Akaanuu please waxaan kaa codsaneynaa inaada prank aad ku sameyso gabar kale adigana aad iska dhigto camoole gabadha prank kula sameyneyso ay kugu tumato si aan u aragno falcelinteeda haddii ay kuu damqato micnaha ay ku difaacdo gabadha aad ku sameyneyso prank ku dheh abaayo booskeeda ii buuxi🙏🏼
Aboowe waxan rabnaa qyb22 haday ku surubi waydo iska daa waxba ha is hawlen angu waxaa nahay kuwa kudaawada ama kugu xidhan ee wixii walba ee adnoo soogaliso wandawanynaa noolow wallow inta ay nololi jirto inshalah 3000k ilaa 1ml
Anaa gabar somaliyed kula ah anaa joogo ❤️m.a naxariis hablahena somaliyed allaha noodayo 🤲🤲🤲🤲🤲
Waxa tahay qofka kaliya gabadha so hadal qadey kher ALLAH Haku siiyo dadka kale waxa sheekada qusen ayey dadalayan tag dheh
𝐀𝐦𝐢𝐢𝐧❤😢
Walhi c/laahi goor aan ko feedho maba ogaaden aduunka ugu necbahay gabar ladhibo walhi mise waa mid leh xaaladaha gaarka ah
Form hargeisa keep going
12:56 i got tears in my eyes😭😭 wlh anoo og in ay prank thy one in billion waye gabdhas waku jclhy abaayo hada comment gayga aragto❤❤❤❤❤❤
😢😢
😢
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo wall hadii aad janelkeyga soo booqato 🤲😢❤
Waayojoog Tv
Gabadh dharka cas waa naxaris miiran Mshllh
Walhi wiilkan fikradihiisa wa cajiib mnshlh dhanwalba wakutagera guleyso akanuu
Very emotional wlhi 💯😭😭🙏🙏
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato wll 🖤😢😢😢🧡😔😔❤
Waaku sarey
Dacadi cabdulaahi knuu legend waye😢😢❤
Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨
Legend always abdullahi akanu another's levels 👍💪💯💯❤
Thinks pro
Part 2 plz inta ilaqabta...✋✋
Emotional 😭 video legend sxb horay u soco
Run ahaanti wan wataa muqaladada hore u soco
Wlhi waaa ilmeyey 😢😢😢😢
Masha Allah waxaan kuugu amanaa Aboowe sida aad ugu codsaneysid dadka in aad isticmaali kertid cod kooda ama muuqooda
Nice video bro from Holland❤
Very emotional 😭
@@nabaddoone252 hhhhh😂😂😂😂
Waan ilmeeyay Runtii😢😢😢😢😢😢
Waxaan camal Markale waxa na hanoo soo deyne xanooka waa dareemay ha isku daye in aa soodeyso mar kale zxb wax kale noo soo dey😢😢
Waaaa qiso fiican lkiin in ay u istaagto ayay ahyd inanta u damaqaday sida kle waa ok lkiin in ay inanta laabta galiso ayay ahyd
Sxb Wlhi Gabarta Gadale wa qof AA noo ceeda aduunka Mar la arag Ku ah sxb Talo Hadan Ku siiyo Raadi ilaasho🥺🥺❤️
Marka heshid gawadha gadal iso qawo kk😂😂
❤❤❤maasha allaah gabadhaan waa gabar arxan badan
PART 2. WLH ZAAID UGA HELEY
EMOTIONAL
Masha Allah ❤❤❤❤
waaaw caadi maaha runtii this is emotional i like this vedio 😂😂
Very emotional part two
❤❤❤❤ masha allah ❤❤❤❤
Aniga wan ku dharbaxi la haaa akanu kulaha😂😂😂
Lkn tlye sharaf iyo ka raamo guul iyo gobanimo❤✊✊✊💯💯 ku dayasho ayaa mudan tahay
C/llahi legend baad tahay horay usoco
ilakaha😂ka daadin lahaa zhp akanuuu😂
M.a gabadha mesha fadhisay 🎉❤❤
Zxp waa Emotional lkn Aniga Gacantaa i Cuncunaysa Hadaan Booska Gabadhaas joogi Lahaa Gacan baan kuu Qaadi lahaa wallhi
Abdullahi allah ku xafiido sxb qali
Saaxibaw walaahi saan qalad waaye run ayaan umalaynayay waabn ooyi gaadhay
Waan ku dili lahaa bey😮😮😢😢
Legend sammi abdullahi akanuu guuleyso waliga ❤❤
Inaanta wada naxariista ah abal Marin siiya please
Part two So samee sxb
Laabta inay galisay ahayd gabadha manta dhan udagalmysay darteeda😨😨
Jailca dadka latag labta kulaha nayhe 😅😅
Haa wllhi 🥺👸
Wow 😢 I like this video 📹 10/10 ❤
Walhi caadi baan uilmeeeyay 😢😢run aan umaleeeyayy😢
Wll dadka calool xumo hakudilin 🥺🥺🥺🥺
😢😢😢 very emotional 😢😭
Allow intala arag cawi intiihaysato u siyadi amin yaa allah 🤲❤🤍🖤
Dhar baxasho marka. Ka gala daalo lee ku weydin la ahybo wee iga dul qad badan tahy wllhi ❤😂
best episode i ever watched to your channel❤❤
Walhi Wareer Waye 😢😢😢
War waxaan dhib badnaa 😅 soo badi lpx❤
❤❤❤ 🎉🎉 lkn cabdlow dareenka Dadka haku cayaarin😮😢
Wnku feeri lahay wlhi run ayaba umaleyay wlhi 😮😢❤
Barnaamij ayaan kuuhayaa akanuu hadii aad ubaahantahay
Very emotional 😭💙😭😭
Calool xanuun waa wllhi jiliinkaan zaaid ah naga dhaaf
Akaanuu please waxaan kaa codsaneynaa inaada prank aad ku sameyso gabar kale adigana aad iska dhigto camoole gabadha prank kula sameyneyso ay kugu tumato si aan u aragno falcelinteeda haddii ay kuu damqato micnaha ay ku difaacdo gabadha aad ku sameyneyso prank ku dheh abaayo booskeeda ii buuxi🙏🏼
Hadan meeshas jogi laha
Wllhi billahi tallahi gacan
Ban kusaarilaha wllhi wa
Daren xanun bdn xata waxan
ilaawayba gabadhu prank inay
Kula samaynaysay. Waxa Qalbigyga
taabtay Ereyada Ay gabadhu kuhadlaysay😢
Big Love From Saudi Arabia….Big Up Brother 👊🏾
Zxp aad baa iiga ooyisay wlhi 😢😢😢
Nio anga ahaan xaqiiqdii dulqaad aan kugu sugo xitaa kuma siyeen
Runtii halka hadan ka ag dhawan lahaaa😢😢😢😢
100 💯 gabar Somalia goob
Very very very emotional 😊 damage 😢😭
SXB beenta jooji gabadhu watii malinta hore wayku kula ogtay vaar
Cabdillaahi akunuu very good
Plz barnaamijka maqaayada soo sameey qof maskiin ah iska dhig aan lacag heysan falcelinta dadka aan aragto plz plz plz akanuu👍👍👍
ʜᴀᴀ ᴡᴀʟʜɪ😊
Soo badi sxp 😢
Part two please 🙏
Aniga adaa kuu caay lahaay waxaa dhihi lahaay abaayo asiga indha uunbuu qabaa laakiin fool xumadiisa waa lagugu caayaa. Ee qof qalbi fcn raadso indhahaagana aanku mashquuleen
Very nace wlh ❤❤❤❤❤❤😊
Legend simply 😂legend😅 so badi
Gabdhaheena mar walba waa gob 🙏
Allah aniga waa ooyi laha qof ladulminyo ma arki karo 😂😂😭😭😭
Waxaa tahay qof sharaf leh❤🎉
Anigu cadho waan ku kici lahaa wllhy😢😢😂
nag adag wa say uga fal celiisay mashala
Wlloow wlhi dhip aya hasto dadka araga leh ilahow no naxariiso ya allaah😮❤✌✌✌😭😭😭😭😭😭😭😭
Geesiyad Igadheh ❤❤❤❤❤❤❤
Barnaamijku waa asl lkn qof dhibaato haysto oo ubahan in la caawiyo ayaa ku wayi kara caawimo wayo qof tani ku dhacdey mar aminaad danbe ma yeelNayo
Legend sobadi😂 video nucana
Gabadha kale kawrn siday uxanaqday😢
NOLOSHA IYO XIIGSIGA😭😭😭😭
Sxbkeigyow Calosha Naga Hurisey wlhi Naga muuqalada noocan Oo kale Sxb Mar kale Hasoo Samayn Adgaaba laguu qaadaneyya Inadan Naxriis lahayn oo kale sxb Waan kusalamaa 🖐
Alla gabadhaasi geesisanaa ma hg baa mise maruursade
🎉🎉 7:51 7:53 7:54 7:55
Qof walbo oo qoral keyga arko fadlan sabiskarab 1million please hala garsiyo. Waa UA-cam kaliya aan fiirsado please 🙏🏿
hye wllo ana isoo bookho😊
Wlhi gabada weey qalbi wanagsantahay m.a
Allaahu aki bar
Naa amus kulahaa xaliimo😄😃
I like barnamishkan wllhi blz bart two👍
waad iga oohiseen ''ANAA GABADH SOMALI KULA AHA ANAA KULA JOOGA '' ilaahow laxaadka noo ilaali intaanu u dhamystirnaynaa caawimaadaada ku ilaali yaa rab
Legendary bro
Asc asxbta
Sidan udhididay marka dhahday waxa ku maced ku dhahdo weyficna lehed ku arko
Legend zxp😊😊
Emotional video 😢
Akaanu hore usoco sxb
Ha Soo sameyn mar kale
Tani kaftan ma gasho waa lagugu dhibaateyn karaa Marka ha ka xanaajin barnamijkan waa mid xasaasi ah bro
Aboowe waxan rabnaa qyb22 haday ku surubi waydo iska daa waxba ha is hawlen angu waxaa nahay kuwa kudaawada ama kugu xidhan ee wixii walba ee adnoo soogaliso wandawanynaa noolow wallow inta ay nololi jirto inshalah 3000k ilaa 1ml
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Prankigu waa sax lkn c laahi akanuu markaan wax sheegayno dhaarta iska dhaaf 😂😂😂😂😂😂😂😂
Legend always abdullhi aknuu👏🥰
Keep going pro
Soo badi zxp waan ka helnee
Haqoslin,sxb
Keep going brother akanu
WlaHi bilaahi 😢 Gacanteyda kugarilaheyd
Dhagta ku dhufan lahaa wlhi kaas u danaaniya ka daran feedh baa baabah kaga dhigi lahay 😂😂
Musalsal nooga dhig zxpo😂😂