MIDEEN EP3: LACAGTA YOUTUBE HALAAL MIYA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 січ 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 100

  • @Laylaa60064
    @Laylaa60064 5 місяців тому +10

    Lovee the podcast🥰 but abz shouldn’t rush the questions it feels like he just wanna ask the questions. In a podcast it’s nice just to chit chat 🥰

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 5 місяців тому +22

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵😢

    • @user-ii7oj5wn7j
      @user-ii7oj5wn7j 5 місяців тому +1

      اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله

    • @tarhanjerah114
      @tarhanjerah114 5 місяців тому +1

      SALLALLAHU ALEIHI WASALAM ♥️

  • @sumayaabdi4121
    @sumayaabdi4121 5 місяців тому +4

    Love this new podcast and the consistency amazing 🤩keep going guys

  • @shadiafuad
    @shadiafuad 5 місяців тому +7

    Waxan umalena video intaaanay mama khadija dhiman baa dubteen because ilahay ha unxaristo maydan dhihin mama khadija diriye way dhimatay😢

  • @Is_Sheverthing
    @Is_Sheverthing 5 місяців тому

    Rahhhhhhh i’m so excited❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @najmoabdirahman4133
    @najmoabdirahman4133 5 місяців тому +17

    Mama qadijo wey dhimatay Allaha unaxaristo 😭

  • @Nimcoladan3
    @Nimcoladan3 5 місяців тому +8

    Love you guys ❤ fartuuney plss wanu ku jecelnhy wllaleey hanaga cajisin baryahan wanu ku haynaa video'ska noso badi

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 5 місяців тому +4

    Xildhibanadas maama khadija wey dhimatay fartun ma ogidiin miya maalmo dhow bee dhimatay. Wan idin jecelnahyy laso dhaqsada vidoe kale👍

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 5 місяців тому

    Waa ku heesta podcast han 3 diida ❤

  • @iBass22
    @iBass22 5 місяців тому +3

    This podcast is hilarious

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 5 місяців тому +3

    Mama qadiijo ale ha unaxriisto😢😢🤲🏻🤲🏻

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 5 місяців тому +6

    Abz adi nasteexo warka haku celin meqa naga dhexgashay ayadow war nowado 😂
    Tankle sualaha fartun ha weydiso tookta kle

  • @maarindhalad
    @maarindhalad 5 місяців тому

    we love you guys no so badiya

  • @sundusadan6773
    @sundusadan6773 5 місяців тому

    Mam khadiijo soobiyadii dhematay allaha ha unaxariisto

  • @fathiadjama
    @fathiadjama 5 місяців тому

    Macha Allah, you are funny 😁 guys.

  • @salmaragemohamed8099
    @salmaragemohamed8099 5 місяців тому +4

    Love this podcast noso padi fartuun 🔥❤️we need episode 4

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 5 місяців тому

    Hal mar yaa I ag geeyo kuwan saa idin jecelhy ❤❤❤❤I wish we would meet one day in sha Allah ❤❤

  • @suhurcaawil8777
    @suhurcaawil8777 5 місяців тому +10

    Waan idin salamay nimcad socota walasheed aan ahay😂😂😂😂fartuun is so funyy😂

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 5 місяців тому +2

    Mamo Adna Aadan ❤
    Maamada Qaranka 😍❤️

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 5 місяців тому +4

    dhalian yary waxn idinku boorinaya ina quranka aqrisan malin keste hal page haba ha ahaath

  • @ummuayubnur8859
    @ummuayubnur8859 5 місяців тому

    Hasbunallaah wa ni'mal wakeel kuwaas maa la dilo musiibo haku dhacdo 😢😢

  • @user-jg6ot9ul6i
    @user-jg6ot9ul6i 5 місяців тому +1

    اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @simanomar7224
    @simanomar7224 5 місяців тому +1

    7:31😂2023 aa mise videoga 2023.samesen anyway wnjj jeclhy❤

  • @abdallabeebeyare662
    @abdallabeebeyare662 5 місяців тому

    maama qadiijo alllah u naxriisto 👐

  • @madinamacow8776
    @madinamacow8776 5 місяців тому

    💗💗💗💗💗💗💗

  • @user-jm2zh1rf4h
    @user-jm2zh1rf4h 5 місяців тому

    Fartun calanka wan kaa sugayna team buur buur 🫶🏽🙌🏽😂

  • @kariimsaed
    @kariimsaed 5 місяців тому

    next episode moroco girls🎉 free idea😂

  • @samiiraabdi1327
    @samiiraabdi1327 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @user-ii7oj5wn7j
    @user-ii7oj5wn7j 5 місяців тому

    well guys I'm not kidding my dad is still has that kirli yellow and I'm watching you from Canada Toronto

  • @fadumodahir5429
    @fadumodahir5429 5 місяців тому

    Weydhimatay mam khadijo allaha unxaristo

  • @fatumohussein7778
    @fatumohussein7778 5 місяців тому

    One k ana gaarsiiyey mata waw kufarax sanahay

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 5 місяців тому +2

    Nayaa ma ahmed abdi kaariye qoor qoor ayaa aqoon teeda kle maxaa madax weenaheen magaciisa ugu ciyaartay😂😂😂

  • @ShukriH23
    @ShukriH23 5 місяців тому

    Absz😂. Leave Nasteho alone . I lost it when he was patting her shoulders yoo😂😂😂😂😂😂😂😂💀

  • @mustafeahmed3020
    @mustafeahmed3020 5 місяців тому

    Kkkkkķkkkkk kkkkkķkkkkk
    I laughed. Really, this program was so cute
    I love furtun's action
    About pretending

  • @user-jg6ot9ul6i
    @user-jg6ot9ul6i 5 місяців тому

    Fartuun ❤ love you ❤

  • @Sucdijamachashi............
    @Sucdijamachashi............ 5 місяців тому

    Fartun funny tahy wlhi😂😂

  • @macalimadfirdowsa1
    @macalimadfirdowsa1 5 місяців тому

    Fartuunay wali nasteeha podcast way ka dhacsantahy umaleena 😂😂😂

  • @nyg1162
    @nyg1162 5 місяців тому +1

    Me to Fartun, Daha aa guri Somali ka garanjiray😂

  • @niimuuppe2004
    @niimuuppe2004 5 місяців тому

    Maama khadiyo we dhimate allha unaxaristo 😢

  • @aliasalahfarah2180
    @aliasalahfarah2180 5 місяців тому

    Maamo khadija wey dhimate Allah yaraxma

  • @nimcoali7587
    @nimcoali7587 5 місяців тому

    Nastexo waan jecelhy ❤❤

  • @maryamabdirshiid3242
    @maryamabdirshiid3242 5 місяців тому +1

    Waaw❤😂

  • @Hafsonor22
    @Hafsonor22 5 місяців тому +2

    Horta islaamaha uk joog ma xanuusan yihin malin dhaweed midaa i tiri sidayda cml indho ween thy dadka indhaha ween indhahooda waa gaduud ku teh aniga ma indho gaduudni qosol u dhintay😂😂😂

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 5 місяців тому

    Fartun very funny ❤❤❤❤❤😊😊

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 5 місяців тому

    Nusteeha aadbey igaqoslisa aniga ahaanteyda😂huno nolasha iddinma xumeyso dhamantiinba❤

  • @mychannel9894
    @mychannel9894 5 місяців тому

    Hi

  • @fardowsamao351
    @fardowsamao351 5 місяців тому

    Assalamualaikum sister and brother

  • @munamohamed2316
    @munamohamed2316 5 місяців тому

    Ahmed Abdikareen waku salaamaya aboowe 😂😂😂

  • @Axmadcali558
    @Axmadcali558 5 місяців тому

    Pranks so samey sister

  • @user-td2jf4bs1f
    @user-td2jf4bs1f 5 місяців тому

    Nastexa kiligii sifiicn bey u sharaxday oo kuuska ah kuteh😂😂😂

  • @King-ij8ee
    @King-ij8ee 5 місяців тому

    abz said as saamu alaikum in the beginning. he probably didn't mean it like that as he was talking but be careful to pronounce every word insha Allah

  • @aminajaamac4765
    @aminajaamac4765 5 місяців тому

    Nimcada socota Fartuun 🤚🏽😂

  • @yusrra11
    @yusrra11 5 місяців тому

    20:09 mama khadija way dhimatay allaha unaxariisto 😢

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 5 місяців тому +1

    😂😂Aniiga Numberka Abz maxa iga Haysatan

  • @nimomohamed7123
    @nimomohamed7123 5 місяців тому

    😂😂

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 5 місяців тому

    😃Adinka dhan Dugsi-diid baa aheydeen

  • @kamaaludiin6521
    @kamaaludiin6521 5 місяців тому

    fartuuney hadaan kaimdi dugsiga wllhi wan qoslay lkn in aad macalim dugsi tijaabiso ayaa fiicneyd intaada garac kahadlin nagaxishoo

  • @quruxay
    @quruxay 5 місяців тому

    Video color kiisa dahabi muxu layahay?

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 5 місяців тому

      Mobile kyka moodayy ma video gaa wxu 😂

  • @ShukriH23
    @ShukriH23 5 місяців тому

    Rihana , and Beyoncé ❤. Then we have, Travis Scott 😂😂😂😂💀

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 5 місяців тому

    anigu abz dartisa ku dawada waba funny wa jeclahy dadka rer muduga hadalkoda

  • @Sucdijamachashi............
    @Sucdijamachashi............ 5 місяців тому

    Nastexo waan wataa ani

  • @theheba.0
    @theheba.0 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @sundusibrahim1177
    @sundusibrahim1177 5 місяців тому

    Fartuun maamo khadiijo wey dhimatay

  • @aaliyaatisa7025
    @aaliyaatisa7025 5 місяців тому

    Mama khadija wee dhimatay Fartun if you didn’t knew abaayo

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 5 місяців тому

    Fartun imss you noso noqo qulexy ❤

  • @asmadhameye1259
    @asmadhameye1259 5 місяців тому +1

    Moomo khadiijo waay dhimatahy ale ha unaxriisto

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 5 місяців тому

    Mclimiint kugsdeen hadhihina EE waxaad dhahdaa qaar walan aa wax sMeeyey

  • @nyg1162
    @nyg1162 5 місяців тому

    😂😂❤💪🏽👍🏽

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 5 місяців тому

    Wa grnayey fartun iney deni dhahayso 😂😂😂

  • @inamahdi3543
    @inamahdi3543 5 місяців тому

    Ana igda daka buur😂

  • @arafomohamed2719
    @arafomohamed2719 5 місяців тому

    Nasteho is offline 😂😂😂

  • @nasriinyuusuf11
    @nasriinyuusuf11 5 місяців тому

    Abayaaal Somalia is safe alxm
    Tan kale waxaa lee nahaay state badan mana ku saleysno qabiiil 😂
    1: putland
    2: jubaland
    3: galmudug
    4: hirshabeele
    4: konfur galbeed Somalia iyo khatuma state oo on the process ah

  • @hamdaladan9811
    @hamdaladan9811 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂 anigu intaan lay dilin baan afka furan jiray 😢

  • @eylul1512
    @eylul1512 5 місяців тому

    Sooomliya ma kulula 😂😂😂😂😂 lkiin 3diina saaan idin jecly leee xaraaabo😅

  • @taenatae5369
    @taenatae5369 5 місяців тому

    Hadaan buste brown ah huwanahyba😂😂😂

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 5 місяців тому

    Nastexa dhib badana😂😂😂😂😂😂😂

  • @Sucdijamachashi............
    @Sucdijamachashi............ 5 місяців тому

    Qoorqoor aaa aquun waydey miyaa😂😂

  • @bashiirhoolif5087
    @bashiirhoolif5087 5 місяців тому

    War mama khadiijo inay dhimatay ma ogidiin miyaa alla u naxariistee mideeda kale dadka dalka ma qan war mahayaa miyaa

    • @shuc.x
      @shuc.x 5 місяців тому +2

      Iyado dhiman ka hor aye duubeyn vidoega

  • @macalimadfirdowsa1
    @macalimadfirdowsa1 5 місяців тому +1

    Somalida iyo carbta qaarkeed meelaha qur,aanka lagu dhigto qaylo ul iyo dil ayay isku dayaan inay qofka wax ku baraan ma oga inay qofka sii nacsiinayan meelaha qur,aanka iyo qur,aankii oo dhan that's why u farxi jirnay maalmaha fasaxa waa nasiib darro wayn.😢

  • @abdifatahbooska825
    @abdifatahbooska825 5 місяців тому

    Waar macalimiinta intay na lay naayen ayan wax baranaynay inta kal

  • @XUBI12345
    @XUBI12345 5 місяців тому

    love you all. kor maxaa ka fiirisaan ayaantaan sxbayaallow ma channel kale bad wax u duubtaan.

    • @m.a.h.a.m.e.d
      @m.a.h.a.m.e.d 5 місяців тому +1

      Waxad moodaysa inay midig eegayan 😂

  • @Najma98
    @Najma98 5 місяців тому +1

    20:26 mamada way dhimatay😢😢 Allaha u nacariisto

  • @Soniyaa1242
    @Soniyaa1242 5 місяців тому +1

    Madaxweyne qoor qoor madaxda somaliya dhan ayuu ka qurxoon yahy. Nin dheer timo jilcsan oo sandheer leh miyaad waligiin aragdeen nin cad ayaan qurux utaqanaan umaleysaa

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  5 місяців тому +3

      Is daji ! He is not cute to us! Ma qasab baa 😂😂

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 5 місяців тому +1

      ​​@@FartunDuvetGirlKoley adi wuku dhaama

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  5 місяців тому

      Qaraar wuu kaa muqdaa 😂😂

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 5 місяців тому

      @@FartunDuvetGirl ina adeer naga xishoo 😝😝

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 5 місяців тому

    ala kuwana dad dhinty ayy leyhin gurso ika xigmad badan ku wan

    • @baddestbitchh
      @baddestbitchh 5 місяців тому

      abaya mama khadija dhiman baa dubteen videoga

  • @hodanabdikadir2951
    @hodanabdikadir2951 5 місяців тому

    Nimcada fadhiso dheh 😂

  • @Sucdijamachashi............
    @Sucdijamachashi............ 5 місяців тому

    Tankle mamada waa dhimaty aad sheegeysin ma ogidin miyaa

  • @israxasan6991
    @israxasan6991 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂

  • @halimodahir3118
    @halimodahir3118 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂