Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

IFRAAX HARGIESA SIDAAN ISKU HELAA ADKAYD XIDIGAHA GEESKA 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 лип 2024
  • Ifraax hargeisa
    Sidaan isku helaa adkayd
    Ereyada Ismaaciil jiheeye
    Laxanka Khaalid missi
    Music Axmed Wali Furinle
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 68

  • @abdikanijama9935
    @abdikanijama9935 2 роки тому +34

    Meeshan waxba ka dhacay waa fanaaniintiiiiii jamhuuriyda rer soomaliland iinoolaada wan idin jecelahy from you like igu dhuftaa abtiyaal

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +3

    Keep going Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🌹🌹❤❤💢💢💯

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +3

    Ifraax Hargeisa a beautiful woman wife mother and singer adorable indeed

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 роки тому +5

    Mashaa'Allaah Ifraax Hargeeysa Beauty Queen 👸 Fanaanad An Jeclahay Marwada Sanadka Sweet Voice Isku Waara Adiga Iyo Xajigaga ❤❤❤❤❤💐💐💐💐👏

  • @abdisamedyusuf12
    @abdisamedyusuf12 2 роки тому +12

    Igu duceeya gaabdh sidaa ifraah hargeysa ookale geeyo jalaqsanaa inuu allee calaaf igu daro mansha allaaaah lamaaane aan jeclahaay ciro iyo ifraah hargeysaa

  • @miira.7181
    @miira.7181 2 роки тому +15

    Lamaan aan jacelhy maxamed Ciro iyo ifraax hargaysa
    Isku waraa abid♥️🧸🧸🧸♥️💯❤🔐

  • @leylacartan4486
    @leylacartan4486 2 роки тому +5

    Amiin hadin kal lumin hadin kala dheeran intay nololi jirto mshlh famali quruxbadan ❤

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 2 роки тому +31

    Ugbaad aragsan xidigaha iyada ugu shidan ugu farxaansan ugu shaxshax badan heestada naga soo fasaxa

    • @asmaxusen9621
      @asmaxusen9621 2 роки тому

      Ugbaad aragsan darted ayan u dawanaya wlhi shaxshadeda

    • @idilismael4316
      @idilismael4316 2 роки тому +1

      Ugbaad aragsan waan jeclahy

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +1

    Ifraax Hargeisa sings with joy showing loving emotions amazing

  • @niceboy3331
    @niceboy3331 2 роки тому +5

    Fananiinti kawaashye ifraax hargyesa 😘🥰🌹💞🤗

  • @cabdisalamsaciid9290
    @cabdisalamsaciid9290 2 роки тому +5

    Huqeyda hoo hayda badan hungada cashaqey barteee waaaw♥️😊

  • @Sh-kj3qf
    @Sh-kj3qf 2 роки тому +6

    Iskuwaara ifraax hargeisa io ciro😍❤

  • @ahmedibro6496
    @ahmedibro6496 2 роки тому +16

    Sxbtinimadii asma love iyo asma Saban way dhamatay inta aragtaay like 👍

    • @najah7733
      @najah7733 2 роки тому +5

      Ugbaadbay ku biyo shubteen labadiba 😂😂

    • @Nastehaosman12
      @Nastehaosman12 2 роки тому +1

      Wba lees ag maraa xtaa lesma firinayo walee wxba jira 😂😂😂

  • @abdinajahfiniin7108
    @abdinajahfiniin7108 2 роки тому +4

    Axsan Hees Ifrah Hargaysa
    Arayo uqalma iyo laxan macalin seeray.
    Musica macalinkii macalmiinta.
    Axsan Hees.

  • @amiinhorreh7246
    @amiinhorreh7246 2 роки тому +14

    Big fun of her and all her music really 🎶 go forward 👏

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 2 роки тому +3

    Woow Ifrah hargeisa nuur calaa nuur quruxdii oo qofa

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 2 роки тому +4

    Mahad Awkadleeye waa dadka sida wanaagsan fanaaniinta ufahmi kara. Waa ehelkii Suugaanta Fanaaniinta Xidigaha Geeska waa nin fahmi kara oo ka hadashiin kara.

  • @drsaishaabdirahman5928
    @drsaishaabdirahman5928 2 роки тому +4

    Lamanahegii ifarah io ciro❤🥰💯

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +2

    She's a charming and beautiful singer great always

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 роки тому +4

    Wow ifraax hargeysa heestan inaba caadi maaha ✌😘

  • @boqoracademy2485
    @boqoracademy2485 2 роки тому +5

    Inta ciyaarta furinle daawanaysa

  • @ahmedabdirisakdahir2055
    @ahmedabdirisakdahir2055 Рік тому

    Ifrah hargeisa legend is back

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 роки тому +2

    Ifrah hargeisa wooow my sister

  • @g.saacid1214
    @g.saacid1214 2 роки тому +3

    20222 one only(If.H)

  • @nimcoaden2222
    @nimcoaden2222 2 роки тому +2

    Welcome done is back xidigaha geeska

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому

    I love your voice ❤️❤️🤩❤️ Ifraax Hargeisa it's splendid

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 2 роки тому +4

    furunle garacsanaa music siduu ka yeelay ceesh qiyaasik

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 2 роки тому +3

    Ifrah hargaysa❤

  • @c-rxmnalmania
    @c-rxmnalmania 2 роки тому +2

    Wow 🖤❤️✍️

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby 2 роки тому +4

    Axmed Wali Ibraahim Furinlow Waxaas Music U ka tagay ee maxaan ku magacawna??

  • @ikrofaiz6638
    @ikrofaiz6638 2 роки тому +4

    Asma saban and ugabad aragsan shabcaan ifraax tolomon khadra salimo wan slmy ?

  • @sareedoelmi618
    @sareedoelmi618 2 роки тому

    Masha allah habalyo 💐💐

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 роки тому +1

    Mnshlaah

  • @khadraabdillah29
    @khadraabdillah29 2 роки тому +1

    Aamiin raboow isu kiin daa

  • @asmaabdille8706
    @asmaabdille8706 2 роки тому +1

    M.a

  • @abdiwahabsaleban9707
    @abdiwahabsaleban9707 2 роки тому +1

    Ifraax xargesa

  • @cabdisalamsaciid9290
    @cabdisalamsaciid9290 2 роки тому +8

    Asma saban ciyaarteeda ku hayztaaaa

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +5

    Golden voice ❤🔥

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 2 роки тому +3

    wara andi weli furinle waa waynaadaye

  • @xasancadaani7750
    @xasancadaani7750 2 роки тому

    Cabdi

  • @salmane410
    @salmane410 2 роки тому +2

    Ifraax ♥️♥️🩸🩸

  • @canabquen380
    @canabquen380 2 роки тому +2

    Asma live soo daaya

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 2 роки тому +17

    🤣🤣🤣heestan reer SL ayuun baa fahmi kara

    • @sahalomaromario514
      @sahalomaromario514 2 роки тому +1

      Reer djibouti halkeed ku ilowday sxb reer somaliland waan is fahaana

  • @abdisamedyusuf12
    @abdisamedyusuf12 2 роки тому +1

    Aaar wllo heesta kasiidayaadee aan ladagneee

  • @abdulaaahicali7951
    @abdulaaahicali7951 2 роки тому +1

    wa laal jecel channel na soboqda

  • @Janno190
    @Janno190 2 роки тому +1

    Ninkan ganbaystayna muxuu ahaa

  • @_faatax
    @_faatax 2 роки тому +1

    𝗣𝗹𝗮𝘆 𝗯𝗮𝗰𝗸 𝘆𝗮𝗰𝗻𝗶 𝗰𝗮𝗷𝗮𝗹𝗮𝗱 𝗵𝗲𝗲𝘀𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗳 𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗱𝗵𝗮𝗮𝗷𝗶𝘆𝗼
    𝗰𝗮𝗿 𝘀𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝘆 𝗹𝗶𝘃𝗲 𝗰𝗶𝗱 𝘂 𝗵𝗲𝗲𝘀𝘁𝗮 𝗵𝗮 𝗹𝗮 𝗵𝗲𝗹𝗼

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 2 роки тому

    Yurub ma la qaba anoo 25 jir ah baa doonaye

  • @ayandradam7096
    @ayandradam7096 2 роки тому +3

    Gabadh waynoo is caruuraynaysa weeyaan qoftani😶😤😤

  • @abdirahmanahmed2371
    @abdirahmanahmed2371 2 роки тому

    Fananiinta reer hargeisa waawada reer magal sidey iskula haystaan baa caajiiba

  • @nimcuuniabdi719
    @nimcuuniabdi719 2 роки тому +6

    Heestan markay Somaliland io somalia 🇸🇴 isracdan dhegaysan donaa inshalah 😂only it’s joke

  • @khadradahir3941
    @khadradahir3941 2 роки тому

    900
    Ppp

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 роки тому

    Heestaan waxey ku fiicantahey soomaaliya iyo dowlad goboleedyada sida somaliland

  • @Abdirahmanilyaas
    @Abdirahmanilyaas 2 роки тому +1

    Erayadu 👎🏻

  • @nabadiyonololofficial4653
    @nabadiyonololofficial4653 2 роки тому +4

    team soomali oodhan 28subscribe ayaaan haystaaa fadlan 1k igaaadhsiya wlaaalahay xushmad baaan idin hayaa iga farxiya