husseinyusuf7886 thnks bro lkn ta 8aad soo sax.

    • @husseinyusuf7886
      @husseinyusuf7886 4 роки тому

      @@iamhaleel xabadaasi way ii jartay shaafici. Inta kale uun ma fahantay?

    • @iamhaleel
      @iamhaleel 4 роки тому

      @@husseinyusuf7886 haa sxb mahadsanid

  • @Somalicryptocurrency
    @Somalicryptocurrency 3 роки тому +1

    Laxanka, luuqda midhaha waa Habar-yoonis pure, sxbayaal waa iga kaftane hadda yaan loo arkin tii xumayd.

    • @maxamedcumar1101
      @maxamedcumar1101 3 роки тому +1

      Hhhhh maxaad uga tagtay raggaas reer koonfur ee kabankaas iyo durbaankaas codka Maxamed libaaxa ka sii dhigay tumahaya Saalax Qaasim iyo Aweys Goobbe.Alle haw raxmado intooda geeriyootay.

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 роки тому +1

      Garxjis dhe inadr hayna kale reebin😂🙈

  • @MohedDhere
    @MohedDhere Рік тому

    Ismail cagaf sadarada hore wuxuu curiyey goor uu ka shawaynayay dagmada oodwayne gaar ahaan beerato oo uu cagaf waday iyada beero halkaa laga falayay waa xiligii gumaaystaha goor duhur ah ayuu war xun u soo dhacay oo sheegayay in hodan hargaisa ka dhoofayso markaas ayuu bacadkii intuu jiifsaday isku duuduubay g,o
    Labadii maantaa ladh igu kacaye
    Leelaykaayga laaygu soo noqoye
    Liibaane goayga igu laab