GABAR SOMAALIYED AYADOO AROOS AH AYUU ALAABTII OO DHAN KARARTAY KADIBNA WUXUU ISAGA DHIGAY IN 😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #ayaangobdoon #qisooyinka #dunida #
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 133

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 роки тому +24

    ua-cam.com/video/kvqtdX_h9oo/v-deo.html WAA KAN ASXAABEEY CHANALKA 2 AAD OO AAN KUSOO GUDBIYO QISOOYINKA CAALAMKA #SUBSCRIB IIDHAHA OO 1K DHAQSO GAARSIIYA ALLAHA IDIN JECLAADO WALAALAHAY

  • @dreamgirl9136
    @dreamgirl9136 2 роки тому +2

    Thanks wlshy balse qisooyinki carabta mar mar ino so gudbi waa codsi

  • @fadumahassan4664
    @fadumahassan4664 2 роки тому +4

    Hore u soco hoyo macaan 💖💖💖💖❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯👌👌👌👌👌👌👌🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👐👐👐.

  • @sammie1163
    @sammie1163 2 роки тому +3

    Alle ha ku caafiyo walaalo ayaan

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 роки тому +2

    ihay ha ku amansado xbbti wlhi dhirigaliso notahay mcnto thankz madama qibrad ka barto🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤

  • @hannaismail4482
    @hannaismail4482 2 роки тому +4

    Ayaan iyo dhamaan wllah haalkan ku jira waxan idiinka rab duco waa maalin jummah ah qof lagu jiro ilahay ba og duco igu kalmeeya 🤲 muraad ban leyahy

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 2 роки тому +3

    Masha allah xbbti ayan keep going qali Macnto

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 роки тому +2

    Subxanallah subxanallah yaab midba mid kadaran allow khyr kadhig nin ku jecel ayaan sida ku galayn raga qarba balayo ah subxanallah jasakallahu khayr allow wax khyr qaba sii gabdhasi

  • @shukriyaa1810
    @shukriyaa1810 2 роки тому +3

    Habo wanku xiisnay runtii Allah hakucaafyo i.a 💜 💛 💚

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 2 роки тому +2

    Allaaah hku caafiyo wlaashy

  • @farduusxuseen6080
    @farduusxuseen6080 2 роки тому +3

    Masha allah illahey haku xifdiyo

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 2 роки тому +2

    Masha allh mahad leh nosoka celiyay ado nabad qaba wllo rabi haku xafido qliyey

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 роки тому +6

    Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga araga abshir abaayo macaan

  • @faaizadaahir8192
    @faaizadaahir8192 2 роки тому +4

    Ayaaneey abayo waku jclhy marwlbo jikada ku jiro ama aan dhar dhaqaayo muuqaaladada lee iigu baxda waa dhagystaa ilaah hanoo kaa daayo wlshy mcny uuuuuuumc love you xbb💋❤🤲

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 2 роки тому +3

    Abaayo Allah haku Cafiyo Masha Allah Amiin

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 2 роки тому +2

    Markasta like isaara ayaad tirahdaa wana kuyelnaa xita xasaska ana iyo qof kasta o xabada ah ayaan cinwaankada udirna qaab aan wax kula sowadaagnana wan fahmi layahay adna wax nama tusi haysid sidee camal he

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 2 роки тому +2

    Abaayo ayaan illaahay hakuxafido adiga iyo reerkaagaba dhibna allekumatuso geesinimo iyo kartiba allewuukusiiyay soomaalina waxaad utahay tusaale wacan abaayo hore usoco

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 роки тому

      .الله يخليك يا حبيبتي 😘😘😘😘😘

  • @salmosalmo7636
    @salmosalmo7636 2 роки тому +5

    Masha allah abayo horey u soc

  • @bilanmohamed8903
    @bilanmohamed8903 2 роки тому +1

    wlloyaal muraad leeyhy in uu Alle iii aqbalo iigu duceeya

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 роки тому +2

    Keep going wllzhey Ayan gobdoon

  • @saramahamed1901
    @saramahamed1901 2 роки тому +3

    Shukran qurux badan allaha ku xafido 🤲🏽🤲🏽😍❤️

  • @Jamalbashir5297
    @Jamalbashir5297 2 роки тому +3

    Abyo welcome back guul wcn

    • @xaawoxaawo702
      @xaawoxaawo702 2 роки тому

      alle haku xiftiyo xbbi qli❤️❤️❤️

  • @ruquyoamuse3933
    @ruquyoamuse3933 2 роки тому +6

    Abayo qaali ayamahan ku arkin se thy❤️❤️❤️

  • @hamdiya9671
    @hamdiya9671 2 роки тому

    Allaha ku ziyadiyo cafimadka abaayo iska ka jeclahay wllh

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 роки тому +4

    Maan sha alaaah ayaan waa kuuxiisay❤❤ axl hadaa noo soolabtay

  • @nimcoxasunecali2907
    @nimcoxasunecali2907 2 роки тому +1

    Mansha alha wllshay qali

  • @aishahussian7632
    @aishahussian7632 2 роки тому +3

    Masha Allah wllshey qaali horey usoco

  • @malyuunxasan7190
    @malyuunxasan7190 2 роки тому +4

    Masha allaah abayo allaha ku cafiyo

  • @maymunaxmed8550
    @maymunaxmed8550 2 роки тому +5

    Waa ku xisaye mcnto keep going ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanomer9456
    @ayanomer9456 2 роки тому +2

    Xagee lagala soo xidhidha wllo

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 2 роки тому +6

    Mansha Allah bless you ❤️🙏🏻

  • @ashoabdisahalhaji6279
    @ashoabdisahalhaji6279 2 роки тому +1

    si fiican yuu ku sameeyey nabsigii yaa soo xirey.

  • @kheiramohamud3527
    @kheiramohamud3527 2 роки тому +5

    Welcome back mcnto miss U💓

  • @maryanosman1586
    @maryanosman1586 2 роки тому +5

    ❤️❤️😍😍welcome back sis

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 2 роки тому +2

    Slle ah ku csfiyo amin amin

  • @mariammumin5229
    @mariammumin5229 2 роки тому +2

    Alle cafimaad taama haku siiyo

  • @fatxiabdi404
    @fatxiabdi404 2 роки тому +2

    Aac abayo allaha kuxifdiyo nacabka iska ilalali mar walbana adkarta afka ku hay

  • @xafsabooss6865
    @xafsabooss6865 2 роки тому

    Xayaatii qali❤❤❤❤❤❣❣❣❣qali guuleyso macanto wan ku cibro qaataaaa qisadaada

  • @aminobintuosmaan5493
    @aminobintuosmaan5493 2 роки тому +2

    Allah hacafimad dam ah hakusiyo
    Abaayo

  • @ayaannoor5941
    @ayaannoor5941 2 роки тому +1

    Ma sha Allah i missed you siz

  • @suhaylaaliabdi8346
    @suhaylaaliabdi8346 2 роки тому +4

    Keep goin abaayo aYaaaN😍

  • @xafsokhalbiwanag1752
    @xafsokhalbiwanag1752 2 роки тому +2

    ASC MASHA ALLAAH

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 роки тому +3

    Masha allah mcnt wd uqalanta wnga wana ksbatay mrksta gulyso ku jcliyaaa😘😘😘😘

  • @anabmuuminabdalla6605
    @anabmuuminabdalla6605 2 роки тому +1

    Well come back 🥰

  • @kharasaalahiidle5800
    @kharasaalahiidle5800 2 роки тому +2

    Abayo mcnto ilahay haku cafiyo

  • @ashahussein4483
    @ashahussein4483 2 роки тому +1

    Habiibti waan ku salaamay alxamdulillaah alahii ku caafiyay

  • @neehageediofficial6119
    @neehageediofficial6119 2 роки тому +2

    Queen👸

  • @hanushnaturallife5495
    @hanushnaturallife5495 2 роки тому +7

    Miss you more abayo mcn
    Hadii alle ku cafiyay waa ilahy mahadii

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому

    Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @umushujacah3964
    @umushujacah3964 2 роки тому +2

    Alx xbbti hadad nocafimad qabtid

  • @fadumoxusen340
    @fadumoxusen340 2 роки тому +2

    Caafimad taama ku rajaynayna qliyeey alle ha noka dhawro

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 роки тому +2

    Nabsiga ma ficna qof ku amiinay o ku jcyl ina qiyanto wax fcn ma ahan

  • @jazmiiyahmad1739
    @jazmiiyahmad1739 2 роки тому +1

    Maashaa Allah welcome back queen 👸 of nice 👌 stories I really miss you 😘 so much ❤

  • @xamduushcadeey3979
    @xamduushcadeey3979 2 роки тому +3

    Horey usoco ayaan

  • @roodorazmi81
    @roodorazmi81 2 роки тому +2

    Walaahi Mcnto caawa dhan waa ku sugaye halka saac markaan ku waayaye Waxan is iri wili ayaan way xanuusan tah waanku duceeye

  • @najuupea567
    @najuupea567 2 роки тому +1

    first😌

  • @abdizulup7790
    @abdizulup7790 2 роки тому +2

    Illahy haku cfiyo wllo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому

    Doqon dheh hunguri ay raacday

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 роки тому +2

    Wcs abaayo macan waan dhawnahay

  • @poobiiqalanjo9824
    @poobiiqalanjo9824 2 роки тому +2

    Thank you

  • @mariammumin5229
    @mariammumin5229 2 роки тому +7

    M a welcome back queen😘🤩😍😍

  • @hasnaabdallah6888
    @hasnaabdallah6888 2 роки тому +4

    Welcome back wllshey

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 роки тому +2

    M.a my ayaan farxad ku noolaaw qaaliyey

  • @ugaasocismaan5792
    @ugaasocismaan5792 2 роки тому +6

    Asc my abaayo i mes you walaahi allaha kuxifdiyo caafimaad taam ah allaha kusiiyo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 роки тому +2

      Wcs ugaasadayda kuma waayo alpii xbbt😘😘😘

  • @fadumoxusen340
    @fadumoxusen340 2 роки тому +2

    Wllo ayaaneey waan ku tabnay wanu ku xiiznay wa alxmdulilah mar hadad no zo nabad noqoty my queen👸🥰

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 2 роки тому

    Hooyoyinkana kudar mahad celinta 🧕

  • @ilhaancumar633
    @ilhaancumar633 2 роки тому +2

    ayan wanku xisey in padan

  • @miinetaabubakar9877
    @miinetaabubakar9877 2 роки тому +2

    Asc xbbti waa ku salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay iyo dumashiigey ayan abayo waa ku teebay runti tel kama hayo waxan raabay inan ku so raadsho wlhi caruurteeyda waxay ii bixiiyeen ayaan gobdoon hoyo cawa habaryar ayaan ma maqliin miya aya ley dhaaha abayo illahey ha ku xafiido aduun iyo aqiro ya raabi raxman

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 2 роки тому +2

    Horta wlaly nin soomaali io xumaan ma mataana anaa yaaby

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 2 роки тому +2

    Asc iiwaran Abaayo

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 роки тому +2

    Mnsha Allah cwa ana Frist ah thnk u dear

  • @mumtaascali2748
    @mumtaascali2748 2 роки тому +2

    Ayaan abaayo waxaan kuu hayaah qiso igu dhacdey shan sano kahor ee xageeh kuugu soo gudbiyaah adoo mahad san waxaanah joogaah somaliya

  • @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922
    @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 2 роки тому +2

    Ayaaney miss u iymhn kuma arag Khdka ka qabna🙏respect

  • @ayuush2214
    @ayuush2214 2 роки тому

    M.a horay usoco abyo caafimaad taam ah allaha ku siiyo mcnto💋

  • @ilhaancumar9371
    @ilhaancumar9371 2 роки тому +2

    Nafsi baa kaso baxay walee waa yaab

  • @bintihasan900
    @bintihasan900 2 роки тому +1

    Maashaaĺlaah ayaansharafhormarwacan

  • @saabiriinmohamed883
    @saabiriinmohamed883 2 роки тому +3

    Wlcme back sis❤🖤

  • @ruquyoamuse3933
    @ruquyoamuse3933 2 роки тому +2

    Alxm hada adigo nabad qabto noso laabaty❤️❤️ilaahey aa mahad leh

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 роки тому

      😘😘😘😘 thnks sis

    • @ruquyoamuse3933
      @ruquyoamuse3933 2 роки тому

      @@ayaangobdoon3254 ❤️❤️💕abayo mash waku wayey alx ❤️hada noso laabaty waku xiisay

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 роки тому +1

    Sub xanalaah qainsanaa wuusoo ijaarry

  • @haweyaali2904
    @haweyaali2904 2 роки тому

    Waa nabsi wey ku ficneed in sidaas layeelo mac sonkar

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 роки тому

    wcl sis🤩🤩💘💘❣

  • @sammie1163
    @sammie1163 2 роки тому +3

    Asc walaalo ayaan waxan u baahan ahay telefoonkaaga sababta oo ah waxan hayaa qiso i heysata si aad iilo talisaan. Waxanan ah dadka aad kuu daawada.

  • @umusuheyb3192
    @umusuheyb3192 2 роки тому +3

    Ayaaney wan soboqday chnnelkada yar waxana dhahay chnnelka yarow sobarbar alxamdulilaah abaayo fecbookada online kama arko walaahi abaayo ilahey hakusiyadiyo cafimadka

  • @Axmed1024
    @Axmed1024 2 роки тому

    Jecliyaa jabkaas cml waayo daacadnimo iyo qayaano Mel ilama galaan

  • @maryammushtaaq1559
    @maryammushtaaq1559 2 роки тому

    waxaan qurbha ka imaa naayo mid mid maahne wax faa,da eey leeyhiin majirdo 100/% waxa ga wanaagsn kana aqallaaq ficn wiilasha dalkeena hooyo nala joogo wax ka daacas san wllhi inaan la,arkin 🤍💙👑💕

  • @coleeynaima4131
    @coleeynaima4131 2 роки тому +2

    we missed you and your stories .love you abayo macaane .

  • @cabdiqaninoobalami222
    @cabdiqaninoobalami222 2 роки тому

    Gushaad gadho waa mid aanu ku faraxsanahay gulayso marwalba adiga iyo qoskakuba

  • @fifiali9963
    @fifiali9963 2 роки тому +1

    Imaan daaro maha lakin gabadh kasta waxay jeceshahay mustaqbal lakin wilkan inta oo sano laa socda muxu gabadha uu Haya hadu reerkoda kaso donayn

  • @Axmed1024
    @Axmed1024 2 роки тому

    Sidaay ugashay wiilkii miskiinka ahaa

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

    CMS SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW THEN SOO LAABASHO WACAN MARWO AYAAN KEEB GOING INSHALLAAH TACAALA

  • @malyuunmacalin6368
    @malyuunmacalin6368 2 роки тому

    aad ayaad umahad san tahay aad yaan u qiimeeyaa qisooyin kaaga

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 2 роки тому +1

    thnks sister

  • @estarhussein5623
    @estarhussein5623 2 роки тому

    Welcome back my queen Ayaan we missed you 🥰

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 2 роки тому

    Wcs ayaan qxuruxeey waan ku faraxsanahay hadad soo labatay adoo nabad ah aniga xitaa waan caajisnaa oo ayaantaan kuma dawan waa qisadii 4 inta aan maanta kaliya fiirsanaayo mahadsanid ♥️✌

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 роки тому +1

    comeback wll ayn ALLAH HAKU CAAFIYA. I A WAAN BOOQANAAA

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 2 роки тому

    Nabsi iga dheh

  • @sagalyusuf7192
    @sagalyusuf7192 2 роки тому +2

    Xiiis yuuu saxiibey mobilkaga hadaan hayo waankusowicilahaaa

  • @iqramoallim
    @iqramoallim 2 роки тому +1

    Dadka red falags maba arkan marka hore hada aragtid nin lacagta ka horeyso oo marka ku xanaqdidba iyada kugu sasabo fasax sii lkn waxa kaliya ad qisada kula yabay aya ah guriga aniga diyarinaya hda ku qanci weysidne wan ka bedelaya!!!! Mcnha ani miya dhintay

  • @haweyaali2904
    @haweyaali2904 2 роки тому

    Nabsi waa laga ficanyahay in la galo