😱XUBI IYO 3 XAAS HIV NA QAADSIIYAY DEEQ WAAN DHIMAN RABNAA DEEQ GEESOOD NACAYB HABLAHA SOMALİ HAYAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

КОМЕНТАРІ • 63

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk Місяць тому +4

    Waa sabaabtaaa aanku necebeey nin naago badaan naftada haliis ayey kuu jirtaa gabdhoow nimaanka naagaha badan kaa caraara xataa haadi laagulaa guursado iska fuur wlhi naftada baadbaadi

  • @user-zs8do2tr8z
    @user-zs8do2tr8z Місяць тому +4

    Walaal illahay u tobad keen tiktok kabax masajidka gal bahidaada ushego illahay ha ku cafiyo

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 Місяць тому +2

    hadad illah ka xishoota markasta illah ayaa kula jiraaya. lakin social media waxaa ka qabanjirtay wala yaqanaa xumaanta afkaga ayaa laga bartay

  • @XafsaShiekh
    @XafsaShiekh Місяць тому +2

    Weysada Salada subx ayn qaba si niyo ayn kugu duceyey ilaha hku Cafiyo🤲💯😢

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 Місяць тому +2

    dabada lala wareegana hadana waa la oyni illah ayaa laga xishooda markii hore xumanta sameyneysay

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Місяць тому +1

    Waa run wiilkaasi

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Місяць тому +1

    Markasta waa la daweeyaa

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Місяць тому +1

    Dad ku nool sanado badan anigaa arkay waa la mudaa iminkana wuu guursaday gabadhiisii hore waxba ma qabto

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Місяць тому +3

    Alle haku cafiyo wallo sacadu waiting bay ledahay ducayso saliga nabiga badso alle wax kasta way u fududay alle bari

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Місяць тому +1

    Wixii ilaahay dilo ayaa dhinta

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Місяць тому +1

    Allah subxana wa tacala gabadhaas iyo wiilkaas ha caafiyo😢😢😢😢😢😢😢

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Місяць тому +1

    Cagaarshow iyo jonis waa isku mid

  • @user-yq6iw7jz8h
    @user-yq6iw7jz8h Місяць тому +2

    Dhirta geelu daaqo cun somaaliyana tag caanihiisa iyo kaadidiisana cab tuko oo xadhiga ilaahay qabso

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 Місяць тому +1

    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin ilaahay caafimaad degdeg ah ha siiyo

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j Місяць тому +1

    Wlhey social media-ha ummadii Soomaaliyeed wuu baabi'iyey.

  • @saynabibrahim4703
    @saynabibrahim4703 Місяць тому +1

    Nin weyn oo waxba aqoonin waa dhibaato kulahaa gabadh ayaa u dhimatay gabadha dhimatay Allah ha u naxariisto waqtigeda ayaa dhamaaday gabadhana waqtigeda ayey dhiman qofna waqtigiisa ma dhaafo waqtina lookuma dari karo gabadhan yar way waalen waxay u shideen flim dhimasho ah subxanalaah Allah ha caafiyo

  • @Cibado99
    @Cibado99 Місяць тому +2

    Baadiye ha aado 3bilood caano ito jaadingeek hasio cabto idana haloo qalo oo aad ha u cunto Alke nar kasta ha toobad celisi ha is asturto waajubaadka iyo sunnaha ha ilaaliso habeenkii alle ha u istaagto oo ha u oydo oo ha bariso saliga Nebiga scw iyo tasbiixda ha badiso way ladnaan doontaa haddey dadaasho idinka Ilaahey

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 Місяць тому +1

    inaa la zineysta ayaa la dhihi waa qadar inaa zineysta war waxas ma sonaayaan nagtaan wala yaqanaa waxey ku hadlijirtay iyo waxey qabanjirtay marka wareerka joojiya waxaa tahy unbaa noqoni markasta

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Місяць тому +1

    Jaundice ilmaha dhashey waa run qaarkood way ku dhaashan means hooyada ayuu ku jiraa macnaheedu Aids mahan light baa lugu shidaa ilmaha yar teeeda kale galmo kaliya luguma qaado

  • @animocade6498
    @animocade6498 Місяць тому +1

    ASC

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Місяць тому +1

    walee sidaan ma fcna in dadka la qalbi jibiyo hadii xitaa qofka xanuun ku yimaado subxanalaah mida kale deeq geesod waxa lagu sheegay inii cagaarshow xun qabo ma xanuun kaasba isku badelay xanuunkii xuma

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Місяць тому +1

    Allah ha ku cafiyo walaal Allah ha ka korqado amiin amiin , niin kasi wa dilaa gabdha kale halaga qabto . Jail halagu rido

  • @user-zs8do2tr8z
    @user-zs8do2tr8z Місяць тому +1

    Allaha ku cafiyo walaal

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 29 днів тому

    Wlah dumar somalia balayo aya ku hansteh war rago islialiya hiv subxallah

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Місяць тому +1

    Cagaarshoosw waaye
    HIV shaqo kuma lahan subxaana Allah

  • @miskimohamud2036
    @miskimohamud2036 Місяць тому +2

    ilaahi haku caafiyo

    • @rahmasheikh5360
      @rahmasheikh5360 Місяць тому

      7h8😅😅😅8h😅8h88h78ùù⁸886utggug⁸⁷⁸⁸⁷yýyd66d6😅😮😮u😅😅😅

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 Місяць тому +1

    Ilaahay umada haydinka qabto

  • @ibrahimabdi1927
    @ibrahimabdi1927 Місяць тому

    Asc I hope all is well with you and inshallah khayr everything will go fine

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Місяць тому +1

    Ilaahay haku caafiyo

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 Місяць тому +1

    daahircalasow maa nin weyn ah..oo udiidayo in oo guursado..yaab..

  • @kiingeesay1341
    @kiingeesay1341 Місяць тому +1

    Ale ha cafiyo gabadha ha walina waxwalba waa qadar wax aan ale ku qorin kugu dhici mayan ninkana hala soo qabto oo wareysta hadey sax tahay wax xun buu sameyay😢

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 Місяць тому +1

    Waxaas waa ka badbadin gabadhaas waa runteed daawo leeyahay

  • @soomaali2088
    @soomaali2088 Місяць тому +1

    Dhegaysta
    Hebatites waa labo nooc. Waa C iyo B. Bga waa ka baxaa qofka mudo ka dib.
    Cga baa xun, laakiin wax deg deg loo dhimanaayo maaha.
    Cga beer a ayuu ku dhacaa, biyaha aan nadiifka ahayn iyo qudaarta.

  • @Ahmedbashi4
    @Ahmedbashi4 Місяць тому +1

    Sorry wllh wan ka xumahay😢

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 Місяць тому +1

    War xishoo daahir calasow nacaybka ninka daarood wasaq waa wasaq

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 Місяць тому +1

    Haa cagaarshow waaye

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 Місяць тому +1

    Laakiin Hiv maahan ee Yaa la idinla yaabin

  • @Cibado99
    @Cibado99 Місяць тому

    13:25 13:25 13:25

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t Місяць тому +2

    Ilaah haku caafiyo wll ❤🎉😊

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf Місяць тому +1

    Jonis hadu yahay waa layska talala wax dhiba malaha Hiv baan modayay wallo wad ka cafimadaysa

  • @Labwa313
    @Labwa313 Місяць тому +1

    Waxa laashegayo hadu run yahay ninka waa in maxkamad lasaro sababto ah waxu sameeyay waa danbi.asago og inu dumarka uqariyo waa wax aad uxuun.

  • @Halimo-et9zs
    @Halimo-et9zs Місяць тому +1

    Gabadhaanyaanlawaalinwaacafimaadee

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 Місяць тому

    Ayad Quran ayaa kusoo dagatay zinada

  • @user-xt5he8qx4v
    @user-xt5he8qx4v Місяць тому

    Allah ha ku cafiyo walalo iam so sorry

  • @soomaali2088
    @soomaali2088 Місяць тому

    In iyadu qabtay baa dhici kasta, gelmo keliya maaha ee Waa wax dadka ku dhaca.
    Intiinaan in qaarkiin qabaan baa dhici karta.
    Gabadha ha waalina, Soomaali oo dhan baa qabta.

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j Місяць тому

    Hadeey jirto uu qabo hepatitis B uuna la nool yahey, adiguna waad la noolaan kartaa insha Allah.

  • @hodanali285
    @hodanali285 Місяць тому

    Ilmaha Osage ma qaadin miya?

  • @user-yq6iw7jz8h
    @user-yq6iw7jz8h Місяць тому

    Ninkan hala xidho hablaha somalida halaga qabto

  • @hodanali285
    @hodanali285 Місяць тому

    HIV iyo joins maxaa isu keenay

  • @user-yq6iw7jz8h
    @user-yq6iw7jz8h Місяць тому

    Somaliya tag miyiga qabo geelu dhirtuu daaqo oo dhan cun mudo lajoog geelaa caanihiisa iyo caanihiisana cab
    Ilaahay wuu kaaqaadaya diintana qabsp ilaahay ha caafimaadiyo

  • @user-yq6iw7jz8h
    @user-yq6iw7jz8h Місяць тому

    Daahirow lacag haloo uruuriyo somaina ha tagto geelna haraacdo geela dhirta uu cunana cun

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 Місяць тому

    Dawaada HIV hadad qadato wad noolaneysa sida dada ka cadiga ah
    Waxan saxiib la ahy niin mudo 20 sano la nool oo dawada qata

  • @user-mr3ze7ii1j
    @user-mr3ze7ii1j Місяць тому

    Qof xanunkas hayo ma qosli lahen dadkan lama amini karo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Місяць тому

    Gabadheeda yar hala talaalo

    • @Baraka-f9j
      @Baraka-f9j Місяць тому

      Dhaqtarkuba uma sheegin in eey qabto, waa shaki un.

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Місяць тому

    Illahow been ka dhig rabiyo gabdhaha bad baadi iyo caruurtodaba raiyow been ka dhig adaa awoodle

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Місяць тому +2

    Haduu isku ogaa oo uu ku qariiyeey waa la xidhii karaa si dadka kale uga badbadaan

  • @ibrahimabdi1927
    @ibrahimabdi1927 Місяць тому +1

    Asc can have this little girl pl