i guess i miss spelled but i got Ahmed saalax as saalax qaasim, i have alot respect for all of them, and they are the best bro, like i said i am just learning.
you are awesome brother, this peeps dont know anything about this things. Im feeling it sxb, u got alot of talents. i wish i could do that! Shimali ahmed shimali iyo Nimco Yasin. ruuxii bukaan qaba bariidaa u sad noqotee baholyowga caashaqa waxa iga biin kara ---- ha burburinin wacadkoo haka baqan dhankeygoo buur igala culusidee ha beylihin kalgacalkee
sayga7 sxb waxaa taqaanaa weerarka bonooniga lakiin music isaga har walaahi haashim da diisa ha fiirinin farahiisa fiiri.............. mohamed karaama iyo mustafkarama .. waa laga baxay sanadkaan ahmed saalax qaasim aa ka socdo aduunka ..........
Nin aabaha music ka casriga somalida ee cabdisalaan jimmy xagee wax isaga tihiin. Ninkaasaa markaad musica tumayso qaabkiisa oo kale uga dhawaajisaa codka fanaankee. Walow isaga aan isleeyahy waa looga dambeeyaa hadana bahalka keyboarka ah si aan loo isticmaali karin ayuu uga dhawaajiyaa, oo qayral macquula. Sxb ninkaasu music professional
hashi waan ku saaamay sxb my name is mohamed i am a singer from london so, i just need 2 know where r u and hadaad awoodid wan isla xiriiri karnaa to be hnst aad ayaan u jeclahay the way u play the piano heeso badan o qaar new yihiin ayaan rabaa inaan musicgooda kuu dirsado sxb marka hadad awoodid ii sheeg meel an kala soo xiriirana ii sheg as well. thanks sxb
Thanks bro for being honest, i know i am not as good as mustafa karama and mohamed karama, and i never said i am better then them, i am just learning the keyboard bro, but i would love them and you to give me some lessons insha'allah.
Hashim Yare waxn raba in aad irato wyo waxaa fican in laag dhaxlo sxb adiga xagee jogtaa aniga waxn jogaa wadan ka Belgium ka marka waxn rabaa meeel aaan kal soo xariiro sxb qli
hashim waad salaamantahay 1st of all 2nd i need ur favor, iam into the keyboading i bought cassio 3300 which is basic i beleive, there is no tools like book or dvd that helps to study , i want u to design a DVD so i can study and i will buy from you iam seriouse about this, get back to me let us talk more, thanks homi, FR MPLS MN
seyga7 sxb i know i am not the best guy, let me tell you the best musicians incase you don't know, #1 is Sheego Bishaaro, #2 Saalax Qaasim, #3 hanuuniye wiilkiisa i dont know his name but i have alot of respect of him, #4 Abdiwahab A. Naaji, #5 Siidi Ali Winkey, #6 Mohamed Karaama he is pretty good but you're making him like the best, i wish we could get together you and mohamed karaama so you can see who is the best.
@@Hashim60070 wali ma kulanteen oo aqoonta xeesha dheer ee uu uleeyahay muusigga mayska waraysateen. Aqoontaa ku duugan maka reebatay intaanu ka bixin fanka ka hor. Waligaana miyuu wax kuu dhigay kollay siddaan arkayo waxaad uga eeg thy faro-fudaydka e.
seyga7 sxb you just like to argue don't you? before you start talking shit just get with Mohamed Karama and ask him if he knows Hashim Yare and what happened in MN when we met, he should give you the right answer.
2023 and i still listening 👏🏼👏🏼👏🏼
Keyboard-ka iyo kaban-kaba waan tumaa. Haashim Yare aad ayaan uga helaa siduu u tumo. Muusigii heesta oo sideedii ah, oo uu weliba ku xaragoonayo, ayuu tumaa. Kudos! brother. Well done
Thanks brother
Cajaaib
Thanks Hashim a lot for the great music. Guulayso walaalkay.
INABA CAADI MAAHAN. I LIKE HOW HE IS PLAYING THE ENTIRE SONG. THIS IS MY FAVORATE SONG WHENE IT COMES TO INSTRUMENTALS. KEEP IT UP BRO
sxb i never heard about Mustafa Karama but Mohamed Karama maasha'allah he is profesional and i give him all the credit,
Waw hashim mucjiso super talent
thanks bro. wey adaktahay si music cusub lagu sameeyo, laakin hadii afka leyga sheego waan sameyn karaa.
inaba caadi maha walee alaha ku siiyaadiyo bro
i guess i miss spelled but i got Ahmed saalax as saalax qaasim, i have alot respect for all of them, and they are the best bro, like i said i am just learning.
Hashim saxiibow waxaan bartaa keyboard marka heestaan music chord keeda oo dhameestiran iisoo dir. thank Ismail from Australia
Waaaaaaaaw That is what we need young talent..lol you good bro...
you are awesome brother, this peeps dont know anything about this things. Im feeling it sxb, u got alot of talents. i wish i could do that!
Shimali ahmed shimali iyo Nimco Yasin.
ruuxii bukaan qaba
bariidaa u sad noqotee
baholyowga caashaqa
waxa iga biin kara
----
ha burburinin wacadkoo
haka baqan dhankeygoo
buur igala culusidee
ha beylihin kalgacalkee
Wow You are the best 🎹🎼🏅🎖 hashim yare 🇸🇴🎖
Sxb you are a rare breed a genius i salute you dont let anyone from realizing ur dreams keep up the good work. PS. Please upload more lessons.
masha allah inaba caadi maha sxb waxa tahay abaha dhalinta al ustaad by music biyano,,,,,,,,,,anigana ku magacabey really,,keep going ugz shaqa wanagsan,,,,aniga waxan ahay dhalinta walalaha melbourne fanka ,ee australia,,,,marka waxan ku leyahay iedle adaba ka qaday capka ,hadaad nasoo boqan laheyd,,,,,ok howl wanagsan?
saxiib inabacaadmaha tob 10 brather
hashim intaan musig arkayay sidaada kalo maba arkinabaa iyo sida aad isugu daba riday aa icajibisay
really u r best aa tahay masha allaah
this is my Favorited song, keep it up bro XD
Waw qacan kale runti wa qof Talanti leh ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
wow unbelievble!!! hashim do u know how much u help me for postin that Shimaali song ?
wow man i hope i cane play the music like that man anyway Nice beat man keep it UP
wut's up mo yare, thanks bro, long time no see, you should stop by the studio sometimes.
sayga sxb kuwa aa sheegtay haashim aa ka gacanmacaan walaahi
brother why u not singing i love this song .
Brother ur sick keep up the good work.
masha allah brother u got talent
Thanks Bro.
it would be the best, God bless somalia.
caadi maaha waa gacanmacaantahay maasha alaah codadka a ku tumayso strings bras iyo acordeon ka badal codadka ahmed saalax ku tun
sanad wanaagsan 2018
sayga7 sxb waxaa taqaanaa weerarka bonooniga lakiin music isaga har walaahi
haashim da diisa ha fiirinin farahiisa fiiri.............. mohamed karaama iyo mustafkarama .. waa laga baxay sanadkaan ahmed saalax qaasim aa ka socdo aduunka ..........
plz haashin yare ma garaaci kartaa Somali yeey toos toos piano ah
Haashim. Well done u r good musician.
Waxaan akhristay qiimayntaa sida aad ukala siisay numbers ka laakiin waxaan aniga dhihi lahaa quruxda iyo music ga waa isku mid layskuma waa faqsana qof walba qofbaa lasii music macaan aniga waxaa dhihi lahaa jimmy. Cantar naaji. Caynba cayn. Karaama. Axmed salax. B hanuuniye. Cujeer. Iyo adiga waa isku dhagan tihiin waa in laydin kala saaraa cool
yousef hajidahir walahi sxb caadi matihid side aniga ila ehed ayaaba ukala habeesay mas’uul wax garad tahay yaqe nolow sxb
waraa adam anaa ku haayo dvd cassio 3300 lakiin korg n360 ama ronald xp80 aa ka fiican
Thanks sxb.
cadi mahan barteda dhigtay hashim
Thanks sis, I am still learning, i still got a long way to go.
Nin aabaha music ka casriga somalida ee cabdisalaan jimmy xagee wax isaga tihiin. Ninkaasaa markaad musica tumayso qaabkiisa oo kale uga dhawaajisaa codka fanaankee. Walow isaga aan isleeyahy waa looga dambeeyaa hadana bahalka keyboarka ah si aan loo isticmaali karin ayuu uga dhawaajiyaa, oo qayral macquula. Sxb ninkaasu music professional
sxb adoo mahad san heestan magaceeda isoo sheeg thanks
Ha bur burin wacadka. Khadiijo Hiiran iyo Shimaali baa qaadi jiray.
hashim yaroow maan dhoow music aan ku heysno inoo soo diyaari aan ku duceyne oo dhamistirian kkkkkk
hashi waan ku saaamay sxb my name is mohamed i am a singer from london so, i just need 2 know where r u and hadaad awoodid wan isla xiriiri karnaa to be hnst aad ayaan u jeclahay the way u play the piano heeso badan o qaar new yihiin ayaan rabaa inaan musicgooda kuu dirsado sxb marka hadad awoodid ii sheeg meel an kala soo xiriirana ii sheg as well. thanks sxb
thanks bro.
Sxb waad ka baxsatay ina caadi mahan sidaa baasha u garaceyso👌👌
Thanks bro for being honest, i know i am not as good as mustafa karama and mohamed karama, and i never said i am better then them, i am just learning the keyboard bro, but i would love them and you to give me some lessons insha'allah.
wooooooooooow the best music
Waad mahadsan tahay sxb.
✊💙
i would like 2 try walalkis sida ee u qorantahay no so qor plz thnx
Waxaad ila bilic tahay
Beerihi wajaalo
Shimali iyo nimo yasin
sxb ina barta raba pianada meqey igu qaadanesa sxb
Number kaaga isoodir sxp
Michigan, United States.
sxb hadad i maqasho ilaso xidhiidh
Ha bur burin wacadka
Hashim Yare waxn raba in aad irato wyo waxaa fican in laag dhaxlo sxb adiga xagee jogtaa aniga waxn jogaa wadan ka Belgium ka marka waxn rabaa meeel aaan kal soo xariiro sxb qli
Hashim Yare wyo waxn kuu tageraa si kal iyo laab ah meeel walbo aad jogto aniga ayaa kugu imanayo waxaan kale ayaaan kaa codsana in aad isoo qorto meel aaan kala soo xariiro waana mahad santahay
30 yrs old
Hashim Yare and now 😂😂😂😂😂 40yrs old cibaadayso hada
sxb Hashim Piano numberkeeda maxaa waye bro i need to get that plz thanks
thanks sxb, i will work on it.
hashim waad salaamantahay 1st of all
2nd i need ur favor, iam into the keyboading i bought cassio 3300 which is basic i beleive, there is no tools like book or dvd that helps to study , i want u to design a DVD so i can study and i will buy from you iam seriouse about this, get back to me let us talk more, thanks homi,
FR MPLS MN
wow
waxaad ila dhigantahay berha wajaalo . cadai maha heestani
seyga7 sxb i know i am not the best guy, let me tell you the best musicians incase you don't know, #1 is Sheego Bishaaro, #2 Saalax Qaasim, #3 hanuuniye wiilkiisa i dont know his name but i have alot of respect of him, #4 Abdiwahab A. Naaji, #5 Siidi Ali Winkey, #6 Mohamed Karaama he is pretty good but you're making him like the best, i wish we could get together you and mohamed karaama so you can see who is the best.
Hashim Yare that is true bro sheegow bishaara legend walahi
How about Cabdisalaan Jimmy ?
macallinkii soomaalidaba ukeenay modern music baa illowday. Abdisalan jimmy.
@@cumarcade8312 Haa Abdisalaan Jimmy waa macalin weyn masha'Allah
@@Hashim60070 wali ma kulanteen oo aqoonta xeesha dheer ee uu uleeyahay muusigga mayska waraysateen. Aqoontaa ku duugan maka reebatay intaanu ka bixin fanka ka hor. Waligaana miyuu wax kuu dhigay kollay siddaan arkayo waxaad uga eeg thy faro-fudaydka e.
It is nice but bro , just be original , invent your own somali music and don't imitate other somali songs music ! thanks
Ubax i only play the keyboard sister, i don't sing.