Puntland waa hees cusub

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • waxaa hestaan kuwada luu qeenayo..... Raxmo Huuno iyo Farxiya Gaxsan .... Waana Sanad guuradii Puntland Dawasho wacan By Gacaltooyo Studio

КОМЕНТАРІ • 177

  • @mohaayang
    @mohaayang 14 років тому +20

    ما شاء الله انا من ارض بنتلند وا افتخر بهذا رحمه هونو الغنيه مرره مرره حلو لما استمعت للغنيه احببت وطني ولسلام الي فيه وا من هنا اكملي ونحنو في عون لله معاكي ,,,,,,يحيا واطني بنتلند HANALAATO PUNTLAND

  • @SuperBarwaaqo
    @SuperBarwaaqo 11 років тому +18

    Viva puntland i love aniga khatumo state ayan udhashay puntland jacaylkayga an dhawaan ishursanayno ayaa udhashay garahaan qardho nolaada puntland

  • @ClassicOrfiTV
    @ClassicOrfiTV 11 років тому +23

    Puntland waa indhaha Darood
    Viva Puntland Viva khaatumo state Viva jubaland Viva galmudug

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 14 років тому +14

    Puntland forever and for always.
    Good job ladies, you rock!

  • @Updi7079
    @Updi7079 5 років тому +31

    2019 inta heestan wadanimo uso Raadisay saara Like ta 🇱🇸😘✔

  • @nasroahmed3094
    @nasroahmed3094 4 роки тому +5

    Anaa dalxiis utagii rabe this insha allaha 🇸🇱🇸🇱🇸🇱💟❤💘

  • @malyuuun5
    @malyuuun5 13 років тому +6

    beautiful puntlanders singing for our country ... hobay puntalnd waa nabadeeey..VIVa Puntland

  • @abdimudalipburhan2205
    @abdimudalipburhan2205 7 місяців тому +3

    Today is January 08 2024 and its puntland election day. 14 years after this song was made. PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱

  • @moorsaante1
    @moorsaante1 10 років тому +30

    Hambalyo hambalyo hambalyo dhamaan shacabweynaha reer Puntland from #Cerigaabo to #Gaalkacyo , si gaar Ahna reer #Baran , allow dhowr puntland

  • @MsMussek
    @MsMussek 11 років тому +3

    Puntland waa nabad Allaha u siyaadsho khilaafka yar yarna waa dhamaan Inshaa Allaah .

  • @player-kaafrica2479
    @player-kaafrica2479 3 роки тому +3

    Heestan caruurnimadeydii bey isoo xasuusisaa,🇸🇱🇸🇱🇸🇱😍😍😍😍

  • @daadah73
    @daadah73 12 років тому +2

    waa hees aan aad uga helay ...laxanka iyo codku ay is wada leeyihiin...guul ayaan innii rajeynaayaa puntland from qabiil dhaxdhaxaad ah

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 2 роки тому +1

    Puntland waa nabad beautiful Raxma huno gabadh cisman maxamud iyo gabadha kale ❤️🫶

  • @midnimom8378
    @midnimom8378 11 років тому +11

    Long live Puntland, great song.

  • @xabiib11
    @xabiib11 13 років тому +2

    viva puntland heestan aad ayey u macan tahay raxmo huuno waa fanaanad qaali ah masha allah aad ayey u macan tahay

  • @sahrahassanmohamed3349
    @sahrahassanmohamed3349 4 роки тому +2

    Viva puntland.. mar walba dhagesta 25/9/2019
    Bacaadwey viva pantland
    Keep goin

  • @botanshabel4353
    @botanshabel4353 5 років тому +4

    Kama daalo heesaha Puntland ilaa 5 sano anoo arkayey heestaan baa wali aan uxiiso qabaa, noolaada dadkaan ka beermow, Viva all somalis, shanta geeska waan jecelnahay noolaada.
    2019

  • @Iamsahal143
    @Iamsahal143 12 років тому +2

    bogcad soojireenoo aadmigu kubeermoo uu ku soo barbaaraa puntland lagu yaqaanaa caadi maahan heestan walaahi aad ayey dhiiga iijoojisay cod,miro,iyo quruxda laxanka iyo actionka labada hablood ayaan wax lasiistolahayn maanshaa allaah hoobeey puntland waa nabadeee hooo,,,,,,,,beeeyooo..........y xaasidku hakanaxo viva puntland state of somalia

  • @irshaadfarah2811
    @irshaadfarah2811 9 років тому +22

    maasha alaha puntland waa hooyadii iyo aabihii soomaaliyeed waa dhulkii dadka gobta soomaaliyeed degan yihiin nasab nasab dhalay weeye puntland waana waxay kasbadeen 4 gabdhood oo majeerteen waa inaan guursanaa

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 11 років тому +7

    Puntland ... Somalia's golden state .. I love it !

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 3 місяці тому +1

    If you listening 2024 hit like… Puntland forever!

  • @josephabdalahrq1661
    @josephabdalahrq1661 9 років тому +10

    Heesta waxay number 1 ka tahay Dhamaan heesaha puntland .

  • @bashirchannel5660
    @bashirchannel5660 4 роки тому +1

    Heestan waxan dawanaya 2020waa here mcn puntland love for ever meeshan ku dashay city of mine garoowe love

  • @asiaabdi488
    @asiaabdi488 2 роки тому +1

    Hambalyo dadkayga reer Puntland dhiiga 💙⚪💚💯Puntlandernimo❤🇸🇱🇸🇴❤❤❤

  • @Itsmalltfjinbfi
    @Itsmalltfjinbfi 12 років тому +4

    ♥puntland♥puntland♥puntland♥pu­ntland♥ for ever insh'allah... Thanks girls for this song! is Great! love u nd love PUNTLAND

  • @kujecliyaaahmed4153
    @kujecliyaaahmed4153 11 років тому +3

    waaaw viva puntland . barwaaqo iyo dhulba way taalaa puntland dadka iska hadalaya youtube xishooda oo quuri waaga joojiya puntland . waa dal dad is jecel somalida kalana jecel horumarkoodana jecel somalia na dowlada iyo constitution ka cusub kaalin wayn ka qaadatay waa meeshii lagu ansaxiyay tastuurka garowe 1 iyo 2 marka we luv somalia waxaana nahay dad somali ah oo maamul sameestay hanoo quuri waayina dalkeena viva puntland and somalia iam proud to be puntlander girl

  • @danielmohamoud8887
    @danielmohamoud8887 11 років тому +10

    long live puntland and Somaliland love these two state cause they love Peace

  • @sumeyabashir3176
    @sumeyabashir3176 11 років тому +4

    BARWAQADA TALO PUNTLAND MATALO any other place in somalia ,,,,I LOVE MY PEOPLE,,,KEEP IT UP GOD BLESS YOU

  • @abdimudalibburhan9584
    @abdimudalibburhan9584 3 роки тому +3

    Viva puntland. Who is listening in 2020.

  • @caamiraalucaamir3490
    @caamiraalucaamir3490 5 років тому +5

    هذه الأغنية تلامس دائما مشاعري وإحساسي

  • @axmed03
    @axmed03 13 років тому +1

    puntland wa nabad waxa ka jira horumar ganacsi ma sha alaah indha hayga ayan ku so arkey
    gobolada kale waxan rajaynayaa in ay ku daydaan xabada joojiyan

  • @MohamedSaid-gw9if
    @MohamedSaid-gw9if Рік тому +1

    Puntland guuuuuul ❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @Engbashir99
    @Engbashir99 13 років тому +1

    Waa heesihii caan baxay ee PUNTLAND,,,,waana hees xusud iyo dhagaysiba mudan,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

  • @_wll____
    @_wll____ 2 роки тому +1

    Viva puntland🇸🇱🇸🇱🥰

  • @garwayne100
    @garwayne100 14 років тому +3

    Waa hees wacan iyo codod macaan Lakinse dhowr magaalo oo aan jeclahay bay katagayn sidaa TALEEX iyo EYL iyo Carmo iyo baargaal iyo caluula oo dhamaantood ah magalooyinka ay ka asasamatay Puntland Viva All punladers

  • @zuuzxupi8012
    @zuuzxupi8012 6 років тому +1

    Mnsha allh allow daaa puntland my blood jecliyaa allow nabd igu gee ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌🏻

  • @afifoxikma5515
    @afifoxikma5515 7 років тому +16

    puntland for ever

  • @fiihimbashir6986
    @fiihimbashir6986 4 роки тому +1

    30/7/2020🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 sanad guuro wcan dadkygow

  • @danjire2020
    @danjire2020 14 років тому +1

    waaaaaw cajiib raxmo iyo farxiyo waxaan idin leeyahay howl wanaagsanaad qabateen sidii aan rabayna waad u heesteen waxaan aad ula dhacay miraha iyo sida aad isula hesheen runtii waan ka helay waxa aana doonayaa inaad halkaas kasii waddaan mahadsanidinna

  • @LuulaQalbi
    @LuulaQalbi 14 років тому +2

    Farxiya cali faarax (gaaxsan) waa fanaanad aad u wayn oo ka tirsanaanjirtay kooxdi Horseed ee xooga dalka somalia, maansha alaah aad ayaad u cod macaan tahay keep up sis, sidoo kale Raxmo waa fanaanad yar oo aad u cod macaan., fanaaniinta reer Puntland waa maansha alaah ilaah ha noo daayo

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 11 років тому +6

    Puntland the golden state of Somalia ...

  • @Qabooje
    @Qabooje 13 років тому +2

    wow waa hees jira walle

  • @Amalyasin
    @Amalyasin 12 років тому +2

    Kanaxoow Nafta waa.... Viva Puntland....waa ku farxaa somali sharafleh markaan arko and i am not even from Puntland.

  • @airmes1
    @airmes1 14 років тому +1

    masha alaah heesta laxankeeda iyo miraheeda iyo codkuba caadi maha viva puntland

  • @shidabdi1834
    @shidabdi1834 8 років тому +5

    this is the best music one puntland and I love my land for my mother

  • @alisaajin9890
    @alisaajin9890 11 років тому +3

    Axsan Caleeeg Great Song Halkaaas Kaga Hay Xaliimo Iyo Muna Soor Duure

  • @dhalole
    @dhalole 13 років тому +2

    viva puntland, and the rest of somalia, i love all somaliya,

  • @djlucky2411
    @djlucky2411 2 роки тому

    Hoobey , Victorious always PUNT Kingdom SOMALIA..

  • @AhmedMohamed-bp6kd
    @AhmedMohamed-bp6kd 11 років тому +3

    woooooow cesh cala cod nolol raxo ah ayatal puntland sare higsada dadkayga iyo somali midnimadeda

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 13 років тому +2

    puntland mmmmmmmmmmmmmm am lovin it !!!

  • @djlucky2411
    @djlucky2411 2 роки тому

    You made me CRY.PUNT/MAJERTEENIA..my Fam from there..I like that lead Singer, Awesome 🙏💕❤️❤️💋

  • @khadramohamed6757
    @khadramohamed6757 11 років тому +3

    wow another great song, noolaada

    • @idilmaxamuud2189
      @idilmaxamuud2189 5 років тому

      Woooow mudug iyo bookh iyo bardacad iyo bacadweyn sobaro

  • @kawiso
    @kawiso 14 років тому +1

    Wow cleeeg raxmo huuno iyo farxiyo puntland nin bartaa ma deyn karooo waa runtood 5star

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 11 років тому +5

    Long live puntland .... And all Somalia

  • @fvaaasad6811
    @fvaaasad6811 7 років тому +3

    Bookh iyo bacaad weyn ku tamashlee
    Ilove puntizh people

    • @salmaomar6074
      @salmaomar6074 6 років тому

      Fvaa Asad bacadwayn kutamashlee mxan uxisay dhulkayhi

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 11 років тому +6

    The best song ever ... Viva puntland 4 life

  • @samaaracadey3825
    @samaaracadey3825 6 років тому +1

    Puntland amaan qeyka weyn tahy blse shukran cod macneey

  • @midnimom8378
    @midnimom8378 11 років тому +4

    Long live Puntland, love this song

  • @Qabooje
    @Qabooje 13 років тому +1

    wow waa hees jira walle meesha laascaano ay leedahay inay laascaanood traahdo in baa ka maqan laakiin waa hees khatar ah

  • @laylaafrikachannel146
    @laylaafrikachannel146 11 років тому +2

    masha allah waye hestan puntland

  • @maxamedabdisalad4303
    @maxamedabdisalad4303 12 років тому +1

    Yasalaam Puntland Puntland Viva ha nolowto

  • @somrazy3
    @somrazy3 13 років тому +3

    viva PUNTLAND

  • @MrAbdinaasir
    @MrAbdinaasir 13 років тому +1

    Waaaaaaaaaaaaaw nice songs wan ka helay walhi really

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 5 років тому +1

    ManshaAallaah waa dhulka gobta ilaahow barake aamiin

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 роки тому

    Xaax puntland🥰🥰😩🙏❤️👍😩❤️🥰🥰👀👀

  • @idilahmed9257
    @idilahmed9257 5 років тому +1

    puntland forever

  • @HankaSare
    @HankaSare 14 років тому

    Nice song,,,,welldone!! Huuno and Gaaxsan waa shidan tihiin.

  • @MySumayo
    @MySumayo 11 років тому +1

    kkkkkk aduunku fan badan MJ waxan foo ahen dhulkooda kam baxo waataa kuleel uga kal hayaamay.iska fan viva somaliya oo dhan

  • @saamiyamaxamed5127
    @saamiyamaxamed5127 8 років тому +4

    inashalah dalkeno wanabad gabdhah yaguh wahqalanjoyin cadowginu hajab manshalah

  • @1111siman
    @1111siman 12 років тому +1

    waa habalo aad u codmacan mansha allah

  • @mohamudmohamed8165
    @mohamudmohamed8165 6 років тому

    PUNTLAND GOB WEYE TAAS CIDNA ISMA WEYDIINEYSO WALLAHI LOVE U ALL AND I WISH THE REST OF SOMALI IN EEY NABAD KU WAARAN

  • @puntlandforce6504
    @puntlandforce6504 11 років тому +3

    Nasro thnks..............

  • @hanad6666
    @hanad6666 6 років тому +1

    My bloody puntland ❤ 👈 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏 👏

  • @inaguluyux
    @inaguluyux 13 років тому +1

    puntland waa dhul soomaaliyeed .... waxaan ku soo dhawaynaynaa dhamaan walaalaheen soomaaliyeed illaa gaarisa iyo jabuuti inta ka dhaxaysa ....intooda nabada jecel....waxaa sharaf noo ah inaan jecelnahay wanaaga iyo midnamada soomaaliyeed !!!

  • @washingtonlondon9634
    @washingtonlondon9634 7 років тому +4

    Puntland puntland puntland for life.

  • @Kumaaqaan
    @Kumaaqaan 3 роки тому

    Mashaa allah dhulkii udug somaliyeed nolaada dadkii layga beerow

  • @kaamilcade214
    @kaamilcade214 3 роки тому +1

    Puntland 🇸🇱❤alx allw ada iga dhigay

  • @Elmanaliye
    @Elmanaliye 2 роки тому

    puntland

  • @LuulaQalbi
    @LuulaQalbi 13 років тому

    cabdiladif u kumamako ha cayn gabdhaha saqajaaan aaan la aqoon oo coqdad qabaa tahaye. VIVA PUNTLAND FOR EVER. NINKI NECEBOOW KA NAX OO NAFTA WAAAAAAAAAAA PUNTLAND WAA NABAD

  • @salad288
    @salad288 13 років тому +1

    waah waah allayaa cizak afkiina caano laguqabay

  • @SuperKoronto
    @SuperKoronto 14 років тому

    Damn that is what is up i love this song and i recommend everyone to listen. Also i recommend that Puntland famous singers to make more new songs about Puntland and how Puntland became a great nation as right now.

  • @mohamudsuufi375
    @mohamudsuufi375 5 років тому +1

    Heesta ugu shidan oo loo qaady puntland waa tan afkiina caano lagu qabay

  • @kanyewest416
    @kanyewest416 13 років тому +1

    MAANSHA ALAAH WAA LABA GADHOOD OO SHAYDANKA LAGA NAARAY..MAANSHA ALAAH

  • @1111siman
    @1111siman 12 років тому +2

    cayda iska daya pls somlia inkar ba ku dhacaday ka baxa qabilka,, habalahan waa hablo qurux badan mansha allah codna way hayaan puntland waa wadan keena huuno is daya ilahay ka baqa ama boorama kalay hoyga nabada,

  • @Hafsahubi
    @Hafsahubi Рік тому

    After 12yrs baan youtube ka daawan heeataan ciyaalnimo ku maqli jiray

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 Рік тому

    Still 2022 i'm very interting this song🧡

  • @sumeyabashir3176
    @sumeyabashir3176 11 років тому +3

    we will welcome u with open heart,,,come nd see for yourself,,,,,,,,

  • @amranahmed436
    @amranahmed436 6 років тому +1

    Masha Allah rahma Juno iyo farxiyo ad ban inkuga xisay abayal mesha adunka ka jogtan wan garan waye fadlan ila so xirira plz

    • @lakimoha2827
      @lakimoha2827 4 роки тому

      Raxmo huuno 2015kii bsso tukaan kulahayd laakiin hada maaqaan

  • @abdiwaliahmed9048
    @abdiwaliahmed9048 5 років тому

    This is my best songe ever walhi

  • @aaminoaxmed9204
    @aaminoaxmed9204 12 років тому +1

    haaaaaaaaaaa waa sax

  • @abdallanabiil3690
    @abdallanabiil3690 6 років тому

    Heestan waan jeclahy

  • @abshirhilaaljr4383
    @abshirhilaaljr4383 6 років тому +3

    2018,04-17
    my blood bayoyin

  • @TheZezima4
    @TheZezima4 13 років тому +1

    @MisssISAAQ Puntland is leaders of somalia

  • @aisha209abdi5
    @aisha209abdi5 5 років тому

    Wa calahay😻👍🏾

  • @somrazy3
    @somrazy3 13 років тому +1

    @DeucesWild001 Viva MJ .. ViVA pUNTLAND

  • @allaaaminofficial352
    @allaaaminofficial352 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mrjamac
    @mrjamac 14 років тому +1

    @anisa2028 kkkk anisa ma tiri sidaas bal u hadiyee abtiyaasha nabada iyo barwaqada lakiin ogow weli puntland waa somaliya kamay bixin somalinida waana hooyada somaliyeed calanka bal eeg waxaa dhexda kaga sawiran 5tii xidigood e somaliyeed

  • @ruweydarasmi9662
    @ruweydarasmi9662 Рік тому

    5/may/2023❤❤

  • @abdullahijama4683
    @abdullahijama4683 5 років тому

    Wow xasuus

  • @abdulfarah1098
    @abdulfarah1098 5 років тому +2

    baradii garoowiyo laascaano soo barao buuhoodle iyo mudug booqiyo bardacad iyo bacaad weyn ku tamashlee waah afkiina cano dhey geela lagu qabay anagu geelaanu dhaqanaa reer tolkeey ii noolaada wbt