Axmaar Madoobe Burcad Dhul iyo Dhuxul ma adiga Sharci ku taagan!? xoog iyo Afduub baad ku haysata Masiibo Allah kugu rido Ciidanki Dalka Cadowga ka difaacaye baad weerartay Jubaland ma Wadan Somali ka baxsan baa!? Dastuurkese ma wuxuu dhigaa inuu iska fadhiyo Kursiga ma Boqortooya!?
Dulliiga xassan sheikh waxa uu ugu sujuudiyay Abi wax kale maahayn ee waxay ahayd in ciidamada Ethiopia ay isaga caawiyaan si Ahmed loo soo qabto deetana kaga dhigo ninkii qayrkii loo xiirayaw soo qoyso, ku xijisiiyo koonfur galbeed, putland, ssc. Hiiraan.
Mida kale reer gado ayaga mey uistagan xorentoda mida kale reer kufarax inlahesto oo ladulesto ana rabin iney dhaq dhaqaq sameya diidan madax weynaha inu iskumashquliyo maufican wayo ninki farmajo aya kaamusan ahmed tas aya cadeneso reer ki marexan iney yihin sakaxada 😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 xasan wuu waashay baan filayaa ceebtii hore maku filaan wayday
500 Askari sheeko miya kabadbadis waye tas 😂
Somaliya illahaybay leedahay oo malehe madaxwayne iyo dawlad fiican.
War xasan tala xume dadkaaga
Daweyso oo gedo iyo hiiraan
Ka dhig labo gobol waa horumare
Kuli ee ee ee
tala
Axmaar Madoobe Burcad Dhul iyo Dhuxul ma adiga Sharci ku taagan!? xoog iyo Afduub baad ku haysata Masiibo Allah kugu rido Ciidanki Dalka Cadowga ka difaacaye baad weerartay Jubaland ma Wadan Somali ka baxsan baa!? Dastuurkese ma wuxuu dhigaa inuu iska fadhiyo Kursiga ma Boqortooya!?
Dulliiga xassan sheikh waxa uu ugu sujuudiyay Abi wax kale maahayn ee waxay ahayd in ciidamada Ethiopia ay isaga caawiyaan si Ahmed loo soo qabto deetana kaga dhigo ninkii qayrkii loo xiirayaw soo qoyso, ku xijisiiyo koonfur galbeed, putland, ssc. Hiiraan.
Hadalbarad wariye camal
Waliigiba axmed madoobe uusan booqanin laakiin gedo axmed madoobe weerari mahayo gedo suuriya ma.ahan
Mida kale reer gado ayaga mey uistagan xorentoda mida kale reer kufarax inlahesto oo ladulesto ana rabin iney dhaq dhaqaq sameya diidan madax weynaha inu iskumashquliyo maufican wayo ninki farmajo aya kaamusan ahmed tas aya cadeneso reer ki marexan iney yihin sakaxada 😂
War xasanow gobol u magacaaw
Gedo ka madax bannaan a madoobe saas baad uga adkaane