Aniga Iyo Ilahay Ayaa Iska Arki Doona Tacabka Ugu Badan Ayaan Galiyay Ciro

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 3 години тому +5

    Istaaqfurulah aniga iyo Ilaahaybaa xisaabtamaynaa kuye kkkkkkkkk
    Allah Cirro rakaab xumada ayaa jalayca u dheer miskiin ! Intii ku hadhsanayd buu ka didiyey kkkk

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Годину тому

    Illaahay ha ku xiftiyo habo fariiid caqli badan 🌹❤❤❤❤

  • @abdirahmanquule
    @abdirahmanquule 33 хвилини тому +1

    Markhaati cad ayuu ku furay wadani iyo ciro mar haduu leeyahay waqooyiga somaliya ayeynu nahay allah idin qabay khaainul wadan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 години тому

    ❤ mujaahid dhab ah wadani ah baad tahay

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Годину тому

    Aamiin aamiin yaa allaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🙏🏼🙏🏼👍🏽

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 3 години тому +2

    😂😂😂😂 Ala ciro rakaab xumaa 😂😂😂 ciro wuu soo baxayaaye cay iyo huuha iyo cayda habar awal iyo madaxwenahooda u badiya

  • @Idriss-zy4vf
    @Idriss-zy4vf 3 години тому +2

    Afdalool

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 години тому

    Intan kuu arakayey caawa yaad ugu haadal fiicantahay

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 3 години тому +1

    😂😂😂😂😂 ala waar nin kii ciyaalka yar yar norway ku wasijiray

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 2 години тому

    Afkoodu ma oggola sland waa ku qasbayaan..laakiin si fudud wuxu u leeyahsy dadka reer woqooyi..waa xamar doon...sland guul

  • @SuadKab
    @SuadKab 2 години тому

    Ilaahayoow naga qabo ma kanaa wasiir lanooga dhigaya hadu ciro guulaysto ilaahoow noo tali Liibaan Cadaalana muu imanayaa aan ka ducaysano in aan wadani Faqas bal eeg Farmajo iyo ree waqooyi ayuu afku ka xadayaa isagoo tusaya somaliya hadalka uu lee yahay

  • @Hassanali-jk9jb
    @Hassanali-jk9jb 3 години тому +1

    War kani waa kuma

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 2 години тому

    Caruur iyo ciroole maxaa maxaa isla dhex boodaan

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 години тому

    WAA SKRAB NIN KAN HADLAYAA WEJI LAFA AH DIB JIRR

  • @SuadKab
    @SuadKab 2 години тому

    Waxa yar ee la hayo halaynoo qaybiyo yaahuu ilahoow adaa arkaaya tuugtaa is urursatay shacabkoow adoon qabiil ku tageerayn doro dalka kii u dana From HY

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 2 години тому

    Ina cumar doolow horta makii daroor qaadka ku iibin jiray ayaad ahayd waxaanse kuusheegayaa muusa biixi wuukataariikh wacan yahay ina ciro waanuu kataariikh wacnaanayaa

  • @mowuildmeash9106
    @mowuildmeash9106 Годину тому

    WAAR GAL DOORASHADA NAC NACDA ISKA DHAAFOO WAX KU TAR ADEERKAA HADAL HAAMO LAGUMA BUUXSHO

  • @qoorc499
    @qoorc499 2 години тому

    Ina. Cumar. Dool. Ale. Hakudaayo. Ninraga. Intaa. Kareeb

  • @DR.EidHAwrliqe
    @DR.EidHAwrliqe 2 години тому

    KKKKKKKKKKK. WAXA LA HELO INOO QAYBI WARKOODU WAA MAXAAN CUNAA UUN

  • @Halgame334
    @Halgame334 2 години тому

    QAAD IYO DAROGO IBIN BUU KU CAAN BAXAYY