KHUDBADII MUSHARAX SALAAD CALI JEELE 07 09 2012

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024
  • SOMALI CHANNEL

КОМЕНТАРІ • 196

  • @TayoSpareparts
    @TayoSpareparts 7 місяців тому +10

    2024 yadawanaya😮

  • @Taraagle67
    @Taraagle67 Рік тому +18

    Video yaa dawanayo 2023 love saar ❤️👍

  • @hadalyargaflaaan3141
    @hadalyargaflaaan3141 4 роки тому +23

    War ninkan Allaha barekeeyo isago Subac kujira araky waa Nin Xaafid Qur’aan ah Allaha Xafido 😍🙏

  • @tayibabdirahiim6219
    @tayibabdirahiim6219 4 роки тому +27

    Still 2020 watching🇸🇴🇸🇴 🙏🙏

  • @gurraze
    @gurraze 12 років тому +14

    Wallahi ninkaan waa rageedii. Anigu waxaan ahay Soomali wadani ah kanoo kale waa fahmi karaa waaa na la dhaqmikaraaah

  • @dalla112
    @dalla112 12 років тому +4

    Maasha Allah sh salaad cali jeele ma kuwan ba xildhibaan aqoon leh markii aayad quraan la sheego ku qoslaya wa yaap
    wa u tahniyadenya madaxweynha cusub mudane xsan sh maxamuud

  • @abdulwahap9744
    @abdulwahap9744 3 роки тому +5

    2021 yaa ila daawanoyo

  • @halbawlemedia8513
    @halbawlemedia8513 2 роки тому +7

    8 jeer bàan daawaday 😁 Qosol iguma hadhin yaa dhawrjeer daawaday ?

  • @weydowaranle
    @weydowaranle 12 років тому +2

    VIVA Salaad Cali Jeele Madaxweynaha Mustaqbalka Soomaaliya .. " Lacagu waa qaadasho codkuna waa in aniga leysiiyo " caadi maaha ninkaan hala doorto Soomaaliyeey ..

  • @ClaahiDauud
    @ClaahiDauud 6 місяців тому +2

    Video yaa daawanooyo 2024 love saar

  • @08nimo
    @08nimo 12 років тому +13

    best comedy ever walahi waan qoslay

  • @ShibisGurl4life
    @ShibisGurl4life 12 років тому

    Viva salaaaad cali jeeeele walee he is more than a man ....he made my day thnkss mudane salaad

  • @ServentOftheGracious
    @ServentOftheGracious 12 років тому +7

    this guy is amazing with out the paper he is definetely the Man.

  • @cnajeebcrasheed3615
    @cnajeebcrasheed3615 11 місяців тому

    ALLAHA xafido Salaad Cali jeeele🇸🇴🫂🥰🥰🥰🙋🏽‍♂️

  • @daadirdaadir9277
    @daadirdaadir9277 4 роки тому +3

    Salaad cali jeele waa geesi runta kahadla guuleyso

  • @Maymuunah23
    @Maymuunah23 12 років тому +3

    Musharax Soomaliyeed Diinleh qiimaleh qiiyraysan dadkiisan inu wax u qabto raba waaye masha'allah, bes waxan rabnaa Musharax Diini iyo Maadi isku darsaday

  • @Walaalkaween
    @Walaalkaween 12 років тому +9

    QOSOLKA AYUU IGA DHAMEEYAAY AAD AYUU UGU MAHAD SAN YAHAY SALAAD ALI JEELE

  • @MaxamedCabdi-uq7lu
    @MaxamedCabdi-uq7lu 3 місяці тому

    Walahi qosol ayaaa meeshaaa kasooo hadhay

  • @qhaalidcasiis2162
    @qhaalidcasiis2162 5 років тому +2

    Waa 2012 waa taariiq Insha Allah maantay Waan ka qurxanahay sidii waqtigaas waa 2019 waxaan filaneynaa hormar wacan Insha Allah 2030 10 sano kadib

  • @soomaaliwadany6545
    @soomaaliwadany6545 12 років тому +2

    wwweh what a wonderful qudba by salaad cali jeelle

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 Рік тому +1

    2023 still watching

  • @shariifhusseinmohamud8993
    @shariifhusseinmohamud8993 4 роки тому +4

    Hhhhhhhhh wlhi caadi mahan salad cali jelle anigu waxa rabtiinan oghay lkin kuwan ma oga waa iska socdaan kulahaa😂😂😂

  • @saacidyare8083
    @saacidyare8083 4 роки тому +3

    stretegic freinds ayan sameyhaa
    salaad cali jele wlhi fani wa ninka an madaxdena katagero kkkkkk

  • @faudgelle9279
    @faudgelle9279 2 роки тому

    2022 Yaa daawaday?cajiib salaad ali jeele

  • @killerkid2195
    @killerkid2195 12 років тому +3

    VIVA Salaad cali jele

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 12 років тому +1

    Maa`allah nin waa kan oo kale maxaa yeelay waa nin aad u wacan waayo wuu ka fiicanyahay musharaxiinta kale sababta quraan buu aqriyay xitaa wuu wacdiyay marka madaxwayne waan u hambalyeeynayaa salaad cali jeelle waa nin rag ah si sharaf leh u hadla waraaqda wuxuu kor ugu haysto sababtu waa nin dheer ma,aha n musharaxiintaan gaagaaban oo kale marka hambalyo salaad cali jeele waa kii loo baahnaa fikirkiisuna wuu cadyahay wow!

  • @RashkaMoolas
    @RashkaMoolas 3 місяці тому +1

    2026 😂🇸🇴🙌🏾 legend 🇸🇴🇸🇴

  • @mohmegan
    @mohmegan 12 років тому

    wixii lacag ah kaqaata musharixiinta laakiin wixii cod ah aniga iigu shuba camal waaaaaaaaaaw

  • @gaagaachm2845
    @gaagaachm2845 12 років тому +2

    WALLAAHI SAAN U QOSLAAYAY WAA DHIDIDAY ILAAHOOW I CAFI CAADI MAAHAN NINKAAN

  • @deeqyare100
    @deeqyare100 12 років тому +1

    salaad cali jeele waan hubaa waa daacad waana dooran la haay lkn wadankeeyga waxa uu u baahanyahay waqtigaan nin aqoon iyo siyaasi dhab ah

  • @TheZilzaal
    @TheZilzaal 12 років тому

    insha allah soomaliyeey midoowdee al hamdullilaah kulli somali yeey insha allah ninkii xaq u leh dhamaan dadka isu soo sharaxay madaxweeyne somaliyeey runtii xilka madaxnimo kuligeed weey u banaan yihiin insha allah nabad iyo caano can not wait to go somali somaliya wadankeyga iyo dadkeyga waan jeclahay viva somali ilaahoow nabad iyo cadaalad nimo ya rabbi

  • @Abdi2824
    @Abdi2824 12 років тому

    Walaahi waa nin qosol badan lakin waxan ka dareemay hadalkiisa in uu howlo badan dalka u soo qabtay viva from Jigjiga

  • @popmarly8493
    @popmarly8493 5 років тому +1

    Ninkan lahjadisa lagu cunsuruyeeyay

  • @salaamas4
    @salaamas4 12 років тому +1

    nice speech Salad cali jeele madxsate adaa uqalmaa

  • @hubsiimomaalmedia8979
    @hubsiimomaalmedia8979 5 років тому +11

    Biyo wanaagsana waa lacabaa 😂 😂 😂

  • @adamsomaliful
    @adamsomaliful 12 років тому +3

    Kkkkkkkkk lacagu waa qaadasho codkana waa in aniga la isiiyo very Funny!!

  • @abduwelidalel9054
    @abduwelidalel9054 3 роки тому

    Best qudbad aan dawado 2021

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 4 місяці тому

    Still am watching 2024

  • @abdikarinyusuf5508
    @abdikarinyusuf5508 2 роки тому +1

    2022 still watching I was we have president honesty like this man 👞

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 2 роки тому

    Taalo gu' dhigay ayeey deeri kufaantaa.

  • @mohasalah6144
    @mohasalah6144 5 років тому

    Wlh qosol salaad cali jeele markasta waan daabadaa

  • @aqwadi
    @aqwadi 12 років тому +4

    this was my favourite speech!!!!!!!!!! LOL

  • @liibaan1990
    @liibaan1990 12 років тому +1

    This man made my day.......

  • @worldvoice101
    @worldvoice101 2 роки тому

    Waa kaftan Dacad Kama aha.

  • @mohamedaliomar9238
    @mohamedaliomar9238 4 роки тому +1

    Walo baahna waayo qeebta majeejilada aya looga baahna qudbooyinka murashaxiiinta kkkkk waana qatay qeebtiiisa salaaad

  • @Shabcaan2009
    @Shabcaan2009 12 років тому

    salaad ali jeele musharax somaliyed oo runta taabtey maanta qudbadiisii dhereed

  • @daahircaalami497
    @daahircaalami497 3 роки тому +1

    still 2021 watching

  • @abdinasiib8602
    @abdinasiib8602 12 років тому

    ninkan waxa jira buu ka hadalayaa sxb nasibkaga kasho

  • @maxamedibraahimxaaji3780
    @maxamedibraahimxaaji3780 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 2 місяці тому +1

    Odayaal tuuga ah weya waxa mesha ka muqda asaa dhamo kuwaas runtii

  • @ServentOftheGracious
    @ServentOftheGracious 12 років тому +2

    mashallah caadimaha he is the best he feels how somali ppl feel

  • @1awdalpress
    @1awdalpress 12 років тому

    walaal Somali Channel waad mahadsan tihiin,please Ma soo galin kartaan prof-Ahmed Ismail Samater oo ah ninka kaliya ee u qalma amaba maanta Somali indhaha ku hayso hadaba please soo galiya Khudbadiisii uu ka hor akhriyey Baarlamaka somaliyeed Hortiisa,haddii waxa aad wadaan eex iyo nin jeclaysi.

  • @AhmedJamal-hc8fj
    @AhmedJamal-hc8fj 2 місяці тому

    Ani waxaan arkaa 26/07/2024❤

  • @orobleh77
    @orobleh77 12 років тому

    Waa Musharax Runta is kaftan ah na Kahadlay

  • @kckofirow6473
    @kckofirow6473 2 роки тому

    Wadani waaye dhab ah 2022 🤣🤣

  • @JowharHorseed
    @JowharHorseed 12 років тому

    waxa la soo jeeedin lahaay miyaa warqad laga aqrinaa yaab anagaa aragnay?

  • @amiinyusuf42
    @amiinyusuf42 Рік тому

    Ninkan o kale aya laraba

  • @TheGreatStrugler
    @TheGreatStrugler 12 років тому +1

    Woow Salad nin culus illaahey garabkaaga ha gallo

  • @hhah72
    @hhah72 12 років тому +4

    We laugh and think him off as goofy, I think, Jeele is reality that is waiting us in exile. Honest criminal. Truth-seeker and liar, After viewing them, I give my vote to Jeele for Honesty for his crimes.

  • @MrXamarawi
    @MrXamarawi 12 років тому

    somali chanel wad mahadssantihin.waxan iniga codsana aad so gelisan qudbada prof samater
    qabiil kuman tagerin oo runti igu qabiilba maha lakiin waa wadani dacada o dalka hooyo jecel

  • @hybehybe6034
    @hybehybe6034 2 роки тому

    He's talking facts and reality. And what is somaliya and leadership 🤔 it's. END

  • @saladomahamad5549
    @saladomahamad5549 4 роки тому +2

    Masha Allah ilaah haku Xiifdiyo

  • @mahmoodissoo2778
    @mahmoodissoo2778 4 роки тому +2

    Masha allh

  • @TheMustaqbal
    @TheMustaqbal 12 років тому

    PLZ AND PLZ SOMALI PEOPLE TAKE CARE PR: AHMED ISMAIL SAMATAR HE IS A POWER SOMALI NATION MAN WLAAHI AQOONYHN

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 5 років тому +1

    Next president in Somalia🇸🇴💙👍😁

  • @faysalbakaal
    @faysalbakaal 4 роки тому +3

    Lacagwaa qadasho codkana waa in aniga la isiiyaaa.... Salaad cali jeele 😂

  • @GaariAli
    @GaariAli 4 місяці тому

    2024 😂😱

  • @SuperPuntlander
    @SuperPuntlander 12 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa funny kan majaajileyste waaye madax ma noqon karoo waa taltaliini jkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 3 роки тому +2

    HADII COD LAQAADO SOMALIA NINKAN 100% BUU KUSO BIXI LAHAA . WAA NIN UMADA INTAAS LE EG OO CALOOSHA KAWADA BUKA KA QOSLIYAY.

  • @wadani412
    @wadani412 12 років тому

    150 Million rag cunay oo raba inay dalka gataan waa runtii Mr Jeele ilaahow ragaa dadka ka qabo
    waa Shariiiiif, Gaas, Farmaajo kuwa uu sheegayaa,
    nin nadiif ah ilaahow mada u soo saar.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +1

    Hilarious

  • @haruusheboy7144
    @haruusheboy7144 2 роки тому

    Still waching 2022

  • @firinbimanaxo
    @firinbimanaxo 12 років тому +2

    lolzzzzzzzzzz salaad ali jeela caadi ma ahan

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 2 роки тому

    Lacagi waa qaadasho codkana waa in aniga lay siiyaa

  • @somatit6817
    @somatit6817 8 років тому +2

    hhhhh caadi ma aha Salaad cali jeele gob waaye

  • @leeabdi7088
    @leeabdi7088 12 років тому +1

    Somaali baan ahay lahjad laygu soo barbaariyey baan leeyahay ma uda abdulaa afki hooyaday baan kudlaa
    Ma kumadi baa

  • @ShibisGurl4life
    @ShibisGurl4life 12 років тому +4

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk lacagu waa qadaasho codkane waa anigu; caadi maahan wlhi

  • @LSADFHSA87WEWKL
    @LSADFHSA87WEWKL 12 років тому

    sxbyaal somali channel meeday khudbadii prof. samatar waxaa loo baahanayahay dhexdhexaadnimo page isagaan usoo galnay hadalkiisa kumana jiro aad baan idiin salaamaya waadna ku mahadsantihiin hawsha aad u haysaan shacabka soomaaliyeed

  • @leeabdi7088
    @leeabdi7088 12 років тому

    Scotishkaba lahjadiisa ayuu ku hadlaa lahajado waa dhalad baan ahay gob baan ahay nin awoowayashiis layaqaan baan

  • @AKcadde7
    @AKcadde7 12 років тому

    kkkkk kan jilaa u ku ficnaa ee siyasad maku ficnen dad badan o siyasada aqon ama jeclen aa videogan dawaday sax LIKE saar ani cml

  • @hilibi63
    @hilibi63 11 років тому +2

    masuul sare waa u qalantaaa

  • @rabiicmohamed1211
    @rabiicmohamed1211 6 років тому +1

    Waa daacad run waa oday somali

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 роки тому

    Jawaaribuu ka qosliyey

  • @dirshaale16
    @dirshaale16 12 років тому

    manta ayay tahay wakhti la ga bixi rabo mashkilad soo jirtay in mudo ah,rayi ahaan wxn qabaa anigu manta waxa samata bixin kara somaliya aqoon yaan cabdiraxmaan baadyaw cidii in un jecel wanaaga somaliya isaga ha loo ulaleeyo ayaan odhan lahaa waa bilaahi taw fiiq

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 роки тому +1

    Salaad runtuu ka hadlayaa

  • @wadani647784
    @wadani647784 12 років тому

    lacagi waa qaadasho anigana waa in la isiiyaa codka.
    intaas caadi ma,aha.

  • @farahahmed5573
    @farahahmed5573 6 років тому +4

    Ciidamo shisheeye aan dalka keenay uu kufanaaya Lo, dheh

    • @Mooraal0
      @Mooraal0 4 роки тому

      Daarood maanta waad kasok horjeedeen maantana waa wadani waa wadi ayaa ku heysan war xishooda hadii kale xiryihii qaxootiga ayaan idiim celineynaa farmaajo waxba idinmagalo oo naftiisa ayuu wax ugalin

  • @bishaarproduction24
    @bishaarproduction24 4 роки тому

    Kuwaa quraanka ku qoslaayaan kwrn

  • @yunisdini7061
    @yunisdini7061 5 років тому +2

    Legend

  • @guledhussein798
    @guledhussein798 12 років тому

    musharax qiima leh ayu noqday wlhi waayo xaqiiqada ayuu ka hadlay hadii uu maanta awoodo acag uu ku soo baxo waa uu dhiibi lahaan kkkkkkkkkkkk taageeraha ugu badan yuu helay salaad cali jeele blshada soomaliyeed

  • @mustafabdow8243
    @mustafabdow8243 12 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk SALAAD CALI JEELE MASRAXA MAJAAJILESTE HAKA NOQDO LOOOLZ
    Mar Walba waxey Rabaan in la iska doorto

  • @ashaabdi176
    @ashaabdi176 8 років тому +4

    majajilo ayad Ku fiican tahay

  • @leeabdi7088
    @leeabdi7088 12 років тому +2

    Qof walba xaq bow uleeyahay in uu ku hadlo lahjadiisa
    Geesi
    Adsa ku leh cudkayga

  • @abdijama6809
    @abdijama6809 11 років тому +1

    kaasina waxuu ahaa majaajiliistaha salaad cali jeele oo donayey in loo doorto madaxwayne somaliyeed.

  • @wagiig
    @wagiig 12 років тому

    Wlhi Saan U Qoslaayay Waan Fuuray!!! Lacag Waa QaadashO Codkana ANiga I Siiya Kulahaaa l0lzzzz

  • @Geeljire22
    @Geeljire22 12 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa comedy odagan ma rabo inu madaxwayne noqdee lkn inuu ka qosliyo oo deedna halka wax ka raadiyuu rabaa

  • @Bashkallpp
    @Bashkallpp 12 років тому

    salad ?

  • @ahmednaasir4221
    @ahmednaasir4221 11 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dheesha manadeysiinooo ilaa iyo goormaad wadeysiin musalsalkaan

  • @eyman143
    @eyman143 12 років тому

    kkkkkkkkkkkk walee waa xariif aan waxba ka ogeyn siyaasad caqlina sxb aan u aheyn kulahaa aniga meeshaan ka imid leyskama codsado ee waa leyska tuugaa alqacida iyo burcad badeed hadeyba salaad maqlaan waa iska cararayaan waxaan oo kale ayaa waxay kuleeyihiin dowlad ayaan nahay ama ka buuxa dowlada salaamaad.....

  • @qalxeero
    @qalxeero 12 років тому

    abgaal xikmadda maxaa ka qaaday. giddi waa doqomo.

    • @sadaqabdulahiahmed2321
      @sadaqabdulahiahmed2321 4 роки тому

      🖕🖕🖕🖕🖕🖕

    • @dr.nasiib5466
      @dr.nasiib5466 4 роки тому

      Abgaal 20 sano madaxweyne ahaayeen 4 sano raisulwasaare 18 sano vise precedent ayee ahaayeen ee ciil iyo caro u dhimo