Somaliland oo laga digay inuu dhaqaale burbur soo wajaho, haddii aan xal deg deg ah la helin.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 70

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 2 роки тому +6

    Sixir bararka dalka waxaa u sabab ah?
    1.wax soo saar la,aan
    2.shaqo la,aan
    3.qaadka iyo waliba dawlada oo aan lahayn wax siyaasad ahoo ku saabsan sixir bararka

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 2 роки тому +2

    Asc,KHabbiirka kumma raacsanni fikraddihiisa uu ku ammaannayo niddaamkii dhaqaalle burburrinta iyo sixirbarrar abuurka ahayd ee ay xukuummaddii horre ku dhaqmi jirtay ee lacagta qarranka ee addag ay suuqa ku soo daaddin jirtay,Maxaa yeellay 1ka doollar ee jeebka dawladda ku jirraa waxa uu ka qaallisanyahay kummanyaalka doollar ee jeebka shacabka ku jirra,
    Teedda kalle waxaad leeddahay dawladdu dayn ha qaaddato,shacabkanna ha siiso, shacabkunna dhisme ha galliyaan, Taasinna waa dhaqaalle burburrin kalle,
    Balse haddii ay dawladdu qaaddato daynta aad sheeggayso , oo ay galliso guryo kirro ah oo ay leeddahay, Sidda aad sheeggayso waa faa'iiddo aad u wayn,waayo kirradda guryaha ka soo baxda,kalla badh bil kasta dawladda ayaa isticmaallaysa, Kalla badhna daynta ayaa laggu bixinnayaa , Waanna il wax-soos-saar oo fiican.
    Wa BILLAAHI Tawfiiq.

  • @abdihussein2359
    @abdihussein2359 2 роки тому +1

    Corruption is a mere and major injustices and could not be justified to any positives aspects of our socio-economic growth

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed6877 2 роки тому +6

    Afqalaad
    Aqoon yahan
    Inama canfacayso
    Eray bixin baa
    Ka dhalin ahaan inagu waajib ah

    • @Abclll-i3h
      @Abclll-i3h 2 роки тому +1

      Dollarkaad isticmaasha manu lacag qalad ahayn. Boodhadhka ganacsigu iyo kuwa dawladu manan ahayn af qalad, demoqratiyada aad sheegata maynan ahayn. Waxyaabaha ha u fiirsanee wuxu ka hadlayo u firso sxb

  • @aqonyahanabdizalamhereri7443
    @aqonyahanabdizalamhereri7443 2 роки тому +3

    Positive corruption? Wtf's that

  • @cabdiqanimaxamedfaarax9320
    @cabdiqanimaxamedfaarax9320 2 роки тому +1

    Sixir bararka waxaa sabab u ah xukumada oo gabiska yimid dhankeda iyo wax soo,saar la,anta jirta

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 роки тому +3

    Soomuu wajahin burbur ďhaqaale,waligeedba way ku jirtay Burburkaa dhaqaale, waayo lacagteedu way baxdaa, waxbana ma soo saarto.

    • @SH-bw5fx
      @SH-bw5fx 2 роки тому

      Excellent opinion , you are absolutely , wax national economy oo jira majiro , waa been.

  • @mufasaleebah3156
    @mufasaleebah3156 2 роки тому

    positive corruption🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣. Case closed. He teaches in the university🤣🤣🤣

  • @abdirahmanmohomed3836
    @abdirahmanmohomed3836 2 роки тому +2

    Qaadku haduu si kaste u qaaliyoobo uma aragno dhaqaale burbur dhaqaale burburka somalilnad waa qaadka

  • @ahmedzakivlogs
    @ahmedzakivlogs 2 роки тому +1

    Maha Taa aqoonta aan kaga gudbaynaa eeD sheegtay ee ah dadka shaxad hala siiyo iyo wadooyin haloo dhiso maha Macquul An kaga gudbayno aqonyahan jamacada ku noqo wad abatee
    Wa In la sameeya mel gali Shaqo abuur oo la Sameeya Warshado wax soosar lana kabo dadka Beera layda ah Dadkeenu Waxay uBahan yihiin In laga Shaqaysiiyo Kabacdi wax lagu celiyo
    Kaasi waa Fikir kayga
    Aqonyahan #Ahmed #kosar #Ali

  • @adanelmi
    @adanelmi 2 роки тому

    Aad ban ugu farxay ninkan waramaya lkn anigu waxan jooga Canada 🇨🇦 batrolkii aad bu noogu kacay waxuu gaadhay $2 litirkii markaa sixir bararku maaha somalilnad oo kelya

  • @TheAwgga
    @TheAwgga 2 роки тому

    2 million oo dollar ayaa jaad lagu cunaa malin walba DP world waynu ku khsaarey waxbana inuguma soo celisee hayno dhaafto

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 2 роки тому

    Lacagta adag ee wadanka laga saarayo waxa Muuse Biixi u sheqeeya dawladiisa ee madaxda ah reerahooga iyo caruurtoodu Dabada ayay joogan wadankana siyasad dhaqaale kama jirto, isaguna was tuug waxba jeebadu ku shubtaa in uu refinery ku dhisto ayuu doonaya tuug weeye

  • @jirfe
    @jirfe 2 роки тому +5

    Horta Somaliland dhul daawlado ah baay isku dhererinaysaa inagu waa different dadku mashaqeeyaan 80 percent sland .....wadamadan aan joogno dawlada ayaa lacag bixinayey laakiin inaga dawlad wax bixinaysaa majirto jeebka muuse malaa ma buuxsamo

    • @bayle2236
      @bayle2236 2 роки тому +3

      Shaqo hadaanay oolin intaasoo ajanabiya may dalkaaga iman lahayn oo ka shaqaysan lahayn. Runta haynu isku sheegno inagu shaqo fudud oo xafiis iyo computer leh ayaynu wada rabnaa juhdi malihiin. Qaadkanna wuu inasii baabiyay

  • @mounamohamoud81
    @mounamohamoud81 2 роки тому

    This guy hate the president of somaliland I don't think this man teach economy

  • @adanelmi
    @adanelmi 2 роки тому

    Aad ban u salamaya MMTV lkn sixir bararku meelkasta wuu ka jiraa Somaliland oon waxba soo saarin bal inta shidalku shan labaabman ogaada ma ihi nin zukumada taagesan lkn waxan caalamku ma inala qabaa mise waa inagoo qudha slcm

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 2 роки тому

    Aduunkoo dhan wuu ka jiraa oo 50 kii sano ilaa 60 kii sanaba marbuu dhacaa aduunyaduna imika waa global ama xayndaab isku furun oo wixii maanta ka dhaca North America ama Europe or meelkasta way saamaynaysaa lkn hadana mar baanu ninka ganacsada ahi aanu faa’iido badan helin inta xaaladu isbadalayso

  • @sharmboy
    @sharmboy 2 роки тому

    Lacagtii ugubadnayd waxaa qaatay magafe iyo Turkga waana lacag aankuu soo laabanayn

  • @muste123
    @muste123 2 роки тому

    Positive cruption waa loo bahan yahay

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 роки тому +2

    qoysaska lacagta adag la baxay ee dalka sii xaalufiyay waa Kulmiye kii hore iyo kan jiraba guryo waaweyn bay Turkey ka dhisteen

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 2 роки тому

      Wllo maahee iska hubso waa ganacsatad waaweyn sida Telesom iyo Dahabshiil iyo oomaar oo ubadkooda emaaraatka dajiyey

  • @nimohadi8703
    @nimohadi8703 2 роки тому +1

    Hargreaves Ayan joogay 2015
    $1=7000lland stop it muse hater

  • @Footballandgames386
    @Footballandgames386 2 роки тому

    laakiin kordhinta dp World kuma jirto raashinka

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому +2

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland iyo Mmtv

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 2 роки тому

    marba abu shaarub xaafada Muuse oo afar jeeble ummada bara tanina maxay ahayd kuwii horaano la yaabanay wali ee

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 2 роки тому +2

    Waar yaa hee ahmed siiraanyo dee dhaqqleyahan aqoonyahan ah ayuu ahaa ma,askari iimaan la,aani haysaa waar waxani waa aqoon

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan4675 2 роки тому

    Dhaqaale yahanaw xaal qaado !!!!!!!!

  • @nuraali7610
    @nuraali7610 2 роки тому +2

    Inshallah khayr .rabbi ha ilaliyo somaliland aamin

  • @maxamadgaani9192
    @maxamadgaani9192 2 роки тому +1

    AQOONYAHAN KONTINARKU WUXUU AHAA 3000 DOLLAR HADANA 13000KU OO DOLLAR MAXAA SABABAY SHIIDALKA FOOSTADA NAAFATADA AHI DDS JIGJIGA WAA 90 DOLLAR HARGAYSANA 180 DOLAR WAA MAXAY SABABTU

    • @zekoahmed9281
      @zekoahmed9281 2 роки тому

      shidalaku dawladaha aya kaba marka etopia way kabta , wall waxan susta sucudiga waxay kabi jirtay batrolka oo wuxu .12 dollar lakin afar sanoo kabki ay kabitay way jartay iyada iyo daqiiqda

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 2 роки тому +1

    Nin waalan o isku xaara bay doorteen markaasay leeyihiin waxba dhacay..

    • @sahrafarah8834
      @sahrafarah8834 2 роки тому

      Waxyo meeshu maaha faaqashland go to frmaajo kaaas baa waaln haa kuu waala Somaliland

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 роки тому +1

    Its hard to live there
    Allah is bedel degdeg ah allah ha keeno

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 роки тому

    Dadkadi ingiriiska ee Berbera iyo ta zaylac, maydh meelo badan ayaa laga soo daji kara Somaliland….
    Sidii Roosevelt’s … “the New Deal” muse waa in uu dadkan qaadka cunaya u ka shaqaysiya, bridge, road, Dam…

  • @xikmadsuluxiye3926
    @xikmadsuluxiye3926 2 роки тому

    Waar Waxynaan Isku keenin inama soo gaadhin mida kale meeshan buun buunin xad dhaafa ayaa run ahaantii ka jirta waar nimyahow xagaa lagu arkay waxna dhulkeenii ka Beeran mayno iyo tamaandhadiba qaaliyawday waa hada wa ugu yar waar niyaw baahi kibirsan baa Ina haysa wlahi dad wuxuu ku hor maraa waxa gacmihiisa horta ku jira ninkan Mida kale wasiirul gancsiga waar nimyahow Danbiga iska daaya waar Muxuu idiin hayaa bal keena oo halydinka af qaadee keena kaad is tidhaahdaan waa ugu mudnaan karaa wllee inaanu midhka ka badali Karin hadayn wax soo Saar yeelan oo malaha bariiskaa uu aad soo dajin uga baaha taan xataa wlahi waa baahi maxaysato hadana kibirsan waar miskinka iska daaya

  • @user-ji3jy5wg4v
    @user-ji3jy5wg4v 2 роки тому

    Waxa kaliya ee aynu ka aragnay dp world waa qiimaha qaaliga ah ee nolosha muwaadiniinta Somaliland oo kor u kaca

  • @azmedcabdilaahi4529
    @azmedcabdilaahi4529 2 роки тому

    Waxaa soo dhan waa dhab ciladoo dhami waa muuse isma galaan kursi doon iyo aduun doon meel mawadagalaan

  • @AliMahado
    @AliMahado 2 роки тому

    asc dhamtiin waa Eng daahir wax ka xumahaye saxir bararka hargesa wax aad ku jcye nasira saacid aroosokkķkkkk

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 роки тому

    Wadanku wuu nabadqabaa sheeko madhan

  • @abukarahmed100
    @abukarahmed100 2 роки тому

    Sixir barar ma aha ee waa sicir barar.
    Sicir waa eray carabi asal ahaan (السعر), oo macnahiisa yahay (qiimaha).
    Sicir barar, haddii si kale loo dhigo waa; qiimo barar, xataa qiimaha waa carabi (القيمة)
    Sixir barar ma ee waa sicir barar.

    • @bustaale6554
      @bustaale6554 2 роки тому

      😂😂😂😂 waan maqaalay maalmahnba

  • @husseinabdi8527
    @husseinabdi8527 2 роки тому

    Maxaa diidaya hadii dawladu ay soo iibiso raashinka oo ay dadka ka iibiso

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому

    War bixin cajiib ah 🙏

  • @wacanepro3496
    @wacanepro3496 2 роки тому +1

    ua-cam.com/video/ennzXQ_ZEow/v-deo.html
    WARARKII UGU DANBEEYEY EE DAGAALKA RUUSHAKA IYO UKRAINE #Madaxweyn Biden#oo hadlay xalada

  • @jibriilbasbaas2418
    @jibriilbasbaas2418 2 роки тому

    $1 goormuu ahaa 5000?? Xiligii riyaale lagasoo bilaabo halka dollar waxu ahaa uun 8000 iyo wixii kasareeya sidaa darteedbaa shirkadaha lacagaha mobilada kadira xiligii siilaanyo lagu amray inay joojiyaan boqol dolar wixii kayar lkn waxa lahirgaliyey bilawgii Muuse

    • @mohamedsomaali
      @mohamedsomaali 2 роки тому

      Halkaa hubso? 1$ wuxu ahaa dawladi riyaale 6500 ilaa 7500

    • @suhaibuthman7962
      @suhaibuthman7962 2 роки тому

      Ta laga hadlayaa taas maaha, sicirka cashjrta dawladu wuxu ku qimaysanyahay dolar, 1$ = waqtigii Dahir riyale waxa la xisabin jirey 4000 sh imikana waxa ala xisaabiya = 7000sh

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH 2 роки тому

    GOOD SPEAK

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      waa wadan qabil ka taliyoh carab bay dakadih bay ibsaden

  • @abdillahihaji6067
    @abdillahihaji6067 2 роки тому +1

    Ninkan been bu shegayna anigu jabuuti ayan jooga sexirbararka ka jira tan somaliland wu ka daran yahy Ethiopia iska a daa marka warkaga ku noqo

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 2 роки тому +2

    Dalku waa in kulmiye laga takhaluso si loo badbaadiyo dalka iyo dadka masaakiinta

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 роки тому

      Sxb adigu muwaadin ma tihid kaamana muuqato, dadka amba caqli caafimaad qaba ku darso amba iska daawo please,,,

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 2 роки тому +1

    Subxaanallah makanaa pro.jamacadeeda ....illahay haydiin sahlo.....waa buug buug wata ....markaad hadlayso waxaagu inuu xaqiiq noqdaa wanaagsan ....waxba kama oga dpword iyo dakada wax Ka socda manuu aragbaan filayaa .....subxaanallah inaad macalin berberi wataa saacadiyo badhka kuu jirtee tagoo soo baadh hadalkaaga hortii

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 2 роки тому +1

    Muse bixi afka bu laydhiya o xaarka geela ayu ka sheekeeya. Ma dhaqaaleh bu fahmaya??

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому +1

    Ninkan dhalinyarada ahi waa khabiir dhahaale,

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 роки тому

    Bacaac beeen British soomaliland way ka kortay bacaaac us us

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 роки тому

    He is very smart and right