Somalia: Shacab canshuur laga aruuriyo, waxqabad jirin, dhimasho ka dibna Lafahodu aan la nabadgalin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Soomaaliya,shacab dhinacyo canshuur ka aruursadaan, waxqabad aan loo sameyn, dhimasho ka dibna Lafahoodu aan la nabadgalin

КОМЕНТАРІ • 67

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em Місяць тому +3

    Warbaahinta uqareemida umadda soomaaliyeed ee geelan media guulayso wariye sare❤❤❤

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 Місяць тому +5

    He is one I have been listening for two years 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-gh5fb7pb5k
    @user-gh5fb7pb5k Місяць тому +5

    Si aan u bixino canshuurta waa in aan helnaa:-
    1. Isla xisaabtan ku aadan canshuur qaadayaasha iyo halkey ku bixiyeen
    2. Damaanad qaad amni oo buuxa
    3. Waxbarasho, caafimaad, iyo biyo nadiif ah.
    4. Soo celinta tayada lacagta dalka
    5. Canshuur celin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +6

    ssc khaatumo wa maamulka afrika oodhan ugu hormarsan o ugu cadaalad wacan oo iskutashi kuhor maray oo xata xildhimaanadu kudhiiradan inay madaxweynahoda laxisaabtaman

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 Місяць тому

      Kkkkkkkkkkk khaatumo hormarka ay gaartau muxuu yahay ?
      Xitaa mushaarka xildhibaanada iyo golaha waziiradeeda ayaysan bixin karin waana mamul laascaanood ku kooban

  • @dr.mustafaturky3930
    @dr.mustafaturky3930 Місяць тому +5

    Geylan media masuul aan warkisa an xiiseyo

  • @MaxamedCabaas-ug5bk
    @MaxamedCabaas-ug5bk Місяць тому +5

    Insha allah mardhow dawlad cadaalad ayaan heli doonaa

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u Місяць тому +3

    War shacabow ku day sadaa wixi kadhacay keynya shacabow kaca oo cudkinaa mel dheer garsiya. Joojiyaa shaqoyngaa waa arki dontit faaidada kuso baxdo halkaa 😢

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u Місяць тому +3

    Illahey shacabka masakinta ah culeyska ha kaqado 😢

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 Місяць тому +4

    Manshallah Guul iyo gobonimo brother 🎉🎉🎉🎉

  • @abdiqadirabdijaliil5577
    @abdiqadirabdijaliil5577 Місяць тому +5

    Allh haka qabto dadka misaakinta ah

  • @faaraxibraahim6063
    @faaraxibraahim6063 Місяць тому +6

    somaliya alle hasahalo

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 Місяць тому +2

    Canshuurtu waa:
    Hawiye kaqaad Hawiye sii

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +3

    muqdisho waxay kudhowdahay in kacdoon kaqarxo sidi lascaanod waayo dulmigi meel xun gaadhay oo dowladi lacagti shacabka safar iyo baashal kudhameeyay

  • @abdirisaaqmaxamed3869
    @abdirisaaqmaxamed3869 Місяць тому +3

    Firs views first like and comment❤

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 Місяць тому +4

    I am first today, maansha allah

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Місяць тому +1

    Waxa aan u arkaa "kicin-shacab & xaalad abuur" ay hor boodayaan nimanka Hargaysa ka soo shaqatagay, ee ay ugu horeeyaan wasiirka maaliyada & kan bangiga dhexe.

  • @ibtisamabdirzak6369
    @ibtisamabdirzak6369 Місяць тому +2

    Waxaan kula talinyaa dadka konfur dagan iney ka soo guraan oo puntland so dagaan waxa lagu wado ma ahan wax ay xaq u leyihiin

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u Місяць тому +2

    Xasan munaafaq waa musuq maasuqii oo qof ah

  • @AbdirahmanAden-ee8fk
    @AbdirahmanAden-ee8fk Місяць тому +2

    War somliya madaxda joogta Hada waxeey noqdeen qarabe Waxba
    Aan habeynin
    Runtii waxa laga wiiroda
    Wxana loobahanyahay
    Inlagakaco siloobadabadiyo
    Sharafta soomaliya 😅😅😅😅😅😅

  • @abtihjama3211
    @abtihjama3211 Місяць тому

    Soomaaliya dhibaatada mar uun bay ka bixi I.sh.a ❤❤❤

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula Місяць тому +2

    Ilaahayba inoo maqan😢

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Місяць тому +2

    Mr geylan weriye somaalidu aad u kalsoon

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +3

    muqdisho dowladi iyo dembiilayaashi ba kuskudhex qasmay oo xata waxa lakala garan waayay ma dowlada waxan wada mise alshabaab mise ciidamada shisheeye wixi way iskudhex qasmen waxan sabab u ah xasan oo dowladnimo dan kalahayn

  • @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
    @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq Місяць тому

    Waxyblecashurt eel Agee nsodirno lagin artan walls waye❤❤❤

  • @user-uh6fy6kw5d
    @user-uh6fy6kw5d Місяць тому +2

    Tan dowlad mahan waa shacabka aan dhacno waye taas xal mahan😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Місяць тому +2

    waxan dowlad maaha wa mooryaan shacabki dhiiga kajacaya wa in laskaceliyo

  • @mohamutmohamet4249
    @mohamutmohamet4249 Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 Місяць тому +2

    Munaaafaq xasan gurguurte xal aan xabad eheen malahan

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Місяць тому +1

    Canshuurta la qadayo koox tuugo ah Aya qadaya mesha dowlad kama jirto wa lo so shaqo taga😮😮

  • @user-oq2gx6qd5p
    @user-oq2gx6qd5p Місяць тому

    Wasiirka awoodaas maleh waa laga Dan beeya

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Місяць тому

    Shacabka qudhooda
    Waa umad aan caadi ahayn
    Cashuurta
    Qudheeda
    Qabyaalad iyo qudhun
    Ayay ku bixiyaan

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Місяць тому

    Subxaanallaah,dal iyo dad sidaa inkaari. Ugu dhacday ayaa laleeyahay waa dad iyo dal muslim ah! Wallee xamar mooryaan bilaa damiir ah ayey u gacan gashey ee salaama!!

  • @somalia2730
    @somalia2730 Місяць тому

    Tuugo aan Allaha ka xishoon

  • @User7654suy
    @User7654suy Місяць тому

    War ilaahey ka cabsadda oo umadda ka daaya dhib ka.

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Місяць тому

    Kacdoon shacab ayaa la rabaa dhalin yaroy

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER Місяць тому

    Guul iyo Gobanimo

  • @Fays2010
    @Fays2010 Місяць тому

    Magaca ERGEY ee xafiis kasta k kaluumaysta baa lacag dheeri ah loo rabaaaah!!!

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 Місяць тому

    Waa qawda maqashii, waxna ha u qaban 😮
    Whenever we get morally upright straight, strong leaders. Some leaders stand to oppose them 🤔
    Absolutely woeful behaviour 🤞

  • @DaganAxmed-yg9tk
    @DaganAxmed-yg9tk Місяць тому

    Hooyadii cashuuraha ka wasa

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    Shacabkah somaliyed waxaa wajibah inay ku daydan shacabkah kenya 🇰🇪 wasirkah waa moryan u yimid xamar in u lacag ka Arursadoh dhaqaleh

  • @AbdirohimAhmed
    @AbdirohimAhmed Місяць тому

    😅😅 hadday dhintaan xataa kulahaaa

  • @abdirashidaliyuusuf357
    @abdirashidaliyuusuf357 Місяць тому

    Ilahey idinku dharshe waxaan.dowlad mala dhihi kara dowlad qabuurtii faaganaysa oo dadka ku qasbaysa iney guryahooda kabarakacan ilahow hogankan an naxaynin umada ka qabo

  • @Ardhylsoofe
    @Ardhylsoofe Місяць тому

    Hortalacag usameedalka tugyahay

  • @yusufabdi7009
    @yusufabdi7009 Місяць тому

    Wsiirka waa in la qaaacaa

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 Місяць тому

    Shacabka hadeysan kicin sida shucuubta caalamka ookale sidaan ayaa loogu dulsocon doonaa weligood

  • @Acmk_
    @Acmk_ Місяць тому

    Canshuurta bixiya dadka dalalka deriska ahba wey bixiyaane😂
    Waa kalmaddii ugu foqoniimada badnayd ee aan maqlo sannadahan.

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb Місяць тому

    Tuuga weyan😢

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Місяць тому

    N iyo N

  • @user-zy1kz6wg4x
    @user-zy1kz6wg4x Місяць тому

    Xiligii aad U GUUL_WADEEYNESAY Farmaajo noo ma aa dan sheegin BALAYADAAN ee FAARAXOOW hawiye nacaybku meel haku geeyo

  • @Ardhylsoofe
    @Ardhylsoofe Місяць тому

    Dalka lacagmalosaeeyo

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂qabriga xataa wey canshuurayaan

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Місяць тому

    Daa xassan hacadaabo reer muqdisho iyagaa dulmiga taageeray oo qabyaalad ugu hiiliyey oo hubka ugurtey si ay u cayriyaan madaxweynihii ka horeeyey oo waxbadan uga fiicnaa xasan uguna goodinayey kasoo bax villada unkaa iskaleh walina aaminsan in aanu madaxweyne qabiilkooda aan ahayni xamar madax ka noqon karin xassan iyo kooxdiisu waa ciqaab ilaahay ku ciqaabay niyadopda xun iyo dulmiga ay taageereen iyo inkaarta madaxweynihii daacada ahaa eey dulmiyeen weyna ku socon inta ay toobadkeenayaan ooy xaqa taageerayaan waana iyaga cidda xassan wadanka ka badbaadin karta markey qabyaalada taageerayaan hubka yey gurtaan po isu habarwacdaan oo jidadka xirtaan ooy ku khasbaan daelada waxay rabaan maxaa maanta loo la ayahay cid xassan maya tiraahda sida madaxweynayaasha aan xamar kasoo jeedin loola dagaalamayo iyagaa saas isugalay udaa xassan marna canshuur Hakusho rogo aaney qaadikar8n marna qarax how'd high marna masaakiinta habarakiciyo marna xabaalaha soo qufa hayiraahdo marna alshaab beena ladagaalama hayiraahdo marna durbaanka qabiilka haw tumo koleyba xassan amarkiisu xamar soo dhaafimaayo e isudaa xassan iyo reerkiisa hasoo kala adkaadeene

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t Місяць тому

    War dadku.yeysan yelin wx an wax lgu qbnyn side loga qadin

  • @DaganAxmed-yg9tk
    @DaganAxmed-yg9tk Місяць тому

    Somaliya mijirto

  • @user-sp7wn1fw9w
    @user-sp7wn1fw9w Місяць тому

    Cashuur laguma tilmaami karo ee magac kale haloo bixiyo lacagtaan sababtoo ah dadka marka hore baa la cashuuraa oo tusaale qofkii ganacsi haysta haba yaraadee waxaa laga qaadaa cashuur, qofkii mushahar qaatana waxaa sidoo kale ku dhacda cashuur u qalanta lacagta uu mushahar ahaanta u qaatay tusaale qpfkii mushahar ahaan u qaata 3000 dollar waxaa ku dhacaysa 18% oo cashuur taas uu la macno ah in 540 dollar oo mushaharkiisa ka mid ah ay dawladu qaadato marka 2460 kii soo haray hadana in markii uu 1 dollar diraba ay lacagi ka godo maxaa qofkaas usoo hadhaya, aragtifayda arinkaasu waa mid aan caqli iyo cilmi toona ku dhisnayn

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Місяць тому

    Asc Asc allow badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman Місяць тому

    Canshuurtani waxay toos ugali doontaa jeebk xassan

  • @bareamin2017
    @bareamin2017 Місяць тому +1

    Somaaiiyey canshur nabihisan ee canshur bihiya

  • @salaancabdiduule3567
    @salaancabdiduule3567 Місяць тому

    kkkk wali lama arag lamanamaqal sida ay dadka soomaaliyeed ufikiraan baleeg dawlada ayaa laguhayistaa maxaa canshuur looqaadayaa baleeg hadanay dawladu qaadin canshuur maxay kushaqeyindawladu midakale dadka iyo dalkaba waxaa cadawga ugu wayin ee soomaaliya ragaadiyay waa qofkastaa markuu wariye noqday dawladuna hadaanay kaantaroorin warbaahinta jirimaayo dal iyo dawlad soomaaliyeed balkan eeg wariye iskusheega ah ee dawlada kudhaliilaya maxay canshuur uqaadaysaa hadaba wadlada waxaa lagarabaa inay iskadayiso dagaalka argagixisada oo ay ladagaalanto soshal midhiya kuwan kawarama hadii kuwan meelasaaro waxaan hubaa inaanay argagixiso maalo qaadanayin

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Місяць тому

    Cashuurta la qaadayo maxay ku qaban! Dadka service uma sameeyan maxay cashuur uga qaadayan.

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Місяць тому

      Ad iyo ad dadki bey nolasha iyo dimashada ku shaxadayan 😢

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 Місяць тому

    Caku geelu muu dido

  • @HuseenAhmed-gy6qj
    @HuseenAhmed-gy6qj Місяць тому

    ❤❤❤❤