QOSOL: NAWAL UMADEENA MA'AHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

КОМЕНТАРІ • 255

  • @hibaaqey
    @hibaaqey Рік тому +68

    We found the president for F land! Nawaleey❤️❤️

    • @HujaleDaBoss
      @HujaleDaBoss Рік тому

      So.. maanta xabadoo caato qurix bdan... aa rabto inee nikaax qaadato... siiiiiiii heeee lol

  • @humeyramohames
    @humeyramohames Рік тому +103

    Guurku waa dagnaan raxmad io kalgacal aniga ma odhan ee Allah aya qurankiisa nogu shegay
    قال اللہ ومن ءایاتہ ان خلق لکم من انفسکم ازواجا لتسکنو الیھا وجعل بینکم((مودۃ والرحمۃ))🌿♥️

    • @ayatahmed2984
      @ayatahmed2984 Рік тому +10

      Wll guurka somalidu kii quranka lagu shegay maaha waayo sidi la rabey umasocdan ragu dumarkana dulmiga ku socda awgii cadi ma ahaneyso ee wxa ha isugu sheekene plan sii dhigo hadhaw adku baxsato hadii nocasi ku helo

    • @oldschool9316
      @oldschool9316 Рік тому +2

      @@ayatahmed2984 Guurka waa calaf qof Kii ugu fiicna noloshada aya kuso mari kara sido kale qof aad kugu xumada oo qalbiga ka jabiya la kulmi kartaa lkn ma jecli fikradas indho laanta ah ee guurka somalidu wa eber la iska so jarayo dadkan caqli ku filan malahan miya

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Рік тому +1

      Waxuu Allah Yiri Iyo Sidduu Nin Soomaaliyeed udhaqmo waa Kaafi Iyo Kaladheeri. Waxba yaanan Indhaha la istirin Dumaroow. Qaasatan Kuwa Indhaha Xirta. 🤣🤣

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Рік тому +1

      @@ayatahmed2984 Iskadaa. Nooceedoo Kaloo Xaqiiqda Iska Indho tiro. Ayaddoo Barooraneeyseey social media soofariisan. Lool!

    • @oldschool9316
      @oldschool9316 Рік тому

      @@Cici_mimi xoloy adiga magacaga iyo fikirkagu way is wataan hanaga walin hablaha anu gurka ka rabno ee cafimafka qaba ee iyaguna guurka raba😮‍💨

  • @ShayEmme
    @ShayEmme Рік тому +23

    Walahi Fartun is so right, when you aren’t looking for marriage God brings someone into your life with immediate effect and when you are looking there’s basically crickets 😂

  • @hafsamohd4594
    @hafsamohd4594 Рік тому +22

    We love Nawaal ❤️ and we hope one day she wears the beautiful Hijaab and see her pretty face 🤩🥰

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому +30

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah eedo nawaal waa gabar eedadaa ah .Habeenkaad dhalatey waan xasuustaa gafbadhayda curad baad isku factihiin..eedo Waxaa ku dhashay hooyo iyo Aabo karti leh.Eedo mcn insha'Allah waan kuu soo ducayn maalin uun waax xijaaaban.xijaab qofna kuma dhalan
    Qof nadiif ah baad tahs.Insha'Allah hooyo baad noqon.

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 Рік тому +28

    Inantaa Nawaal Ilaahay ha soo hadeeyo 😂😂 naa dadnimada akhlaaqda iyo diinta ayaa ka muhiimsan

  • @anioop2461
    @anioop2461 Рік тому +78

    NAWAL MAKES ME CRY 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Hannah-sg4sr
      @Hannah-sg4sr Рік тому +6

      She is so funny both of them are funny 😆 😂

  • @moametumar1628
    @moametumar1628 Рік тому +18

    Her voice is 🔥

  • @Layland_1
    @Layland_1 Рік тому +15

    Nawals personality makes me happy

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +16

    xijabku wa wajib e xijabo wll يا أيها نبي قل ازواجك وبناتك ونساء المومنين يدنيهن عليهن من جلابيبهن

  • @Gwendjoy90
    @Gwendjoy90 Рік тому +11

    That’s is true she’s so kind but qof rabo inoso hanuno rabo baa ilaheyso hanuniya wa uduceynaya ilahey haso hanuniyo walashey 💕

  • @bilana289
    @bilana289 Рік тому +27

    Nawal “yaahuu hurdadayda” kulahaa 😂

  • @naimaali4314
    @naimaali4314 Рік тому +10

    Do hijab tutorials on Nawal to see which hijab style suits her😊💯

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Рік тому +29

    😂😂😂😂😂 Nawal nago 50jiro ah ayee ka caqli badan tahay masha Allah thank you sisters 👍👍👍👍

  • @mohamudakadir
    @mohamudakadir Рік тому +5

    May allah protect U abyo nawaal isha cadowgana allh ka qabto...❤❤❤
    Fartun like wise abyo..❤❤🤍🤍

  • @nashaadcabdi8601
    @nashaadcabdi8601 Рік тому +9

    Nawaal wa qof kaftan badan o fiican nooso celi mar kale❤

  • @hodo.x1
    @hodo.x1 Рік тому +6

    Fartun lost weight Allahuma’Barikkk always been beautiful ❤️❤️

  • @Sukna-m8y
    @Sukna-m8y Рік тому +4

    I love nawal qurux😍😍😘 Illahayow hijab ka ufudde also all of us

  • @Shafeecbashe
    @Shafeecbashe Рік тому +9

    Nawal waa rer mudug wlhi inta lahjadeeda ka fahantay like sara

    • @Alhamdulilah28
      @Alhamdulilah28 Рік тому

      yeah exactly from cabudwaaq or maybe from west of mudug

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Рік тому +36

    Nawal's personality is 🔥🔥🔥 Masha Allah.

    • @oldschool9316
      @oldschool9316 Рік тому

      DUMARNIMO 😂😂😂😂😂😂😂 WHAT ???

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Рік тому +1

      @@oldschool9316 huh? Lol

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q Рік тому +6

    Fartuuny misss u 😭😭😭♥️♥️♥️♥️ qofka kliyee somlida hblhooda UA-camrka ka frsdo noo so lbo yqy

  • @gomeyre6320
    @gomeyre6320 Рік тому +8

    nawaal waa qof qalbi wanaagsan alaha soo hadeeyo walasheen

  • @loveandlife9678
    @loveandlife9678 Рік тому +30

    My two favourite people 😍😍😍😍😍 Fartun and Nawal 🥰 I love you guys friendship, so cute mashallah! We need more videos of Nawal Fartuney 😂❤️

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 Рік тому +7

    Both are amazing young ladies Masha Allah

  • @iqradhacow8457
    @iqradhacow8457 Рік тому +6

    Nawaal wlh waa ka helaa masha allah allaha u Daayo caqligeeda😘😘😘

  • @xamiida20
    @xamiida20 Рік тому +4

    Salaam my beautiful sisters, you are so right walahi waa gumeysi guurka nimanka soomaaliyeed qaarkood naago adag baad tihiin

  • @dahabilyrics
    @dahabilyrics Рік тому +5

    NAWAAL AF SOMALIGEEDA TOP WEEYE🔝🔝🔥🔥

  • @sabslady
    @sabslady Рік тому +5

    Nawaal I love you abaayo keep going don't worry hanuunka Alle haya ducayso anakana waan kuducaynayna nacabka xumaantiisa hadhegesan

  • @amalabdirahman0
    @amalabdirahman0 Рік тому +4

    Ano hurdo isku diyariyay ayuu notification kaagu iso dhacay msha Allah wlshay qli guulayso

  • @adarbashir3654
    @adarbashir3654 Рік тому +5

    Waligay ma arag qof ka run badan fariid nafteeda u nool weeye❤

  • @aishayusuf_
    @aishayusuf_ Рік тому +12

    NAWAL is so funny 😭😭

  • @naimaabdi9630
    @naimaabdi9630 Рік тому +4

    Yes 🙌 300k proud 🥹 of you walal gang 🎉❤

  • @ItsIkky-ce7lo
    @ItsIkky-ce7lo Рік тому +4

    Bro I love Nawal she's just too funny

  • @farha4408
    @farha4408 Рік тому +7

    Nawal, girl you are everything ❤️

  • @hibaaqdaahir9996
    @hibaaqdaahir9996 Рік тому +22

    😂😂😂 fartun iyo nawal yaa kabtina lama xidhan karo gurku waxa uu rabaa isbadal hawasha diyar unoqoda. Qarabad halaygu salamo 😍😍 pin

  • @roro-rx
    @roro-rx Рік тому +4

    Nawal n fartun labadina marka isla joogtan the best wlhi noso badiya 💕🥰

  • @nimconuura4493
    @nimconuura4493 Рік тому +10

    Reasons ka aan u guursan la ahay wlhi waa shaqo nacaybka in lay control ina qof cuntadisa ka shaqeyo 24hr alahay ka alle😂😂😂

  • @sumayosuber8076
    @sumayosuber8076 Рік тому +28

    Nawal is just like me fr because I like the idea of marriage and all that but actually thinking abt it, it doesn’t appeal to me 😞 probably one day though…maybe 💀

    • @oldschool9316
      @oldschool9316 Рік тому

      That one guy who broke her heart 💔 make her live like this feel bad for here

    • @bjkl9936
      @bjkl9936 Рік тому +1

      @@oldschool9316 or she just sees how marriage is in our community

  • @abshirabdi1340
    @abshirabdi1340 Рік тому +4

    Nawal noo soo cali fartuun wan ka helnay waa qof kaftan badan kafi iyo nawal isla soo fariii

  • @maliisaahmed361
    @maliisaahmed361 Рік тому +5

    Fartuuney video-yaasha nosoobadi xppti labadaan bari laguma arag♥️

  • @ubaxaden2485
    @ubaxaden2485 Рік тому +6

    Wan jeclahy nawal wallhi ❤ ilahey ha soo hanuniye

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 Рік тому +3

    Maasha allaah nawaal qurux caay malihid qalbi wanaagsan iyo karti baa leedahay❤❤❤

  • @HiHello-kk5ge
    @HiHello-kk5ge Рік тому +6

    Allow soo hadee %💯 wlhi kuwo xijaaban ee ka qalbi fcn thy

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 Рік тому +9

    Haddad nawaal maalin kasta isla soo fadhiisan lahayd fartuunay wlhi ducaa iga galabsan lahayd
    I love walashay Nawal iyo fartuun❤

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +1

    Gabdhayahow sidee waaye,
    Ilbaxnimadu saas ma’aha,
    Hadba suf karkaro ma’aha,
    Sararaha bannee ma’aha,
    Qorqor suunniyaa ma’aha,
    Dhabanada sibbaaq ma’aha,
    Sanka oo la mudo ma’aha,
    Sakhrad iyo xashiish maaha,

  • @AhmedAhmed-sk6bs
    @AhmedAhmed-sk6bs Рік тому +16

    NAWAL reer muduginimo reminds me of my family 🥴😂💀💀😂😂

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 Рік тому +2

    Fartun yotupeka wax naga soo dhigdhig quruxeey I miss you wallahi

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 Рік тому +5

    Wlhi guurku waa xabsi hasoo galina anaga illahay hanagaso badbadiyo😂

  • @Sukna-m8y
    @Sukna-m8y Рік тому +3

    More of nawaal, please

  • @anioop2461
    @anioop2461 Рік тому +2

    Firstttt🥰🥰🥰😢 love you both

  • @hibackmohammed6104
    @hibackmohammed6104 Рік тому +6

    I love this girl Nawal❤

  • @chachirocco3251
    @chachirocco3251 Рік тому +2

    Need more of Nawal😭

  • @Diyaa88y
    @Diyaa88y Рік тому +3

    Finally fartuun 🔥😂soolaabasho wacan

  • @Cebla99
    @Cebla99 Рік тому +11

    Nawal idea ay gurka ka aminsanthy ba ani xatta ka aminsahy janada unba guur ku gali dona😍ilahow janada nagu kulmi inta muslim ah ba

    • @oldschool9316
      @oldschool9316 Рік тому

      🤣🤣🤣🤣 waa fikirada re galbeedku fafiyeen adoo goblan ah 40 marka gaadho baa daremi dontaa janada Maxa ku gaadhee adunka ayabad fikirkadi feminism ka qadate

    • @basraashkir4041
      @basraashkir4041 Рік тому +1

      @@oldschool9316 Aduunka Allah kuum keenin ina gursatid wa imtixan Aduunka oo wa meel lo shaqeysto janada. Nolosha dhan aya ah in Allah caabudo oo janada gashid. So, marka nolosha danbe wa aqiro. Life isn't supposed to be fun?

    • @oldschool9316
      @oldschool9316 Рік тому

      @@basraashkir4041 so marriage is fun bal caqligeda eeg

    • @Cebla99
      @Cebla99 Рік тому

      @Basra Ashkir that's true adunka guur kliya ma ahan in ilahi laga cabsado ba muhiim ah oo aad aduunk & akhiro u shaqysatid so guurka wa suno xogna ma ahan ok

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 Рік тому +1

      @@oldschool9316 inaa gursano aduunka noloma keenin hada awoodo inaa shaqeesto oo waxa cuno cabo hesto we igu filantaha oo cibadeysto 5 salad iyo sonka iska bixiyo fmnestigaa shegesa maba naqan ee guur lantaa rabnaa nada

  • @samiirosagal5637
    @samiirosagal5637 Рік тому +1

    abaayo mcnto waxaan kulajeclahay janooyinka alle mid kamida inow kugu irsaaqo ee isastur plz

  • @sadihassan7045
    @sadihassan7045 Рік тому +2

    Nawaal waa quruxleey m.a abyo ku jecelahay nawal qof nool

  • @swaracabdiraxman
    @swaracabdiraxman Рік тому +14

    Hhhhhh wlhi wan qosol ooyey Nawaaley igu halee xuural cayta janadaa inoo balana 😂😂😂😂 fartuney part 2 ka soo samee plz Ilahay nimankeena hasoo hadeeyo

  • @dagancaynan
    @dagancaynan Рік тому +2

    Nawal naftayda ka hesha mahadsanid fartun

  • @kafiyahis1183
    @kafiyahis1183 Рік тому +4

    Nawaal waa fariiid walahi ❤

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 Рік тому +2

    let's deliver 300k supscribe becouse she always made us laugh fatrunnnnnn💕🙌

  • @hussenmilano3722
    @hussenmilano3722 2 місяці тому +1

    Nawaal is like islaamiihii who used to sell khaat back home😅

  • @WhiteOreotastic
    @WhiteOreotastic Рік тому +6

    Loved this and was lovely seeing Nawal in your channel she seems like the sweetest girl old soul. 💕

  • @safia5002
    @safia5002 Рік тому

    Illaahey guur xalaal kheyr haniin siiyo adinkanah kuwa xaasaskiina dhaqaaleeyo haniin ka dhigo ❤

  • @welcomemoyo8749
    @welcomemoyo8749 Рік тому +3

    Plz waxa rabna sida aad isku baraden nogo shegeya

  • @MkMk-hz7kf
    @MkMk-hz7kf Рік тому +4

    If clean hart had face the face will be nawal walahi ❤

  • @habon.abdilahi
    @habon.abdilahi Рік тому +8

    You made my day😄 nawal hno noloshu kuma xumyso love youu💕💕

  • @bewhoyouare6003
    @bewhoyouare6003 Рік тому +14

    I love nawaal ❤😂👸

  • @hothoqaniismail7823
    @hothoqaniismail7823 Рік тому +4

    Fartuuun Wll Mxd Noga Raagtaa Mar Wlipa 😪😥😥😥😥😥😪Mida Kle Inaanta Nawal Wn Ka Hely Waa Fanny Wlhi

  • @Theacademichouse
    @Theacademichouse Рік тому +1

    Drop story time with details 😭😭

  • @maryanali4555
    @maryanali4555 2 місяці тому

    Nawal I love your energy, you remind me of me when I was youngin… 😂

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Рік тому +1

    Nawaaaaaal we love you fartuney nosoo celi plzz iska jeclahy wlhi

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Рік тому +3

    Gabadhan wa intertaimen😂😂😂🤣😁manoli

  • @bubblegum3142
    @bubblegum3142 Рік тому +10

    This was hilarious girls 😂

  • @Hayatshali
    @Hayatshali Рік тому +1

    Nawal you will get one day a husband can protect you and respect your options

  • @haliimamohamett2547
    @haliimamohamett2547 Рік тому +2

    Next time nawaal blood group weydii 😂kisto wa isku dabecad dhawnahay 😂😂😂

  • @sundusabdulahi5094
    @sundusabdulahi5094 Рік тому +2

    😂😂😂😂ilaha soo hanuuniyo

  • @faatimohusen4526
    @faatimohusen4526 Рік тому +11

    Qosolki bay naga dhamaysay nawal xuralcayn😂 ,,Naayara guryihina ilashada,,❤🔐

  • @nemoa4417
    @nemoa4417 Рік тому +3

    Oh nooo 😂😂😂I love Nawal walahi 😅

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +1

    Horta guurku waa iskafiican yahay marka qar oo waa markad haysato qof fiican oo ku fahmi kara lkn wllhi guurku wuxuu xun yahay markad qof fican uu noqon waayo calafkaadu eed mid xawan ah afka uga gasho oo uu nolosha kugu silciyo kaas gur maahin waaa jeel cadiya wllhi

  • @Munaajji
    @Munaajji Рік тому +2

    Araweelo Yaraa Nawaal qurux💪💪❤❤👌

  • @aichaabdimounin7727
    @aichaabdimounin7727 Рік тому +1

    Fav UA-camur💕

  • @haniali6680
    @haniali6680 Рік тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣amiin amiin fartuun waalagu duceeye ilaah haku aqbalo

  • @hafsoabdullahi8500
    @hafsoabdullahi8500 Рік тому +2

    Kuurku waacadaab intii kuursan waa udigayaa gabdhhoow jooga anaa huba wallaahi 😭😭😭😭😭😭intii nin kuqabo dhibkamabaxesid mustaqbalkiina hahalenina anuu mastaqbalkaega igahalaaway 😭😭😭😭😭😭😭jooga

    • @Xamda-os7qe
      @Xamda-os7qe 2 місяці тому

      Alle ha ku gar garo ❤😢

  • @user-fe8gy9mh3n
    @user-fe8gy9mh3n Рік тому +1

    Fartun mansha allah

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 Рік тому +1

    Abayo Gabadha madaxa qaarso dheeh Wallahi aduunka waa laga tagaaya madaxa dumark waa cawro iin aay tiinta muqato Allah saas maa iino banaayn hadan gabdho nahay waliba muslim ah🥺🥺🥺🙏🙏🙏

    • @dheemanluul2975
      @dheemanluul2975 Рік тому

      Haaye dheh maxey tahy wa u jeda ine atada naftedu ogthy o ku duceysaneys

  • @aminamohamed1817
    @aminamohamed1817 Рік тому +2

    Gabdhan wa fariid

  • @ayanahmedfourreh9292
    @ayanahmedfourreh9292 3 місяці тому

    Nawaal Ilaahay ha soo hadeeyo ichallah

  • @amaalxarigle8268
    @amaalxarigle8268 Рік тому +2

    😂😂😂😂😭😭😭😭😭 waa ku racsanahy albtaada laab laabo ❤❤❤

  • @onefortnite8083
    @onefortnite8083 25 днів тому

    10:33-10:40 ESTAGFURULLAH "4 aa oo dighitaa, eeyheeley waan cuney, oo cuno" kolaha!!! Saqachaansanaa gebedey!!! 🤣🤣🤣

  • @sadiaaden8133
    @sadiaaden8133 Рік тому

    Aamin aamin yaa rabi

  • @Ifka_17
    @Ifka_17 Рік тому +2

    Part two plz😂😂

  • @AyanHassan-n8n
    @AyanHassan-n8n 2 місяці тому

    Nawal siday Allah ujeceshahay Allah ha ujeclaado❤🎉
    Nawal ragu iskumidmaaha rag xaasaskooda ufiicanbaa hayaanaa
    Guyrkuna maaha cunto waa nasiino inlaykadeedo maaha guurku 😂😂

  • @siman_mohamad
    @siman_mohamad Рік тому +1

    Oqfta kaliyaa igu fikrda ah wllh xabsi ban Moda lkn illhy ima galiyo nin sas igu adadkdo

  • @faisamusse8522
    @faisamusse8522 Рік тому +2

    8:40 let's tell young ladies marriage is how u make it.. if date open mind fully understand each other no secret everything on the table and be yourself the whole time so he knows who he will marry to . Marriage is hard work both partners have to put in work in ... I know Somali marriage only starts with problems after kids because wife doesn't have time for abdi and abdi is selfish don't want to support a new mother with a baby.... Anyway slow slow it like jail abdi complain not helping by said u love kids "not me " 💘 soon u feel u in jail that relationship is over... New marriage n u bring kids but is our culture soon u get in month they for baby 🍼 🍼 I need to be communication when to have kids in 2 yrs in marriage or 4yrs don't Rush have kids new marriage need staples first before u add kids ... Marriage is happiness if communication is clear

  • @Sumayo-b5g
    @Sumayo-b5g Місяць тому

    Abaayo please xijabo

  • @theadowamen8718
    @theadowamen8718 Рік тому +2

    @Fartun Duvet girl I don't like her already. She'd be more beautiful if she'd cover herself. Waxay tiri dhaqankeyga iyo dadnimadeyda fiiriya ee ha eegina diinteyda, sister waxaan ku leeyahy quruxdaada, dad jaceylkaaga l,walaltinimadaada,everything waxaa qurxiya diintaada So plz and plz stick with your deen(Deen over Dunya, not Dunya over deen)
    May Allah guide you, sister 🙏🏿 ❤️

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  Рік тому +1

      If you don’t like her that’s on you. No one cares. Your not God. It shows your not religious

  • @miskixasan7773
    @miskixasan7773 Рік тому +1

    Reer Mudug say wllhi ah wa itaxan

  • @haniali6680
    @haniali6680 Рік тому +6

    🤣🤣🤣🤣🤣faruuney nawal nosoo celceli waa kuheesanaa wlh we love you 🥰

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 Рік тому +3

    Wale gabadh wa 100% reer galmudag

  • @nasirabdi235
    @nasirabdi235 Рік тому

    Asturnaanta alle hakugu soo dabaalo wll