#Shubuhaadka_1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 27

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 4 роки тому +3

    Mashaa allah

  • @yahyesiyad4881
    @yahyesiyad4881 4 роки тому +4

    بارك الله فيك يا شيخ حسان حسين ادم

  • @adenkhalif2996
    @adenkhalif2996 4 роки тому +3

    Ilaah haku xifdiyo sheequl islaam jzkhr

  • @risktaker9119
    @risktaker9119 4 роки тому +2

    Jazaka Allah Sheekh

  • @legend7.047
    @legend7.047 4 роки тому +2

    Sheikh abu salmaan allaha inoo daayo cadawgana haka ilaaliyo,
    Walalaha wxaan waydiin rabay muxaadarada oo dhamays tiran ayaan rabi lahaa,

  • @mohamedmohamoud8274
    @mohamedmohamoud8274 4 роки тому +2

    Mashallah calimu rabani xafidahulllah fi dunya wal akhirah

  • @midgancadde5771
    @midgancadde5771 4 роки тому +2

    Allah ku xifdiyo sheykh xaqa ha ka ganban waliga

  • @binshinaahussein1726
    @binshinaahussein1726 4 роки тому +2

    حفظه الله ورعاه

  • @kalamaaniskumaan8434
    @kalamaaniskumaan8434 4 роки тому +2

    ما شاء الله شيخ شيوخ

  • @aamirkalif5902
    @aamirkalif5902 4 роки тому +2

    Allaw ku xafid .
    Yaa sheikhal islam

  • @adenkhalif2996
    @adenkhalif2996 4 роки тому +1

    IlAh haku xifdiyo sheequl islaam jzkhr

  • @xasancaliaadan1698
    @xasancaliaadan1698 4 роки тому +2

    جزاك الله خيرا

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 4 роки тому +5

    Shiiqa Alle Swt Kheer Hasiiyo Wax Badan Oo Jahli Aan Oogu Sugnaa Ayuu iicadeeyay Alle Swt Haka Abaal Mariyo

  • @abdiabdul8474
    @abdiabdul8474 4 роки тому +1

    Sheekha waan salaamay iyo inta lashaqaysa, asc.w.w.
    Sheekha hal arrin waan ku necebahay taas oo ah, inuu Alshabaab taageero, inkasta oo aanan Anigu Afkiisa ka maqlin, waxaana kacodsanayaa inuu iska kay cafiyo haddii Arrintaasi beentahay, laakiin aadbaan ugu xiranahay Duruusta uu bixiyo, waana uduceeyaa, markasta oo aan waxka faa-iido, inuu Allaah Islaamka nagu xifdiyo isaga iyo innagaba.

  • @NooradinHurdaye1
    @NooradinHurdaye1 4 роки тому

    Inali laahi wa ina ileeyhi raajicuun wa masiibo wallhi

  • @acazaam
    @acazaam 4 роки тому +2

    nabi yuuusuf inowsan gaalnima kudhicin waa naska quraanka waana ijmaaca muslimiinta inowsan nabi galnima kudhicin

  • @AlQuranuNuur
    @AlQuranuNuur 4 роки тому +1

    Walaal Illaahey dartiis subscribe noosaar Boggeena aan kuduubno quraan akhris iyo qoraal jzk

  • @adanyusufaliallhuakbar4152
    @adanyusufaliallhuakbar4152 4 роки тому +3

    MAHADSANID MACALIN

  • @abdirasakmohamed814
    @abdirasakmohamed814 4 роки тому

    muxaadaradaad qofkii daawada wuu dareemi karaa in xasaan wax badan ka qaldanyihiin.

  • @axmadcusman6762
    @axmadcusman6762 4 роки тому

    Vidio gaan goormee la duubay?
    Mid hore sowma ahan

  • @sompharma4570
    @sompharma4570 4 роки тому

    Ku soo dhawaw cashiro pharmacology ah..
    Soo booqo Abadir pharma academy subscribe garee fadlan

  • @mohamedabdulkadir1479
    @mohamedabdulkadir1479 4 роки тому +3

    Sheeekho tafsiirka loo bilow. Wll manta dadka runta sheeegah weyyaryihin.

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 4 роки тому

    Hhh

  • @yasmineyaaska4281
    @yasmineyaaska4281 4 роки тому

    617606748

  • @shabshirmahamud3747
    @shabshirmahamud3747 4 роки тому +2

    Maasha Allah

  • @yasmineyaaska4281
    @yasmineyaaska4281 4 роки тому

    617606748

  • @yasmineyaaska4281
    @yasmineyaaska4281 4 роки тому

    617606748