Najmo Nashaad | RAGBAAN CAASHAQA DAREEMIN " Reaction"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 234

  • @hosowpro
    @hosowpro  3 роки тому +240

    MOMENT OF TRUTH - PART 11 Beri Insha Allah...

  • @lulmohamed799
    @lulmohamed799 3 роки тому +15

    Very painful to see how our mother's
    always work hard and underappreciated. LOVE YOU ALL MOTHER'S IN THE WORLD.💖

  • @sumayajama9295
    @sumayajama9295 3 роки тому +27

    Wiilasheena UA-cam ka jooga wiilka ugu fikirka iyo reaction ka Qurux badan hadana qof miisaan leh oo hadana codkara walal qaali horey usoco We love you

    • @caliqaasim2504
      @caliqaasim2504 3 роки тому +2

      masha alaah waa kugu raacsanahay aniga xitaa

  • @Missabdiy
    @Missabdiy 3 роки тому +8

    Who else was waiting for this reaction🙌🏾
    And yes I have watched the video yesterday, I was in tears😰 very emotional

  • @muktarjama6607
    @muktarjama6607 3 роки тому +20

    The moment of Truth Uu XiseY

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 3 роки тому +21

    Heeso iskuma fiicnin lkn moment of truth bari sugaaa 👌

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 3 роки тому +6

    Hossow Faadumo Cumar ayaaa la dhahaa. Waaa fanaad iyada xitaaa ❤

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +13

    Moment of Thruth Ayaaan Sugayay Caawa Wlhi😅

    • @muhzinibraahim4669
      @muhzinibraahim4669 3 роки тому

      Hmmm wlalay anaba islaha Barnamijka Somali u'qabee Qofka u'horeya md Nqon?

  • @yuunusabdulaahi8611
    @yuunusabdulaahi8611 3 роки тому +4

    Runti wilkan hosow pro waa niin Qalbi dabacsan
    Walalkay alaha ku sharfo markasda wan ku dawada
    Maasha alah

  • @QalbiHolcay331
    @QalbiHolcay331 3 роки тому +16

    my bro wxn jeclahay sida aad heesaha dareenka leh aad ooga falcelisayo
    horay usoco wlal
    wxaan kamid ahay dadka sida diiran kuula socdo

  • @nafteydaayhimiloyeelonafte7236
    @nafteydaayhimiloyeelonafte7236 3 роки тому +1

    Mahadsanid aboowe heestani waa mid isoo xasuusisay hooyadey macaan balse waxaan u balan qaaday in aan hilmaan siiyo dhibtii aay darteey ugu samirtay hooyo macaan anaa ku jecel kuu shaqeeynaya kuu naxariisanaya in kastoo abaal kaga gudi karin love you mama

  • @maryamajile9671
    @maryamajile9671 3 роки тому +2

    Sxp waad calool jilicsanthy marka gabadhaada allaha ku barakeeyo 🥰

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 3 роки тому +9

    The moment of true
    Waxaa sugnaba waa adiga 😔😔❤️

  • @sumayoabdullahi1437
    @sumayoabdullahi1437 3 роки тому +1

    😥❤ragban cashaaqa daremin ben mhn runtiH 😘Hosow wanku tagerah bro ❤👍hormar ku rajenah

  • @miinaniizahappy5936
    @miinaniizahappy5936 3 роки тому +15

    Shukran bro sidaaa inoola wadaagto heesaha diiqada xambaarsan
    mida kle mamada heesta jileyso waxaa ladhahaa Fadumo cumar leyli waana fananad wiilkna waa Axmed cawaale iyo hibaaq shaadhacase F.G kuligood magacooda heesta qeebaheeda hore 1 second markey socotaa arkee

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 3 роки тому +6

    Wlhi wiilkaan waan hambalyaynay reactionkii buu dhab uga hadlay waxa ka helay waa iska qaylsheen ninkan odayga xikmad miiran weeyaab msha aallh horay usco sxb

  • @hibadmohamed3981
    @hibadmohamed3981 3 роки тому +3

    wan sugaye reaction wa heestabanysa dareenka dhabta ah eee nolosha manta jirta heestan dad badan oo UA-camrs ah bay ka murugaysiisya like dirisle oo Kle alle ha noo hanuuniyo wiilsha somalida Adna hosoow waad dareentay wllky

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 роки тому +1

    Taageere weyn najma najaad heesaheeda iyo qaabka u qaado abwaan Miraha sameeye la Anja music codka kalama dhacaan iyo qaabka loo qaaday wax walba lagu sheegayo heesata macnaheeda waaaw top 🎶🎶🎵👏🏽👏🏽👏🏽💗👑najma hore u soco quruxeey Osman salan qali walaalkeen

  • @najmahassan3173
    @najmahassan3173 3 роки тому +2

    Hosow wll ad bn ku tagera wax ku dhibo alle kuma tuso 🥰👏👏

  • @abdihakimshaba3062
    @abdihakimshaba3062 3 роки тому +2

    Waaaaw inawa nabta

  • @muhiimdhuuxgooni749
    @muhiimdhuuxgooni749 3 роки тому +1

    Faadumo cumar ismaaceel ayaa ladhahaa waana fanaanad Dds ama Ogadenia kolba saad ogaranaysaan

  • @cinemabest6040
    @cinemabest6040 3 роки тому +3

    Hossow pro waxa aan jeclahay qaabka aad wax usameyso waxaa tahay youtuberka iga mudan bilada wey jiraan kuwa kale lkn adiga waad ugu horeysaa sxb

  • @SaraSara-ov6gg
    @SaraSara-ov6gg 3 роки тому +2

    Walhi heestan way i tabatay ani ahaaan😢😢 alle raga somaliyed qalbigooda ha hagaajiyo wllky qali adigana waan ku salamay kal io lab💞💌✌

  • @hudaqaniya6584
    @hudaqaniya6584 3 роки тому +1

    Magceeda fadumo laydi waa gabadh fanaanad ah oo jigjiga Ethiopia joogta👍

  • @asmahoodo9922
    @asmahoodo9922 3 роки тому +1

    Gabadha matelysa waxa la dhaha faadumo cumar layli waana fananad

  • @anfacmahamed8824
    @anfacmahamed8824 3 роки тому +2

    Walahi falcelin wanagsan oo qeexan ayaad bixisey walalkey horey usoco

  • @caliqaasim2504
    @caliqaasim2504 3 роки тому +2

    hossow waa ku salaamay bro wiilka aan ka taageero yuotubeka

  • @hibackaden9246
    @hibackaden9246 3 роки тому +1

    Your reaction is always top and different🤩

  • @fartuunxareed3774
    @fartuunxareed3774 3 роки тому +2

    Waxad ugu horaysaa UA-camrska somalida markasta barnamijyadada ku xiranahay

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 роки тому +1

    Masha allaha keep going walkey

  • @maazimkiintoofficial4504
    @maazimkiintoofficial4504 3 роки тому +8

    Reactoin ka somalida waad ku Fiicantahy 100%100

  • @nboss8028
    @nboss8028 3 роки тому +1

    Amazing song oh my Allah this song is the winer I mean it’s the story is so real love it

  • @GAANI.
    @GAANI. 3 роки тому +2

    the one and only aaan,muuqaladisa ku nasto sxp hormar wacan

  • @gudaalibraahim7020
    @gudaalibraahim7020 3 роки тому

    wallahi dhiga ayay dhaqajisay mahadsanid Waxan kuleyahay hore usojo

  • @fardowsamohamed7067
    @fardowsamohamed7067 3 роки тому +1

    Waa sax wlhi marka hore raga hadalkooda runbaad moodaa kadibna waji cusub la imaanaa
    Keep going najma nashaad

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 роки тому +1

    Hoosow best reaction wllaahi keep giong bro

  • @sahromaxamuud3548
    @sahromaxamuud3548 3 роки тому +1

    horey u soco bro waxa thy qof lagu daydo miso badi

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 роки тому +1

    Legend keep going 🥺🥺

  • @oumal3765
    @oumal3765 3 роки тому +2

    Wllky inbadanbaan fahmikarin arinkaas waad mahadsanthy sida wanaagsan eed ugu iftiimisay

  • @zalmaanhussein7752
    @zalmaanhussein7752 3 роки тому +3

    Keep going wllky Hosow pro❤️🙏✌️

  • @najmomusa4624
    @najmomusa4624 3 роки тому +4

    Anigay iquseysaa wlhi xaladaan hada laga sameyay anigey ihaysataa lkn alx wan kabsan rabaa ilmahayga allaha ila koriyo

  • @jamaatmohamedshakir7147
    @jamaatmohamedshakir7147 3 роки тому +1

    waan sugaayi reaction_,kaaga thankz wll osman🙏

  • @azhaarmohamedahmed3382
    @azhaarmohamedahmed3382 3 роки тому +1

    Hossow pro iska kaa jeclhy wlhi❣❣🍁

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 3 роки тому +1

    Jilayaasha magcooda waa lagu xusay video ga brother kuli waa fananin iyo ehel fan kuwa metela ruwayadaha iyo kuwa heesaba

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 роки тому +4

    Gbdha wax mataleysa waxay umalaynaya fananad reer jig jig oo mgceeda la dhoho fadumo cumar layli hadanan khaldanayn wey u yara egyahay intii ila qabta😱😘😭

    • @raxoosman4486
      @raxoosman4486 3 роки тому

      Kolay waa fananad rer jig jiga ah waye lakin magacaeda ma garanayo

    • @kifahsaidmohamed4601
      @kifahsaidmohamed4601 3 роки тому

      @@raxoosman4486 haah ani waa iyada baan is iri fadumo cumar baa la dhaua

  • @alii8721
    @alii8721 3 роки тому +2

    Ustaad hossow tnx

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 роки тому +1

    mansh allah aniga waaba sugaayey mahadsanid wlo runtii waa qayb noloshena madow ma mid ah mudana in laga hadlo

  • @naimamohamed7344
    @naimamohamed7344 3 роки тому +1

    Wanku salamay wllkey Osmaan mahadsanid bowe 🤴🙌

  • @suldanfaroole7963
    @suldanfaroole7963 3 роки тому +1

    Welcome back legend
    Layaab layaab reaction 🔥🔥

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 3 роки тому +4

    Walal hasow horumarkagu wa farxadayada sidi channel aan leyahy ayaan malinwlpa viewska iyo subscribers ku farxa malmahana horumar badan ayaan samayneynaa hore u soco

    • @hosowpro
      @hosowpro  3 роки тому +1

      Thanks walaashey

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 роки тому +3

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 2k wax yar iiga dhiman please igaarsiiya ❤❤

  • @Shilaabo123
    @Shilaabo123 3 роки тому +1

    Hosow bro horay u soco

  • @ilyaasbuuni1645
    @ilyaasbuuni1645 3 роки тому +4

    runtii wamuqal iqiiro galiyey wanku salamay hosow bro

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 3 роки тому +2

    Hosow wll waxan kasugeynay heestii mustafe dollar part3 reactinkeda

  • @sumayaahmed6445
    @sumayaahmed6445 3 роки тому +4

    Anigoo cunug sharooba siinayo ayaan dawanayaa muqalkaga😆

  • @suhurmohamet2754
    @suhurmohamet2754 3 роки тому +3

    that women acting mom here name is faadumo

  • @rahmaahmed3743
    @rahmaahmed3743 3 роки тому +1

    Asc hosow gabadha hoyada matalaysa magacedu wa faadumo cumar layli

  • @AYAN_JICIB
    @AYAN_JICIB 3 роки тому

    Reaction man well done 👏

  • @mahamedabdullahiabdi4570
    @mahamedabdullahiabdi4570 3 роки тому +1

    Wll waa fananad rerjigjiga ah waxa laa dhaha Fadumo

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 3 роки тому +4

    ilaa maanta ila shalay markaad heestan coment ka bixinasay waxan sugayay reaction kaaga
    reaction kale iimaba dhadhamo

  • @hanuubintuhusen8902
    @hanuubintuhusen8902 3 роки тому +1

    horay u soco wllkey 🙏

  • @abdilahimuse3885
    @abdilahimuse3885 3 роки тому

    Masha Allah baryahan hormar lataban karo oo dhinac walba leh

  • @halimacolow2233
    @halimacolow2233 3 роки тому +1

    Xaqiiqada waa leeska dabategay 😭😭😭😭Allaah soohadeeyo raga soomaaliyeed

  • @cawocali4218
    @cawocali4218 3 роки тому +1

    Waan sugaynay Osman hosow reaction kaag .. team waqal saafi haygi fanka hargaisa hadhwanaagsan oo is helay waxba lagama qaban karo waa muqaal Dareen xambaarsan

  • @brightsidesomali4644
    @brightsidesomali4644 3 роки тому +1

    First man

  • @abdirizaqhassanosman5324
    @abdirizaqhassanosman5324 3 роки тому +2

    Runtii Heestan hooyo, walal, xaas, way tabanaysa ma aqaano waxan dhoho 🙏🏾

  • @ayaandheeman6374
    @ayaandheeman6374 3 роки тому +1

    Wll wan ku jeclahy ♥️

  • @ibraqaasim5109
    @ibraqaasim5109 3 роки тому

    Sxp mcn noo soo badi reactionada✊❤ waxaad tahay youberka kaliye aan reactionkiisa daawada🙏🥰💉❤

  • @faadumosiciid6201
    @faadumosiciid6201 3 роки тому +2

    Anaa uguhoreeyay hosow pr

  • @queenyuusuf4517
    @queenyuusuf4517 3 роки тому +1

    Wllhi ila xalay sugayay Réaction kaga keep going bro

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 3 роки тому +1

    Hosow Pro Kuwadanaa masuul✌

  • @anhaarmohamed3175
    @anhaarmohamed3175 3 роки тому +1

    Keep going bro

  • @abdilahimuse3885
    @abdilahimuse3885 3 роки тому

    Hambalyo pro shaqo wacan

  • @Simranibraahim789
    @Simranibraahim789 3 роки тому +3

    Barnamijki away😭😭😭😭😭😭

  • @liibaandaahir4844
    @liibaandaahir4844 3 роки тому

    @Hasow Pro .The One And Only Reaction Sameeyaa Aan Daawado Reactoin-ka Macnahiisa Fahansan Waxbadanaka Fahansan Camereda iyo Aditing-ka Big Xushmad Walal 🙏🙏

  • @sacdiyosaaas897
    @sacdiyosaaas897 3 роки тому +1

    Really waye Erayadn waa mid nugu soo lalabto Hadan nahy zomali wayo mar walbo raga dumarken way na xoran 😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰

  • @mohamedsalahosman2877
    @mohamedsalahosman2877 3 роки тому +1

    Heestii doni b 'ani adi' so qabo bro🙏🙏🙏🙏

  • @yegatayip6174
    @yegatayip6174 3 роки тому

    LeGend 0f the reaction

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 роки тому +1

    Keep gonig hosow pro

  • @masaaloxochannel1626
    @masaaloxochannel1626 3 роки тому +16

    WALAAL ILAHEY JANADA HAKUGILIYO SUBCSREBED

  • @cinemabest6040
    @cinemabest6040 3 роки тому +1

    Waan kugu daydaa sxb hossow pro

  • @shakragaming4629
    @shakragaming4629 3 роки тому +1

    Waa hees daren goniya lah

  • @hoddy1368
    @hoddy1368 3 роки тому +1

    I understand why many off our sisters are marrying outside off our cultures

  • @suadabdisusu6322
    @suadabdisusu6322 3 роки тому +1

    Waxa ladhaha faadumo cumar layli waa jilaa canaa wana fanaanad wana ree jigjiga

  • @maanowcadow1903
    @maanowcadow1903 3 роки тому +1

    Keep going wll hosow

  • @nafisaabdulkadir5902
    @nafisaabdulkadir5902 3 роки тому +1

    Hada ayan kugu soo biirey walalkey subscribene wanku saarey hore usoco insha allh asc.

  • @اماماني-ز8ط
    @اماماني-ز8ط 3 роки тому +1

    Waan daremikara noshaan waxaan kusoo koray agoon nimo aabe la aantu waa dhib bata hay😭

  • @iztahilmoh253
    @iztahilmoh253 3 роки тому

    Gabadha wax jileysa waxaa la dhahaa aamina waana fanaanad

  • @husseinmgaate2154
    @husseinmgaate2154 3 роки тому

    From Baydhabo janaay
    Soo sad! Nacasbaa Caruurta & Xaweenka Dayaca. Magaca Raguna ceebeeyey!

  • @Amalmohamed-s9s
    @Amalmohamed-s9s 3 роки тому +2

    Aniga channelkan waxan u subscribe gareye because of moment of truth thanks hosow❤️

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 3 роки тому +2

    Waxaan ubaahanahay fan qofkasta oo arka uu fahmikaro waxa uu katurjubaayo ee uma baahnin fan background kiisa green screen loo isticmaalay sinaloogu muujiyo in uu qurux badan yahay

  • @muhiimdhuuxgooni749
    @muhiimdhuuxgooni749 3 роки тому +2

    Faadumo cumar ismacil faanaanas qaali ah

  • @faayaden8943
    @faayaden8943 3 роки тому

    Hibaq aaladhahaa waana gabadha lajileeysay anshax heesta faqiirka iska dhigaayo

  • @munasirabdi6758
    @munasirabdi6758 3 роки тому

    Faaaduma cumar ayaaa la dhahaa bro

  • @mtrmareye5710
    @mtrmareye5710 3 роки тому +2

    Ilahay hoyoyinken kor haka yeelo
    Mar.walba

  • @abdallesheikhdon6955
    @abdallesheikhdon6955 3 роки тому +2

    Hosow pro reallY tagereH🥰

  • @filsancabdi9902
    @filsancabdi9902 3 роки тому

    Hasow anoo dawaday reaction keeda hadana aad ba uxiiseya reaction adaada

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 3 роки тому +1

    Haqiiq wlh erayada wey xanuun badan yihiin 😥😥😥😥

    • @shugriqali5248
      @shugriqali5248 3 роки тому

      Labadaba waa lagu duubay najma intay ku jirtaba waa hargaysa

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 3 роки тому +2

    hooso hore usoco

  • @zumuumed3066
    @zumuumed3066 3 роки тому +1

    hosow❤