HAKA NIYAD JABIN FIKRADAHAAGA | DHIIRIGALIN AWOOD BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
    SUBSCRIBE Saaro channel-ka lana wadaag muuqaalkan Asxaabtada :)
    MUSIC
    ----------
    / @rossbugden

КОМЕНТАРІ • 61

  • @uk_mohamed_uk
    @uk_mohamed_uk 3 роки тому +3

    Wax ka baro Legend ✅

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 3 роки тому

    Abdirisaq Farah guulayso sxb

  • @moolaacademy
    @moolaacademy 3 роки тому +3

    Dhiiragaliya kaliya aan ku heysto keep going brother 🙏

  • @dhuudhi
    @dhuudhi 3 роки тому +5

    Keep goung zxp waan ku taageeraa

  • @nemonasir3569
    @nemonasir3569 3 роки тому +5

    Keep going brother😍

    • @Rragaxchanel123
      @Rragaxchanel123 3 роки тому +1

      ua-cam.com/video/BxnUZQCD030/v-deo.html
      Ck vs shiine culay
      ‼️🚫

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +1

    Halkan waxaan ka ogaaday warbixin cusub oo Facebook ku saabsan 😍😍😍👦

  • @iftinsuudi8931
    @iftinsuudi8931 3 роки тому

    Thnks teacher

  • @nemanahmed3981
    @nemanahmed3981 3 роки тому +2

    QOF KU DAYASHÒ MUDAN.
    C-RISAQ FAARAX
    KEEP GOING BROTHER 😎

  • @mohamudademhassan876
    @mohamudademhassan876 3 роки тому +1

    Mahadsanidiin

  • @luka.......4855
    @luka.......4855 3 роки тому

    Wiil hoog wan ku wataaa zxb mcne 🥰🥰

  • @Badarmedia24
    @Badarmedia24 Рік тому

    5 sabab darteed ha uga harin fikradahaaga
    1 fikradaha fiican waxeey ka bilaawdaan fikrado yaryar oo la sii hor ma riyo
    2 badaaa waxaa jiri doona dad jeclaan doona fikradahaaga
    3 dadka marka ugu hkreeyso fikradha cusub weey mucaaradaan kadib ayeey taageeraan
    4 waxaa la ga yaabaa ineey yeelato fikradaado waxaad ma leeysaneeysay wax ka weeyn
    5 markaad aamineeysay fikradaada waxaad ku aamintay ayaa jirto

  • @hamdidarajoofficial2656
    @hamdidarajoofficial2656 3 роки тому +1

    M,a thank you my pro

  • @apdisamedahmedmaxed2724
    @apdisamedahmedmaxed2724 3 роки тому +1

    mncha Allh Tababaraha Nolosha 🤩

  • @abdullahihassanabshir540
    @abdullahihassanabshir540 3 роки тому +1

    Allah ku sharfo wll hore usoco

  • @xeylezakikpp7001
    @xeylezakikpp7001 3 роки тому

    Tnx wll waqti walbo adku bixisy barnamij yadan dadka hora urixaya💯💥💥🙏👨‍💻

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 3 роки тому +1

    Great adviser sxb sare #Waxkabarochannel ✊🙏💙

  • @ibraahim441
    @ibraahim441 3 роки тому

    Teacher inooso badu waad mahadsanta hay

  • @hanadma2340
    @hanadma2340 3 роки тому +1

    𝐤𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧𝐠

  • @nt1231
    @nt1231 3 роки тому +2

    Best channel for youth 🤠👏🥰

  • @f.m.a1164
    @f.m.a1164 3 роки тому

    Hoore usoc wllo fiikraado ad wax taar uleh baad noso guudbiisa🩸💚

  • @ApdilaahiIsmaacil01
    @ApdilaahiIsmaacil01 3 роки тому +1

    Asc wllo waxaan raba in aan ku weydiiyo cago dhidid ka iyo gacmo dhidid ka maxaa keena sidrna la iskaga daweya

  • @ibrahimshale3565
    @ibrahimshale3565 3 роки тому

    ManshaAllah Brother Love you From Garisso

  • @cabdiraxmanibraahim7644
    @cabdiraxmanibraahim7644 3 роки тому

    Horumar wacan iyo 👏 shaqo adag libaax horay usoco

  • @deeqadheeman6872
    @deeqadheeman6872 3 роки тому

    Maansha allaah wll mahadsanid

  • @mr.c8297
    @mr.c8297 3 роки тому +1

    Wa lagu xiisay ina adeer

  • @xaamud687ahmedgeedi4
    @xaamud687ahmedgeedi4 2 роки тому

    M.a wll hormar wacan wax badanaa ka faa idaay

  • @Asia_128
    @Asia_128 3 роки тому

    Mahadsanid ustaad 🥰

  • @abdullahihassanabshir540
    @abdullahihassanabshir540 3 роки тому

    Masha allah

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 роки тому +1

    Keep going

  • @jamacabukar5299
    @jamacabukar5299 3 роки тому

    Sxb hori usoco iskuna day ina youtubeka xoga sarto wxan bilabay ina kudawado 2016ki

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 роки тому

    Teacher ABDIRISAQ FAARAX.....

  • @nimcoabdi9719
    @nimcoabdi9719 3 роки тому +2

    Manta casharku wu iga soo hor dhacay🤭

  • @shaaciyeinstituteofenglish6591
    @shaaciyeinstituteofenglish6591 3 роки тому

    Keep going teacher

  • @nimcoismacil4497
    @nimcoismacil4497 3 роки тому

    Masha allah wll talo gaar ah ayaan doonaya halken kaalaso xidhiidha

  • @cqaniaden7315
    @cqaniaden7315 3 роки тому

    Legend ❤ abdirisaq farah

  • @cismaandaacadofficial7105
    @cismaandaacadofficial7105 3 роки тому

    Mahadsanid saxiib 😍👏

  • @amiincabdiraxman3474
    @amiincabdiraxman3474 3 роки тому +2

    MacaliN UpdirizaK maHadzanit💔

  • @abdiladifciise8151
    @abdiladifciise8151 3 роки тому

    Wllaal wad Ku mahadzan thy barnamijyada as no so gudbinayso so na badi insha Allah

  • @محبةعائلتها
    @محبةعائلتها 3 роки тому +1

    Keep going keep growing

  • @kafiyakaireh7849
    @kafiyakaireh7849 3 роки тому

    Thanks so much for your advice. Jezaka Allah khaireh and keep going brother but please and please we need more and every day to put video if possible thanks again good luck houn macn🙏🙏🙏

  • @SHAACIMEDIA
    @SHAACIMEDIA 3 роки тому +1

    Hore usoco uztaad

  • @khaalidmaxamud7528
    @khaalidmaxamud7528 3 роки тому

    Exclnt

  • @rehan9141
    @rehan9141 3 роки тому

    Muqaalka intaanan DhamYsan Ayan Liketa iSka Sii SaaRaa waaYo wn HuPaa inan ka HaLi Soon.😊👍

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk 5 місяців тому

    Mohamad wax kabaro waan
    Wataa

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK24 3 роки тому

    Channelka waayoAragFx Maalmahan waa ka dhacday e waxba Ma soo geliside

  • @xaashicali2928
    @xaashicali2928 3 роки тому

    Baaburtan uu dhan intee kayimaaden wll

  • @samdaoffical6375
    @samdaoffical6375 3 роки тому

    Liao thy zxp

  • @khalidkhadaradanqasim5103
    @khalidkhadaradanqasim5103 3 роки тому

    Asc wll c.risaaq su'aal. Ma jiraan fursado aanad arakyn bales dadka kugu dhow ay kuu arkaan adna aadan u diyaar ahayn laga yaabee inaad ogtahay balse ay howlo ka horeyaan. Maxay talo noqonaysaa?mahdsanid ❤💯

  • @wizzyoung4954
    @wizzyoung4954 3 роки тому

    Teacher abdi risaaq mahad sanid

  • @sawsanahmed193
    @sawsanahmed193 3 роки тому

    Waaaw wad ila shaqeynaysaa
    mahad sanid wallalo

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому

    Xaqiiq waxa aha in fikradaha yar yar ee aad u malaynayso in ay xun tahay waa bilowga fikrada wacan oo weyn