PRANK Zakaadha oo aan ka xanaajinay team 22

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 61

  • @iqruush_abdukadir
    @iqruush_abdukadir 27 днів тому +8

    Team 22 prank iska dhaafo waa iga talo erayada qaar ma wanagsano ustubi iyo waxi la mid ah

  • @Zaynabah
    @Zaynabah 27 днів тому +4

    Wlhi zakadha ciidi mahaan❤😂😂😂

  • @ShukriAyanle
    @ShukriAyanle 27 днів тому

    First
    😂

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 27 днів тому +2

    sacdiyo 😂😂😂 mgca qofka mxaa ugu celcelisaaa

  • @FaraxAbdikarim
    @FaraxAbdikarim 27 днів тому

    Sakadho waad gaadeen❤❤❤❤❤❤

  • @ZaariyeCabdulqaadir
    @ZaariyeCabdulqaadir 25 днів тому +1

    Wargabana sabiskareem isaara❤❤❤

  • @sadaqcadde6622
    @sadaqcadde6622 27 днів тому +1

    Team 22 wani wataa 😂

  • @Xaawo399
    @Xaawo399 27 днів тому +1

    Wllyaal waxani idinma fiicna wllhi

  • @xidigataciyaalxamarcade3381
    @xidigataciyaalxamarcade3381 27 днів тому +1

    Prank dagalka joojiya please waxa funny ah sogaliya UA-cam ka

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 25 днів тому

    Wlhy ninkaas waa wada dulqaad

  • @fardowsaoktobar7281
    @fardowsaoktobar7281 26 днів тому

    Filimkii tagano qalpi so dhigaaa wan iidn so goynaa😊

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 27 днів тому +1

    Ilmaha yar yar beenta ha barina cunug lama dilin prankiyaa bareysiin ilmaha yar

  • @Zoona777
    @Zoona777 27 днів тому

    Sucdi prank ma fcno abyo iska daaya challenge ruwaayad. Iyo muuqaalo kaftan noso dhiga❤

  • @XAFSA-m7c
    @XAFSA-m7c 27 днів тому +5

    Prank iska dhafa waa iga talo wax yaabo qaraaxa ah noso duuba xitaa sheko nala wadaga marka safarka gashin team qaar side ahaye waxa ku dhacay

  • @nuurjerow2385
    @nuurjerow2385 26 днів тому

    Guuleyso sister garabkaga Ayaan nahay

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 25 днів тому

    Prankgan nacasnimada ah iskadaaya

  • @canabolat746
    @canabolat746 26 днів тому

    Caruurta il ayay ka qaadayan waxan uma fiicno qofka laga nixinayo

  • @hamseahmed5539
    @hamseahmed5539 22 дні тому

    Prank hadad aragto burbur uunba ka danbeeya iska dhaafa

  • @dr_safa512
    @dr_safa512 26 днів тому

    Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo team 22 ❤️❤️❤️💯💯❤️💯💯

  • @ramla8285
    @ramla8285 25 днів тому

    Team 22 ismujiya hadikale

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte8703 27 днів тому

    Naagayahow pranki ma rabno

  • @ZeynapCali
    @ZeynapCali 26 днів тому

    Talo prank iska dhaafa qalbiya da isku faraxsan idin kaka la dhima naayo

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu 22 дні тому

    Baranki sameya lakin haiscayina

  • @HiboFarxaan-en8qw
    @HiboFarxaan-en8qw 15 днів тому

    😊😊😊😊

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 27 днів тому

    Sheekada dagaalka ma jecli run run aan u maleynaa

  • @user-fv1cm9oj2p
    @user-fv1cm9oj2p 14 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte8703 27 днів тому

    Paranoica sharaftiina ku dhumayso

  • @LayoAbdi
    @LayoAbdi 26 днів тому

    Asxabey parank iskadaya wax cusub nokena waxas wax hore

  • @FFa-di4py
    @FFa-di4py 27 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @YasmiinMaxamed-k7v
    @YasmiinMaxamed-k7v 27 днів тому +1

    Zakaadha😂😂😂

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 27 днів тому

    Horta prankigaan maa naga dhaaftiin ma fiicnee

  • @user-pt6qs5xg5b
    @user-pt6qs5xg5b 27 днів тому

    Team 22

  • @user-ui6gb1pi9p
    @user-ui6gb1pi9p 27 днів тому

    Wlhi uu saxan yahay wax inaba necbahay

  • @user-eq4or3rm4c
    @user-eq4or3rm4c 25 днів тому

    Team 22 cabsi

  • @HiboFarxaan-en8qw
    @HiboFarxaan-en8qw 15 днів тому

    Has

  • @user-uf3xk6ug9e
    @user-uf3xk6ug9e 27 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ilwaadwarsa1111
    @Ilwaadwarsa1111 27 днів тому

    AQas ilmahaga ilkagama baqaysid miyaa naa Sacdiyo Waxas ha ulaaban. Prankiga waa dulmi sidiisa ma ficna wiilkaas hada imisa waji baa kuso wada jeensatay 😢

  • @FathaBisas-xv5zv
    @FathaBisas-xv5zv 27 днів тому

    sakadho waad gadeen😢

  • @dahaboadan6555
    @dahaboadan6555 27 днів тому

    Marka wad waalan rabtaan
    Waa idin qadarinaaye nagu qadariya lajoga aan idinla jogno oo iskadaaya waxa sababikara kala tagiina

  • @user-pf4pq5cr7y
    @user-pf4pq5cr7y День тому

    😂😂😂😂😂😂😊😅😅😅😅😅😅

  • @Yaasmiinnuur-gv6df
    @Yaasmiinnuur-gv6df 27 днів тому

    Wad ka gardarn tihin sakadha

  • @QadiijaMaxamed-ym7lp
    @QadiijaMaxamed-ym7lp 26 днів тому

    😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @IstahilSacid
    @IstahilSacid 27 днів тому

    ❤❤❤❤❤😊😮

  • @FartunMoalim
    @FartunMoalim 27 днів тому

    😂😂😂

  • @xanaansaciidxanaansaciid9602
    @xanaansaciidxanaansaciid9602 27 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 26 днів тому

    ❤❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉🎉

  • @niyaaladem
    @niyaaladem 27 днів тому +1

    Asc Sucdi habaryar, halkeen kaala soo xariiraa waan kuu baahnahaye

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 27 днів тому

    Naga dhafa
    Barankiga filmka noso daaya sucdi

  • @Sabirin59
    @Sabirin59 27 днів тому

    Akhas bal waxas day dhaqan xumaday ku dhaqmayan wadad irsaqadii halkas ka gashay wad isla wata ogtihiin waxan uf wa riwayad mad iska dhahdan inkasto an hortinba la oran wa wax laysla ogyahay hadaysan isla ogayn wilku wu xanaqi laha wuna ka tagi laha balseh wuxu wa riwayad shan daqiiqo lakala tuuray pranki somali wuxu yahay wala yaqana Ader wax la ogyahay o 90 shanka lasamaynayay bad rabtan idinko masakina o an cidiba idin aqon inad wax ka dhigtan o la idin dawado🙄😂😂😂😂😂😂😂

  • @RaxmoLibaan
    @RaxmoLibaan 26 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qb4xy2bu6b
    @user-qb4xy2bu6b 27 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IstahilSacid
    @IstahilSacid 27 днів тому

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😊😮

  • @IstahilSacid
    @IstahilSacid 27 днів тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😊❤❤

  • @shuubkabb672
    @shuubkabb672 27 днів тому

    Filin bilaba

  • @MunaMahmuud
    @MunaMahmuud 27 днів тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢😢😢😅😅😅😅❤❤❤😊

  • @Yaasmiinnuur-gv6df
    @Yaasmiinnuur-gv6df 27 днів тому

    Se cml her

  • @XAFSA-m7c
    @XAFSA-m7c 27 днів тому

    Xitaa adinka is warey zamzam oo kle waaresi noga noga so diyariya hooyo miyaa single miyaa xage ku dhalay yaad ku dayata marka murugsan thy maxa isku mashaqulisa faraxada yaad la wadagta oo ugu horeyo 😂talo wacan team 22 waa idin taagera❤

  • @Zoona777
    @Zoona777 27 днів тому

    Sucdi prank ma fcno abyo iska daaya challenge ruwaayad. Iyo muuqaalo kaftan noso dhiga❤

  • @amranxajiaxmed3792
    @amranxajiaxmed3792 27 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SaadaqKaraama22
    @SaadaqKaraama22 25 днів тому

    😂😂😂😂

  • @Zoona777
    @Zoona777 27 днів тому

    Sucdi prank ma fcno abyo iska daaya challenge ruwaayad. Iyo muuqaalo kaftan noso dhiga❤