ASHO HADHII UUR DARTII IGUSOLABTAY MANTAN OGANENA UUR MIYA MISE??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • Asha iyo Shay waali cusub

КОМЕНТАРІ • 224

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 3 місяці тому +18

    NAAGTA MAGACEEDA 😂😂😂😂SHUBO REBREB SUGTOY 😂😂😂😂😂 ALLA ASHAA😂😂😂😂😂

  • @SalaadoJimaale
    @SalaadoJimaale 3 місяці тому +22

    Naaya wixii rabi ku siiyo ku xamdi.dadkana ha caayin.ninka heyso ama iska daa.ninka haddii uu ku jecel yahay maxay tahay naagta uu ka dabarooraayo.muu ilmahiisa korsado.naagahaan uu daba cararaayo.naxaadse isku waalaysaa naa is deji.ilmahaagana korso.naagta hilfaha u qaad .shy maxaa ku dhacay miyuusan aabo ahayn maxay yihiin naagahaani

  • @Vn-bTw979
    @Vn-bTw979 3 місяці тому +1

    Shahay yaasha uu ilaaheey ugu jecelyahay aalagu jiraa caayda iska dhaaf

  • @A380ABDIRAHMAN
    @A380ABDIRAHMAN 3 місяці тому +2

    Gabadha jojiya isku qaqabsiga nin qimaba u sii yesheen bisinka hedhe waa isku macmaceysen naga daya ninkan cadanka ah

  • @FowsiyoDd
    @FowsiyoDd 3 місяці тому +1

    Private ka dhigo waxago dhan

  • @sadosalebaan-fx2vq
    @sadosalebaan-fx2vq 3 місяці тому

    Asho anagu waxaba man agee

  • @laylaaxmed6627
    @laylaaxmed6627 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarxiyoAbdulahisaciid
    @FarxiyoAbdulahisaciid 3 місяці тому

    Alisha.. Khatar.ayaa.tahay❤❤❤.nag.gadaalkaimaTay.ayadaa.baxays😢😅

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln 3 місяці тому +15

    Gabdhihii somalida wey naceebeeyeen hada macadaan baa kudagaalaysan hunguri xitaa igama qabto ninaan somali ahayn😂

  • @CubaadocabdiMahamuud
    @CubaadocabdiMahamuud 3 місяці тому +2

    Yatiqi laa caasho ale kabaq ookaxishoo saygag suusan hadal kaatagin ee yeelo qasnad warka laguqar sado sasabo ookasoo jiido naagat ee caayda daa sikada famali gaag aadkahad leeysad oo sirtaad qarso inlaga guursado ninka adiga usabab ah waayo xayeey siinta ayaad kabadi say eesimali hid ee siryeelo walahey

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 місяці тому +8

    Ninkan masheruca ah muxuu ahaaa

  • @AsmadarwiishXasan
    @AsmadarwiishXasan 3 місяці тому +1

    Sister dhibka dhaaf everyday waxa gurigaaga ka jiro hano sheegin

  • @nimoige
    @nimoige 3 місяці тому +1

    Soomliyay wax mafahantan miya waxan dhan wayjilayan dadkan Film ahaan ufirsada lkn run hamodina qiiro japanta iska daay a it’s only views

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 3 місяці тому +1

    Nin cadaana hadayba guursat o nimnkii somalida idinka tagatay maxaa idin daba dhigay
    Ar naag soamaliaya meel xun joog maxaa wallshada uga duminaysaa reerkeeda waxan o kale wlahi waa ceeeb

  • @ilhaanabokor3542
    @ilhaanabokor3542 3 місяці тому +1

    Gabadhey nin ayad ku waalate naagta haysku jilcin danahaaga ka adkow dunidana ku joog sharaf😂

  • @halimamohamed8090
    @halimamohamed8090 3 місяці тому +2

    Caasho gabadha dhilo ha ku dhihin ,waa danbi weyn ,oo aakhiro cadaab lagu muteysto

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  3 місяці тому

      Abayo nagtee ii kentay naagtan

  • @NajmoIbrahim-sq8qr
    @NajmoIbrahim-sq8qr 3 місяці тому +1

    Afarahedana iskaga baax inad ninkagaga qabasto oo ad isku dacaan ayey rabta oo hadana intaad kala xanaqsantahiin ay ka faideysato ayey rabta e wxan kugula talinaya inadan ninkagaga qoftas afaraheda ula tagiin wayo inaad soxasusisiid beey rabtaa madama u adiga kuso goay oo u nacay iyada marka nagta markey kuso cayso adigana caay oo iska celi blse ninkagaga dexdina haso galinin wayo hada nagta maqabo hadu qabo isaga ayad kajari laheyd blse hada adiga iska celi ninkagaga ilashoo

  • @ashaabdi9314
    @ashaabdi9314 3 місяці тому +1

    gabadhan sheekadeed maxaye idinla tahay aniga waxay ila tahay yutubka ayeey rabtaa in boqolka lagar siyo marka waxan oo dhan waa been waa sheekadii gabadheeda oo kale

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 3 місяці тому +1

    Asho war iga hoo wlll naag darteed ninkaagi waxba ha u qabsan ee ninkagi laabta ku qabso ayada kasaar daaqada hadii raajo leedahay rajo tir lkn yaan kamaqlin asagan kajaraya yareey

  • @HudaMuse-or2ds
    @HudaMuse-or2ds 3 місяці тому +1

    Horta maxa ku walay naagta sidii laguu gursaday ayaa logursaday markaa isdaji wllo isdaji

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 3 місяці тому +1

    Walal 3 dax jeer hadii uu kufuray maxaa isugu kiin haray waa waxa dhibku kaaga dhamaan la’yahay bisinka

  • @najma649
    @najma649 3 місяці тому +1

    abayo nin uur kuma joogo haduu adiga ku qiimeyn gabdho inta ay u dhaleen shan wiil oo cacad ayaa abaayo la qiimeyn waa yey oo laga tagay

  • @NajmoIbrahim-sq8qr
    @NajmoIbrahim-sq8qr 3 місяці тому +1

    Huno yeyna ku kuqaldiin waxas wa qarar e ninkagaga yeyna kugu diriin

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 3 місяці тому +1

    Cayda jooji ninkaaga ayaa raadsadeye teeda kale ninkaaga sidii aad ku hanan lahay ku dadaal

  • @fadumosaid2954
    @fadumosaid2954 3 місяці тому +6

    Ini waxay ilatahay waxan waa prank nin baa naag ila guursaday youtube ka ku kala kacsan qof kastoo caqli lehnaa waa fahmi ani ma rumasan wlhy warkan

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 3 місяці тому

      Qoftan benteda badan baba jeey wlalaked ah😂😂

  • @ShaimaAli-g7t
    @ShaimaAli-g7t 3 місяці тому +1

    Waxa hubaal ah qofka diinta islamka si sax uqaatay inuu badalo dhaqankii hore so ninka wali waxbaa ka khaldan

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 3 місяці тому +11

    Sister the issue is man,,,, not the woman because if he loves you he wouldn't do that

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 місяці тому +6

      Exactly! A man that respects his wife can never do that and the fact that he sleeps outside his home drives me nuts!

    • @Himilo7
      @Himilo7 3 місяці тому +2

      Exactly if l was Asha l wouldn’t talk that lady

    • @queeny7522
      @queeny7522 3 місяці тому +1

      True. 😢

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 3 місяці тому

      She doesn’t want believe the truth

    • @KhadijaAli-jd6ut
      @KhadijaAli-jd6ut 3 місяці тому

      NAA HAKU DIRINA NINKA OO BUR BUR HAKATALININA

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 3 місяці тому +1

    Casho wacdi ama quran baa la shitaa maxay tahay hindiga

  • @sacdiyoIndho
    @sacdiyoIndho 3 місяці тому +4

    Balaayo caasho masasal miyaa maa natustid waxa

  • @Ruunilkacas2
    @Ruunilkacas2 3 місяці тому +4

    M a byo ha is cunin😂anaaba la yabay saa u birqayside mideda kle ani ilaa aad UA-cam soo gashay waa kula socdaa horay usco 🎉

  • @maryamibrahim5109
    @maryamibrahim5109 3 місяці тому +3

    Uurka ay sheegayso waa maxay wiil iyo gabar qurux badanaa shey caasho u heysaa adana cunug caloosha ku jiraa la wareegee naa xishoo reerka amaanka sii

  • @nimcoibrahin6231
    @nimcoibrahin6231 3 місяці тому +1

    Asho wlhi sidani kuma anfacayso

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 3 місяці тому +1

    Sister it’s good to keep your life private

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 3 місяці тому +1

    Dhib baa kuhaysta nin lama daba ordi karo

  • @ayubcharityfoundation8151
    @ayubcharityfoundation8151 3 місяці тому +1

    Abaayo wan kaweynahay wana kawaya aragsanahy naagta maxu olla joogi waye waa u kujacelahay naagta yeey kugu dirin naaya aqli yeelo waxa hostada yaalo hafirin ee waxa so socda kafakar Reerkada xejiso ninka u see seexo qeelida daa iyo Marwaliba buuqa haku furin plz abaayo

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 3 місяці тому +3

    gabadhan casha wn jeclahay wllhi kamadalo vediogeda lkn comentiga walayga ilaysyay ban umalayn 😂

  • @Leeyloabdiosman
    @Leeyloabdiosman 3 місяці тому +2

    Aisha naagtaa wey kuu bahdilantahy shey familykiisa ma yaqaanaan ee adi hasoo caan bixin ee magaceeda iska dhig

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 місяці тому +1

    Naagtaas abaayo ninkaaga weeye waxa raadsaday oo la degay oo u guuray marka ayada afba kuma lihid ninkaaga baad hadal iubleedahay go’aankana adaa leh waxba ayada ha is caayina ayaduna inay ku caydo maaha

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 3 місяці тому +7

    Asho homework aya no dirtay 😂😂😂😂😂 uur mise maya 😂😂😂😂

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 3 місяці тому +1

    Horta Caasho ma naag soomali ah miyaa ninki cadaanka ahaa kugu haysata ! Layaab oo cadaankii waa kibraye somali buu ka faraqabsanayaa 😂😂😂😂😂😂cajaaib

  • @ubaxsagal8144
    @ubaxsagal8144 3 місяці тому +2

    Caasho musalsal ka dhig xabbti in jila noqotad ku ficnayd😂😂😂

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 3 місяці тому +5

    Habibty shale lee malehenoo i don't believe iil 😂😂😂

  • @Maryam-l7i
    @Maryam-l7i 3 місяці тому +1

    Abayo qaladka wa ninkàda bilash aya gawada ðaded ucayni

  • @umuabadi
    @umuabadi 3 місяці тому

    Aniga Hada. Uur uma jeedo. Caashi. Laakiin hadaad. Leedahay. Iyo. Hadii. Kaaba. Naagta. Adiga. Aad. Ka aamusi. Weyday. Yey kaa. Caqli. Badin. Waayo. Qoftaas. Waa qof. Inay. Ayaad. Maseer san tahay. Lagayaabo. Oo meel. Cidlaa. Taagan tahay. Marka adiga. Ayaa. Lagaa. Tanya’s. Ogoow. Faysal. Waa kaasoo Wa Tay. Aqbal

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 3 місяці тому +1

    Abaayo caafmaadkaga kafakar please

  • @Sara_1431
    @Sara_1431 3 місяці тому +3

    Na Ashoy ninka inakugu dirte rabtaa filaa naguhu wa dhagar miiran yeekugu dirin ninka

  • @caishamohamed540
    @caishamohamed540 3 місяці тому +1

    Asalaamucaleykum
    Eedo aduunka waxaa laynoo keenay inaan allah caabudno
    Ilaahay bari gurigaaga iyo caruurtaada sidaad diinta ugu dhiqi lahayd ka shaqee
    Markaad noqotid adoon alle
    Wax kasta allah baa kuu hagaajinaaya
    Culays hadaad dareentid 2 ragco tuko rabbi gacmaha u taag
    Nin iyo naagtoona ha ku xad gudbin
    Risiq adi laguu qoray qof kale la siin maayo
    Gurigana suuratul baqara ku daar

  • @zaniabdi9557
    @zaniabdi9557 3 місяці тому

    Soomaliyey Naagtaan waa na Ceebesey waa la adoonsadaa . Sida Muuqata Unsubscribe. Ku sameeya

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 3 місяці тому +1

    Adkaatay ninkaan muxuu Gabdhaha isugu diray?

  • @MariamMariam-r1c
    @MariamMariam-r1c 3 місяці тому +3

    Naa casha naagta sawiradde so qarxi 😂😂

  • @ifraahabdi
    @ifraahabdi 3 місяці тому

    Asc aisho wajiga waxad marisey iso dhig luqeyga sawir iga so qad abayo masha allaah ayu ku naqdey runti please wn ku suga ya sis❤❤❤❤

  • @maslah345
    @maslah345 3 місяці тому

    Inaa caytanto waad ku qaldantahay ninkani adigaa kuwalatay ee gabadha hacayin meeqa jeer ayuu katagay oo ilaa iyo hotel aad karadinaysay ninka iyo walidkiisba meeqa jeer ayaad kuqaldoontay ood ugaftay somali waxay tirahdaa shan wiil sht mamaceyso

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂 si fiican baad filimka u jishay

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 3 місяці тому +1

    Asha abyo labo gabdhoda somali ayad tahin adiga iyo gabdha kalba is ixtirama

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 3 місяці тому

    caisha abyo hal talo an kusiyo nagtaas wargeda iskadaa abyo mida kle abyo nag hadee mesha imado abyo nag wa xasidee abyo gurika suradu albaqro ku shido abyo nagta wargeda neh iskadaaa

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 3 місяці тому

    Xabiibti qaraarbaa haayee yyey kudanbaajin ninkaagana yeysan kugu diri ilmo la aan miyaa kuheyso mase shay uurkiisabaa kugu cusub caaisho smirka badso waa ladhimanayaaya

  • @Jays132
    @Jays132 3 місяці тому

    this is so embarrassing on both you somali women’s part honestly so embarrassing. 2 somali women fighting over a white man😂😂😂seriously stop it

  • @Qalbixada
    @Qalbixada 3 місяці тому

    Isha in lagula gursado adaa isku sababey marwalba adaa ninkaga nosodubayo anigaba wan gursanlahaa hadaa meshaku noshihiin kunolanlahaa naa ninka qarso hadikale istarey udiyar garow😂😂😢

  • @FoosxaajinuurFoosxaajinuur
    @FoosxaajinuurFoosxaajinuur 3 місяці тому

    Abayo mcn horay usoco nag xun rerkaga ha udumin hoyo sharaf leh aya tahat ❤❤❤

  • @nafisofarah
    @nafisofarah 3 місяці тому

    Asha shuubo kastoo gadaashda kahadasho wax jawaab ah hasiin 😂hory uga soco nin aad hysato cidi waxba kuma falayso lasoco

  • @Nasrasiciid3090
    @Nasrasiciid3090 3 місяці тому

    Girlll im advicing u stop posting ur family all of this problem come from u posting ur family bc that girl saw how nice ur man is acuudu bilaah

  • @hanisiyad1873
    @hanisiyad1873 3 місяці тому +1

    Kala ronada abyo

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u 3 місяці тому

    Abyo nag waxbo ha u jogain wayo wax an jirn bay is ku qaln waxy rabat in reerkga kaa dumiso ee ha u joji n

  • @farhiyayasin69
    @farhiyayasin69 3 місяці тому

    Gabadhan kii nin aha bay ii urisay 24saac nin nin miyey ku jiraysa na bal wlly camal kale la imow teda kale hadaladada ani been badan bn ka dhex arka

  • @faraxcali1236
    @faraxcali1236 3 місяці тому +1

    Naa dee wad nawaashey uu tegay uu soonoqday ninka caadi gacanta ugu dhig siduu ubaxaaba koolkooli ninka si xikmadeysan gacanta ugu dhig oo aad caqli wanaagsan adeegsatey alle isku xidh reerkaaga xasilooni buu noqone

  • @RaaqiyaAhmed-t1q
    @RaaqiyaAhmed-t1q 3 місяці тому +1

    Hinasa kumadax maray wll

  • @FatimaAbukar-vy5py
    @FatimaAbukar-vy5py 3 місяці тому

    Naya nagtu sidey ninka kagaqadey rabtaye urna male wabene baloc sar

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 3 місяці тому +1

    Abayo carur wabada u dhashayii maxa kale

  • @miskiabdullahi2121
    @miskiabdullahi2121 3 місяці тому +1

    Drama

  • @AhmedMukhtar-c5c
    @AhmedMukhtar-c5c 3 місяці тому +2

    Waa jilawen wlh gabadhan😂wow 😊musalsakka

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 3 місяці тому +1

    Wallace ilmahaga ilaasho

  • @FoosxaajinuurFoosxaajinuur
    @FoosxaajinuurFoosxaajinuur 3 місяці тому

    Horey usoco nag xun yey san kalibin helin ❤❤❤❤

  • @FoosxaajinuurFoosxaajinuur
    @FoosxaajinuurFoosxaajinuur 3 місяці тому

    Horey usoco nag xun yey san kalibin helin ❤❤❤❤

  • @XamseMohmud
    @XamseMohmud 3 місяці тому

    Gabdhaha soomalida xaaaidsanaa cadaanka xitaa wey kaaga dabo imaanayan

  • @munacabdi3746
    @munacabdi3746 3 місяці тому

    Wall cashay caruurtada cadcad hayska joojin alhaku daaye

  • @Layla-e2r
    @Layla-e2r 3 місяці тому +1

    Dumarku barigii hore way ka xishoon jireen uur in ay sheeg sheegan

  • @Oubahmohemed
    @Oubahmohemed 3 місяці тому +1

    Wixiiba musalsal baad ka dhigtay

  • @SamiraMohameddirie
    @SamiraMohameddirie 3 місяці тому

    Isha baxarka dheh abayo surat al baqara gurig ku shiid

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 3 місяці тому +2

    Ha shegin xabiibti no ishqa way xuntahay hadii ad ledahay pz🙏🙏🙏

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому +2

    Sir iyo privacy dhimatay war ileen

  • @umriyaan9
    @umriyaan9 3 місяці тому +2

    Masha allh incadaw alle kumatuso rerkaga allh kurakeyo abayo waliga halaqwin maficna farxadwarta allh kusiyo mcnto wlhi ilahey darti kujeclahay ❤❤❤❤

  • @umofaduma7708
    @umofaduma7708 3 місяці тому +3

    casha markasta wn kudawadaa comentiga culays baa igasaran maqoro lkn alle hakuxiftiyo naagtan msgka ku qoraysa manaagtii uu qolka kadaganabaa wallee naag somali ayaga isku cadow ah bal nin cadaana bay gabadh somali ah kuhaystaan yaab🎉❤

  • @ShuukriCali
    @ShuukriCali 3 місяці тому +1

    Manta hindiyo man. adnay. cashoy❤ qalbiga allaha ku dajiyo. abaayo❤

  • @ifrahali3408
    @ifrahali3408 3 місяці тому

    Horta beenta kamadaasho miya qoftaan 😂

  • @Nimcocabdi-q5x
    @Nimcocabdi-q5x 3 місяці тому +1

    Habo nag tarteed maa urkada ku qancine sorry habo😢

  • @hawadhemangedi2266
    @hawadhemangedi2266 3 місяці тому

    All ready you have 2children for him

  • @roodasaeed8596
    @roodasaeed8596 3 місяці тому

    Sirteedu banaanka ayay taalaa it's not good

  • @MariaAbdinur-l8y
    @MariaAbdinur-l8y 3 місяці тому +3

    Ilahy ku xafido uur iyo uur la’aanba ninkaaga adaa leh aasha marwo fcn baa tahy wa ku aaminaanahy ee ha ujawaabin dadka kaa hooseya ee gadashada kahadla

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 3 місяці тому +1

    Sister the issue is man,,,, not the woman because if he loves you he wouldn't do that

  • @shamsomuxudiin6080
    @shamsomuxudiin6080 3 місяці тому +1

    Musalsalkan goormuu dhamaanaa

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 3 місяці тому

    38 ayaa laga jogaa 5 bil wiil igu meday il waye walahi

  • @maryamibrahim5109
    @maryamibrahim5109 3 місяці тому +1

    Casho naagta soo qarxi naa reerka ka dhax baxa akh

  • @maryanrun9555
    @maryanrun9555 3 місяці тому

    Abao qarso nimcada dad badan heeysan

  • @Munawacn
    @Munawacn 3 місяці тому

    Cidna how sheegin qaali qarso qli

  • @MaryanHassan-c2w
    @MaryanHassan-c2w 3 місяці тому +1

    M.a wajiga wuu dhalalaaloyaa

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 3 місяці тому +1

    Qeyr alah haka dhigo lkn nin uur kuugu soonoqonayo nin kunoqon mayo lkn hadii uur ayelanweyso haduu joogo wa OK

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 3 місяці тому +3

    Insha Allah uur banukurajeynena mcto❤❤❤❤❤

  • @Munajaamac899
    @Munajaamac899 3 місяці тому

    Uurka anaka miya ku yeel ny bax 😂

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 3 місяці тому +1

    Hori u soco abayo nagtas rerkada yey ka duminin

  • @fardowsacali2642
    @fardowsacali2642 3 місяці тому +1

    Saanaaa😂