@@abdirahmanadan4905maha ayadaan waxy so degatay marki umun caisha laag ben aburtay o ladhaahy qof bay la sexaty markasu ALLE so dejiyay ayadan o ladhahy qof fasiq ah hadi ni imado o dad ku ben aburanayo ha dhagaysanina hana qadanin warkisa
Aad u wyn dad k wax dhoco wa la yaqana nin gibil cad ah waligi doro xita mu dhicin qofaa intu hanti dad weyn intu dhacy bu maskinta saafida ah dusha ka sarayaan maxa dulmiyo dalkan yalo qar ba leh gudumiyaha maxmada fcn wax ALLE ka baqaayo meshan maba joogo shartoda ALLAH na gudbiyo Insha ALLAH
Aaad u wyn runti ninkan wa nin diin yaqaana wayna ka kuqata edeb daray u heestan gacanta cadowga ALLAH ka soo saro insha ALLah codowga danyarta iyo dadka aan waxba galabsan
ISKA FARIISO Af soomaali uu adeegsan karo guddoomiye maxkamadeed ma aha,ka dib markus eedaysanuhu jawaabihiisii u wada sheegay maya iyo haa.....WAAD FARIISAN KARTAA ADIGOO MAHADSAN...ayey ahayd.ayadoonan ka wadin in uusan damai lahayn ama uu dambiile yahay
Intee ku aragtay qof gibil cad ah o tuug ah moryaan nimo ma kasayaan ee ummad dulmiga ka daa adomdi ALLE ha idinka nabad helaan waxa wax dhoco wa la yaqaan adan ka mid ah qofan intu lacag duufsado aya qof miskin ah dusha laga sara rerkan waligoda xita dooro may dhicin lacag iska dayee
Aayadaha qur'aanka meel kasta waa laga akhriyayaa ninkan gudoomiyaha ahai maba rabo in qur'aanka laga akhriyo meesha
Aayada waxeykahadleysa mid faasiq eh o nabiga intuudire daxdha kasonoqde lkn quranka walaogalyahaa
Adigii baa fahminba, waala akhrin karaa meelkasta iyo wakhti kasta Lkn Faasiq inuu kusheego qofka soo dacweeyay ayaa ladiidan yahay🙏
Ayaday diidanyihin fasiq waye qof ku been abuurtay qofan danbi galin
@@abdirahmanadan4905maha ayadaan waxy so degatay marki umun caisha laag ben aburtay o ladhaahy qof bay la sexaty markasu ALLE so dejiyay ayadan o ladhahy qof fasiq ah hadi ni imado o dad ku ben aburanayo ha dhagaysanina hana qadanin warkisa
Xeer ilaaliyaha waa nin aad u yaqaano shaqadiisa masha Allah
Maashaallah Gudoomiyaha maxakada Waa Gudoomiye sax ah, markas Ninkan oo kale aad aragtid wadanka ayaa rajo kaa galeeso
Maashaa alaah
Qosol iguma harin 😂 top comedy wlh .
xaakinku wuxuu u hanjabayaa eedaysnaha is difaacaya, meesha caddaaladi kama jirto, waaa laysku awood sheeganayaa.
Maxkamadda waxaan ka codsanaa ineey in sidagdag ah ufasaxaan maxamad cade waa la yaqaan meeshey lacagta ku maqantahay ee hala dabagalo???
Aad u wyn dad k wax dhoco wa la yaqana nin gibil cad ah waligi doro xita mu dhicin qofaa intu hanti dad weyn intu dhacy bu maskinta saafida ah dusha ka sarayaan maxa dulmiyo dalkan yalo qar ba leh gudumiyaha maxmada fcn wax ALLE ka baqaayo meshan maba joogo shartoda ALLAH na gudbiyo Insha ALLAH
Quraanka in la aqristoa qaladaa
Maxamad cadde waxqaldanaa lagu heystaa ee si dagdag ah haloo fasaxo warkeygana waa xaqiiq???
Aaad u wyn runti ninkan wa nin diin yaqaana wayna ka kuqata edeb daray u heestan gacanta cadowga ALLAH ka soo saro insha ALLah codowga danyarta iyo dadka aan waxba galabsan
Maxkamada ayada ayaaba Dadka Afduubayso yaa badanaa 😢
😂😂😂oo adiga midka kusoo dacweeyo faasiq waaye miyaad leedahay
😂😂😂😂😂😂😂halsaac udaldalaayi
ISKA FARIISO
Af soomaali uu adeegsan karo guddoomiye maxkamadeed ma aha,ka dib markus eedaysanuhu jawaabihiisii u wada sheegay maya iyo haa.....WAAD FARIISAN KARTAA ADIGOO MAHADSAN...ayey ahayd.ayadoonan ka wadin in uusan damai lahayn ama uu dambiile yahay
Waa yahuudi maxkamada quranka diidan
Subxanallah
Reerkan wa reer moryan ah oo tuugo ah
Intaba adaa ah iyo reerkaga qaaimad
Intee ku aragtay qof gibil cad ah o tuug ah moryaan nimo ma kasayaan ee ummad dulmiga ka daa adomdi ALLE ha idinka nabad helaan waxa wax dhoco wa la yaqaan adan ka mid ah qofan intu lacag duufsado aya qof miskin ah dusha laga sara rerkan waligoda xita dooro may dhicin lacag iska dayee
@@MunaAbdi-mc7cy
Habiibti qofkan idin garaneyn u sheeg taas
Moorayan hadii la sheego waa dadka cadcad
@@MunaAbdi-mc7cy
Af caytamo ninkiisa ayuu ku yaal
Ruuxa ibna adamka wuxuu san aheyn laguna sheegayo
@@MunaAbdi-mc7cy
Midna waa ay kaa maqan tahay
Ninkan aniga ma keenin maxkamada ee isaga ayaa is keeney iyo Moriyanimadiisa
Reerkan iigama aqoon badnid ee raali noqo hadadan fiyuus raadis ahey
Aden madobe soo xira
Ninkaas dulmi ayaa lugu haystaa
Abihiis ayaa ugu dhintey
2016 maxa ka galey
is difaac adeerow meeshaan diinmataali ee afsoomaali ayaa yaalo
Mar walba diinta Mel walba way tage diinta ayaba kudifacesa hada saxan tahe hada qaldan tahe ayada xukun kusareso
Subxanallah meeshan diin mataalo maxaa loola jeeda ma meel gooniya ayey taala diintu?
Quran maxkamad diidey waa ashado ladirir munafaqad iska dheh laxawla walaaquwah
Abukatuhu wa tuug gudoniyuhuna wa facaf
maxkamadiin ba'day
S C W❤
Somali is qabqabsi badnaaaaa😢😢
waa maxkamad moryan haday kuwan xaqa ku socdan may so qabtan xasan dhiqoh iyo villa family 30 jir haystah sodon malyan may so qabtan Alqabyaloh iyo faqih cck kuwih dhacay xolih Abarah robleh bahaneh tugadih bobtay xolih umadah kuwih dhulkah bobay mad so qadan maxkamadan waa maxkamad maryan iyo mafiyoh masakintah qabiladah yar yar bay so qabten tugoh
Famajo munafaq xasuuqey 2m soo qabta tuugyey qaa-imintaa darood mooryan hajirinta idinkaa ah
Abukate wadholacadeyay xukunkuna madhacayo
Warya idhahay
Xaakinku waa nin adag
Waryaaaa aaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Garsoraha waba caga juglaynoya
Waryaa shute gudoomiyuhu isagaaba tuuga maxaaba cid kale loo raadinayaaba
Kkkkkkkk😂😂😂😂
Abdirizack
Aaya'd aanu macnaheda iyo ujeedkeda grnyn miyuu iskasoo daliishaday sheikhan casi
Waxoodu waa ila meerayso
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkk kkkk kkk kkk kkk kkkk kkk
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😅
😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂