XISBIGA WADANI JOOJIYAY HESHIISKII ITOOBIYA IYO SOMALILAND CADAYN NOOL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 349

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 9 годин тому +28

    Reer sland iyagaa Qaranimadoodii godku riday markay huwan doorteen waa dad hurdaa

  • @numcomacalidada9305
    @numcomacalidada9305 Годину тому +2

    Udaa waa kuwii sidii lixdankii dub u xiisaye l ayaan dhawna taqbsata way arkidoonaan hadaanu. Ilahay Inoo naaxariisan ilahay noo gargaat
    Aamiin

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 5 годин тому +8

    Waridaad geesi qaran Allah ha ku daayo guul Somaliland ❤❤❤

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 8 годин тому +15

    Mansh alha. Waridad TV KULMIYE KULMIYE. S.N.M 🎉🎉🎉

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 5 годин тому +5

    Aynu sugno inta dawlada cusub la dhaarinaayo shaydaanka ayaa degdegee! Cidina waxaanay shacabka Somaliland rabin ku muuquunimayso. Ilaahay Somaliland ha xafido 🤲🏾💕💕💕💕💕

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 2 години тому +2

      Adigoo iska fadhiya ayaa lagu gaynaya horana way u dhacday oo soimaliya ayaynu hawadii u warejinay kursiga qaramada midoobay gaynay nimankii intaas sameyay waakuwan maanta joogo

  • @medabdi6912
    @medabdi6912 16 хвилин тому

    Saxbaad ku somalilander asal ah waad tahay, reer S/landna way ku ogyihiin, abaalkaagana Allah ha kuu gudo thank you very much my brother lander I'll hope you good lucky.

  • @hodanidris-p6h
    @hodanidris-p6h 9 годин тому +12

    Wadani soomaaliweyn ayuu gacan saar laleyhy marka citiraf ma rabaan cuqubo haku dhacdo tuugta

  • @SalmanAbdikadir-h7x
    @SalmanAbdikadir-h7x 6 годин тому +4

    Waa intaynu il dheer ku ilaashanaya qaranimadeena iyo gooni isu taageena

  • @Hooda36
    @Hooda36 7 годин тому +4

    ALLOOW XUSBIGA WADANI QUWADADA NAGAGA QABO WAA SHARSOCDA ALLOOW SHARKOODA NADHAFI HASBUNALLAHU❤ WANI'MAL WAKEEL❤

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 6 годин тому +5

    Habar awal ciyaar umaylahayn qarankiima uliicay sorry 😢 wakaa wadani wadankisibuu babinayaa 😂😂

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 9 годин тому +12

    Waridaad tv waan ku wataa gar iyo gardarba ninrageed ninrageed yusra harti habar yuusta 7sano oo ciilqabeyaal ah

    • @geediali437
      @geediali437 8 годин тому +2

      Sxb maxaad habar yuusta aad u aflagaadeey gacanta waxa u geliyey habar jaclo (habarjilicsan) gunta isaaq weeye maxay u qaylinayaan hada wadani iyo tuugtii ina kaahin ceebeeyey wadanka way wasayaane taa niyada ha la geliyo somaliland way foolanaysaa qarankiiba wuu tahriibay iyo in aamustayba garacoo dhan iyo ibno xaaraan baa wasay somaliland

    • @engburco1437
      @engburco1437 8 годин тому +1

      Nacas afxun ayaatay zxb suaal ma cadaw ayaan ku Haa wallkay
      Ayuu Haa muuse
      Laakiin hanoqon doqontii ragu marku goolaaftay iyo istoosin kudhisan xeefaaltan siyaasadeed in lakala tagaayey
      Waxbayahay
      Ogoow laguma kaftamo qaranimada lanta
      Kursiga lagu laacdamaayay tiina dhamaatay hada waa qaranimo wada tashi

    • @geediali437
      @geediali437 7 годин тому +1

      @engburco1437 sxb ma ihi kaad imooday like tana waad u qalantaa ee halka aan ka hadlayo may ahayn taad u qaadatay laakiin waxaan ka hadlayaa ciro maaha ee waa tuugtii musuqa qaranka ka kufsatsy baa wadani ka buuxee maxaa loo lix jeclaysan waayey landta iyo qaranimada ninka dhaawacaaya waa kan curyaamiyee farta lagu fiiqay ee aynu wada garanayno habowgu iyo habaaskana looma badheedhee sxb xisaabta ayaa sidaa ahayd baarikallaah fiik inkastoo nacas aad igu sheegtay ducaan kuugu daree waligaa dhoohanaanta ka dheerow waa talo runtuna fanto maahee ku dhimo qabiili waa qaran dumise aad la timee

    • @Ccasiis-l1z
      @Ccasiis-l1z 3 години тому +1

      Sxbayaal waxay hadalkan taagtaagan mawaxaa ku murmaysin muqaal inan yaro an waxba ahayn sodhigay ayad xaajo qabiil ku raad gadaysa?

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 9 годин тому +13

    😮😮😮 yaab wixii lasheegayey waa run

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 9 годин тому

      Failed soomalia italiya only 3km destroyed

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 9 годин тому

      Aqoonsi diide maya failed soomalia italiya

    • @QaadiroAhmed
      @QaadiroAhmed 9 годин тому +2

      HADA MIYAA LA BARAARUGAY

  • @nagiibkamaal
    @nagiibkamaal 9 годин тому +10

    Somaliland guul iyo gomanimo 🤍 💚 💔

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 7 годин тому +3

    Guuuuul soomaliland masha allah guuuuul geesi 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉guuuuuul 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 9 годин тому +9

    Wadani ilahay hanaga qabto h jeclaa dadka nagu soo sartay wadani walahi wa danbiile ilahay masiibo haku rido waridaad geesi geesi dhalay

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 2 години тому

    Alxamdulilaahi hadii baddeenii amxaar iyo yuhuud isa saaran illaahay ka badbaadiyey

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 9 годин тому +8

    𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚𝐝 𝐧𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐧𝐢𝐱𝐢𝐬𝐚𝐲𝐞 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐢𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @c.mj.d4033
    @c.mj.d4033 7 годин тому +3

    Allow Somaliand Aduu Badbaadi

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 9 годин тому +19

    Walee waa la tebayaa halyeygiii sumada dheeraa Muuse Biixi

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 9 годин тому +7

    WARIDAAD WAA HAYLEY QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUUL KULMIYE

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 9 годин тому +5

    Ciro haduu somaliland jiritaankeeda la hir yimaado wallaahi billaahi tallaahi shacabka mudaaharaad kursiga lagaga tuurayo ayuu kala kulmiyaa haday mudo nagu qaadanayso waanu wadaynaynaa NIN U SOO HALGAMAY IYO NIN DHUUNI U DHEX JOOGA WEY KALA CADAAN

  • @iftin2024
    @iftin2024 4 години тому +2

    Waridaad warka jooji somali waxay tidhi waxba inakama gelin, ina abiib wuu iska hadlay aynu ka warsugno waxa uu la yimaado madax weynaha cusubi, somaliland shacabkeedu dalkan iyagaa ilaashanaya, qofkii qaranima somaliland ku xad gudbana meel baa looga soo wada jeesan doonaa, somaliland guul 🎉🎉

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 5 годин тому +2

    Allah akbar republic of somaliland long live

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 2 години тому

    Caaqil libaan waa geesiga garxajis ee libaax libaax dhalay ku dhowoow 🎉 ninkan libaan 🎉dalkan iyo dadkan badbaadiye muuse jaahil oo qaran qaawiyey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 13 хвилин тому

    Somaaliya iyo xabashi naga nooma Sina we are somaali

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 6 годин тому +3

    Wlhi hadhcadban kala dagaynaa cirro hadduu waxanu rabno kushaqayn waayo wlhi wlhi 😡😡😡😡🤬🤬🤬

  • @axmedxusen6697
    @axmedxusen6697 Годину тому

    Maasha alaah, adiga ayey hooyada xabashi tahay,

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac Годину тому

    Caaqil libaan ❤❤ aniga. Somaliland ayay soo dhawaaneyy dalkan iyo dadkan waxa badbaadiye ..❤maamulki muuse.jaahil ku fashilmaay oo qaran qaawiyey

  • @yusufmagan6582
    @yusufmagan6582 2 години тому

    Masha allh hadaynu guskii xabashida kabad baadnay

  • @MulxMaydMM
    @MulxMaydMM 4 години тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 9 годин тому +5

    Waridaad geesi geesi dhalay wariyihii somaliland ugu qalisanaa

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 7 годин тому +2

    1. Xirsi 2. Ciro 3. Boqorbuur madaw iyo ina xaashi weydii

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 2 години тому

      istisaam wadaada ganacsatada dhaman waa cadaw inala dagan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 7 годин тому +1

    Ciro.waa.nin.damiirleh.wadaniya.jecel.dhukiisa.halasooxidh.xidh.kuwii.kulmiye.ee.dpw.iyo.heshiiska.etiopa.samayay.ee.alaanka.udoodaya.khayimiin.weeyi

  • @MarwoDheyman25
    @MarwoDheyman25 8 годин тому +1

    Waridaad TV geesi qaran Macha allah somaliland you have to continue Mou of Éthiopie because most of your enemy they were angry that Mou somaliland and Éthiopie please you have to improve that Mou you never stop that Mou .IS développerment your country❤❤❤❤

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 7 годин тому

    Sland Cadowga da weyjabeen waxna kaqadi Mayan cid jojinkarta majirto waxasina waxba kamabadalyan inaha allah

  • @abshir1974
    @abshir1974 4 години тому

    Mudaharaad wayn ayaan diyaarinaynaa hadii wadahadal somaliya lala furo walaahi waa danbi qaran haday isku dayaan dawlada cusub anagu xisbi manihin mana taageerno lakiin qarankaa nadeeqa

  • @SuldaanKhadarCismaan
    @SuldaanKhadarCismaan 9 годин тому +1

    Caano haka dhamaan isbedeldoonkii somaalia ayuu noqday

  • @kl8650
    @kl8650 5 годин тому +1

    Reer Somaliland waxay ahaayeen dad doqon u ah inay wadani doortaan qabil dartii. wanagsan doqonyo

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 2 години тому

    Caaqil libaan waa geesiga garxajis ee libaax libaax dhalay 🎉 ku dhowoow dalkan iyo dadkan badbaadiye 🎉 dowlada muuse faashil

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 7 годин тому

    Waa un Dana qaran diplomatic ka oga dantisa iyo tan qaran.

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Годину тому

    Maalintii ciro ladoortaybaa heshiiskaasi uu joogsaday iptoobiyana way inay khiyaanaysay lkn inyayroo dhiba iguma hayso aqoonsigu soomaaliya ayuu waxu tari lahaa ilhybaa ina aqoonsan uma baahnin ❤

  • @cabdiraxmansaleebaan8636
    @cabdiraxmansaleebaan8636 8 годин тому +1

    Jooji yuusra warkeda iyo madaxwayne siro

  • @cabdishakuur439
    @cabdishakuur439 8 годин тому +1

    Wllhi maalintaan wadani dooranay ayaan soomliland god ku ridnay 😢

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 6 годин тому

    Mashaa alhaa Walhi waa Arin fiicaan hadu cirro nagu darayo somali 🎉

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 8 годин тому +1

    dadkan dhulkoodi ayaanay xor u ahayn markasay ku washeen somaliland wllhi hadii ay dhab noqoto in u hogaansamo somalia iyo jabuuti waxanu dhigi doona mudaharad salmiya

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 4 години тому

    Xisbi ma maamuulo qaranimada S.land ee waxa somali land taladeeda gacata oo jiirta shacabka marka qaranimado naa waa la maa tabtaan ee aha oo hanqaltagina😢😢😢

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 9 годин тому +1

    Wadani waa huwan iyo faqash

  • @NimcoYousuf-x9f
    @NimcoYousuf-x9f Годину тому

    War idaad geesi qaran❤❤❤

  • @minursa02
    @minursa02 9 годин тому +4

    Walaa ogaa Qaadyadaa GAARXAJIS ilaa 1960s kii iyo Xiisbiga WADDANI intu jireey iyo Xaaqjiiyaadaa Xiisbiga kaa miid aah uu XIRSI , Cabdisaaq Khalif, Ahmed Khalif, Mohamed Xabiib, Libaan Quruun Oo Somalia tageera inaa laga miid nooqdoo kuolooleeynayeey iyo dagaaladhii lagu buurbuurinayeey Soomaliland

    • @samsammaxamed2753
      @samsammaxamed2753 6 годин тому

      Abdirsaaq khaliif ma riyuu kugu la jogaa sawkii mar hore kugu yidhi dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socdaa

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 9 годин тому +2

    Waan ka guulaysananaa cadawga JSL somaliland insha Allah

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 6 годин тому

    Ilaashada reer Somaliandnow dalkiina .

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 годин тому

    Hambalyo.hambalyo.hambalyo.hambalyo.hanaa.somallander.or.somali.reer.hargaysa.hambalyo.

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 години тому

    Yaa soo dhawaynaya oo aan ahayn beertuu beerty

  • @Abz_146
    @Abz_146 5 годин тому

    Anigu waxan talo siinaya beesha subeer awal waxan leyahay dalkina u tashada dulka losoda waa dhulkina cidina dhulka habarjeclo iyo jasus harti marabto oo waxba ma dhexyalan ee Shiekh agteda xadka ka dhiga dabaded Ethiopia ku darsada wa talo walal from habarjeclo

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 5 годин тому

    Min Kadra qoori haa qaato kaca dhashi SNM guinimo dee abaayasheen kuu shihideen Ayaa raagi afweyne uu shaqayne juiraye ina xarashayaan ee walaahi gunimo manta somaliland uu koow ah 😢😢😢😢

  • @kosmahamud5036
    @kosmahamud5036 9 годин тому +1

    Ciraad kuwaalatay laakiin waa madaxwaynahaagii

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 5 годин тому

    Republic of somaliland is not easy wallahi

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 9 годин тому +1

    WADANI RABI HA NAGA QABTO WAA INLA ISKA ILAALIYO MUUSE BIIXI MARLABAAD INSHAA ALAAH SOO NOQO WAA HALYEEY JECEL QARANKIISA WAR KACW REER SOMALILAND😢😢😢😢😢😢😢

    • @Ifraax-h5l
      @Ifraax-h5l 9 годин тому

      HHHHHHH. WAA. GOORMA. ALALEHE. DADKAN. WAY. KU. FIICANTAHAY. AQOONSI. MAISTAAHILAAN. ISAAQU. WAADULI. MARWALBANA. IYAGAA. GACANTOODA. ISKU. GAWRACA. SAX. GUMAYSIGII. XAMAR. HAWDIYAAR. GARIOBAZN. QUDHUNKA. XUMI

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 9 годин тому

      ​@@Ifraax-h5l Ethiopian Dhulabay raabat
      Xeebaha OO Dakedo ka dhiisato 20km OO Somaliland xeebaheda
      1/1/2024 WAA Doqonimade Muuse Bixii EE Qarniga xabshiiyer OO Raqiisa
      Qof umaarakiirksroo😂

  • @farxanabdi8096
    @farxanabdi8096 2 години тому

    Guul guuul wanu lalnay heshiskas qadhmun

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 45 хвилин тому

    Reer somaliland iyagaa is gawracay
    Maamul goboled ha noqoto is Ok

  • @MacalinCukaase-tp5rn
    @MacalinCukaase-tp5rn 8 годин тому +1

    Adiga Maxaa ku Helay....Mw Ciro....Waa Cod Shacab kuma dhaco.. MOU ga in uu jojiyo waayo. Ma Rabo shacabka...90% kacdoon iCtiraaf ku Bilaabmo Haduu deg deg ...u..Saxeexi waayo....Caanaheeda wuu dhamayaa.. ... indho Badan .....iko..ikoiko

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 9 годин тому +3

    Wadani ilahay hanaga qabto h jeclaa dadka nagu soo sartay wadani

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 7 годин тому

    waan malayneyney in ciro nasab yahay oo wixii dulli ah joojinayo goog

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 6 годин тому +2

    Guul guul ciro viva ciro ❤❤❤❤❤

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 6 годин тому +1

    Oo hadii lajoojiyo maxaad faa,iido ku heysatay awalba ethopia uun buu dan u ahaa 120milyan ayaad ka badbaadeen

  • @abshir1974
    @abshir1974 4 години тому

    Geesi qaran

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 8 годин тому +1

    SOMALILAND ♥️

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 7 годин тому

    HAL WALBA HALKAY ISDHIGTAA LAGU GAWRAA

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 7 годин тому

    Guuuuuuul.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.S.n.m.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 2 години тому

    Wali lasma gaadhin dawladan huruda allow sahal

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Годину тому

    Guuul 🇸🇴 😅😅😅😅😅😅

  • @engburco1437
    @engburco1437 8 годин тому

    Ha ismoodin mid cod dheer isna moodaya waxaanu ahayn fadlan waxaad ogaataa muxaafadka cusub anagoo ah in soomaalilland marnaba cidla dhigi mayno laakiin af lagaadada xun aragtida qaldan eed umada isleeday kadhaadhici ogow In afxumo iyo kala fogaansho in aad nagala kulmaysaan

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 8 годин тому

    Somaaliland lacag gooni ah
    Somaaliland waa Calan gooni ah
    Somaaliland ciidamo gooni ah
    Somaaliland Baarlamaan gooni ah
    Somaaliland meletery gooni ah
    Somaaliland Poliska gooni ah
    Somaaliland waa xor iyadu ismaamusha Somaliland waa xor
    Viva Mohammed Abiib Viva madaxweeyne CIRO Viva Wadani

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 8 годин тому

    ha u diyaar garoobo ciro hadii u hogaansamo somalia iyo jabuuti waxa diyaar u nahay mudaharad salmi hala diyaar garoobo

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 7 годин тому

    Asc waridaad tv salan saray ku ma dhaco ciro waxa duur tay shacabka Somaliland not jabuuti iyo xamar we don’t care harataj waa faqash we will see what happened and what ciro tell us guul Somaliland

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 години тому

    DADKII CAWAANKA AHAA EE CIRO IYO WADANI DABO ORDAYEY HA OGAADAN IN AY GOD DHEER KU RIDEEN WIXII SODON IYO SADEX SANADOOD LA SOO WADEY MAALINTII AA CIRO DOORATEEN AYAA SOMALILAND CEEL KU RIDEEN

  • @NasirKayze
    @NasirKayze Годину тому

    Liiban waa bam biile qaran

  • @mohamoudsaid471
    @mohamoudsaid471 8 годин тому

    waxanu uga fadhina golaha wakiilada somaliland inay cadeeyan waxa ay ka yeelayan xildhibaan maxamed abiib hadii kale waa la mid

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 6 годин тому +1

    Oo hadii badiinii la idiin dhaafay miyaad xanaaqeeysaan 😂
    Kulahaa waan xanaaqsanahay😢 hee maxaadhacay? Ethiopia ayaa badeenii loodiiday

  • @nashou22
    @nashou22 5 годин тому

    Khaladka Ethiopia ayaa le. Inay saxeesto markuu muse joogay ayay aheed

  • @abdisalamjamal2128
    @abdisalamjamal2128 8 годин тому

    Heritage is a tool or organisation working for Somalia.

  • @RoobleAbsiiye-fv6wq
    @RoobleAbsiiye-fv6wq 9 годин тому +1

    Dad waynaha reer somaliland waxad moodaa in ay somaliland katanaasuleen

  • @CabdiraxmaanOsmaan-m3j
    @CabdiraxmaanOsmaan-m3j 9 годин тому

    3:18 luuqa ka soo hadal warkan oo xaqiiqa ayaan ku hayaa

  • @saidhassan2048
    @saidhassan2048 6 годин тому

    Walhi waa waar fiicaan amxaro waxaa nodhantaa hawiyee nolow cirro somaliya nagee

  • @minursa02
    @minursa02 9 годин тому +1

    Hasoosidayaane daa iyaagu na daaxda haxiirteen. Walee Madaaxdaa wadooyinkaa lagu shiidii Oo lagu toogaan. Walee Hargeysa aya Xamaar isu bedeeli.

  • @djibril24mahmed74
    @djibril24mahmed74 8 годин тому

    Habar awal walahi dan baa inoogu jiraa libaan inuu yimaado wayo Qaar badan reerka ku jiraa oo qiiraysan ayaa runta indhaha u kala furii lahaa

  • @FaatimaAwdhuub
    @FaatimaAwdhuub 28 хвилин тому

    oo hadaa ma oramaan ahay buu odhanlaah

  • @XasanMaxamed-br6zp
    @XasanMaxamed-br6zp 8 годин тому +1

    Asc ,liibaan waa mideeye eenabadgali,

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 годин тому

    Somalland.der..hargaysa.saxweeyi .halajoojiyo.nuxuusta.ahaa.anigo.hargaysa.jooga..raalikaman.ahayn.heshiiskaa.waayo .caran.buu ahas.hantidaadi ood.etiopia.siinayso.qadhmiun nimo.ayay.ahayd.hambalyo.hambalyo.hargaysa.anigoo.jooga.oo.isaaqa.ayaa .saa. eceb.

  • @MawliidAxmed-t2r
    @MawliidAxmed-t2r Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤I❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mukkeg
    @Mukkeg 7 годин тому

    Facebook-gii waridaad tv ma hawada buu ka baxay?

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 години тому

    Dawlada madaarka ee aan itaalba lahayn cida hoos tagty ee awoodooda hunguri ka doorty meel halooga soo wada jeesty

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 години тому

    MAANTA IDINKA OO SOO TAAGAN AYUU CIRO IDIN HOOS GEEYEY SOMALIA WAX KA GURO WAXAAN LA HADLAYAA HABARJECLO OO CAWAAN AH OO MAANTA CEEL DHEER KU RIDEY RAJADII SOMALILAND

  • @ahmedosman4825
    @ahmedosman4825 8 годин тому +1

    dadkan sidan u hadlayaa sumcada dalka ayagaa dilaya muse iyo ciraba dalka way u dhasheen koonfur haday hadashay waa midnimo doon ciro miyuu hadlay waa maya waa nusqaan in la dhaliilo dalkana isagaa loo doortay ha la sugo

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 9 годин тому +8

    Waa guul Ethiopia dhulkeena siinmayno waa dhaxalka ubadkeena Ethiopia waxlasoo dhawaysto maaha Abbey waa ninxun

    • @siciidcaydaruusmaygaag5521
      @siciidcaydaruusmaygaag5521 8 годин тому +2

      Ethiopia dhulka ay manta qeybo kamida xukuntaa waa somalia gaar ahaan gobolka mamulka koonfur galbeed ee baydhabo xarunta u tahay lkn
      somaliland Ethiopia waxay la isku afgartey in ay wada gaalan heshiis ganacsi saldhig bada ah laga kireeyo hlka somalia ay bilaash ugu ogolaatey in dekeda Garacad ka dhisato sladhig

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 2 години тому +1

      itoobiyaa ka dhaw xaasid

  • @الغاليابنالغالي-ط1خ
    @الغاليابنالغالي-ط1خ 29 хвилин тому

    Wadani waxa kusoo socda inqilaab. Waaridaad ha warwarin. اتى امر الله فلا تستعجلون.

  • @abshir1974
    @abshir1974 4 години тому

    Isbadel baan rabnaa ka faaida hadaba wadani tuugta ka buuxda ka sheekeeya hee

  • @Ahm3dGahayr
    @Ahm3dGahayr 9 годин тому

    Waridad geesi qaran guul

  • @NimcoXaashi-d4d
    @NimcoXaashi-d4d 7 годин тому

    Sorry waridaad TV geesi qaran kusoco ❤❤❤❤

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 9 годин тому +1

    Usheeg dee reer kaaga iyo buurmadow