انهم رجال لا تلهيهم تجارة ولا بيع عن ذكر الله. Ilaahey guul ha idin siiyo cadowga ilaahey ee khawaarijta allaha jebiyo. Ninkaan taariikhda ayaa xusi doonta waa geesi qaran
War shabaab u xawila meelahay ka yimaadeen ama meeshay rabaan macaroofan wax haloogu sheego madaxdooda dhaqdhawaaqooda halaga warhaayo hana lasoo qabto
SNTV you need professionalism, why not post a streaming video instead of cutting into beats, sargaalka warkiisa oo dhameystiran inaa soo daaya naga daya waxan aad googoneyneysan sida ciyal tiktoka
Maasha Allah guulaysta Ciidamada Xooga Dalka 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💪🏿💪🏿💪🏿
Allow U naxariiso legend
Taliye Maxamed Suulnuug (Bisinka u Qabo))❤❤❤❤❤Cisag Cisag Maansha allaah Tabarakalah Waa Taliye Daacad ah Asaga Camal Wadankeena Alle ha noo Badiyo Aamiin yaa Allaah ❤❤❤❤ Waa Wareysi Xiiso leh❤❤❤❤❤Xafidalaah
Allaaha unaxariisto wllky
Guuleeyso Walal Geesi Somaaliyeed Taarikhda Ku Xusi Doonta
Allah unaxariisto qabriga ilaahay ha uwaasiciyo aamiin
May Allah protect you and give you long life and good health
Maxamed.suunuug.ilaahow.janatul.fardoowsa.aa.iin.aamiiin..aamiin
naxaristii rabi aalaha siiyo shahiid suulnuug
Guul ciidan keena ❤❤❤
Taliye suulnuuk geesigii qarga ayow aha alaha u naxariista
Allaha idin xafido
Maasha.alaah guuuul 🎉🎉
انهم رجال لا تلهيهم تجارة ولا بيع عن ذكر الله. Ilaahey guul ha idin siiyo cadowga ilaahey ee khawaarijta allaha jebiyo. Ninkaan taariikhda ayaa xusi doonta waa geesi qaran
Masha-allah Taliye Suul-nuug Iyo C X D S Guuleysta Weligiin Cadowgiina Cagta Ka Hoos.
Alahunaxaristoo geesii qaran
Please raga nuucaan ah darajada hala siiyo Please
Masha Allaah ❤❤❤
Soomali geesiga xaqisa ma gudo ilahay ha u naxariisto from qardho bari
Yes
Yaa rabbi xafid
Wlh waa halgamaa geesi ah
Too much edit war hadalka ka daaya goos gooska badan rer badiyal😳
2:27 bu ka bilaamba. hada ku daashey
Dagal qofaa jeceshahay xabad kumasijirto
waxuu mudanyahay in bilad dahab la siiyo runtii waa geesi taliye suulnuug
Rabiyow wixii tuuryare dilay lasoo qabtaa subaxdii la dilaayay galabteedii nin kii ciidanka xukumay ayaa yiri ninkaan ma taqaanaan markuu saas dhahaayay kaamirada euu ku aadiyay maalintii xiktay waa la dilay ciidamada halaga warhasyo madaxwaynaha iyo xildhibaanada
War shabaab u xawila meelahay ka yimaadeen ama meeshay rabaan macaroofan wax haloogu sheego madaxdooda dhaqdhawaaqooda halaga warhaayo hana lasoo qabto
Sheeko carureed soo xasustey waxaas sheko been ah waa fahaney
SNTV you need professionalism, why not post a streaming video instead of cutting into beats,
sargaalka warkiisa oo dhameystiran inaa soo daaya naga daya waxan aad googoneyneysan sida ciyal tiktoka
Murtad xun oo America u adeegaayo ayaa tahay
Xarakada mujaahidiinta alshabab waa xaq udirir waana wadayaan dagaalka ilaa wadanka laga xoreeyo maleeshiyaadka calooshood ushaqeystayaasha ah ee atmis iyo calmaaniyiinta maafiyada ah