Tafsiirka darsiga 33aad Al-Cimraan 29 - 45

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

КОМЕНТАРІ • 53

  • @Abuamiira
    @Abuamiira 2 роки тому +9

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد❤️❤️

  • @saleebaanbashiir2756
    @saleebaanbashiir2756 Рік тому +2

    Dersigan waxa ugu wayn ee aan ka bartay waa tafsiirka aayadda وليس الذكر كاالأنثى....

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 3 роки тому +2

    Caqliga iyo cilmiga ilaahay ha kuu barakeeyo anaga allaha nagu anfaco
    Jazaakumu laah shekh

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 роки тому +3

    Masha Allah. Jazakaallahu Kheyr

  • @fuaadxuseen3375
    @fuaadxuseen3375 2 роки тому +2

    Nolow shekh inta aynolalijirto maa sha Allah shekh dirir allaha Ku siyadiyo xigmadaha nolosha

  • @ibrahimmahamud7682
    @ibrahimmahamud7682 2 роки тому +3

    Jazaka allah

  • @ismahanbintufarah2478
    @ismahanbintufarah2478 2 роки тому +2

    JazakAllah qeyr Sheikh maxamed dirir xaftiidallah

  • @muktarfarhan6175
    @muktarfarhan6175 5 років тому +3

    Jasakalhu khyran alle cimrigaaaga hadheereeyo sheekh

  • @abubakarabdikareem297
    @abubakarabdikareem297 4 роки тому +2

    Mahadsanid sheekh alle haka abaalmariyo maalin qiyaamada

  • @abdiqadirabdihashi694
    @abdiqadirabdihashi694 4 роки тому +6

    Maashaa alaah

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 3 роки тому +6

    Masha allh alle cumriga iyo caafimadkaba hakuu barakeeyo
    Shiikhunaa
    Shiikh maxamed shiikh cumar dirir
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 5 років тому +6

    maashaAllaah,Ilaaheey hakaa abaaliyo sheet ajarka.Aamiin

  • @abdirahmankhalif6016
    @abdirahmankhalif6016 Рік тому +2

    Allaahumma innii as-alukalcafwa walcaafiyata fiddunyaa wal-aakhirati, allaahumma innii as-aluka alcafwa walcaafiyata fii diinii wa dunyaaya wa ahlii wa maalii, allaahumma-stur cawraatii wa aamin rawcaatii allaahummaxfadnii min bayni yadayya wa min khalfii wa can yamiinii wa can shimaalii wa min fawqii, wa acuudu bicadamatika an uqtaala min taxtii

  • @abdulbasito5778
    @abdulbasito5778 2 роки тому +2

    Sc sheikh wali ma maqlin Aayad ama Xadiis saxeexa oo sheegaya sida anbiyada (scw)ilaahay u kala Fadli badan yihiin , rasuulkeenuna(scw) axaadiis badan iyo wakhtiyo kala duwanba wuu diiday isbarbardhiga anbiyada (scw) sidoo kale quraanka aayado badan ayaa kusoo arooray arin taa markaa arin ilaahay uun ogyahay siday u kala fadli badan yihiin sideebad ku gaadhay conclusion ka Ah in nabi maxamed (scw) uu ka fadli badan yahay anbiyadii kale (scw)?

    • @yahyealim6530
      @yahyealim6530 Рік тому

      Waa khaatamul anbiyaa wal mursaliin

    • @yahyealim6530
      @yahyealim6530 Рік тому

      انا سيد ولد ابن آدم والا فخر
      Xadiis macnihiisu sidaas ahaana waa jiraa wll uu nabigu csm yidhi waxAN ahay sayidka awlaada nabi aadam faana kuma jirro

  • @jacfarmarcelo2752
    @jacfarmarcelo2752 4 роки тому +3

    Mash allh

  • @suaadhussein2678
    @suaadhussein2678 5 років тому +3

    Manshalla qof kii labad ban haye

  • @abdirahmankhalif6016
    @abdirahmankhalif6016 Рік тому +1

    MAHADSANID SHEIKH DIRIR ABOO QALIIYAÀ DHAMANTIIANAA ALLE AA NII XAFIIDO 🤲🤲🤲😭😭😭🙏☝️😭🥰💓🕋🕋🕋

  • @abdukadirhashi3748
    @abdukadirhashi3748 3 роки тому +2

    Mashaa alaah

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +2

    Salalahu calayhi wasalam

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 4 роки тому +2

    Mansha Allah

  • @shamiscige6073
    @shamiscige6073 4 роки тому +3

    Maashaaa Allah

  • @farhanelmi1719
    @farhanelmi1719 3 роки тому +2

    Sheekh khayr allehakaasiiyo Amiin.

  • @cabdirahmanhashi7795
    @cabdirahmanhashi7795 5 років тому +2

    Masha allah sheekh alle hakaa jisaa id siiyo

  • @zahrahussein6543
    @zahrahussein6543 5 років тому +2

    Wa mahaadsantihiin walalo

  • @cabdiqanialcadala9307
    @cabdiqanialcadala9307 5 років тому +5

    JazaakaLLAAHu kheyr sheikh Dirir 💖💖💖💖 xafiduHULLAH

  • @fardowsaismail4264
    @fardowsaismail4264 2 роки тому +1

    Jazakallah khayr

  • @hamdakaahin1557
    @hamdakaahin1557 5 років тому +2

    Mnsha Allah illahey hakaa jasaaid siiyo

  • @fay6834
    @fay6834 Рік тому

    Wlhi waa runtiis 😢bill baa na wareeriyey, dal kiina dhiigii baa la caadeystey, 😢, illahow inta xun soo hadee oo naxariis qalbigooda isku geli yaa Allaaah 🤲🏽

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Рік тому

    Teeda kale masjidka gabadhu waxaa uga haboon ninka waayo gabar ayaa dhaqda nina nin marka sidaa darteed masjidka waxaa ku badan raga nin iyo gabarna waa muxrum sidaa darteed ayaa u jecleyd in wiil

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 2 роки тому +1

    وليس الدكركالانثى

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Рік тому

    Caqliga waa kii alle ugu hibeeyo ama dumar r ama rag alle ayaa bixiya caqliga qofkii uu doono ayuu siiyaa marka isku mid ma aha waa hibo eebe caqliga ama nin ama dumar

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Рік тому

    Allow nagu hanuuni xaqa oo culumada wanaagsan noo xafid yaa rabbi aduun iyo aakhiro na badbaadi oo nagu hanuuni dariiqa Saxda ah

  • @awdeeq
    @awdeeq Рік тому

    Shiikh Mahadsanid Allah mahadleh il halkaan inaan ka dhagaysto soona gaaro

  • @abdiali3836
    @abdiali3836 Рік тому

    Maasha Allah sheekhanaa xafidu Laah

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 5 років тому +3

    jasaakallah shiikh allaha ku xifdiyo

  • @ibrahimmahamud7682
    @ibrahimmahamud7682 Рік тому

    Jazaka allah sheikh

  • @nadiifoxirsibilenadiifoxir1315

    Shiiq dirir🥰🥰🥰🥰

  • @nadiifoxirsibilenadiifoxir1315

    Masha allh🥰🥰🥰🥰

  • @deqoahmad
    @deqoahmad Рік тому

    Hi sheq

  • @ubaxiinacdey5235
    @ubaxiinacdey5235 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @khadreabmdd3245
    @khadreabmdd3245 2 роки тому

    ..

  • @ubaxiinacdey5235
    @ubaxiinacdey5235 Рік тому

    ❤❤❤

  • @aishaadam669
    @aishaadam669 2 роки тому

    Ū