Bandhigga VOA: Maxaa iska beddelay lacagtii ay Al-Shabaab ka qaadi jirtay ganacsatada?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @msh984
    @msh984 Рік тому +9

    Dhibka waa EVC lacagta a waa in la ogaadaa yaa you diray taleefankastana qoka leh waa in sawir iyo faro laga qaadaa

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 Рік тому +2

    ASC
    AL SHABAB MUSLIM MAAHA MAXA LOOCAWEYA.
    MASAKIN SOMALIYEDA OO BAAHA HAYSOO MAXA LOOGACANWAAYE.

  • @daadirkulmiye6104
    @daadirkulmiye6104 2 місяці тому

    Cabdulaahicali

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 Рік тому +1

    Shirkadaha is gaarsiinta walibo hormuud hadan la xirin waxbo ma soconayaan
    1 year

  • @Yuusufosman-ls7nf
    @Yuusufosman-ls7nf 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Рік тому +2

    Hhhhhh qabo telephone Ka waad qabane

  • @foosijaamac4983
    @foosijaamac4983 Рік тому +1

    Adigu xasanow amniga ganacsatada ma qaadeysaa waa maya dawladu haka deyso canshuurta shicibka ilaa inta amnigooda ay masuul ka noqoneyso, hadda maahee

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 Рік тому +1

    Dadku dowlad difaacda ayey ubaahanyihiin oo ay aaminikaraan ee in loogucajuleeyo ismiidaamiya waa qalad

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Рік тому

    Hayeey taleefanka qabo waryaa. War waa qabanaahe hey dilin

  • @cabdiraxmanabshirwayrax6570
    @cabdiraxmanabshirwayrax6570 3 місяці тому

    Adigaba wa inta ilaalada wadatide ee ilaahay kacabso

  • @sahrakiin2438
    @sahrakiin2438 Рік тому +1

    Lacagaha talefanada hala joojiyo

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 Рік тому

    Ganac sade kasta waxa uu leeyahay 2 ama 3 .Sacuriyt asaga mar kasta lajoogaan.waa mar mar siyo. Taasi manoqonayso. Qiil.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому

    Amaanka shacabka hala damaanad qaado si aay lacagta u joojiyaan

  • @MuhammadShaik-ou8sy
    @MuhammadShaik-ou8sy Місяць тому

    Xasan shiiq caqli malaha ani canshuur aan qaadanaa shabaab hala siinin wax soconaayo moyaa adi horta maa joojisid canshuurta aad qaadataan

  • @Alicanada6930
    @Alicanada6930 Рік тому

    Tuug weeye xassen sheekh isaga ma bad badinaya maka dhafo isaga cashirata ilaa u xoreen naayo dadka shacabaka

  • @umoanwarumoanwar5519
    @umoanwarumoanwar5519 Рік тому

    Haeey.vaqaa ma shacabkeey.dhameeynayaan

  • @cabaasjimcale6928
    @cabaasjimcale6928 Рік тому

    War ninkan mow subsidiary istaaf lacgta uu siinayo u sheeg dhimashada Alla haayo

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashka Рік тому +2

    Aniga ra'yigeyga waxn qabaa' in adeega EVC lajojiyo mudo 6 bilooda. Si khawarijta aysan sifudud lacg ugu helin.

  • @josefabdiosman5830
    @josefabdiosman5830 Рік тому +1

    Cabsi kuma bixiyaane beesha hawiye iyagaa wada shabaaba.ganasatada hawiye waa shabaab.shabaabkuna waa ganacsata hawiye.
    Bal u fiirso deeganka hawiye dagaalada ka wadaan maxaa loo waayay dhimasho iyo dhaawac ama hal maxbuus.hawiye dadkay waalayaan

  • @Cabdixafiidismaan-s5q
    @Cabdixafiidismaan-s5q Місяць тому

    😂😂😂😂

  • @CaliKhayr
    @CaliKhayr Рік тому +1

    Dowlada ha xureysato dalka hadii aydooneyso inlaga joojiyo canshuurta alshabaab lasiiyo. Ma- aha miyaa dadka ha haligin. Weeye xaalku.

  • @khadarxiiis2025
    @khadarxiiis2025 Рік тому +1

    Xasan sheikh madaxwaynaha waa kadhab dagaalka shabbab lkn wuxuu ubaahanyay nin fiiro dheer oo shabaab dhexgala oo kuyeesha dad daacad u ah dawlada oolashaqeeya dawlada gear ahaan nisa in uu udhiibo haayada nisa ama uu soo celiyo fahad yaasiin walaahi wuu guulaysan lahaa madaxwynuhu danta qaranka iyo danta dadka ayaa la eegaa ninkaasoo horjeeday markaad mucaarad ahayd lkn dalku ubaahanyay imika adigaa madaxwyne ah arinkaa ku dhiiro shabbab way udhamaanaysaa

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 Рік тому

    nin qaadanaya cashuur run ahaantii waa nin awood kuleh meshas mana arko dawladii tiri lahayd cadawgaas ee yaan lagu layn meesha shacabka dawlad baase iman doonta MCF SOO NOQO MARKALE

  • @axmadmaxamadaxmadmaxamad1763

    Ma ahaaganaca tada wa awaraba hina ta usahlayso shircadaha mobaylada

  • @Nastexocali123gmailcom.Nastexo
    @Nastexocali123gmailcom.Nastexo 3 місяці тому

    Fahmo