Imam Hawiye Ah Ama Isaaq Ah Qolo Daarood Ah Matujin Karaa Sh Xassaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    / @imamshaficimedia
    imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/imamshafi...
    imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
    vm.tiktok.com/...
    plz share, subscribe, like and follow
    Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
    1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshafi...
    2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshafi...
    Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
    1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
    2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
    3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
    4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
    5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
    6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
    7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
    • كيفية استخدام مايكروسو...
    8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
    • كيفية استخدام المكتبة ...

КОМЕНТАРІ • 40

  • @davidbinhab9784
    @davidbinhab9784 2 роки тому +3

    I love the sheikh Hassan ........
    Always Well presented without fear...
    With evidence And clarity in his Words

  • @magmag584
    @magmag584 2 роки тому +6

    The only reason why I like Cheikh Hassan, it's the truth.

  • @abdirazaqahmed4908
    @abdirazaqahmed4908 2 роки тому +2

    Run hadii qof loo cadaabayo sheikh salman baa walee loo cadaabi masha allh

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 2 роки тому +2

    JazakAllah kheyr sheekh xasaan xuseen Abuu salmaan Allah haku xifdiyo hakuna dhowro insha Allah

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 роки тому +2

    Jazaklh sheekh runbadnidaa waxa maanta aanku suganhy weeye hadanu somalinahy ilahoow nahanuuni aamiin

  • @ahmedmuhumed3298
    @ahmedmuhumed3298 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا

  • @hassanibrahim252
    @hassanibrahim252 2 роки тому +1

    Cajiib.! Sheikh Xassaan markasta waaqica iyo waxa jira ayuu ka hadlaa.

  • @sh.khalid1186
    @sh.khalid1186 2 роки тому +1

    The only scholar in Somalia.

  • @abdirahiimbulbul410
    @abdirahiimbulbul410 2 роки тому +1

    Allahu akpar

  • @saynab7503
    @saynab7503 Рік тому +1

    Hawiye iyo darod waa dad walalo ah isna dhalay oo aan kala going karin runta marka lashego qabiil waa un aqoonsi shequna wuxu ka hadlay waxa ay hada soomalidu kutimid

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 роки тому +2

    Nin reer hebel ah nama tujinayo daaqada ka saar muslimiin waa siman yihiin.

  • @Has-o9d
    @Has-o9d 2 роки тому

    Darood iyo Hawiye waa un magac la sameeyey qabiil waa magac lagu heshiiyey hadaan hada dad u yeero aan dhaho daango aan la idin dhaha waana qabiilkiina ee la socda waa saas

  • @theruler411
    @theruler411 2 роки тому

    Ma Heerka ayaa lagaray somali daayer

  • @theruler411
    @theruler411 2 роки тому

    War shhkhow dadka waani oo waxan iskaga bax oo Tawxeed ka ku akhri dadka

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 роки тому +1

    REER SHEEKH ISXAAQ WAA CULUMO IYAGANA SOMALIA DIINTA KEENAY....AMA ALSHABAB HA NOQOTO AMA ITAXAAD AMA ICTISAAM AMA TABLIIQI, AMA SALAFI AMA EHLU SUNA WAL JAMACA IYAGA UUNBA HOGAAMINAYA

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 2 роки тому

    SCW SCW SCW

  • @Name-dj9ck
    @Name-dj9ck 2 роки тому +1

    Daarood iyo hawiya horta majiraan anigu qabiilkaygu waa hawiye iskaashi ahaan dhalasho ahaana waa Daarood lkin hawiya dhex dagnay.Daarood kuna hadda waa necebyihiin oo waxay noo haystaan hawiye 😂😂😂

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 2 роки тому +1

    Kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk

  • @abha2476
    @abha2476 2 роки тому

    Ninyow waa fahmay Hawiye iyo darod, laakiin idor soomali ma ku jiro, inteed ka keentay, ma jeebkaada aad kala soo baxday waaba yaabee.

    • @mohamedabdi2516
      @mohamedabdi2516 2 роки тому +1

      Iidoor isaaq baa loo yaqaan lkn ma jecla in loogu yeero

    • @fhuddle2311
      @fhuddle2311 2 роки тому +1

      Iidoor Qabiil baa loo yaqaanaa, oo lagu naanaysaa, sida Qabiilo badan ay naanays u leeyihiin Hadaad maqasho Iidoor waxaa loo jeedaa ISAAQ sidaas ula soco mahads

    • @theruler411
      @theruler411 2 роки тому

      Xoolaha waa la dhaqdaa Reer konfureed waa xoolo calibaysteen cambuulo bilaa aqli ah bilaa diin ah
      Muxadro nooc ma arag

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 роки тому

      @@theruler411 xanaaqa jooji war jira uun baa lasheegayee,
      Qabyaladu yeey kusameen inadheer, Ummadu weey simantahee

  • @acazaam
    @acazaam 2 роки тому

    Hhhhhhhh cajaaaib

  • @mahathussien715
    @mahathussien715 2 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkki sh libix

  • @abdirashidmahamed353
    @abdirashidmahamed353 2 роки тому +1

    Walhi waa runtii sheekha darood iyo ogaden . hawiye. iyo isaaq somali ma sadex daa baa ku wuu kale meeyay

    • @abduuu_21_
      @abduuu_21_ 2 роки тому +6

      Daarood iyo ogaadeen maxay tahay ogaadeen waa,ayo soo daarood ma,ahan

    • @dekaali9686
      @dekaali9686 2 роки тому +2

      Allaha Karim subhanallh soomaali WA soomaali ogaadeen WA daarood walalo just saying thank you

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 2 роки тому +2

      Iyagaa majority ah Allah ha wada barakayo Somali e😁 Allow iskana jeclaysi oo Muslim ka kuwa ugu fiican naga yeel

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 роки тому

      @@halalpolice7544 Aamiin

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 роки тому +1

    REER SHEEKH ISXAAQ WAA CULUMO IYAGANA SOMALIA DIINTA KEENAY....AMA ALSHABAB HA NOQOTO AMA ITAXAAD AMA ICTISAAM AMA TABLIIQI, AMA SALAFI AMA EHLU SUNA WAL JAMACA IYAGA UUNBA HOGAAMINAYA