ISBARBARDHIGGA FARMAAJO&XASAN IYO ‘DIB USOO FAAGISTA’ QABUURAHA ISKUUL BULUUSIYA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • ISBARBARDHIGGA FARMAAJO&XASAN IYO ‘DIB USOO FAAGISTA’ QABUURAHA ISKUUL BULUUSIYA!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and UA-cam
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 184

  • @user-dq2xw6rb5j
    @user-dq2xw6rb5j 2 місяці тому +17

    soodhawow afheenkii nabad iyo nolol guul guul guuul iyo gobonimo farmaajo soonoqo

  • @fartunhussein4836
    @fartunhussein4836 2 місяці тому +29

    Waa soo dhowaynayaa afhayeenka teem nabad iyo nolol hadaan nahay guul viva xabiibul malaayiin soo noqo adoo nabada insha alaah waa lagu tebay

    • @Gulmudagirl
      @Gulmudagirl 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🦊raqbaratay dhe xaraan bay katahay villa soomali iyo dad canshuur in lalabacanleeyo waxay yihiin waa la arkay ha aadeen tuuloyikii aay kayimadeen doqontu 😂😂😂

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 2 місяці тому

      ​@@GulmudagirlOo dalke la maamulaya hadii madaxnimada qabiil kaliya loo ogolaado qabiilna lo diido 😂😂😂😂 mise Muqdisho umba Somalia lagusoo koobay😂😂😂

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 2 місяці тому +10

    Aad baan usoo dhaweeynaya af hayeenkii Ex madaxweyne Farmajo qaniinyo qaniiya ka fujiisa horey u soco

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 місяці тому +20

    Madaxweyne farmajo hanolado wadani somaliyed nollow wall ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 місяці тому +13

    Itusi itabsi Gobonimo wa wax u caan ku yahay madaxweyne Farmajo 🎉

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 2 місяці тому +8

    Reer Mogadishu waay eedeen Hassan Sheikh.waa nabsigi ka gaalen Farmajo

    • @user-ic1uz5yv3u
      @user-ic1uz5yv3u Місяць тому

      RER MOGDISHO MA EEDIN XASAN EE WAXAY EEDEEN FARMAJO. GURI NINKI LEEH AYAA HAGAJIYA. FARMAJO ILAHAY AYAA NAGA WADAY NAGUMANA SOO CELIYO. ILAHAY AMIIN

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 2 місяці тому +7

    MD farmaajo guuleyso aamin aamin dhalay guuleyso walahi tuug ma aheyn

  • @xasanibraahim5174
    @xasanibraahim5174 2 місяці тому +6

    Farmaajo guul

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 місяці тому +8

    Gobonimada wa udalasho 🎉❤🇸🇴👌

  • @mukhtarhajji7265
    @mukhtarhajji7265 2 місяці тому +5

    N&N part iyo guud ahaan somali wayn noolaada

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 2 місяці тому +7

    Aad iyo aad mashaa Allah Farmajo si live Somali iyo Adunka odaan arkaaya ayu ku werejiye danta guud. Farmaajo waa wadaani daaba ❤ in shaaa Allah uso noqoon 2026 wabillahi Tofiq ❤viva N/N

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 місяці тому +6

    Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo wadanka Halista Allaha Ka Saaro Wadanka 😭😭😭😭🇸🇴🙏

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 2 місяці тому +9

    Sodhawow afhayeenka N%N

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 2 місяці тому +9

    Farmajo guuul guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunhussein4836
    @fartunhussein4836 2 місяці тому +9

    Soo dhowoow nabad iyo nolol guul soo noqo adoo nabada

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 2 місяці тому +13

    Waan Soo dhaweynayaa in si wanaagsan la isku dhaliilo. Nabad iyo Nolol na waxaan jeclaan lahaa marka hore in ay Xisbi ahaan iyagoo u Dhisan OO nidaam Xisbi oo wax dhisayal eh aan ku aragno.

  • @abdillahiaouledaouled1970
    @abdillahiaouledaouled1970 2 місяці тому +7

    ❤ farmajo ❤

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 2 місяці тому +8

    “Asalaamu Calaykum “
    Runtii wax lays barbardhigi karo ma, ahan 2 Nin
    Waxaan qeexi karaa MW Umad iyo MW koox!
    MW Xassan wuxuu dalka galiyay Xaalad adag oo ay adag tahay in laga badbaado fashil ku yimaada dawladnimada SOMALIA.!? Alle hanaga bad aadiyo meesha uu nagu wado.

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 2 місяці тому +8

    Guul nabad iyo nolol❤️❤️

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 2 місяці тому +4

    Farmaajo waa rageedi laakiin wuxuu ka dhashay dad la yiraahdo Soomaali

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 2 місяці тому +3

    Subhanallah

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 2 місяці тому +5

    guuuul madax wayne farmaajo

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому +3

    Guul gobanimo
    Nabad io Nolol somaliya ha Noolaato ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 2 місяці тому +8

    Ilaahaw farmajo noo soo celi inshlah from galkacyo Somalia

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 2 місяці тому +2

    Waan soo dhawaynaynaa navad iyo nolol ineysan indhaha ka qarsan dhibaatada lagu hayo qaranimadeena guul m/weyne farmaajo u rajaynaynaa

  • @aragsanmohamudshukri7890
    @aragsanmohamudshukri7890 2 місяці тому +2

    Masha allah xaqiiq weeye hadalkas

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 2 місяці тому +2

    Farmajo 🤬👎👎

  • @mohammedadde4173
    @mohammedadde4173 2 місяці тому +8

    Insha-Allaah Guul Guul Guul Nabad Iyo Nolol

  • @bima9383
    @bima9383 2 місяці тому +2

    Viva Farmajo soonoqo ado nabada

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому +2

    Madaxweyne moxamed cabdulahi Farmajo Xaalaal ayuu ahaa Mooryan Aya dalki qabsatay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 місяці тому +2

    Maasha allaah waa indalka labadbaadiyo xasan iyo shiikhiisa dalka miyuu kala jecelyahay dalka

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 місяці тому +2

    Farmaajo soo mopo adoo nabada

  • @feynusdahir6720
    @feynusdahir6720 2 місяці тому +2

    Mudane muwadan xabiibul malaayin madaxaweyne maxamed cabdullahi farmaajo yaxafidulaah guuleyaso weliga muwadan dhab ah cadwoga ha jabo insha alaah mudane madaxaweyne so noqo adigo nabad ah dadka iyo dalka ku bahan mudane muwadan

  • @lafolelafole2660
    @lafolelafole2660 2 місяці тому +2

    walahay waxuu xabibul malayiin hilmamay inuu ku daroh qaburaha

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому +1

    Madaxweyne moxamed cabdulahi Farmajo Illaheyow noo soo celi wadani ❤🇸🇴

  • @shuay0987
    @shuay0987 2 місяці тому +2

    Ileen CBB AHAYD 😂😂😂

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому +1

    Xabiibul malaayiin ❤❤ilaahey ha ku xafdiyo soo noqo adoo nabad ah Ayax ayan wax u dhiibnay allow naga qabo 🤲☝🏻

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 місяці тому +7

    ❤❤❤❤❤ illahay haku xafido xaq iyo baadil isku meel magalaan. Kii caqli furan ee daacadu ku wayntay marka qabiil iyo daciifnimo iyo hunguri laga saaro. Umadda somaaliyeed waa ujeedaan xaqdaradan. Calool xumo xabaal la qufo oo dadki dhul gariir lagu rido dawladnimo maaha.

  • @zakiosman4018
    @zakiosman4018 2 місяці тому +2

    dhamaantiina qaa imiin aa tihiin

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m 2 місяці тому +1

    Madaxda umadda soomaaliyeed yaan loogafin hala xishoodo

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b 2 місяці тому +3

    Maasha allaah runta fiiciinaa fowladii damjadiid ee yuugta aheed waa laga tabo tagay beenteedii itus oo itaabsii maasha allaah guuleysta nabad iyo nolol dowlad aqoonleh

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 місяці тому

    Sax well said, Guulaysta N&N❤🙌🇸🇴👍

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 2 місяці тому +1

    Wadani weeye mudane farmaajo

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ guulbaan u rajeynayaa iyo isu soo noqod wanagsan mudane madaxwayne farmaajo welkom ❤❤❤❤ nabad iyo nolol we love you ❤❤❤❤

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 2 місяці тому +1

    Mash allah mudane farmajo Alle hakuxiftiyo❤❤❤🌹🌹🌹🌹❣️

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 2 місяці тому +1

    Allé cimriga iyo caafimadkaba ha kubarakeyo leenahay farmaajo ❤❤❤🎉🎉🎉 isagoo nabad qaba allé ha usoo celiyo mulkiyada dalka ❤❤🎉🎉🎉

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 2 місяці тому

    RESPECT FOREVER FARMAAJO GUULAYSO INSHA ALAAH MARKALE FARMAAJO ❤🌷💯👑🇬🇧🇬🇧

  • @user-si8bp3oy9l
    @user-si8bp3oy9l 2 місяці тому

    Alx ilaahey gee dha naafiyay ayaa mahadleh dalxuteeye mahadsanid

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x 2 місяці тому

    masha allaha farmaajo wa gob guul reer naba iyo nolol

  • @ibrahimmohamed9255
    @ibrahimmohamed9255 2 місяці тому +1

    TEAM Farmajoo walalayalow nagaralii noqda, Ano Abgal ah ninkan Xassan ah wuu noogabaday😢

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 місяці тому +2

    Soomaalidu MA jecla qofka ammaanada ilaaliya

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 2 місяці тому

      soomalida waaa dad xanusan allaha hana caafiyo hormarka dalkeenana allaha natuso

  • @halimamohamed3355
    @halimamohamed3355 2 місяці тому

    Mashallaha tabaaraka raxmaan

  • @jamamohamed9721
    @jamamohamed9721 2 місяці тому +1

    Farmaajo waa tagay

  • @daakirkadoon3070
    @daakirkadoon3070 2 місяці тому +1

    Wan soo dhawaynana nabad iyo nolol dhaliil wax dhisasa ayay keneen waa in wadanka laga qabtaa oo ceebahooda la sheegaa qowlaysatada heerka ay gaadheen barakicinayaan marxuumiinta.

  • @abdiosman2359
    @abdiosman2359 2 місяці тому +3

    Asc brothers and sisters, maydkaa sheegaysaa ee dadkaa la canshuuri doontaa,hassan jimcaale meesha lagu xisaabin doona ilahay ima joojiyo

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 місяці тому +1

    dhulka danta guud xasan shiek wuu dhacey iyo xaqa ciidanka Somaliyeed iyo dhulka umada masakiinta lahayeen

  • @hanad6666
    @hanad6666 2 місяці тому +1

    Aape farmajo geesi garap wayey ayuu aha (Halteey dacada) axyaa wadani xasan Qapri xoreeye ilahey dalka haka qapto 🇸🇴❤️‍🔥🙏

  • @CamaarCade55
    @CamaarCade55 2 місяці тому

    Asc mudane madaxweeno anagoo kuu codsaneeno aabo'nimo ha'ogolaanin in'taako kamid ah dalkeena somali lasoconin yaalagadin sawab'badan ayaa Jirta allow namideey aamiin yaa rabbi

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v 2 місяці тому +1

    Madah. Weynaha. Farmajo. Solawo. Markale. Wakusugeyna
    Okey

  • @user-jj7tc2dh2v
    @user-jj7tc2dh2v 2 місяці тому +1

    Xasan. Sheq. Maxamud. Wasaqwaye. Tugwaye. Dalka dhiiwato. Ayeykujiiran

  • @axmadmacalinxusen7408
    @axmadmacalinxusen7408 2 місяці тому +1

    Farmaajo munafaq

  • @abdirahmanguddiabdirahman7068
    @abdirahmanguddiabdirahman7068 2 місяці тому +2

    Waad nagu raagteen nabad iyo nolol
    Wayna mudnayd inaad wakhti siiseen
    Lkn kuwani waa mooryaan ku heeshiisay in ay dalka boobaan

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 2 місяці тому +1

    Labiskii nalaku qalday ayad so xiratay

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 місяці тому

    Xabib shacab Farmaajo wadani xalaal ah 2026 for villa Somalia insha Allah ❤️🇸🇴👏🏾

  • @jamamohamed9721
    @jamamohamed9721 2 місяці тому +1

    Madaxweyne dhul wareejinaya muxuu ahaa

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 2 місяці тому

      dhulka iyo dadka soow kama masuul aha mise mataqaanid daawlad nimada dhulku waa kaa hadaba laboobayo hadaan la ilaalin soow sifaan looboobimaayo su aal hada aan ku waay diiyee dhulka yaa kamasuul ah iiisheegbal

  • @user-pm6tw8mw1k
    @user-pm6tw8mw1k 2 місяці тому

    Guuul❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 місяці тому

    XAFIDULLAAH XABIIBUL MALAAYIIN ❤

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif 2 місяці тому +1

    Xpipu malayin maxamed cabdulahi farma ❤❤❤

  • @luulaadan5727
    @luulaadan5727 2 місяці тому

    Aadiyoaad 👍. Wad mahad santahay

  • @user-rv4wv5ko4o
    @user-rv4wv5ko4o 2 місяці тому +1

    Waraf iyo shibiro war iskuma hayaan

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 2 місяці тому +1

    Hassan Sheikh hanti luu ka taqluusay Farmaajo dad nool nool uu ka qaluusay 😂😂😂😂 what an idiot comparison !

  • @abdikadirmoallim1268
    @abdikadirmoallim1268 2 місяці тому +1

    Xasan damuljadid wa kuwii ugu xuma o dalkan hogaamiya

  • @jamilahassan7227
    @jamilahassan7227 2 місяці тому +1

    Farmaajo gobanimadii oo qof ah allah ha nooxafido hana noo soo celi

  • @user-bt9ki8jp7k
    @user-bt9ki8jp7k 2 місяці тому +1

    Beeni raad maleh farmajo ki shalay so mahan somalia oo dhan beenta usheegay xata hogamiye codkar ah mahan farmajo 😢

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 місяці тому +1

    xasan shiek wa tuug oo duli ah damiirka ka dhintey wa wacel daneysto ah

  • @lulmohamoud8569
    @lulmohamoud8569 2 місяці тому +1

    Beenta dhaaf ee baddeena qeyb buu siiyey keenia

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 2 місяці тому +1

    Mw,farmaajo iyadoo la arkayo ayuu U dhiibay tuuga tuugu dhalay xassan bahane mayd barakiciye waxan manta ceeb ah waxa U samanayo xassan dhiiqo

  • @user-mn7gx9tm9d
    @user-mn7gx9tm9d 2 місяці тому +1

    Mababa leeys barbar dhigikaro
    Dr xasan shiikh iyo Farmaajo ninhurada oo marqaan ku jira buu ahaa waxaas madaxweeyene maa heen dadkiibaba
    Qarax buu Ku laa yay iyo abnidaro
    Xasuuq wadareed baa dhacay cid loo soo qabtay jirin Farmaajo

  • @CabdiMaxamuud-ov6us
    @CabdiMaxamuud-ov6us 2 місяці тому +1

    Dowladdii.mudane.fsrmaajo.hogaaminaayey.dowlad.kama.danbayn.ummadduna.wey.ogtahay.dam.jadiid.dowladnimo.ma.doonayaan.ee.ummadda.alle.haka.qabto.

  • @user-ns7df1zk5k
    @user-ns7df1zk5k 2 місяці тому +1

    Maxaa kaa ohinaya go to your tuuulo xamar waa dhul Hawiye power

    • @Gaaldile-fs6ee
      @Gaaldile-fs6ee 2 місяці тому

      Qashinow wali qabyalad maad dawa socotA
      Wax akhrinta ku dadaal
      Si aad ooga baxdo jahliga ku heesto
      Ani wax badan Baan akhriyay lkn waligay ma arag madaxda somalida Cid ka xun adunka
      Ee qabyalada iska daya
      Ma qadesid mana quracatid marka baad qabyalad ka shekene😂😂

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 2 місяці тому +2

    Marka tahay shaqsi wax losodhiiba ku hadla aad aye u xanun badan tahay wayo fakar malahid waxi lagu sodhiba un shegi wax kuma dari kartid waxna kama dhimi kartid taana wan ka duceesta alla ayan ka baryaa taa o kale 🤲🤲🤲RABIYOOW wax dhaanta igu badal ayaa ladhahaa✌️

    • @ahmedmohamednorbisik.4758
      @ahmedmohamednorbisik.4758 2 місяці тому

      Waa runtaa,waa tan hada uu rabo inuu caqliyadeena kuciyaaro,waagey joogenna umadan wax ay usoo kordhiyan oo hormar ah majirto,anaguu muraayad weyn noo Soo xirtey oo iskugu kaayadhigeyaa nin aqoon yhn ah,hhhh

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 2 місяці тому +1

    Xaarkaas cidiina u gee baqal yahow tuuganimadiisa waxay ka bilaabatay timaha u naga tidcaday amaanadaada was

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 2 місяці тому +1

    Damuljadid tuugo ah

  • @user-ef1ci4gq8d
    @user-ef1ci4gq8d Місяць тому

    Boqor farmajo ❤❤❤🎉😊😊

  • @user-rv2ze6qw8p
    @user-rv2ze6qw8p 2 місяці тому

    masha alaah soodhawow
    c/rashiid af hayeenka ex mw maxed c/laahi farmaajo

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 місяці тому +1

    Wax xamar ka socado ilaahow masaakinta kaso gaar.

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ WASAX N& NOLOL DAKA UBAHAN DADKA UBAHAN CIDNA CIDMAQABIKARTO

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x 2 місяці тому

    Aniga aad iyo aad ayan u taagersanahay farmaajo

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 2 місяці тому

    hadhihin madaxweyne farmaajo dheh madaxweynehii hore ee somaaliya

  • @mohameddakane8590
    @mohameddakane8590 2 місяці тому

    Amaanadii AS Farmajo mawareejiyey??

  • @MahadSheikh-yj7hw
    @MahadSheikh-yj7hw 2 місяці тому

    Xaqiiq Weeye

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 2 місяці тому +2

    Waxaatahay madaxda mustaqbalka c.rashiid guul iyo gobonimo

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 2 місяці тому

    Manshalaah waa runtaa hala badbaadiyo dalka iyo dadkaba. Waa loo Bahan yahay shacab dalkiis in uu iskutaago.

  • @Godir9752
    @Godir9752 2 місяці тому +1

    Ha isku soqabanin waa nin maran iyo nin khacin😂wadan ah

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 місяці тому +1

    Xasen tukgas hawiye folxuma nacaladas

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 місяці тому +1

    Marka xasan mawuxuu boobay dhul sow dhul dowladu leedahay in dowladu ugu adeegto shacabka sowmaaha dullinimada aad kuhadleeso waamaxay xasan xagee dhistay bal noomagacaaw

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 2 місяці тому

    Dhamaan soonaali waxay is ku raaceen Qalad .
    1 Dani ,and Ahmed Madoobe iyo Baarlamaanka ayaa wada Qorahwwyay in Mahamed Abdullahi Farmaajo .
    Danbigii laga galay Nabad iyo Nolal waa kan hada aan hayno Nabsigiisii.
    Waa Timir Siib oo Tiin Abuur waa Talo Somali weeyn utaalo.
    From 1 SSc.2 Puntuland , 3 Galmudug , 4 Jubiland , 5Koofur Galbeed, 6 Hirshabeele iyo SNM . All Somali state of Somalia have join and choose to vote the right person , right time not too late .

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 місяці тому +1

    Soomali Maryooleey Wadanka Ma Kala Jecla Hadeey Kala Jecel Yihiin Inta Xafidu Allah Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo Inta Ay Ka Tageen Beey Waxeey Doorteen Xasan Dhiiqo Tuug Ah Mooryaan Aan Waligiis Dhargeynin Oo aan Wadan & Shacab Kal a Jecleyn !! Ninka Inta Wax Walba Soo Dhaafay Ayuu Xabaalihii Qodanayaa Soomali Iskama Qabtaan Shaqsiga Xun Ee Dhacsya Wadanka Waxa Ay Burburiyaan Wadanka Oo Shaqsiga Xalaasha Ee Xalaal Quudatada Ah Ayeey Xag Xagtaan Oo Ka Qaadaan Masuuliyada Markaas Doortaan Kii Abid Ugu Xumaa Oo Anyax Baahan Aan Waligiis Dhargeyn? Xasan. Dhiiqo Wadanka Allah Ka Qabto!!

  • @mohammedhassanhussein620
    @mohammedhassanhussein620 2 місяці тому +1

    2 tuug ayaa la is bar bar dhigaa miyaa wallahi ineeysan waxba ku fcneen waa beenaalayaal tuugo ah .2daba waan hubaa😢

  • @HassanMadexey
    @HassanMadexey 2 місяці тому +1

    Sorry