Wall aan ku saxo Nabiga Scw markuu yiri waxshi iga hortag marabo inaa ku arko hadane nabiga Scw wuxuu dalbadey in waxshi looso celiyo maa daamo waxshi islaamey wuxuuna nabiga ka baqay inuu alle ucaroodo
wallahi ilamada unbaana iga soodaadanine way iitaag nayd indhaha cunahayga qiiro ayaan dareemay. markii aan maqlay xamse waa la jarjaray madkiisa nabiguna wuu soo dul istaagay. scw ilaahay ha ka raali noqdo xamse iyo waxshi kii dilayba dhamaantooda. balse ilaahay naarta ha ku fogeeyo gaaladii waxshe ku amartay inuu xornimadiisa ku badasho dilka xamse.
wll aad ayd u mahadsnthy waa qisooyin mcn qisooyinkagi hore iyo qisoyinkan farqi weyn aya u dhaxeyo wllken noo soo badi wll aadna iskaga soo fiiri abwe hada meesha u danbeyso waxshi iskagama imaan nabiga scw ee nabigaa u wacay asagoo u hijroon raba dhulka xabashida nabiga scw ayaa dhowr mar u qoray aayado qur’an ah si uu diinta usoo galo markii u danbeysay ayuuna qaatay nabiga scw raxmad ayuu ahaa qofna wax uma qabin lkn waxuu gadaasheyda fariiso u dhahay si uu ugu soo xasuusan adeerkiisa uu jeclaa😢 scw marka wll iga raali noqo xogaa meeshas lee i qabatay inan kula wadaago thnks❤️
mid ka mid ah geesiyadii islamka so maray, liibaxii Alle xamse Allah ka raali ahado, mahadsanid ogaal cusub❤️
Cod libaax fadlan markaad nabiga soo gadal qaado dheh salalaahu calayhi wasalam waayo waa waajib
Wll key Subescribe isaar 🇸🇴🤑
Walal khyr alle haka siiyo nooso daa barnaamijyadan ramadanta oodhan wll asxaabuihi iyo raasulka (scw)
Wll shey Subescribe isaar 🇸🇴🇸🇴
Alle ha ku jeclaade wll noo Soo daa siirada nabiga scw iyo ta asxaabtaba mhd snd🥺❤️
Xamse binu abdi mudaleb 😊 raga ay imika islaamku tabaan 😥
😢😢😢😢😢 iyo khaalid Binu walid 😢
Wxuu ahaa awoodaha muslimintu ay kufaanan
Lakin walli alle ayaa jirra kaas oo saa saari karra
Xamsayaal badeN iyo khalidoo kalle
Ilahyoow u naxariiso geesigii muslimiinta xamse binu cabdi mudalib
Wlhi geesibu ahaa bilaahi geesibuu ahaa tolaahi geesibuu ahaa❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadaad somantahay alaha ka aqbalo wll
Like isaar
Allha ha iga dhigo side xamze binu abdi mudhali 🤲
M.a💕💞
Mashlh tabaraka allaaah allow unaxariiso anaga moo naxariiso oo iimaanka moo xooji diinteena nagadhig kuwa sida saxda udhaqmaan yaarabi naxifdi
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ📿🕋🤲
nosoo badi barnamishyadaan
Kheer fara badan Allah kusiiye walalo🧕❤
Wll shey Sybescribe isaar 🇸🇴🇸🇴
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wan ooyey wey itaabatey qisadani 😭😭😭Noo soo badi Ramadaanta Barnaamij Kan mahadsanid
Thuweybah sacdiyah ma eheyn ee xalimatu sacdiyah iyo thuweybatul aslamiyah aya nujiyay nabiga scw
Saxiix waaye Wlshey alle cilmigaaga hakuu siyaadiyi
Wll shey Subescribe isaar ❤❤
Soo badi bro qisooyinka nabiyada iyo dhaman qisada nabi Muhammad scw scw scw🥰🥰🥰wa mahad san tahay
Wlh indhaheyga ilmo a kuso istaagto taariikhda xamsa illaahayow wadada u maray namarsii
Aamiin🥲🥲
Wall aan ku saxo Nabiga Scw markuu yiri waxshi iga hortag marabo inaa ku arko hadane nabiga Scw wuxuu dalbadey in waxshi looso celiyo maa daamo waxshi islaamey wuxuuna nabiga ka baqay inuu alle ucaroodo
Inta ramadaanta noso badi qisooyinka ambiyada ilaahay raali haka noqdee
Alle wayne ha unaxariisto ❤
Hda kii diintiisa difaaca wxaaba laga dhiganayaa maad io wx lagu qoslo ama la dhibsado
Waa Halyeeyada Muslimku Ku Faano Mahadsanid Ogaalka Dunida
wallahi ilamada unbaana iga soodaadanine way iitaag nayd indhaha cunahayga qiiro ayaan dareemay. markii aan maqlay xamse waa la jarjaray madkiisa nabiguna wuu soo dul istaagay. scw ilaahay ha ka raali noqdo xamse iyo waxshi kii dilayba dhamaantooda. balse ilaahay naarta ha ku fogeeyo gaaladii waxshe ku amartay inuu xornimadiisa ku badasho dilka xamse.
MashaAllh waa No so Baadi Video Azxaapta Rasuulka
Allaha ku barakeeyo ilaa maalin taad bilawday ilaa maanta waan kudaawada 💜💜💙🖤🖤💙💙❤️
Walal malinkasto nosoo daay qisodinka diintaa walhi wax bdn ayan kafaidey jazakumulahi qeyr 🥰🥰
Wallahi waa qisadii markandhageesaday oo xadeedodhan kacday wallahi wamarka iguhoreesay kanalkan markadawaday igukacday wll noo sobadi qisooyinka oo kale asxabta iyo nabiyada bishaan oodhan ilahay khayrakuseeyo wll
Anoo video-ga dhamaysan ayaaa like-ta sii saaray, hadaa ila mid thy like ii saar adna mahadsanid.
legend qisooyinka asxbta noosoo badi mahadsanid
wll Qisada Odagu Wxbuu khlday
salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim
Maashaallaah alle haka raali noqdo xamasa binu abii daalib
Walaal noosoo badi muuqaaladan oo kale mahasanid wll
M.a wll soo badi videouow yada noocan oo kale waad mahadsan tahay
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
Aniga somali ma ihi miya hada Somalia ahay hal qof mawaye subscribe to isaar 🥺
Masha Allah
Nosoo badi bro qisaska asaxabti iyo ambiyada
Xabasha liifa ku dilaya xamsa xabasha kadiban asaga ku jeesada awala abeheeda ayeya u areesaya gaalinimada ah umada islamka ah hadana qiyaano ku sameeya xabashiyada ku guraana qiyaano ku jirto bilaala matalayo cumar xabasha aqwaani itoobiyaana sixiroole ah hareerina xaramaka alle rashulkeena scw ku samareya diinta alle ku dajiye rashulkeena scw diinta udhiibteya jamac markale qiyaano ku celiyo xabasha usheganeya dulmi bilaabeya aduunayada ku qasa qiyaano ku baneesada
Scw kusalin nabi maxamad scw
Allaha ha ku barakeeyo zhp.
Noo soo badi qisooyinkan oo kale❤
Khalid binu abi waliid ku xigsii wll❤️🥰🙏
Gabar walba iyo wiil walba oo comment keyga arke waa walalkey ama walashey mcn 🥰🥰 subscribe ✌🏻🔥
Ok wll
Wad edab daran tahay
@@yusufmaxamedxersi6802 maxaa 🤔
Wax qalada miyu sheegay
Me to Every Somali girl is my sister,🇸🇴♥️💋
Ku Sali nabigena Mohamed Scw boqol jeer zxp 💯 malinti💜💜💜💜
Noo sobadi wlll qisooyinka asxbta alle hakarali noqdee🤲🙏
Walal waxa kale soodir🤩🤩🤩🥰🥳🎖🤲🏅👍🤴
🥰🥰
M.a walalkey allah kubarakeyo ramadaanu kariim qisadii qaalid inugu xuji
Masha allah wall qisooyinka saxaabada noosoo badi insha allah rabbi ajar hakaa siiyo
KA SOO HDL WLL KHAADIL QACQAC IYO CUMAR ❣❣❣❣❣❣🕋☪️🕌🕌🕌🇸🇴🕋🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Jazakallah bro
Ilaa uu shahiiday
Rdylh cnhu🥰🥰🥰🥰
wll aad ayd u mahadsnthy waa qisooyin mcn qisooyinkagi hore iyo qisoyinkan farqi weyn aya u dhaxeyo wllken noo soo badi wll aadna iskaga soo fiiri abwe hada meesha u danbeyso waxshi iskagama imaan nabiga scw ee nabigaa u wacay asagoo u hijroon raba dhulka xabashida nabiga scw ayaa dhowr mar u qoray aayado qur’an ah si uu diinta usoo galo markii u danbeysay ayuuna qaatay nabiga scw raxmad ayuu ahaa qofna wax uma qabin lkn waxuu gadaasheyda fariiso u dhahay si uu ugu soo xasuusan adeerkiisa uu jeclaa😢 scw marka wll iga raali noqo xogaa meeshas lee i qabatay inan kula wadaago thnks❤️
ilaamakii dhibakaa loo somary maanta ingu maxaan u qabanaaa 😭😭😭
Ay maanta waa soodhaqsaday 😘🤩😍❤
Wll shey Subescribe isaar ❤❤
🗡️ xamse Binu abdullmudalib
🗡️Khaalid Binu walid
Rag EY diintu maanta said u tebtay
Jazakallahu Khayran Walal ❤
Ramadan kariim ❤❤❤❤
ماشاءاللہ أخی جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
asc walalke ramdan mubarak horta lkn ilahy dartiis nogu so day fidiyowyadan dhan qasatan halyeygi aan weligii dagal lagu jabinin amirul mu'miniin cumar binu qadaab nooso daa wa jeclahay qisadisa🥺🥺
Noso badi walal qisoyinka asxaabta🥰
Legend khalid binu Abu walid ka soo samee
rabi haka raali ahaado libaaxii ilaahay sayidu shuhadaa xamsa binu cabdil mudhalib
Mrkd qisda kashekynyso iyo mrkd qur.aanka akhrinyso aad ayad u cod mcn thy kxumhy wan so daahy 😍😍😘
First person 😆
Ogaalka dunida waa mahad santahay wall waxaad nosogalisaa khaalid binu waliid
Mansha allah walalo ramadan mubarik waa barmamij fican so badi ramadanta insha allah
Aad ayad ugu mahadsantahy wll barnamijkan aad nobilowday jasaka lah 🤍👍💯 FadlaN magacaga mano shegi karta 🙏
Nosoo badi zxp
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 qisadan markan dhagysto waan iska ooyaaa😭😭😭😭😭😭 yaa rbi islaamka u naxariiso
Wll shey Subescribe isaar ❤❤
Masha Allah waa Barnaamij aad u qiimo badan
Noo so farabaDi wll qisoyinka FadLaN❤️
الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤❤❤❤❤
Channelkan ogaal-cusub runtii waa channel bulshada meel ugu jira oo wax wayn ugu filan❤❤ramadaanta barnaamijyo qisooyin diiniya oo Noocan oo kale ah kaaga fadhinaa👍
Wll key Subescribe isaar 🇸🇴🇸🇴
Runtii wuxuu ahaa halyay aan Lahor istaagikarin 💪💪💪💪☪️☪️☪️☪️☪️
muqalo badan kasoo diyaari asxaapada wallka alla haku barakeeyee
Xamza Cabdul mudalib Allaha karaali noqdeen
Inta Ramadan sowad
Allaha ku naxariisto libaaxio islaamkow
Wll ogaal cusub wan ku salaamay lkin wall noso badi asxaabta codsi
#Khalid_binu_walid pls waa codsi🙏🏼
War bixin kasoo diyaari halyeygii❤
lipaaxi illh rabi haka rali noqdo ❤️
Waa qiso aad u cajiib badan wll qosooyinka asxaabta noo soo badi bishan barakaysan ee ramadaan
Zhp noo soo badi asxabta nabiga
Xamza wuu quruxbadnaay ee muuqaalkaan ka daay
Hamse binu cabdi mudalib radi yalaahu canuhu 🤩
Mahadsanid sxb waan kusalaamay Suwayba AL ASLAMAYA WEEYE maaha suwayba sacdiya
Rasuulkeena csw scw nnkh
Khalid noo soo gali
Run ahaantii waan murugooday😦😟
Arintaan waxaan ku maqlay in waxshi uu adoon u ahaa xaaski abuu sifyaan ee Hinda
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤✅✅
Scw scw sce scw scw❤❤❤
Asc wllka kheerka jecel ramadaan mubarak kheerkiisa allaha nawaafajiyo Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏
Wan kugu xidhanahaye shp noo sabadi muqladan alle haku sharfee
اللهم اجعلنا مثله
Mashallah tabarakallah zhp 👏🖤
Wll key Subescribe isaar 🇸🇴🇸🇴
First🤩
ciyaL PUBG 🤘
@@GoatxKamal 🤣
Assad Allah 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Ramdan Mubarak ✨
Walal kasoo hadal khalid binu waliid plz 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
XAMS NABI MUXAMED ❤
R.a.h
Hamza.
The hero of islam.
M,a keep going wall
First one
Wll nooso badi inta ramadanta iyo bacda rabadantaba ado raliya 🙏
Wll key Subescribe isaar 🇸🇴🇸🇴
Ramadan mupriK ogaal
Xamsa binu ilaahay raali haka noqdee
حمزه بن عبدالمطلب رضي الله عنه اسدالله وسيدالشهداء