Waa lacag jirta, waan midka Somaliland iyo Somalia la doonayo in la isku milo, waa sida Cali wax u sheegay, labad nin waa iibinyaan Somaliland. Labada nin il gaar ah ha lagu eego, waxay ka soo jeedan qolooyinkii BARYADA EE YAA ALLAH WAX SIIYEY.
Caliyow waxan media ha ka hadlayaal waa af ku xooglayaal imika mudo wiig ah manu bixin cashuur sidaasanay ku soconaysaa ee intay hadalka iska daayaan bal ha noo soo doontaan cashuur. Waliba ta dawladda hoose oo keliya maahee waa xitaa ta maaliyadda.
habar jiifta legdini wax uga fudud waar ummadda nabad u sheega oo bilo hadoonina waxaan ku weydiinayaa dadku muxuu ku diriraan oo dhexyaal doqonimaad ku hadleysaa dad reer ceerigaabood yeela wixii nabadi ku imaneyso oo dad dal iyo duunyo ku badbaadi karayaan
Hahahahahahaha Isaanti Magaado ee ilma Sheekh Isaxaaqa u badan dhashay reerkay ka soo jeeda waa watan yihiin waa runtaa. Inta Gabooye wax la siinayo Magaadle wax ha la siiyo
Rer wadani xil banan la waregin ma odhan karan ki ay Ciro isku raaska ahaayen ee lahaa Salaan ban idinka sida Ciro maxay uga jawabi waayen hadanay raacsanayn waxa jabuti ka socda
Waar xishood oo wax ha u dhimin reerka garxajis hadii la xag xagto madaxbay u yihiine difaacu yuu kaa noqon kii reeraha laga tiabadanyahay oo kale nin afka ka hadlay muxuu yeeli karaa garxajis marka uu reerku kursiga ku fadhiyo lama difaaco waayo cayda kursigaa leh ha hadlin hadaad markaaba la soo boodo yaalagu yara nafisayaa haduu m wayniihii yidhaa yaan layga hadlin iyo maayarkii h awalna waa tolkaaye waxba haka xanaaqine ka baro muxaafadnimada cid ay difaaci jireen may jirin m wayne iyo maayerba shiib ka waxaad ku soo jirtay mucaaridnimadii waad ogayde xishoo imika waakaa ina jaanbiir tolkii oo martiqaad u fidiyey wax uu ku hadlo garan waayey abtiyaal mooyee calashaan wixii hadal ka tagay awgii markaa la isuma aha cadowe taa hal ogaado
@mustafekiiko9550 deer kursi iyo kursi la'an ba aflagado iyo gaf joogta ah malinkasta ayuu la so taganyah oo hal reer ah. Wax dhalil oo sx iyo qaldaka ba ka hadal. Lkn cuuqdad iyo xanuun baas oo garxajis ba haya.
@@abdiyusuf9006 labada idinkuu idin hayaa oo gabigiinuba isma dhaantaane marka la idin dhaliilo ayaad maryaha dhiganaysaan war adkeesta dee ma in la idin amaanaad rabtaana waaba yaabe
Wax isaaq la yidhaa majiraan reer barigu wax ha iska celiyo
Haloogu dhaarto inay dalkii io dawladii haystan onay mucaari ahayan reer waddani 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ha qabsadaan ssc khatumo Wanu ku soodhawaynaynaa hadaanu reer Gabilay nahay
is caddee
ma tihid reer Gabiley
XASHUURTA WAA LAA BIIXINYE LAKIN HAA LAA XIISABBTAMO WAA GAAR😮
ZUBEER AWAL HADAY CASHUUR BIXIN WAYDO MA SOMALILAND BAA JIRAYSA????
Suubeer awl hady caazhuurat biixin wAydo ma zomalilnad ba jiraya🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
Huwan wadani Huwan kalkaal baa Ku soo hogaamiyay Ceerigaabo iyo odayadoodii ceel afwayn oo cadawga la safan.Mayor mogeh cashuur xaafad buu xaafadoodii oon cashuur bixin ku dhisay. Isagu un baa lahaa cashuur ha bixinina kolkii Soltelco mayorka ahaa. Maanta ha adkaysto
Horta Mayirka Hargeysa Cadi Karim Ahmed Mooge Liiban Wa Mayirka Hargeysa Wa In Lala Xisabtamo Xiligu Mayirka Hargeysa Uu Ha
Cirro iyo cade gudeiyo xisbiga wadani waakuwaa huwanta niikinayee hala abaahiyo
Waa lacag jirta, waan midka Somaliland iyo Somalia la doonayo in la isku milo, waa sida Cali wax u sheegay, labad nin waa iibinyaan Somaliland. Labada nin il gaar ah ha lagu eego, waxay ka soo jeedan qolooyinkii BARYADA EE YAA ALLAH WAX SIIYEY.
CERGABO. WAXAA. GUMEYNAYA. RER. CERGABO
Guruuje,dadkan aad la hadlaysaa waa ciyaala suuq iska hadlaya.adiguna dibjir weynaaday baad tahay.markaa cashuurta cidna laga baryi maayo.dalku cashuurta ayuu ku dhisan yahay.labada daamoodba way ku qasban yihiin.balse ogoow haddii cirro soo qaadi waayo aqoonsiga itoobiya diyaarisay,in cirro iyo baarlamantoona la arki doonin oo balaayo ka dhici doonto.buus.
Garuuje Dowladda Hoose Ka Sare Meele Kagama Bannana Ayay Ila Tahay Ee Maayarka Wax Uu Sheeg
MAAYIRKU Shalay. MAANU NA ODHAN CASHUU HA BIXININA 😢 wuxuu Shacabka farxay Ayuu Shacabku Fuliyeen 😢😢😢
GEESI QARAN ALI ISMAIL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL SOMAILAND
ILAAHAYOW Qaranimada Somaliland Noo badbaadi.
Garweeye...waa in reerkaas màgaadle xilwanaagsan loo magacaabo insha Allah.
GUURUJE WAA NAACLE INMOOGE ISGA DURBANKA TUMYE BARORTA JOOJYE REER XINJERO FAAJASOW😮
Cali ruuta sheegta Walaahi maayar mooge isaaga keenay dhibaatada somalilaan doraatay no garxajiis
Haadan ciiise muuse nAhy lacg ma biiixinuano
Diurki
Nasb.kad.diiirki nasbkad diiirkoogi taahay😂😂isaaq weeye geesi qaranka Zomalilnad
Waa isaaq dhaba 😊😊
Asc. Wadani. Ciro Xirsi. Maxamuud. Isbadel doon. Dadka. Dalka. Mey difaacaan. Buurmadow. Idin. Aawey. Ceerigaabo. Waa. In. Haberjeclo. Garxajis. Ninwaliba. Deegaankiisa. Isagaa. Leh. Inaadeer. ❤. Muxuu. Meyarku. U. Qabtey. Deegaanka. Haberawal ??? Ciro. Sidii. Muuse. Biixi. Si. Ka xun. Fisha. Idinkaa. Ku horeeyey. Mayerku. Isagaa. Boorama. Isku kashifey. Qaranimo. Wadani ayaa. Baabiyey wsc. ❤
Cali waa run sheeg
Manshaala cali geesi waa ku wataa walee run sheeg
Dowon
Adeer xaafadiinu ha idinku filaato ma Garwayn baa ceergaabo difaacikarta
Dhulbahante Ladiriraysaan
Mia punched
Adeer bootadii way dhamatay
Nabad xaafadihiina ugu ekaada😊
MAA QAADYDE QRANKA LOO SOO DIINTYE BEEYE LACAGA DHAFSISANYE NO NO WAA LAMA TABTAN WAXE DHEEGLO KACA😮
Cali salaan qaaliya iga gudoon. Go forward.
Caliyow waxan media ha ka hadlayaal waa af ku xooglayaal imika mudo wiig ah manu bixin cashuur sidaasanay ku soconaysaa ee intay hadalka iska daayaan bal ha noo soo doontaan cashuur.
Waliba ta dawladda hoose oo keliya maahee waa xitaa ta maaliyadda.
Inader cali beesha ayuub inaad uu hadasho ayaan codsi kuso jedinaya , xildhibaan malee,
Wasiirkii wax qabanaya wel come
Mansha Allah
Exactly you said everything 🤣
DADKA HUWANTA AH EE COMENTISKA QORAYA IYAGOO
IS LEH SOMALILAND AMA ISAAQ
KALA QAYBIYA WAXAN LEEYAHAY
WAA LAYDIN FAHMAYAA.
Ninkii reerkoodu difaacayaa yaanu xil qaran soo doonan. Reerkooda geela haw raaco.
Wadani waligoodba way ka qayb gali jireen Heritage-ka lagu qabto Jabuuti oo Ina Jirde wuu ka qab galay....
Huwanta waa in meel looga soo wada jeestaa dagaalku somaliland iyo somalia.
habar jiifta legdini wax uga fudud waar ummadda nabad u sheega oo bilo hadoonina waxaan ku weydiinayaa dadku muxuu ku diriraan oo dhexyaal doqonimaad ku hadleysaa dad reer ceerigaabood yeela wixii nabadi ku imaneyso oo dad dal iyo duunyo ku badbaadi karayaan
Meeshiis waxay ku danbeydoonta uu sidii laascoonada waxa isku jeed dadkii wada dhashay kaakiin waa laga fiicanyahay.
Ina mooge markalaiya muuse hadaayo mayidhi qaranka haladifaaco mayidhi qaranka waala ku sooduulay mayidhi
caliyow abti runta waa layskunacaa qarnigan
Calaw anaga marnaba mucarnimadayadu noqon mayso.miid anu nasabiyada miid an ahayn.kusheegano.sida garxajisku u yusra.hartii ushregten okale qaranimada somaliland iyo horumarneena.lagamayaabo. inanu kahornimaadno
❤❤❤❤❤❤
Reer booge badne 😂😂😂 way is garanayaan 😂😂
Hahahahahahaha Isaanti Magaado ee ilma Sheekh Isaxaaqa u badan dhashay reerkay ka soo jeeda waa watan yihiin waa runtaa.
Inta Gabooye wax la siinayo Magaadle wax ha la siiyo
Aliyow anagu cashuur bixin mayno
Muse biixi wuu tegaye Ali maxaa soo taagay shaashada
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
Habar Fadhida Legdini La Fudud
Lascano iyo Goojacade idinko iska faanaya ba la idinka saaray, jebiyey
CEERIGAABO WAXAA SOO GELAYA CIIDAMO AH CIIDAN LOO BAAHAN YAHAY OO MADAXWEYNE CIRO SOO DHOWEYNAYA MAAHA HAWL U TAALA HABARJECLO IYO HEEGO WAA CIIDAN G36 AY ISKU MID YIHIIN
🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Af qudhmuune asaasaq ah . War wax human la dhahaa ma jiraane macawistaadi yaradee casayd soo xidho oo Dhulos iska dhici cac macda looma baahne.
Lacagbaa iimaanka kaqaaday maxay lacago dawlada shiisheeye bixnayaan hamigooda uga dhigeen soomaaliland ayaa aqoosi rabta haydayso😊
waa yaab dadka waxa mediyaasha soo gelaya dad maran oo aan xigmadba u dhalan waar ummadda ka aamusa doqonyahay
Cali waa geesi
CEERIGAABO WAXAA ISKA LEH G36 CEERIGAABO UMA BAAHNA CID KALE SIDAA ULA SOCO LOOGAMA BAAHNA HABARJECLO IYO INAN GUMEED
😂😂😂😂😂😂 maayar mooge shalaay. Wuuxu yiidhi isaaga yiidhi mooge ma baxiino cashuuta 217
Calow xalay maad seexan oo jactad iyo Lulo ayaa kaa muuqata.
Ceerigaabaaaaa😮😮😮😮😮
Buuqa waa lawadayaa belelbaa lashidayaa barbarkiina sootuba baaqanmayso cayduye
0:09
Balayo damam laqab tayledahy male daba laqabto gudaha magalada yey sohawysan huwan halag hortago yan lonaxarisan😂😂😂😂😂😂
Rer wadani xil banan la waregin ma odhan karan ki ay Ciro isku raaska ahaayen ee lahaa Salaan ban idinka sida Ciro maxay uga jawabi waayen hadanay raacsanayn waxa jabuti ka socda
Guruuje malintii uu balanta ka baxay uqubadii ku dhacdaa wada isma kala oga. Bal wajigisa ufiirso
😂😂😂😂😂
Doorashada ma aabahood baa la dooranayaa ama dhacaya waa yaabe ka ka dagayna aabeheen maaha ka ka dagayna aabaheen maha doqooniimada iska daay
Ma hooyadaa baa ladooranaya markaad xaaaarka isku saydhinaysah adkayso
Dirir iyo cali warka keena
wax lacag ahi.majiirto waxasiwaa marmarsiiyo
horta nabada iyo colaadba walahay haye hunwantii waa is a urursatay ilahay markan waajabayaa mardabana dagaal masoo qaadaan kani waa kay hooban lahayeen uunbaa soo orkaca markuu jabayo daarood inbadan nabad loogu baaqaye hadana ilaa kililkii maraya
Adiga maxa kugu wacan inad fuutada uu leef leefto habar awal malinkasta . Dhanka kale wa maxay xuunkan iyo ciilkan ad uu qabtiid garxajis.
Waar xishood oo wax ha u dhimin reerka garxajis hadii la xag xagto madaxbay u yihiine difaacu yuu kaa noqon kii reeraha laga tiabadanyahay oo kale nin afka ka hadlay muxuu yeeli karaa garxajis marka uu reerku kursiga ku fadhiyo lama difaaco waayo cayda kursigaa leh ha hadlin hadaad markaaba la soo boodo yaalagu yara nafisayaa haduu m wayniihii yidhaa yaan layga hadlin iyo maayarkii h awalna waa tolkaaye waxba haka xanaaqine ka baro muxaafadnimada cid ay difaaci jireen may jirin m wayne iyo maayerba shiib ka waxaad ku soo jirtay mucaaridnimadii waad ogayde xishoo imika waakaa ina jaanbiir tolkii oo martiqaad u fidiyey wax uu ku hadlo garan waayey abtiyaal mooyee calashaan wixii hadal ka tagay awgii markaa la isuma aha cadowe taa hal ogaado
@mustafekiiko9550 deer kursi iyo kursi la'an ba aflagado iyo gaf joogta ah malinkasta ayuu la so taganyah oo hal reer ah. Wax dhalil oo sx iyo qaldaka ba ka hadal. Lkn cuuqdad iyo xanuun baas oo garxajis ba haya.
@@abdiyusuf9006 labada idinkuu idin hayaa oo gabigiinuba isma dhaantaane marka la idin dhaliilo ayaad maryaha dhiganaysaan war adkeesta dee ma in la idin amaanaad rabtaana waaba yaabe
Cali duulduul waa wax garad
Taasaan qabaa
Balo waa danbaysaa caki bal wasiiradi jacayka xamar la keeno
Xiniya.cade.kusoco
Waa been caliyoow