Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Maanta dhan inaa laabtiisa kujiro,inoo waqti ila qaato ila sheekeysto io in hadyad isiiyo ❤
1 and 5 ❤saaid muhim igu yihin walee
physical touch i dont like 😂gift, acts of service, and quality time
Waxaba waa isku rabaaa ka sheekee😂
😂😂
Amanta .a jecli
Ani waa gift iyo quality time ❤
Waxa dhanba waa jacaylkayga number one iiwada yihiin maxaan kla dorta😂
🤣🤣 labada kugu mihimsan doro qali
Abayo videogii ninka neerfaha kaso samey kulahaa maad ilawday pls muhiim be iitahay
Abayo ma ilawin su’asha man fahmiin. Xoga ifafahi sidu noqdo
@@G-Musefam Qofka xanuunka neerfaha maskaxda ka qabo asago xanaqsan gacan ma qaadi kara ama qof ma dili karaa qofkana hadu yahay nin qeyliya waqtigu xanaaqo wax jabiya madax gacmaha ku garaca ama darbiga isla dhaca Inaa I fahanta rajeynaa hbibti
1 iyo 5 😢❤😂
Waan ku salaamay abaayo, aniga dhamaan waan wada jeclahay lkn labada aad u jeclahay waa 《waqtiga iyo taataabashada 》 lkn ninkeyga 24/7 wuxuu dhahaa waan ku Jeclahay wuu I amanaa cuntada mararka qaar wuu ii kariyaa lkn waxaas oo dhan waxba uma arako aad baan u nacey hada sababta waa waqti ima siiyo markaan guriga wada joogno wuxuu mashquul ku yahay talefan daqiiqad walba xitaa anagoo fadhiga wada joogno ama jiifka ka waran mar walbana wuxuu dhahaa waan ku Jeclahay iyo magacyo quruxoon iigu wacaa aad buu u hadal macaan yahay lkn waa zero 😄 please dadka noocaas ka soo hadal abaayo mahadsanid 😊
Adbaa intaas hestaa m.a qaar badan oo dumar ah ma hestaan intaas
Tatabashadiisa kawaran
1, tatabasho/kissing 2, hadiyad 3, amaan. 🎉🎉🎉
Skin care no gali
Maanta dhan inaa laabtiisa kujiro,inoo waqti ila qaato ila sheekeysto io in hadyad isiiyo ❤
1 and 5 ❤saaid muhim igu yihin walee
physical touch i dont like 😂gift, acts of service, and quality time
Waxaba waa isku rabaaa ka sheekee😂
😂😂
Amanta .a jecli
Ani waa gift iyo quality time ❤
Waxa dhanba waa jacaylkayga number one iiwada yihiin maxaan kla dorta😂
🤣🤣 labada kugu mihimsan doro qali
Abayo videogii ninka neerfaha kaso samey kulahaa maad ilawday pls muhiim be iitahay
Abayo ma ilawin su’asha man fahmiin. Xoga ifafahi sidu noqdo
@@G-Musefam Qofka xanuunka neerfaha maskaxda ka qabo asago xanaqsan gacan ma qaadi kara ama qof ma dili karaa qofkana hadu yahay nin qeyliya waqtigu xanaaqo wax jabiya madax gacmaha ku garaca ama darbiga isla dhaca
Inaa I fahanta rajeynaa hbibti