Ahmed day nin wax diley ayuu u eeg yahay qaabkii danbiilayaasha oo kale sidii taliyihii danbiilaha ahaa ee Qoslaaye ayuu u jawaabayaa. Markaan dhuganey siduu u hadlayo wabillahi towfiiq.
Ninkaan Wiilka dhinacna Uma dhaafsana siduu uhadlayaa laga garanayaa lkn waxaad ku bishaareysataa dhiig muslin ma qarsoomo 50 sanona haka so wareegtee 😢
Ma maamada ilmaheed raadineysaa fudud ninkaan yaab laga harin walaalkiis ayaa dilay mama dana waalaga qarinaa odaygana waa loosheegay waa say laminator Allaa og
Kulaha anu iga maqanyahay o ah walalkisa war hoyo ayu barkedi maqanyahay adigu maxa katahay mesha ninyohow wilkii melkushen o Allah kacabso intadan dhiman ogow wan lagu inkari donaa hadada runta kahadlin
Waa Nacas waa laga fahma inuu wax ogyahay muu si wanagsan u hadlo haduu walaalkiis ka naxayo eye baa tahay ee walaalkana mahan ee wiilka lagagama haraayo taas ogow
Ninkan wilka wa xiray san arkayo odayguna wa la ogyahay markastan isla hadalna kulaha hadu abe ficanyahy mu wilka hoydi u naxaristo o waxa u shego si xushmad leh why wa hoyo ayada lo so shar sharay kagana murug badan
16:07 stop saying his brother end day his abgaal u not ... Clearly his died by your hand crazy part his father don't see son as child because mad of mother
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaa allah. Waaxaan kaa daareema. Inu dhiintaay maanaa raabo inuu usheego. Laakiin illahey sas umaa kaaso. Mamada insha allah
Wiilka maqan ninkaan hadlaya dhinacna uma dhaafsana ama gacantiisa ayuu wax ku yeelay ama asagaa ka danbeeya xaqa allaha soo if baxsho
Kiiskaan dhamaadkiisa nala socodsiiya kiisas badan oo ogeyn meeleey kudhamaadeen
Ahmed day nin wax diley ayuu u eeg yahay qaabkii danbiilayaasha oo kale sidii taliyihii danbiilaha ahaa ee Qoslaaye ayuu u jawaabayaa. Markaan dhuganey siduu u hadlayo wabillahi towfiiq.
ninkan haku dambawin wlle adi waxba maka ogid qof mesha jogana matihid
Agree with you 💯 %
Wuu jeesjeesayaa ILAHEY kaweyn 😢😢😢😢😢
He sounds guilty
Of course
Agree with you 💯 % guilty
Wiilka asgaa hayo codkiisa ayeey kamuuqataa abtigiisa iyo asaga wey is ogyihiin illaahayo usahal wiilkeeda amaa lacunay illaahayo nacafi
😭😭😭Wllhi wiilka wan ka naxay waxa uu u eegyahay wiil la dilay nin kani wuxuu uu eegyahay dilaa ka wax ogi waa illahay
Shabaab wixii aas aasay OO fangareeyo musiibo alaha ku rido dhiiga muslimiinta la fududaysto ayagaa ugu horeeyay
Walahi wilkan wan ka shakiyay wayo hoyada ayow leyahay fudedka wow deyna
Scw scw scw scw scw
Ninkan.shaki badan baa iga galay
Waxbuu qarinaayaa😳
dahirow .qof.kañmaficno..sifican halo dabagalo xaqa alaha so ifiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ahmadey war ka waa cadyahay 😢 lkn xariif is qarin kara matihid wax uunbaa jira illaahow wiilka mamada uso badbaadi
Asc daahir aniga waan ku wataa hada gabyaaldii hadaad daysay qayr alh ku siiyo👍👍
Tuuga asaguu ku maqnyahay wiilka ee hala xiro asagaa sheegaayee
Hadalka wuu iska Dhaafinaya wiilka isaaga Dilay
Ninkaan asagaa khaarajiyay wiilka
Wixii jiro illah baa og lkn ahmadey waan ka shakiyey
Wa cajiib maxkamadani.
Wa eray sax ah..
Lkn inta dambe marbay sidii marbay sidii marbay sidii intaa qabyalada ka.reeb ciyaarciyaar ayay. Ka.dhigaysaa maxkamadda
Dahir calasow guuuuuuulayso wlk
Ninkani waa dambiile cad, Waxwalba uu qarinayaa🙏Sobobtuu udiiran yahay ila raadiyo waa maxay🙏
Ninkan wiilka wuu dilay oo meelbu ku asay waxaa jirta qofka adoon kow kagasi rabin qataltu timato malaga yaba inuu meel ku aasay wiilka wayo sibuu unaxsan yahay
Ninkaan waxuuqarinaa
Ninkan marko dhahayo aniga madilin yaweeydiyay madishay fisheey waax bajiro ogada
Amuu xabsi galshay inta askar laaluushay,taasaaba fiicnaan laheed asagoo nool ayaaba laheli lahaay.
dahir wilka xalay ayu dawanayay live ka ee haku degdegin wiilkaan
Ttuugan wiilka meeshu ku maqan yahay wuu og yahay. Ee hooyada yeysan ka harin. islaantan waa 23:02- 23:18 edebdarada iyo handadada intaa la’eg bal fiiriya somaliyey. hooyo dhan oo wiilkedii uu ka kaxeystey ayuu saas ula hadlaya.
Yes
What’s the update on this guys?
Yaa huu waa nin ikaran
Habarta maskiinta. Haddoo. Ka gacan galinaa ninkaan. Afmiinshaar waaye.
Islaanta wiilkeda. Allaha usoo badbaadiyo
Wixii dilay alaha Soo kashifo maamo wiilkaaga
Asc
Daahirow wiilka ninkan iyo wiilka aabihii wa ay iska War qabaan wiilkana inuu u xiran yahay iyaga ayey u egtahay arinka
Ninkaaan wiil ladhashay ayuu kubadelay wiilka wuuna xiray
23:02 wuxuu yiri wiilkaas “anago naga maqan yahay walaal keen yahay” hooyadii dhasheyna wuxuu kusheegey inay islaan waalan oo fudud tahay
Armuusan dilin oo uxiran yahay siduu usku xanaajinaayaa
Ninkaan wiilka isaga ayuu kumaqanyahay
Asc walahi walayab dadka warkod waa bahaloh houo qalbiga Allah ku qabojiyo ninkani say ila muqatoh asagu kumaqan yahay wilki
Ninkaan Wiilka dhinacna Uma dhaafsana siduu uhadlayaa laga garanayaa lkn waxaad ku bishaareysataa dhiig muslin ma qarsoomo 50 sanona haka so wareegtee 😢
Maxaa xanaaqsana laakiin wuu Naxsanyahay Kibir kabatey
Ninkan farba ku godan qabka u hadlayo qof nool ma qorsomo wax wayn ba khaldan lkn xaqiqda allah og
Ma maamada ilmaheed raadineysaa fudud ninkaan yaab laga harin walaalkiis ayaa dilay mama dana waalaga qarinaa odaygana waa loosheegay waa say laminator Allaa og
Saasey u egtahy ninkan wilki wixi kudhacay asa ugeystay
Qof dilay wiilku u eegyahay
Waxbuuqarinaa
Ninkan waa danbiilo wax buuna ogyahay waxabuu darifayaa
Sax maha
Kulaha anu iga maqanyahay o ah walalkisa war hoyo ayu barkedi maqanyahay adigu maxa katahay mesha ninyohow wilkii melkushen o Allah kacabso intadan dhiman ogow wan lagu inkari donaa hadada runta kahadlin
ASAGAA wiilka meel ku og muxuu la xanaaqaa
Meeqa isla dhalatay oo is dishay wiilka asaga dilay
Waa Nacas waa laga fahma inuu wax ogyahay muu si wanagsan u hadlo haduu walaalkiis ka naxayo eye baa tahay ee walaalkana mahan ee wiilka lagagama haraayo taas ogow
Wiilka wuu dilay, waa beentiisa
Dowlada soomaaliya ninkaan hasoo qabato
Wax buu. Qarinaya. Kani. Daacad. Maha
Ninkaan wiilka waa diley sida u hadlaayo ka dareemay ninkaas wiilka meesha ku diley ha sheegey
Yab inadh adag 😡😡😡😡😡😡
Sey wax dhibeha majiraan uleeyahay qof nool ayaa maqan wuu jeesjesayaa
Ninkan gacantisa kumaqanyahay waxbu qarqainaa Sorre Mama
Ninku been badanaa marked timaado numbered laguugu radinayaa waxa raadiyay malaha wuu kula mereysanayaa
Lacag ha la siiyo Askarta shan maalmood baa la helayaa.Waa Naxasan yahey.Haduu wiilka raadinaayey Hooyada buu la soo xariiri lahaa.?,?????????????
Ninkan wa ka shakiye maxo sualaha udidaya wax ba qaldan
Hooyada ciil u qabaa inuu dilo wali waa ciishan yahay Doqonka
Wellee Dahir calasow haduu baaritaanka galey balaayaa kusoo gashey
haa
Ninkan waa beenale wana laga dareema warakaas wlhi waa been waa diliyey wiilka
Daahirow ka shaqee ninkan lacagtana soomali wayn baa diyaar u ah labo dukaan oo yar yar buu meesha ku haystaa
Waxaa fiicnaan lahayd rag qaraabo ah inay feeraha ka garaacaan isbitaal seexiyaan ama dad soomaali OO iimaan leh
Wax weyn buu og yahey??????????
Dahir calasow ninkaan ciil igu dilay wlh godka ku hubso waxa tahay tusi tuuga aqlaal malaha
Kan ilamaha 10 jirkaa ka aqli badan walaahi buu san is qarin karin waa nacas
Ninka wilka wu dilaay ban u maleye
Kama foga Ninkani hawshu markaa hala dabagalo
Ninkan wilka wa xiray san arkayo odayguna wa la ogyahay markastan isla hadalna kulaha hadu abe ficanyahy mu wilka hoydi u naxaristo o waxa u shego si xushmad leh why wa hoyo ayada lo so shar sharay kagana murug badan
16:07 stop saying his brother end day his abgaal u not ... Clearly his died by your hand crazy part his father don't see son as child because mad of mother
Wu ku sacsaday wiilka saxir waye
Afrika riboodka diiwaan ayaa lugu qoraa koobina lama siiyo koobi waxaa la dhiibaa markii dacwo la bilaabo
Ninkaan Axmadeeya wuxuu u egyahay in uu wiilka ogyahay ,مجرم
Karma maqna adigu maada dhalin
Wiliba hala garaaco
Ninkan wax buu isku ogyahay hala soo qabto axmadey tuuuk
Beenlow
Asc