Gabadh Heesihii Hore Ku Qaadaysa Cod Macaan Oo Bilaa Miyuusik Ah
Вставка
- Опубліковано 13 гру 2024
- #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com
Abaayo cod kaan quraanka Ku akhri insha allaah
Cod macaan hees oo hees quraankana ku akhri
Hadey heestuna wa wax danbe ma aha. Lkn Quran ayaa mar walba fiican.
Labada haday ku akhriso mahaa ku jaban
Quraanka heesahaa ka fiican
WALAAL ROODO WAXAAD KU FIICAN TAHAY QURAANKA OO AH KALAAMKA ALLAAH USOO JEESO TAAS AYAAD KU LIIBAANAYDAA ADDUUN IYO AAKHIRO
Fankii aan Uga baqaayay ayay already ku biirtay
@@Mass998 WALAASHEEN SIDEEN U BADNAADIN KARNAA???!!!!
Quraanka heesaha ayaa ka fiican
@@padronedelmare1307 Adigu GAAL baad tahay!!!
Hadaad horey muslim u ahayd diinta kusoo laabo hadaad Gaal horey u ahaydna diintu way kuu furan tahay inaad soo gashid!!
@@padronedelmare1307 waraa nacasnimada iska daa oo ilaahi ka baq waxas lagu ma kaftamee
Rabbi haku deysto
Codka mcn iyo quruxda🔥🥰🤍
Waan sugeynaa markale adoo codkaan quraanka noogu raaxeenaayo
masha alaah cod macan iyo suurad wacan ilahay baa ku siiyaay woooooooooooow
Alla Cod wacanaa inantu mansha allaah 🥰❤️😍💯👏
asc walaashay quraanka ku akhri codkaa ,masaamiirti dauud cs ha kuu noqdee😍 mamo soomaaliyeed
Wadniyo sambab wada shaqaynaayo war waa mucjiso inantan cod macaanaa from muqdisho
Quraanka inugu akhri inZhallah xifdin sida aad heesa uxifdi santay
Quraanka waa gabayo carbeed
@@padronedelmare1307yaahu alle ka baq
Ninkaaga ugu raaxee anaga waxba haynaga siin sidaa ayaa khayr kuugu jiraa
Bahalkan badawga ahi sawkan xiijiyey...kaftan yar oo naso ahbaa lagu dhex daraa waraysiga
Cod iyo qurux bay isku darsatay yartu mashallah
MashaAllah. This is one of the best vocals in recent years. Allah ha kuu siyaadsho. I’m a big fan already.🙏🏾🙏🏾💜💜
WAXAAD TAAGEERTO WAXAAD KULA TAHAY SHIRKO EE FADLAN KA NOQO INTAY GOORI GOOR TAHAY
Inantu cod way haysaa lakin huno fanaanad ha noqon waa iga TALO
caawa waa fanaanad cod mcn lasoo baxday alle ha uga gargaaree
Heesta boodhari💔🥺 waa iska jclhy sababta ma aqaani🤗🥰
baar Sabbt
Ha ka dhex galin heestaa iga daaa hadalka kale wariye
Maa shaa Allah, inantu aad beey u cod wanaagsantahay.
MANCHA ALLAH waxaan dawaday maanta 10 cot 2022 waan ka helay heeso bilaa danbi ah ayaan odhan karaa
Illlahow caaag iga dhig kan haduuu saxaaafad wax ka yaqaaano war inan ma memory baaad moodaaa waaa adigan nasineyne🥹
Aniga xata waan yaabe. Waxba kama yaqano saxaaafad kan. Wayaab wallahi.
Miyaad ilowdeen sahra axmed ilaahay haa u naxariiste,iyo bk ceerigaabo ciyaar mood,cabdillahi qarshe xudeydii,mire dacar,caballe zagzag.
Mashallah Ceerigaabo caadi maha Rooda codkeedu music ba uma baahna Mashallah ❤️ from Hargeisa
Maxamed nuur giriig isagana kudar
Barnamijka wariyaha i ncsiiyey. Xitaa codkeda mu amano oo ka qosliyo gabadha. Wupa xiijiyey suu ulaha hdba hees qaad
😂😂😂😂
Maasha Allah it's amazing,!!! Likiin ereyada haloo qoro
Waw markay qadayso wadno iyo sambab wadashaqeeya🥰🥰
Rooda aad ban utaageeraa wlhi waa gabar yar oo franki noo soo nooleysay masha allah
Huru soco wll rodah keyf 💯
Keep going
mansha allah cod dahabi iyo qurux bilan ayay isku darsatay lkn waxaan ka dardaaraya inanad fanka galin
Adeer software ku jirta fanku ma bakhaar baad moodday. Mar haddaad jeceshahay heesaha oo isku maaweeliso waad ku dhex jirtaa Badda fanka
Maansha allaah yaa rooda rabbi haku xafido
masha allah abayo ad io ad yd ucod mcnthy lkn quranka kariimka yad ad uga si mcna lahayd allaha uso jediya qalbigaga
Alla Xayaad inanteedii habaryar roodaay iska daa heesahan, caruurtaada yaryar korso.ilaahay nabsi bax baan kaaga baryayaa iyo nin qiimahaaga garanaya.
Ma caruur Bay dhashay inantan yar
@@iamproud7936 Haa
Waad iga farxisay oo lamaqabo miyaa
Roodo luuq macaan ayuu ilaahey ku siiyey masha Allah hibo ayaa fanka u leedahay 💯
Wawoow Rooda Xasan boqoradii Quruxdaay Xulkii hablajaad tahiyo iyo Xariirta la Daawado ♥ iyo xuural Cayn
Masha allah waa inan aad u cod macaan 👸🏽👏🏽👏🏽
Maansha Allah wll Alle Ha Ku xafido inshaa Allah
Axyaa axyaa Allahayoow ina nabad geli AUN Zahra Ahmed Jaamac
wallahi wa Quruxley abaayo!!
Arsenal
Man city
Liverpool
Tottenham
👍 👌
maansha allah barakaw hobolada cajiibka ah
wariyaha sibuu gabaha u mashquulsanyahay
Wow hibada saxda fanka
Aya lagu siye mansha allah
Rodo keyf cod malab 😍🥰
Rooda kayaf keep goind waa sahar axamed dabelkedi
Wow what a beautiful young lady with a Amazing voice
Duni kale❤
Maasha allaah Walaal qaali aad baad u cod macaantey
Maansha allaaah
Waar inantaasi waa inan qaali ah
Roodakeyf wll cod macn😍
Legend week iyada dhagaysanayey inantaa rooda keyf
Mansha allah cod macaanaaa somaali maxamedeeey inanta inay heeso ii qaado rabaaa ee meel aaan kala xidhiidho ii sheeeg
Yaahuu war inanta yar haku waalane yaahuu
Maasha allah allaw yaan lagu cowryin
Rooda cod macaan baad leedahay.
Laakiin madhaha iska sax walal qaali.
Gaar ahaan heesta Sahra Ahmed
Wooow fanaanada sanadka waxaas ayaa cod ah
Rooda kayf wllzhy qli dumar noolaw indr from hargeisa rooda kayf waa reer ceerigaabo
Sxb gabadhasu yey muuse ismaciil kaa tahay ?
Manshaa allaah samokuwara amiin
Roda keyf👏💯 codbaa kugu dhan
Mansha Allah Wah Wah 😘❤️💋
masha allah waxaa saa cod ah
M.a wn kuwataa
Mashallah cod macaan oo dabiciyaa
Mashallah beautiful voice
Inantu waxaan ugu mahadcelinaayaa inay i Fahsiisay heeso aan jeclaa Balse aan fahmi waayay
Mahadsanid Rooda keyf
🥰🥰🥰❤❤❤❤ in 2 u inadeer 🙏🙏🙏
Waaaaw aad Bay u cod macaantay ! Waxay kuso baxaysa khadra dahir iyo magool siiba khadra daahir
Masha’allah cod macaana
Roda qurux ❤️❤️👍🏼
Adda baan ula dhacay maqalka codka iyo heesta xaafuun, Kaaga darane cod walba way keenatay!!!!!
man sha allah
mash allah
Ceerigabo aa mansha allh gabadhan codka maacan ismaba lahayn wa rer cergabo guuleyso gacalo❤💫🥰
Isma lahayn waa reerceergaabo maxaad igu jeedaa reer ceerigaabo Sahra Axmed ,saynab cige, maxamed bk miyanya kdhlaan
Isma laheyn?? Mashallah aya ku filin.
@@broskits8936 wll sahra axmed iyo saynab cige poqoriin cod wacan bey ahaayene ma reer ceerigaaboy ahaaye iyo Maxamed bkeeba bal iisoo sheeg? adoo mahadsan ?
@@mohamedyare1917 iyo Shay mire dacar.
Gabadhaa in lagu walo waxaan akhira iyo aduun anfacayn maha khayrka balo kajecel hakadhigina roda yar
i love her msha allah
Axyaa sound muna keyf xalay daruusti lay dhigay magoolba ku haysta anigu
Woow woow❤❤
Heesaha ay qaadayso waa kuwo aan habeyno badan ku caweeyay walaahi tani waa suntayda erayadaan waa waktigayga sumadooda
Kinsi ayaa ay kusoo baxaysa codkeedu talent Kinsi haaji iyo Zahra ahmed
Fantastic voice ❤️
Maashallah cod eebe sii
Cish calaa cod💯👌
She's beautiful
Wow 🤩
Saaab tv gabadha aad cod macan tahay ee microfineka ka hagaajiya
First viewer ✋
Waan kaaga Mahad-celinaynaa inaad tahay Qofkii ugu Horeeyey ee Muuqaalkan Soo gaadho.
Mncha allh horta roodo ilahy kii cod ahaa dhuunteeda waa galiyey lkn ninkan wareysanaaya ayaa mid ahyn oo saxaafada gaajo ugeysey
Kkkkkkk kkkkkkk kkkkkkk
Waad iga qoslisay ma gaajaa u gaysay
Rodo keyf 😍🥰
CERIGABO WA MELSHIDAN BURCADAN BUUQA BADAN DAD KA HOREYA DAGAN
Aad baad u cod waangasantahay alaa ha ku daayo
Naaaaac
@@xaqudirir9789 uf burco boodh weyn ma khasabaa Amaan 😎😎😎😎😎
Hhhhhhhhh waxa umad Hargaysa Tubman caanka waa burce miyad sida Quinn
@@abdiomar9042 BURCO WAA MEEL URAYSA OO DAD XUNN SOMALA KAMADSATA
Mashaalaah
WAw cabi mahhee cod macanayee kama daalo cod keede
Heesta bodhari iska jeclahy🥹🫀
Golden voice
Sidaa bilaa music ah iska hees Roda kaif
Waaw Rooda
Gobolkii dumarka ayaan idinka soo salaamayaa
Adoo naga raaliya gobolka dumarka noo sheeg 🤣🤣🤣🤣
Erayada iska saxa waxani afsoomaali ilayne
Kulahaa sida meel bugtiyo gacan lagu kalla bariiyaa *
Is qabsii bal intaa shaqalkaa kaliyaa kharibay * sidaa* waxaanay sax ku tahay *sidee* sidee meel bugtiyo gacan lagu kalla bariiyaa
waan ku seexda qoftan
No Chance
Wariyahan barnaamijka si fcn umuu qabanin, waxa la rabay inuu gabadha waraysto ee heeso qaad imbuu ka kacay. Xata tariikhdeeda si xille buu xooga korka nagaga tuurtuuray. Calyo calyo
laga yaaba inay codsatay in tarikhdeeda ay kaga shekyn barnamijka
waa wariye aad u fiican malaa codkaa jiidhey
Lakin heesihii dumarka ayad qaybty lakin ragu waa marmare
Cod miciin hore usoco
Single haday tahay haila soo xidhiidho?
axsan yacod pro kee gowim,.
Heesihii axmed saleeban bide
Ma adeerkeedba tolow gabadha
Waaaw
😍😍😍😍