Wlh wa arin naxdin leh oo dhibkeeduna fac ka fac aan hareyn oo loo geystay dumarkeena soomaliyeed marka awalba cilada xagga ragga soomaliyeed hadaan nahay anaga ayay nagu jiifta dhaqan baan nocaas kanoqonay hadaan daalim noocaas ahna qabiil lagu qarinaaya marka walaashey qalbigeedu Allaha u qaboobsho balse aakhiro ayeey kuraaxeysan doontaa in sha Allah dumarka soomaliyeedna waxaan leeyahay Raali ahaada AM REALLY SOORY
Ma waalide kuwa ku dhibaateeyey iyo kuwa kugu diganaya ayaa dhibtaa leh, qof caruurnimo dhib lowgu geystey ilaa imikana lagu feedho xagayo wax aanad adigu danbi ku lahayn, ilaahay ciilkaas kaa oohinaaya ee ku haya hakaa dul qaado walaalo macaan. Nolol barwaaqo ahna ilaahay ha kuugu bedelo dhibkan.😢😢😢
Calaaamo ala idinku rid 🥺🥺🥺😢waxaaY ka lumiyeey dhalinyarnimadeedii , nolosheediyoo dhan ayeey xadeen hadana ilaa imika way dabasocdaan ilahay ayaa ah kan kaliyee noomaqan ku kalsoonow rabigaa walhi kuma niyad jabin doona ❤❤
😭😭😭😭
😭😭😭😭😭ilaahay dhinka ha ka dulqaado wlll xaqaga na ilaahay ha ku so dhiciyo
Amin
Alla miskiin
Sorry wll 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Maskiiin
So sad wallahi
Laaxawla walaa quwata illaa bilaah illaahoow adaa xaqsoraa 😭😭 illaahay mooyee cid kale oo gabar rabtaa ma jirto
😭😭😭
Wlh wa arin naxdin leh oo dhibkeeduna fac ka fac aan hareyn oo loo geystay dumarkeena soomaliyeed marka awalba cilada xagga ragga soomaliyeed hadaan nahay anaga ayay nagu jiifta dhaqan baan nocaas kanoqonay hadaan daalim noocaas ahna qabiil lagu qarinaaya marka walaashey qalbigeedu Allaha u qaboobsho balse aakhiro ayeey kuraaxeysan doontaa in sha Allah dumarka soomaliyeedna waxaan leeyahay Raali ahaada AM REALLY SOORY
Amin dibka Allah kaqaado
Innaa lillaah! Alla, maxaa dulmi buuxa! Belo! Bal inantaa waxa lagu falay ee ay ka warramayso day!
Ilaahow xaqedaa uso dhici.
Amiin
Ma waalide kuwa ku dhibaateeyey iyo kuwa kugu diganaya ayaa dhibtaa leh, qof caruurnimo dhib lowgu geystey ilaa imikana lagu feedho xagayo wax aanad adigu danbi ku lahayn, ilaahay ciilkaas kaa oohinaaya ee ku haya hakaa dul qaado walaalo macaan. Nolol barwaaqo ahna ilaahay ha kuugu bedelo dhibkan.😢😢😢
Kuwuu dhalaa laga jari walaahi ka habsaami mayso
Sorry wll 😢😢😢😢
Somali wa dad xun bismilaahi gabadhan wax xaqeeda u radiyo male miya ninka ma kaw laga siiyo hadi dna laga helo
Somalia xaaqdaro bakajirta
Waqti ay ninka u timi saacadu waa imisadii