Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤
wali xaqiiqada maa gaadhin inta ay somalidu somaliland ay diidanyihiin sacsac ka raacimaayo ku bushaarayso waayo somali isu keenkeeda tacabka aanu galinay cid galin kartaa ma jirto waa xaqiiqda jirta ama liqa ama ha liqina
Ilahay ayaa inoo maqan
Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam
Yaa diyaargaroowaya xasan baa kala kaxeeyee
Somalia alle aya u maqan madaxdeedu way hurdaan somalia😢🇸🇴
waaadmahadsantahay walal suleymaan xaashi sallalahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️❤️
war sxbka. abiiiii lahadal 😢
Rufiyaan CBB
Wariyaha xaqiiqada kajirta ee soosocda uunbuu kahadlay waxa iskaga kaa khaldan wadaniyadii iyo qabyaaladii
salalahu calehi wasalam
❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
Miidiyaha dhaxdhaxaad mahan, ujedo kale ayaad u isticmaleysa , ee danaha siyasada
Dhibtas waxaa hormuud u ah hogamiye xumada naheso ..ar xasan muxuu yahy qof daciif ah oo damiin siyasaded ah.
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Aniga ninkaan waxaan ogaaday laba sano kahor waxa uu yahay iyo waxa uu wabtaaa waa daalum.
Isbaay ah marka warkaada meel ayuu keeyahay 😊
Maxaad u dhagaysan markaa??
EXACT.WAA RUUN ARINTAASI.
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 swc swc swc
Waa in laga hortagaa dagaalka caalamka iski cersanaya aduunka
Hashi oroma saf usoo galay commentiga magaca mohamed way wataan
Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤
❤ صلي الله عليه وسلم❤❤
❤❤❤
Yaynu udiyar garownaa horta wa su'aale (cida kaliya ee larabo inlayska celiyo wa hogaamada ina haysta waayo cadow inaku dhexjira weeye)
DEE CEEDTOODA LA OGAADAY SOMALIYA MW SOMALIYA INAY JEEBKA GASHADAAN SHACAABNA WAAR LOO HAYEN.
Waxaada waa sheeko maahin war
Fulay cabtooy ah, oo liita baad tahay, saliga nabiga scw ayaad ku ganbataan.
Ma somalia itobiya ku aado yaab ilahay dagaal naguma keeno.
Somalia waa dal fashilmey waa wadan sidii la rabo laga yeesho
Yaa laga rabaa inuu sii fcn uu fakaro ma dowlada mise waa Shacabka Somaliyeed
Yaa waxa lo sheega waa kuwa cayada soo qoraya waa cadawaga Somaliya waa umada lasku diraya oo lasku Sixaraya rabiya naga dhibatan madaxda mida ka dhiga
Qof xanuunsan qof xanuunsan jeclaaday asna aan koleey aqligiisu kufilneeyn waa iska waaw waaq warkiisu
O
Itobiyakad lashaqeysa warkadan waxladawado mahan hata halquf haday nagaharenin amaxaro waladagalamena
Dal waa Hogan soomaaliya hagaanka ayaa ka xumaaday
Raalibaanka nahay inaan cadawga iswajahno
Hawiye futa madoobe waa daanyeer muus aragtay wadankii way baabi'iyeen waxaan yeyda oromada dowlad nimana garan maayaane maxaa wax nooguday UF😮😮😮😮
Asc injineer hashi shacabkeena barna hurdo barna qabyaaladu eey madax martay aan wax usheegno si aan ugu diyaar garowno iska dhicinta cadawga sojireenka ah ithiopia wexey noqondonta waraabihii wasmada doontay ee lasoo wasay wax badso waxbeel ayey ledahay ithiopia sidii hore weeyka jilicsan tahay gudaheeda ayey ka burbureysaa xoogaga xuduud benaadka jogana xabada markey ku bilaabato weey ka yaaci doonan xabasho afka eeynu jabino
MARKAY. MADAX. SUMAYSANI. HOGAANKA. KUU. QABTAAN AYAY. TANOO KALLE. TIMAADAA
Dagaalkii 3aad ee aduunka waa uu karkarayaa Waana dagaalkii Nabigu sheegay Scw Ee Al malxama Shimbir duusha lama arki doono maadaama Nuclear la isku garaaci doono dadka aduunkana wax yar ayaa kasoo hadhi doona. Ilaahow khaatumada khayr noogu khatim
Dagaalaalbaan gelayaa ciidane diyaarsan maayo mana urur sanaayo mana udiyaar garoobaayo dagaalka xitaa waxaad heli kartoo ciidana waa inaad diyaarsataa sidee loo dafaacayaa wadanka labo isku imaaneeysaahiba majirtee
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
😢😢😢😮😮😮😅😅ufah xasen waa laa kufaseadiye ayaa usheegasi
Cidii caawin la heeyd soomaaliya dagaal iyo deeqba ama garab istaagi laheeyd codkooda ama ficilba sameeyn laheeyd waxeeyna ku kal sooneeyn dowlada soomaaliya waayoo meel loogu hagaago malaha dowladu waayoo aduunkii oo dhan ayeey heshiis difaac lagashay 10 dowladood weey ka badan tahahy dowladaha heshiiska ee la gashay xutaa ethopia heshiis difaac ayeey kula jirtaa cid aamineeyso malaha dawladii waayoo meel loogu hagaago malaha iyo qaab loola jaanqaado
Niyo dagal ku haysto abow abowe loguma baxo
Aad oo weyn dadka somaaliyeedoow midooba mid ayaan nahay midnimo waa muhiim magaceena ku dhisan hoooooooooy waa laynagu soo duulay war qabiilka waxba inoo tarimaayo qaranimo ayaa muhiim ah mar kale midnimo waa muqadas dadka somaaliyeedoow fadlan hurdada waa in aan ka kacno waxaa loo baahan yahay KDS hurdada ka kac wiilka somaaliyeedoow war maxaa qaldan dhalinta somaaliyeed
WARIYOW BILOW ILAA HADA MADAXDII SOMALIYA MABA HADAL HAYSSO WAXAA KU SOO SOCDA.UMABA JEEDAAN.WALI HADAN AYEY JILIBJILIIB IYO QOLOO QOLOO IMIKADAN AY ISKU HAYSTAAN.
BUR BUR KAN AAN HADA BUR BURAY MIDOWGII SOFIYAD BAA AABE IYO HOYO U AH MARKAA CIDENU HORTA WAA AFRI KADAA HADAYNU IS CUNI DOONO IYO HADII CAQLI TALIN DOONO TAKALE DHERIGU HOOS TUU KA GUBANAYAA MADAXDA HOGAANKA HAYSA WELIBA KUWA SOMALIDA MASKAX DOODA IYO CAAFIMAAD KOODA WAA IN LA BAADHAA
agsme wxad moda furfurki intu nga baty xtaa in dalka dadkii ugu sareayay ayba ayqu qayb wyn ka yihin xaalka jira
mrka mxa mooda sarakishii ciidnka ee loga bahna inay ficil tamaan
wali xaqiiqada maa gaadhin inta ay somalidu somaliland ay diidanyihiin sacsac ka raacimaayo ku bushaarayso waayo somali isu keenkeeda tacabka aanu galinay cid galin kartaa ma jirto waa xaqiiqda jirta ama liqa ama ha liqina
Somai kala dikedad tacab galisey ku bishareyso manta Ethiopia wadanka ka qado inan sugayno 😂
shiinuhu waxa uu qayb ka Ahaa kuwii burburiyay dalkeena
sidee? ma iisharxi kartaa?
Beenlooow ayaa tahay oo farmaajo lajire kir
Dadka ugu xun somali adaa kow ka ah waayo hadalkaaga raran ufiirso
Runahanti hadii manto dagal dhaco somali dhibato lasoo diristo muse bixi aya iskale waxii ka soo baxo dhib iyo dhefa bo
Waligiis shiinuhu itoobiya ayuu jeclaa sheko xoolo
War anaga waxa uu sheegaya soo shiina maahan umaan bahnin shiina iyo waxa uudaldalaayo
Miidiyaha dhaxdhaxaad mahan, ujedo kale ayaad u isticmaleysa , ee danaha siyasada