QUDBADII MUSHARAX SALAAD CALI JEELE 07 09 2012

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 139

  • @saadaqrunsheeg3622
    @saadaqrunsheeg3622 6 років тому +5

    Salaad cali jeelle waa nika kaliya
    Oo ay soomaalida oo dhan u sacaba tuntay
    Dowladii dhexe kadib maasha allaaah

  • @osmanabdalla6951
    @osmanabdalla6951 2 роки тому +1

    Salad ali he’s my favorite politician in Somalia and he knows Quran very well!!!!!

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 4 роки тому +1

    Waa siyaasiga kaliya oo quraanka iyo siirada ama axaadista0 soo daliishado

  • @wiilwaal1169
    @wiilwaal1169 8 років тому +9

    Salaad waa wadani Hawiye sending love from galmudug.

  • @moirjfshee440
    @moirjfshee440 5 років тому +7

    Like Saar hadad 2019ka dawanesid

  • @omarhanad1365
    @omarhanad1365 7 років тому +25

    wlhi wee iska socdaan madaxda been tiis maaha soomaliyeey ma igu raacdeen like isaar hadaa igu raacday 😂😂

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 років тому +1

    Mudane Salad Cali Jeele waa qof qalbi nadiif ah, dambigiisa/Waalidkiisa iyo Keenaba, ALLAHA (Subxaanahu WaTacaala) dhaafo.

  • @midnimocadaalad8613
    @midnimocadaalad8613 6 років тому +33

    Like saar 2018 hadaa daawaneysid oo aad qososhay

    • @amaalhassen1553
      @amaalhassen1553 5 років тому

      🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂🤣😂🙏🙏👍

  • @ciisemaxamuud1075
    @ciisemaxamuud1075 6 років тому +5

    Waxaan ku jeclaaday waa nin luqadiisa aanan ka faanin ee ku faana guul salaad cali jeele

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 років тому +2

    Diinta aad buu u yaqaanaa waa sheekh alle ha barakeeyo salaad wuu iga qosliyey

  • @abdirahmanmohamed5838
    @abdirahmanmohamed5838 12 років тому +1

    salaad ali jeele ilaaha ku abuurtay ,, but mohamed abdullaahi farmaajo guul ayaan kuu rajeenayaa waa wadani ka hadlay wax qabadkiisa rasmigaana waana nin dalkaan wax ween ka qabankara ilaaheena waxaan oga baryaa inuu somali midaan ugu daro wanaag umada somaliyeedna quluubtooda ilaah isku soo duwo farmaajo Guuuuuuuuuuul

  • @abdiwalialihassanwali9092
    @abdiwalialihassanwali9092 8 років тому +13

    waxan hubaa inu kadacad sanyahay inta masha fadhida

    • @dalmarsheikhabdikarim8547
      @dalmarsheikhabdikarim8547 5 років тому

      Sxb miyaadan ogayn inuu ka mid yahey ragii itoobiya dalka soo geliyey 2006 kadibna ku amray itoobiya in ay duqeyso magaalada halkaa oo lagu baa bi iyey naf iyo maalba

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 4 роки тому +3

    Ben ma ahan runti ninkan waxu shagayo madaxdan adun iyo akhiro somali waysajiyen ninkan waa dacad runti

  • @abdirahmancalooley7868
    @abdirahmancalooley7868 7 років тому +19

    I like this polotician
    salad for ever

  • @dalla112
    @dalla112 7 років тому +15

    Sh.salaad cali jeele hadii la dooran lahaa wax weyn ayuu dalka ka badali lahaa. Doqomadan Meesha fadhiyo oo qoslaaaya la yaabay

    • @r.h204
      @r.h204 7 років тому +2

      suldaan Nabiil diin daacadnimo codkarnimo raganimo alle ugu daray salad waa dhab runtii❤ allow kuxafid

    • @dalla112
      @dalla112 7 років тому

      samira h Saxix Inna aabo sh.salaad Ilaah hano xafido wa halyeey so halgamay nabee..

    • @dalla112
      @dalla112 7 років тому +1

      samira h Saxix Inna aabo
      sh.salaad Ilaah hano xafido wa halyeey so halgamay nabee..

    • @r.h204
      @r.h204 7 років тому +2

      haa runtii lkn somlidaan iska qoslays nacaay ninkaan hadladiisa xikmadaa dhabaa kabuux

    • @dalla112
      @dalla112 7 років тому +1

      samira h Haa apaay ha u bixin somalida qaar siiba ku mahaa fadhiyo wa ku shubo maxaa cunaa Ninkii daacadnimo iyo in uu dalka wax u qabanaya ka dareeeman bullying isku dayaan in ku salmeyaan. Ileen wa Daacad xabad ka heli maayane . qosolkada wa qosol Gariir Wa I maahe xili mudane Salaad cali jeele la dhageysan doono wa marki caqliga noso laabto qofkana lagu doorto karti iyo wax qabad

  • @zakariyeahmed5121
    @zakariyeahmed5121 6 років тому +5

    salaad waa nin adag tageero weyn ayaan u ahay

  • @mohaissemoha3573
    @mohaissemoha3573 7 років тому +24

    Salaad cali jeele hadii la dooran lahaaa somalida lama qof oo is tagaasho lama arkeen Becouse sida ay u wada qoslaayaan ayey dagaal iyo qabiil hilmaami lahaayeeen 😂😂😂

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 2 роки тому +1

    Legend salad Ali

  • @farahahmed1653
    @farahahmed1653 5 років тому +2

    Nin iska fiican Weeyo Salaad Cali jeele

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 років тому +1

    Wallaahi salaad codkayga waa siin lahaa anigoo ogaadeen ah waa nin daacad ah oo qalbi xaadhan

  • @alish2852
    @alish2852 8 років тому +12

    SALAAD CALI JEELE NIN DAACAD AH

  • @zaki99ful
    @zaki99ful 12 років тому +11

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kulahaaa shacabka masakinta somaliyeed wexeey rabaan waa garahaa ani maxa yelay waan kusoo dhex koray mana katagin kuwaanse garamayaan waa iska socdaaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk funny as shyytttt wlhi he made my day salaad ali jeele codkeyga asaan siiyay ani kkkkkkk

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 2 місяці тому +1

    Ar maxaa meshaan tuugo qosleysaa dulli idinku dhac asagaa dhama runtii

  • @barkhadlehoobaalshire8474
    @barkhadlehoobaalshire8474 8 років тому +4

    salaad cali jeele waa nin uqalma jigada somaliya

  • @drsiciidabdallah1056
    @drsiciidabdallah1056 5 років тому +1

    Yaa daawanaya 2018 like me

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 Рік тому

    Salaad iyo Cabdille raage maxay isu yihiin..Wuu naga qosliyay ALLAH ha ka qosliyo...

  • @sabirsabrie9481
    @sabirsabrie9481 12 років тому +5

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa fuurey ninkaan waa funny comic words lakiin quraanka siduu u yaqaan aan layaabey

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Ninkan la ka rayay barlamanka lacag ta wa xagina codkina wa aniga yiri

  • @abdiasismohamed5785
    @abdiasismohamed5785 5 років тому +1

    Slaad Cli Jeele Waa nin Mwaadin ah Taageere aYaan U ahy

  • @anushka123mohamed4
    @anushka123mohamed4 7 років тому +5

    malintas salad cali jele walagu qoslayay lakin wala arkay hada waxii uuka shegayay badi way gaten xadude way gaten dadkina hada ayay gadanoyan malintas salaad cali jele inla dorta ayay ahayd walee waloo shalayay

  • @khaansalaad8223
    @khaansalaad8223 6 років тому +1

    Mashaa llh waye wlh Salaad Cali jeedle

  • @abdiwalimuse8816
    @abdiwalimuse8816 Рік тому

    Waaa lagu qolayaä lakin Runtu ka hadlay Rag Rag dhalay

  • @MohamadAli-tc3kx
    @MohamadAli-tc3kx 7 років тому +4

    Berrigaas salaad cali jeelle in la doorto ayey ahayd walee waxaan ka qoray waxaba laga yaabaa inay gadaan dalkaba hadana dadkiibaabay gadeen markaasay waliba indho Adayg kasii daran kaga jawaabeen markay mudo Aamusnaayeen

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 4 роки тому +1

    hhhhh galabtaa live ayaan u daawanaayay

  • @mohamedabdullahi5708
    @mohamedabdullahi5708 5 років тому +1

    7 sano kadib ayaan markale daawanaa.

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 6 років тому +2

    This guy should be rich in political comedy.

  • @ahmed.abdisiioow8014
    @ahmed.abdisiioow8014 5 років тому

    Libaax banaanka ku dhacay gambasho ma yaqaan xaqiiqdii

  • @abdiaziiz5562
    @abdiaziiz5562 7 років тому +1

    salad cali garasiyoo ajakiiski abgaal

  • @ciiseaxmad1775
    @ciiseaxmad1775 Рік тому

    Legend

  • @abdullahifarah8099
    @abdullahifarah8099 7 років тому +1

    SALAAD CALI JEELLE WAXAAD KA MID AHEEYD snm SIDAAS BAAN TAAGEERADAYDII KAALA NOQDAY MAXAA YEELAY HAL XAARAAN AHI NIRIG XALAAL MA DHASHO SNM MUJRIMIIN BAAD KA NID NOQOTAY WBT

  • @megayaab1
    @megayaab1 12 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. he is nice and he seems he doesn't care if wins or not he just wanted to say what he said..well done salaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad, loooooooooooooooool luv him, hahaha

  • @HurreJunior
    @HurreJunior 6 років тому

    hhhh, I never get enough Hon. Salad Ali Jeelle's comic speeches

  • @CIGAYON
    @CIGAYON 12 років тому +5

    runtii salaad baarlamaanka inuu kujiraa fiicneed.kkkkkkkk... he is not political but he is very good for comical

  • @mohamedarale2754
    @mohamedarale2754 6 років тому +1

    Nin Adag waaye ninkaan

  • @ahmedwali9855
    @ahmedwali9855 6 років тому +1

    salaad guulysoh

  • @aminamaxamed304
    @aminamaxamed304 8 років тому +2

    nindaacada waa oo astaahila madaxwayne

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 9 років тому +5

    salaad waa nin loo baahan yhy shaqadiisana kaga dhabeeya . waa nin dhaqankiisa ku dhegan aad baan u bogaadinayaa, moralka ayuu dadka u dhisay oo waa wada farxeen dadku yaa intaa samayn kara 1000 qof ayuu ka farxiyey oo wax kawada guuxayeen ,waa rageedii argagixisadana waa ku leefaa

  • @ohbohooo4650
    @ohbohooo4650 5 років тому +1

    NASIIBKIINA AYEEY IDIN GAFIINAAYAAN KU YEEH

  • @Himila55
    @Himila55 8 років тому +3

    Salaad cali jeele nin culus

  • @nalos.
    @nalos. 5 років тому +1

    wallahi salaad cali jeele funny waaye

  • @nuuraniabdirashiid7082
    @nuuraniabdirashiid7082 Рік тому

    Qosol ayeey dadka Ka thy lkn Asiga xqiiqda ayuu Ka hadlaa

  • @yariisowraage1338
    @yariisowraage1338 6 років тому +1

    Ninkarmeet mustaqbalka

  • @abdimahadi6654
    @abdimahadi6654 7 років тому

    cabdi casiis afrika mxaad isku tihiin salaad

  • @billemohammed4781
    @billemohammed4781 12 років тому +2

    kkkkkkkkkkk caadi mahan salaad cali jeele well done funy aa tahayeee kkk

  • @farxaandhaqane7174
    @farxaandhaqane7174 7 років тому

    msha Alllh sald Ali jele

  • @warsameyasin3365
    @warsameyasin3365 5 років тому +2

    war ninkaan tiyaatarka bkufiicanyahay

  • @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345
    @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345 4 роки тому

    jele xasan shiiq maxamud iyo shariif dacay dheer waa garacyey tobanka kun Kama dhumin xudeydey gadanayan

  • @mohammedali5832
    @mohammedali5832 12 років тому +1

    Waxaad tahay xayawaan qabiil wado, aanan ka hadleyn xaqa, marka hadii aad wax aqrisid Dacwadii lagu soo oogay asaga iyo tuugada kale labada shariif iyo Cabdiwali,aduunka iyo Somalidaba waa la socotaa , Somaliya tuug uma qalmo in uu hogaamiyo , xayawaanimada dhaaf xaqiiqada ka hadal

  • @kaynaanofficialchannel8777
    @kaynaanofficialchannel8777 5 років тому +1

    walaahi hadalkiisa sax ayoo aha waxa dhacey waaaa laarkey xasan intoo sheegey ayaaa kaso baxdey

  • @LiiLaGiusta
    @LiiLaGiusta 12 років тому +1

    ....hahahahahahaha forteeeeee!!!.

  • @warsameyasin3365
    @warsameyasin3365 5 років тому

    ma khudbaynayaa mise wuu cayaarayaa

  • @nagaash144
    @nagaash144 12 років тому +3

    hahahahahhahahaha walahiii beryo badan maqoosliin lkn ninkaan waa iga qoslisisiyeey inaba cadi mahaan waa runtiis

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 5 років тому +1

    SALAAD SAC COOS HA LOO DHIGO OO UU CUNO SIYAASAD WAXBA KAMA OGA , SHAQO HA LAGA SIIYO RIWAAYADAHA SI UU DADKA OGA QOSOLSIIYO SALAAD SAC UF.

    • @ahmeddahir8184
      @ahmeddahir8184 2 роки тому

      Qofka daacada ah ee qalbiga xaadhan dadka caqliga yar waxay umaleeyaan doqon..
      Waxay ilatahay inaad adigu caws aad cunto ubaanaan lahayd.
      Ninkan doqon ma'aha waa nin daacad hadlaya ..
      Dadkuna badankood dadka aan wax qarin ee daacada ah doqon bay umaleeyaan.
      Doqonimo kadheer abayo macaan ninkan.

  • @abdullahialazziz297
    @abdullahialazziz297 7 років тому

    Thanks

  • @somalishort8959
    @somalishort8959 7 років тому +2

    hhhhhh hawiye marabni isbadal doon

  • @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345
    @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345 4 роки тому +1

    shactaro hadad rabto salaad c jele iyo muse suudi shegeyso

  • @wadani1
    @wadani1 12 років тому +1

    snm ayaan ka tirsanaan jiray kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @dhalinyaradawacyigelinta2924
    @dhalinyaradawacyigelinta2924 9 років тому +2

    salaaad funny waa mudantahy xikka

  • @fowziyaadam5660
    @fowziyaadam5660 5 років тому

    Kkkkkkk maashaa alaah

  • @fataxaale
    @fataxaale 5 років тому

    Waxan meesha fadhiya oodhani waa tuugadii dalka qaribeysey ilahay dalka haydinka qabto tuugo tuugo dhashay ilhayn cadaaab buu idiin diyaariyey

  • @Barujeedtv
    @Barujeedtv 7 років тому +1

    kuwa dhegeeysanaya dameer dhawaaya war waxa kahor istaaga

  • @dahabkaasliga8175
    @dahabkaasliga8175 6 років тому +1

    kkkkk biyo nadiif ahna waa lacabaa kulaaa

  • @sakariaahmed3738
    @sakariaahmed3738 7 років тому +2

    he is funny

  • @Barujeedtv
    @Barujeedtv 7 років тому

    sac cali jeele

  • @dalabeeycadeqabiilkuwawaxj8208
    @dalabeeycadeqabiilkuwawaxj8208 7 років тому +1

    war ninkan dooeta

  • @Barujeedtv
    @Barujeedtv 7 років тому +2

    Barkalaguugu dhufay liitee

  • @hanimuhudiinali
    @hanimuhudiinali 12 років тому +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi ma ahan

  • @ruunaadanukahelayqalif5099
    @ruunaadanukahelayqalif5099 6 років тому

    aflado waa lesku cadabaa

  • @khaansalaad8223
    @khaansalaad8223 6 років тому

    Mesha Shactaro lee u jooga

  • @abdirahmaanmohamedabdulaah261
    @abdirahmaanmohamedabdulaah261 6 років тому

    ,🎃👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @noneofscared
    @noneofscared 12 років тому

    saan u qoslay maanta weligeye uma qoslin kkkkkk salaad cali jeele adigaa kuleh kkk

  • @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345
    @farxiyoismaelmohamudcaliwa1345 4 роки тому

    MA gudbeyaal cideyda bal yaa weydiyey mow sheego hadii LA doorto waxuu qaban lahaa ama iska cuno tobanka kun u doorashada ku bixiyey

  • @mohammedali5832
    @mohammedali5832 12 років тому +2

    Farmaajo kama uusan hadlin lacagta uu ka xaday maatada Somalida ee baahida u dhamaatay, marka tuug uma qalmo in uu hogaamaiyo qaranka.

  • @mohammedali5832
    @mohammedali5832 12 років тому +1

    Ma tuuga dhacay lacagahii loogu talagalay maatada Somaliyeed ee baahida u dhamaatay ayaa fiican.

  • @canababdimohammed4765
    @canababdimohammed4765 6 років тому +1

    kkkkkkkkkkkk

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 років тому +1

    Kkk

  • @abdinasirjimale7614
    @abdinasirjimale7614 9 років тому

    Wuuu ogyahay in aan ladooraneen Eee waa ruwayadii loogu tala galay xalada

  • @abdimahadi6654
    @abdimahadi6654 7 років тому +2

    funny politician

  • @mohamedabdiaziz3075
    @mohamedabdiaziz3075 6 років тому

    kkkkkkkkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Bashi869
    @Bashi869 7 років тому +1

    intuu hadlayay Gaas waxaa lagu qabtay camerada 100 jeer kabadan. qofka muhiimka ah waad ka dhexgarankartaa dadka fudihiisa

  • @abdirizakruush7425
    @abdirizakruush7425 8 років тому +1

    salaad nin raga dheh

  • @iliassomali8705
    @iliassomali8705 8 років тому +1

    😂😂 nin waalan iga dheh

  • @abdikadirahmed9274
    @abdikadirahmed9274 5 років тому +1

    Booooooooo

  • @dalabeeycadeqabiilkuwawaxj8208
    @dalabeeycadeqabiilkuwawaxj8208 7 років тому

    kkkkjjj waiskasocdab

  • @Barujeedtv
    @Barujeedtv 7 років тому

    dalbaan hogaaminayaa ayuu leeyahay afsoomaalina mayaqqan

    • @ahmedlast9392
      @ahmedlast9392 4 роки тому

      Afsomali wuukaa badiyaa lkn qoraalka warqada ku qoran ayaan eheen jahjadiisii uu sida caadi ah ugu hdlaayey waxaan rajeynaa inaad fahantey khaladka meesha uu ka jirey

  • @Englishtosomaliinstitute
    @Englishtosomaliinstitute 5 років тому +1

    Hhhhhhhhhhhhhhh salaaad cali jeeele waaba shactiroole madaxweyne mx loogu dooran waaye si soomaalida ooga qosliyo markastoo ay murgoodaaaaan kkkkkkkkkkkkk

  • @sadikmohamedali6942
    @sadikmohamedali6942 7 років тому

    hhhhhhhhhhhhh

  • @keysa7395
    @keysa7395 6 років тому

    Dameer cali jeele ahaa
    Ala maxaa hawiye lo gisi Ku Jira
    Bal ratigaan fiiri waa dibi caadi ah

  • @kingsolo8451
    @kingsolo8451 8 років тому

    kkkkkkk

  • @abdalleqalifhirsi6055
    @abdalleqalifhirsi6055 6 років тому

    Kkkkkkkk