Cabdiqani Iskufilan iyo Ikraan Oo Aan Ka Waraystay Musalsalka Wacdi iyo Waano

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 бер 2020
  • #Subscribe #Share #Like

КОМЕНТАРІ • 93

  • @sahruj2haji239
    @sahruj2haji239 2 роки тому +55

    Guurkodi kadib ya dawanyo 😁😍

  • @mustafemaxamed2969
    @mustafemaxamed2969 4 роки тому +42

    Isku filan and ikraan wllhi way iga qosliyaan inta ila qabta like saar

  • @ahmedhassan6097
    @ahmedhassan6097 2 роки тому +3

    Bedelka aad musalsalka aad kumashquuli laheedeen maad diinta faafisiin aad diinta kashaqeeysaan : kaagadarane sanadka danbe ayaan halkii kasiiwadeynaa kulahaa : xariirka aad allah laleedihiin waa sidee

  • @faysalcabdi3393
    @faysalcabdi3393 4 роки тому +18

    Aad wxn u tageeraa musasalka gar ahaan wxn tageeraa hibaaq inta Ila tageerta hibaaq like saara

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 2 роки тому +2

    Mansh Allah acteurita reer Somaliland mabriik💐💐🌹🌹🌞🌼🌹🌹🌱🎉🎉🎀🎉🎉

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 2 роки тому +3

    Ikraantayda😂❤️❤️❤️💋ha waaro jacaylku

  • @yusufyare8373
    @yusufyare8373 2 роки тому +5

    *sanad ka dib hambalyo* 😅

  • @Omar-en7gq
    @Omar-en7gq 2 роки тому +3

    Ar Dumaraa ku teh wax Walaalnimo ka weyn oo naga dhaxeeyaa ma jirto Isku filan waagaa asigaa gabadha isgaabgaad ku hayay Hambalyo Wiil iyo caano Gabar iyo malab

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 2 роки тому

      Inaguna wanu diidna ragun ngama haraan ilaa ay dabinka no dhigaan saan benalayaal kuso baxnaa hhhh

  • @moussahakim5593
    @moussahakim5593 2 роки тому

    Guurkii Gadib anaa dawanaya

  • @monamodelproduction2016
    @monamodelproduction2016 4 роки тому +2

    Maxamed Maaax Maansha Allah Mamo Horuu soco😍💯

  • @wiilsomaliyeed9716
    @wiilsomaliyeed9716 4 роки тому +15

    Waar C/qanoow maxaad filmkan rabadaanta kala doonteen dadkaad cibaadada ka mashquuliseene

  • @misshindavlogs6024
    @misshindavlogs6024 4 роки тому +5

    Hore u soco wllky qaali maax

  • @Alxmadulilah
    @Alxmadulilah 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤😊

  • @luckyosman8102
    @luckyosman8102 4 роки тому +12

    Isku filan waxaan ku xasuusta wacdi iyo waaano markuu duubayeey oo siliga iliga ogu xirey kadib ay barkinta kaga dhagtey kkkkkkk

  • @hamdaahmed8258
    @hamdaahmed8258 2 роки тому

    Hambalyo iskufilan iyo ikraan alle maalintina hanagu simo

  • @amaalaxmed3672
    @amaalaxmed3672 4 роки тому +5

    Asc bacada salana qaaliya wada ku mahada sanatihiina sida wacane aad filimka xiisaha badana ee wacadi iyo waano noogu dhaqasada filimka oo rabadanadaba ka soo horayasìiya insha alllhe waxsina waa xiisahana u qabano

  • @ibrahimosmanabdi7950
    @ibrahimosmanabdi7950 4 роки тому +1

    Mashallah keep going dear brothers and sisters

  • @fartuncadey
    @fartuncadey 2 роки тому

    Sayidka barakeysan wiilki la oran xagu ku dambeyey vedioyadisa wan ku xirna meel iigu sheega intii igu dhaanta

  • @abdimajid3336
    @abdimajid3336 4 роки тому +5

    Siday uwada qoslayan baa laga garanaya inay qalbiga isku hayaan💑❤😍

  • @yahyemubarik1644
    @yahyemubarik1644 4 роки тому +3

    Go forward

  • @nasrayousuf9258
    @nasrayousuf9258 4 роки тому +1

    masha aalh halka ka sii wada

  • @abdishakurmustafe3060
    @abdishakurmustafe3060 4 роки тому +2

    Aad iyo aad iyanu idin lakin jeclenhy😍A.qani &ikran

  • @inamohamed1119
    @inamohamed1119 4 роки тому

    Suaal soonka iyada oo lagu jiro mala daawan karaa macnaha maalin soon🤔🤔🤔

  • @nimcojama3628
    @nimcojama3628 4 роки тому

    M.a kooxdaydii
    Madax iyo mijaba waad salaamntiin 🥰🤩😍😘

  • @apdinasirjamamohamud3917
    @apdinasirjamamohamud3917 4 роки тому +3

    Ikaraan waati cabdiqani abaheed ku tudiray ee Goorma Ayaay heshiiyeen

  • @apdirahmanlukamodric520
    @apdirahmanlukamodric520 4 роки тому +3

    Wll waCDi iYo waanu waan sUGi la naHaY

  • @hindajaamac2434
    @hindajaamac2434 4 роки тому +3

    hambalyo isku filan and ikraan❤️❤️

  • @abdinour6793
    @abdinour6793 4 роки тому +1

    wn raabnaa

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 4 роки тому +1

    Waan wadaa sugaynaa Ramadaantii Horana Mid imu dhaafin

  • @shabcaanmaxamed5648
    @shabcaanmaxamed5648 4 роки тому +1

    Hore u socda wll c/qani isku filan

  • @fiqibashiir21
    @fiqibashiir21 4 роки тому

    Wa salaamay 1labada jile, waa dad aad uqasal badan guulaysta waa dad qaaliya.

  • @salaadmediaofficial7702
    @salaadmediaofficial7702 4 роки тому

    ❤❤

  • @modaahir4619
    @modaahir4619 4 роки тому +3

    Labadan wan isla jeclahay mar un wan maqli donoa guurkoda

  • @laylaismacil3169
    @laylaismacil3169 4 роки тому

    Masha allah halka ka sii wada

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 роки тому

    C/qani indhihiisu mucjiso weeye maasha allah aad baan uga helAa i dhahaaga ramadana waa lagu jiraaye asc

  • @hamdasharaf8519
    @hamdasharaf8519 4 роки тому

    Mash allllh

  • @asmaxasan2793
    @asmaxasan2793 4 роки тому

    Alla inoo bilaaba ramadantu wayba sii dhamaneysaa

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +3

    Waa maxay agaasimahan ka jiidhay

  • @adnayasin7467
    @adnayasin7467 4 роки тому +6

    Go forward ❤️

  • @maxamedtery9677
    @maxamedtery9677 4 роки тому +1

    Way isku soon baxayaan

  • @hisubscribe.7326
    @hisubscribe.7326 4 роки тому +3

    😂😅

  • @hindajaamac2434
    @hindajaamac2434 4 роки тому +1

    halkaa kasii wada👍

  • @fataaxyare616
    @fataaxyare616 4 роки тому +1

    C/ fitax jacelow

  • @abdifatahmahamed1405
    @abdifatahmahamed1405 4 роки тому +2

    Walhi ikraan iyo iskufilan way isku fiicanyihiin run weeye kkkkkkk

    • @mushtaqnaasir857
      @mushtaqnaasir857 2 роки тому

      Sanad kadib way is aroooseeen wllo😹😹😹

  • @xaliimohirad8027
    @xaliimohirad8027 2 роки тому

    🤣🤣

  • @maxamedtery9677
    @maxamedtery9677 4 роки тому +1

    Love ikraan please like Saar

  • @tanzaani1hassan265
    @tanzaani1hassan265 4 роки тому +2

    Caabi waa walaahay nin aad dhalin yarada aad u jecel waxaanse garan waayay waar caabi waa imisa jir talo wajigiisu waa yaryee.....

  • @omaryare3326
    @omaryare3326 4 роки тому

    Waasodhawana ikraan iyo cabdi qali

  • @nimcomaxamed2705
    @nimcomaxamed2705 4 роки тому +3

    Kkkkk yaman kkkkkk

  • @fiqidheerehassan8102
    @fiqidheerehassan8102 4 роки тому +1

    Walaahi waa runtii way isku soo baxaan

  • @mohamedhorseed7690
    @mohamedhorseed7690 4 роки тому

    inta hada daawata dhaqan mii iyo magaalo like dhac kusio

  • @nouradinabdi9272
    @nouradinabdi9272 4 роки тому +7

    Waaar kala fogaaada virusbaa jiree😂😂

  • @mohanadalimohamed1295
    @mohanadalimohamed1295 4 роки тому

    😁😁😁😁😁😁

  • @runjecly5501
    @runjecly5501 4 роки тому

    lnta ila maqashay ikran in ay kutiri kadaa sanka farta isku filanow like isaara kadaaayoo ayeey tiri naag wax garad ah

  • @kingadnan8128
    @kingadnan8128 4 роки тому +6

    Sanka faraha ka daa iskufilanoow. 👏😂 Si fiican baad u matasheen. Yusuf ceegaag iyo hibaaq baa kala kiciya oo siraada.

  • @romokowhandule3591
    @romokowhandule3591 4 роки тому

    Waxaan waydiin laha ikraan buulki kwrn wali ma radsan yahay wll 😂😂😂😂

  • @njmaali6628
    @njmaali6628 4 роки тому

    Filime macane weyan

  • @ahmedxaabsade7515
    @ahmedxaabsade7515 4 роки тому

    Yuusuf cegaag iyo hibaaq ayaan ka tageena iyo foosiya

  • @shekhfarhaan1235
    @shekhfarhaan1235 4 роки тому

    Cajiib

  • @mohamedabdullahi1349
    @mohamedabdullahi1349 4 роки тому

    Waxa kaliya ay ubaaahan yhn dhira galin horay usocda badalka heesaha iyo balada inoo kubadala wangsaas iyo riwaayadahaa caqli iyo xikmad iagaa ficneee

  • @iknowubbe910
    @iknowubbe910 4 роки тому

    AniGu hinta kle hayga maqnaTo lkn hipaq gobad ayan ka waTa wixi ila wata hipaq like ta ha ladhafina hipaq

  • @zupeerabdirahman1689
    @zupeerabdirahman1689 4 роки тому

    Horrey usocda

  • @xigmaisse5595
    @xigmaisse5595 4 роки тому

    Aaway

  • @saadiaabey1906
    @saadiaabey1906 4 роки тому

    Asc asxabey wan idansalamay kadeb isku felan ma gabadas aya iga dul qaday 😥😥 a l wanba oyniraba naheda ninka nag aya jecl ma ogtahay yaaah e cade iska dega e waa baranka wana kaftan cml

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 4 роки тому

    Abdiqani please sanka farah kaad

  • @nuuraibraahim8564
    @nuuraibraahim8564 4 роки тому

    ayeeeyo raday qaybtii kabaad vaan rabnaa

  • @nuuraibraahim8564
    @nuuraibraahim8564 4 роки тому

    qaybtii labaad meeday

  • @loyerabdala1796
    @loyerabdala1796 4 роки тому

    Hhh yusuf cegag ma abtuu kuu yahy

  • @ahmetnaaaji541
    @ahmetnaaaji541 4 роки тому

    Kaajal iyo shahrukhan

  • @fatimaaragsan941
    @fatimaaragsan941 4 роки тому +1

    Ninkygn Yemen lagu soogudy kulaha kkkkkkkkkkk

    • @nimcomaxamed2705
      @nimcomaxamed2705 4 роки тому

      Kkkkk maxaa yaman lagaladoonay

    • @fatimaaragsan941
      @fatimaaragsan941 4 роки тому

      @@nimcomaxamed2705 kkkkk wuuiskaga kaftamayaa riwaayad hore ayuu ku dhigayey isagoo Yemen laigu soogudy leh

  • @anisasalah6806
    @anisasalah6806 4 роки тому

    dee filimka mee wad nagu rajisen

  • @munaadan9744
    @munaadan9744 4 роки тому

    Somalidu ha iska daayaan sanka ay faraha ku walaaqaan

  • @cabdalecabdi8964
    @cabdalecabdi8964 4 роки тому

    Relly ani koley wa isla jecladay isku filan iyo ikran hipaq iyo yusufna wa isku so baxaysan

  • @asiacaarigabo2054
    @asiacaarigabo2054 4 роки тому

    Ikraantayda dhuxusha

  • @mohamedhibrahim9137
    @mohamedhibrahim9137 4 роки тому

    Abdiqani isku filan u fiirso inta jeer ee uu sankiisa wejigiisa uu taabanayo beerku ka laaday covid19 hhhhh keligii maaha dad badano somaliya ayuu ku qajila sanka iyo wejiga

  • @nimcomaxamed2705
    @nimcomaxamed2705 4 роки тому +3

    Kkkkk yaman kkkkkk

  • @fiqidheerehassan8102
    @fiqidheerehassan8102 4 роки тому

    Walaahi waa runtii way isku soo baxaan

  • @fiqidheerehassan8102
    @fiqidheerehassan8102 4 роки тому

    Walaahi waa runtii way isku soo baxaan