Ethiopia Mise Somaliya Keeba Taageersantahay” Hargeysa Aragtida Dadweynaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 чер 2024
  • Ethiopia Mise Somaliya Keeba Taageersantahay” Hargeysa Aragtida Dadweynaha

КОМЕНТАРІ • 134

  • @mohamedkhalif3938
    @mohamedkhalif3938 14 днів тому +25

    Dadka inta quruxdu ka miuqato ayaa somali tageersan inta bahalaha u egna ethopianka

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 14 днів тому +3

      MAXAA LAGU TAAGEERAA?????.MA XAASIDNIMADA????MA XUMAANTA???.MA XAQIRAADA????.MA XINKA????.MA CADAAWADA????.AXMAARADA KA DHOW!!!!!!.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому +3

      Waxba hakala sheegin qurux kuma xidhnee waa laydin nacay ma khasab baa uff uff dad lanacay oo soo taagan miyaad Aragta oo leh khasab nagu jecloow kkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 14 днів тому

      Iidoor weligiiba wuxuu ahaa cad qurmay oo Soomaalida ka lulmada! Dowladii Aadan Cadde ayaa 64kii xirtay Wasiirkeedii A. Dibada oo la ogaaday in uu Itoobiya u jaajuusayey! Hadda waa Wasiirkii A. Dibada!!!!!
      Gaalo iyo reerkani cirqi baa ka dhexeeya!!!

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 13 днів тому

      maa​@@mustafahassan2555maha kajoga waar hooy kajooga akh itoobiya ana soomaali cawa iyo biri somaali

    • @mnviepapa2003
      @mnviepapa2003 12 днів тому

      ​@@user-sz7sn2rv9ro yaa na jaceloow ku yiri amhariland

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 14 днів тому +4

    Somali Hoyadeed ha wasto! Ethiopia waa taan baxasaney!

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 14 днів тому +7

    Kuwa leh dhulkeeniibaan u kaxnay caqli yaraa ma somaalibaa ka talinaysay xabashi baa ka tali naysay oo illaahay noo sakhiray hadii soomaaliyi ka talinayso sidii afweyne noo laynayey ayey noo layn lahaayeen

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 13 днів тому +1

      Adigaan waxba ogayn. Dhul Somali oo aad leedahay ayaad ku qaxday.

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 14 днів тому +5

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾

  • @thebeast09876
    @thebeast09876 13 днів тому +1

    Very sad, blinded by tribalism. I'm a non-Isaaq from Hargeisa support the unity of Somalia.

  • @CaliBile-bv5ux
    @CaliBile-bv5ux 13 днів тому +2

    Ilahy kuwan miyirkuda iso celi😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 14 днів тому +4

    Wixi Somaliya wata Somaliland wa in laga tarxilo oo somaliya lo diri wax haku si qatanee

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 14 днів тому +2

    Doofaaradaas Somalia na daba wada dalka ha laga saaro.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 14 днів тому +1

    Mıcrophone ma waxad ula waregaysa in ad tusto Xassan Sheik in Somalia la jecel yahay oo Ethiopia ayad rabta inad miyad jabiso. Kan microphone ka şuta ma afka la dhufto waxan na wax dhirbaxay wayeen

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 13 днів тому

    Hada aynbaa ogade waxa wax qasayo wa odiyashaa iyo dadka wa Wayn 😢😢😢😢😢

  • @manineima4398
    @manineima4398 14 днів тому +2

    Guul iyo gobonimo somaliland

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 14 днів тому +2

    Tolkey ha arkaan waxa ka jira KILNKA SHANAAD haku cibra qaataan uma ay baahna talo iyo tilmaan midna. caqli qabiileed indha beelay weeyaan xigmadina aaney wehlin. dib isugu laabto KILIN SHANAAD EEGA

    • @Caliya7
      @Caliya7 13 днів тому

      Reerkani waxaas maqoraan.

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 12 днів тому

      Kilalka awoowgood ayaa xeyla maryam laheshiiyey iyagoo soomaali ka cararaya

  • @majid2968
    @majid2968 13 днів тому

    Awalba oromaad ahaydeen
    Balsiduu ugu celceliyo iwajigaa gubay

  • @saciid_iid
    @saciid_iid 12 днів тому

    Ethoiphia ❤❤❤❤

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 14 днів тому +1

    1. Waa. Kubadaaday. 2. 32. Sodan. Oo aan. Dirslahaa. Deris. Wacan. Baa. Ahan. 3. Soomaliya. Waxaydiiday. Nolosheena. Weriyaashan. Hala. Qabto

  • @ROMEO10-10
    @ROMEO10-10 14 днів тому

    Hal mar oo diyaarado lagu duqeeyey miyey halkaaas tageen raali noqda😢😢 ka bacdii anigagiii is dilnay

  • @abdinoorahmed8481
    @abdinoorahmed8481 12 днів тому

    Bal eeg odoyada khaatuma seega ah subxanallah war dhaqankii iyo garashadii ma sidaa ayaa u dambaysay heer xabashi la yiraahdo iyagaa inaga xiga qofka somaliga ee isku dhiiga tihiin ee muslim ka ah

  • @user-Axmed
    @user-Axmed 14 днів тому +1

    Aar waa runtii 5tii hala helo hadii kale utopia ayanu #######

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 14 днів тому

    Subxanallah Allah niwada soo hanuuniyo

  • @hodankariye
    @hodankariye 14 днів тому +1

    Ninkan wariyah sheegtay su’aasha uu dadka waydiinayo waah su’aalah Khalada ah sinjih Miyaad laha badalayah mise ganacsi ayaah lagah hadalaya

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 13 днів тому

    hota wariye barmaamijkan waaku qalad inaad tiraaho somaali iyo itoobiy Nooooooooooooooooo😢😢😢😢😢😢😢

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 14 днів тому

    !!!!!!!!!! I agree 100% anigoo ah aqoonyan beelwaynta cise ee degaanka qadiimiga somaliyeed ee saylac madaxa ka tahay oo maanta kolkii muse bixi noo hiiliyay inaan dunida ka kiraysano dhulkayaga oo dhiilka faqriga tuurno oo dhagaxii nabi daaoud ka tagay wax ka badalno sii aanu mugdiga iyo cuna qabataynta uga baxno maruun in dad somali sheeganayaa oo madax noo shaganayaa iyagon waligood arkin xitaa maqlin inay anaga na xukumaan oo saxeex ay leeyihiin ama amar aysoo direen cimrigayga walaahi ilaa maanta anaan garanayn ayaa kahadalka saylac moyee shaqa kaleba lahayn maanta waa yaab walaahi haba igu wajaqaane maxay iga urinayaan ma maantaan dhashay kolku muse yimid anigu ???????????? mise Businesskayga Jawaano losoo tolonayaa oo lilmada jixaaska iyo somali jacaylka ka keentay !!!!!!! waar aqalka walaalka miyaa loo waydaarta isagoon qaylo dhaanba kusoo dirsanin waa maxay deg degu ayaad iga difaacaysa ma ninkaan la shaqaysanayo madigaa lacagta masruufkayga bixiya oo xoogaysigayga ilaleh walaalnimadu ma baadbaa ??????????????? from saylac city

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 14 днів тому

    WAALWAALATAY XERADA XABASHIDA GAL ALLAAH HAKU BADBAADIYO❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @user-lk2gb3ht1y
    @user-lk2gb3ht1y 13 днів тому

    Somalian in gariisbaa gacanta kuhayo markoodoono boowna kusoo celinayaa gacanta soomaaliya inta ingariisku idin soocelinaayo waad rabtaan kuhadla maalin uun waan isfami doonaa u.k

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 13 днів тому

    Dulkaa ay ku qaxeen wa dul somaliyeed oy qaxoti ku noqten wa dul somaliyed ee ogow

  • @hodankariye
    @hodankariye 14 днів тому +1

    Dhalinyarada 20 ilaah 33 mabaha fahmayaan dhibtihii laha soo maray

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 14 днів тому

    QABYAALADDU HAKAA SAARTO❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 13 днів тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 12 днів тому

    Dadkan mey sarqaansanyihin

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm 14 днів тому

    Waa ladoogine yaan ladacaroon

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q 13 днів тому

    Dadka inta diinta ka muuqato ayaa qiimo leh oo garanaya soomaalinimada kuwa qaad cunayaashana waxbaba lama weeydiinayo

  • @yunankkays3901
    @yunankkays3901 13 днів тому

    waxa maqli jiray wa dad cuqdadeesan maxaa somalinimo iyo ethoipianima simay

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 14 днів тому

    Adeer, waa qaldaamiin kuwa oromo raba, dalkana ha laga sifeeyo, xatta Muuse iyo faysal. Somaalida asalka ah marna ma sheegato Amxaaro.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 10 днів тому

    Oday Somali dhalad ah iyo madluun marqaansan oo qamriga Ethiopia ka sugaya ayaa is helay......

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 14 днів тому

    Kuwa microphone kas la meraysanaya ee Wadani lacaagta siyo wa in la suuqa dhexdisa lagu uleeyo. War Somaliya kuma ogola nolol iyo inad nefsato

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 14 днів тому

    Saw Digan leh bad baan siin

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому

      Waa la kireeyay lama siin

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 14 днів тому +1

      @user-kd1qo6tq8h, maxa kagalay badayada?Hadan doono cirka ayanu ka iibineyna. JAMURIADA SOMALILAND Somali manihiin oo nasabka ayan badaleyna hadan doono, meelkasta anuu jiritanka Jamuriada Somaliland kuu tagareeno wanuu sameneyna wayo cadow ayad idinku tihiin wa Isaaq vs Somali qadhmuun... Good bye ilma Afweeyne amba ilma Qadadweeyn. One love the Republic of Somaliland and my people ❤❤❤❤

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 14 днів тому

    2:49 hala baaro Dadkaan waqooyi jooga labo waa mid inay sixtan yihiin iyo inay waalan yihiin

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 13 днів тому

    Elser marka ugu horaysa magacaaga sax waayo wax lakarayo maaha reer somaliland waxaa u wanaagsan itoobiya somaliya waxaa ku nool dad bilaa qowl oo aan balan iyo axdi midna lahay?

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 14 днів тому

    Somalia guul

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому

      Somaliland iyo Itobiya guul

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 14 днів тому

      Somalia guul sool iyo Sanaa’s iyo Awdal guul Idoor qudhmi Allah ha duleeyo AAMEEN

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому

      @@halimjiomohamed2678 Sool iyo sanaag isaaqbaa leh iyo caynaba guul sool sanaag caynaba isaaqbaaeg laascaanod baad ka degtaa sool guul Somaliland oo dhan waxaad ka muraara dilaacdeen Itobiyaan idinka jecelahay dee waa run khasab maaha Jacaylku miyaad na qasbi kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 14 днів тому

    Jaar baan nahay waa dhab

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 14 днів тому

    Shantii soomaaliya hala helo,ayaan ku raacsanahay. Koonfuri soomaali naf uma hayso. Kaliya waxay rabaan inay iyagu wada iibiyaan

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 14 днів тому

    ALLAH. QOF. MARQAANSAN. WAXBA LAGMA QORO.REER. MARQAAAAM. LAND. MAANTU. AQOʻONSIGIII IDIINKA TAGAY. CIIIIIRKA.

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 13 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abuucabdalla2545
    @abuucabdalla2545 13 днів тому

    Kuwa dhahayo itoobiyaa walaaleheen ah kuwa dhahayo Dib haloo eego waa itoobiyaan soomaaliga bartay

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 14 днів тому +8

    Islaantaa qaylineysa waa muwaadinad dhab ah

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 14 днів тому

      Waa Oromo Af Somaliga baratay, kuwa Somalididka ah ee Hargeeysa ka buuxa waa nooceeda oo kale ee la yaabimaayo.

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 14 днів тому

      ​@@audijooyjoy7976Fuck you Faqash , kaleey Hargeisa walahay walaguu cunii, cadhadii faqahshta aya hilbahaga iyo fuutada qadhmuun lagu cunii... Qadadweeyn foqal Qadadweeyn, adoon fooqal adoon. One love the Republic of Somaliland and my people ❤❤❤

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 14 днів тому +1

      @aufjooyjoy7976, adoonow adiguu gorma Somali noqoteey? Ayaasee af-somaliga, suuganta , gabayada , luqada ruunta ee naxwaha ee saxa kuubareey? Casimada Jamuriada Somaliland ee Hargeisa hal-abuurka lagasameeyey midakalee waxan gosaneey 18 may 1991 markad maaclusha aad uu dhimeneyseen... Somali qadhmuun wan wasna... Good bye ilma Qadadweeyn, ilma Aafweyne, ilma Faqash, ilma Baantuu, ilma Bajuun, ilma axmed yaare, qooti fooqal qooti . One love the Republic of Somaliland and my people ❤❤❤

  • @engab001
    @engab001 14 днів тому

    Ethiopia tigidham

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 13 днів тому

    Waraaba ku cun Ethiopia ayaan walaalo nahay ku yeh

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 14 днів тому

    Waxba Soomaali nagama gelin. Nimanka aan doonayn inaad noolaato, ee 33 sanno naga laalaada walaalo nooma ah. Amxaar baa naga xiga kuwaas.

  • @faadumoelmi7439
    @faadumoelmi7439 14 днів тому

    Soomaaliyeey waan idiinka xaalmarinaynaa waxaan wada dhalashada iyo islaamnimada qaban.
    Lkn waxaa Hargaisa ka buuxa oo nagaba badan doona Ethiopiyaan afkana aad u bartay ee dadka sidaa u hadlayaa malaha waa iyagii.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому

      Faadumo faqsh aduun baa is xaal bariyay Itobiyaan idinka jecl nahay khasab maaha Jacaylku

    • @prosl11
      @prosl11 14 днів тому

      In somalia mar labaad kuu xasuuqdo weeyan markasaad garan waxay somalia tahay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому

      @@prosl11 Tii horeba wax igaga qaadi wayday waa kuwii noo aaray SNM meeday dawladii Afrika ugu adkayd mee Aflahaar suuluu ku bakh tiyay maxaad iga qaaday waanagan noolee kaa gonaye , dagaal imakaa jeclay siinaayo waxaagu waa i jecloow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 14 днів тому

    Dad kastaa deriskooda way ku qaxaan, haday dhibaato timaado
    Shaqo kale beryahan ma la wayey

  • @mohamednasir4224
    @mohamednasir4224 14 днів тому

    Dhiig karkaaa Ku kucay marki magaca Somalia maqleen badankooda siday u wada xiiqayaan EEGA AMA FIIRIYA 🤣🤣🤣 ALLAHAYOOW AMUURAHA SAHAL KUWA SIDAA U XIIQAYA DHIIG SOMALI AH KUMA JIRO WAXBAA QALDAN OROMO NAGAA AFSOMALI BARTEY WAAYE 😭😭😭

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 12 днів тому

    Dadka warersan aya Ethiopia tageera

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 14 днів тому

    War reer Waqooye maxa laka sameyey Saqiir iyo kabiirba Cuqdadi baa ku jirto

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 14 днів тому

    Dadkii edebta darnaa iyaga ka marmay somaliand markay dowlada dhisayen n

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 12 днів тому

    Waanaag Oromo Afsomalikuhadleysa?

  • @hassanalihashi2105
    @hassanalihashi2105 14 днів тому

    Midka dhahaaya somaligooda lagarameyn asagaa hdlka kudhiban

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 14 днів тому

      @hassanalihashi2105 Faqasheey aya af-somaliga , gabayada , suuganta idin baray? Adoon ayad aheydeen imikana wad ilbaxdeen , hoyga af-somaliga wa Hargeisa oo wad ogtahay... Adoon iyo Bajuun amba Baantuu ayad xagayaga ka tihiin... Qadadweeyn amba axmed yaare amba Cabdo ayad weli tihiin booqal magac ayan idin bixineey... Good bye Ilma Afweeyne, qootiyahay.... Amhara aya idinka nasab fiican ... Fuck you Faqash, Somali qadhmuun ... One love the Republic of Somaliland and my people ❤❤❤❤❤

  • @a.kadiye6663
    @a.kadiye6663 13 днів тому

    😅😅 😅

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 13 днів тому

    Isaaq waa laf kamid. Daarood

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 14 днів тому

    Kkkk kkkkk kkkkk kkkk Alka xumaa cawaankan yaa qaawan oo adoon ahaa

  • @cabdisalammaxamed9948
    @cabdisalammaxamed9948 14 днів тому

    Dadka la wareystay waxay isugu jireen soomaali dhab ah iyo xabasho afsoomaali ku hadasho dadka in yar oo caqli ku jiro way fahmi kala fahmi karaan

  • @mohamedmoham7197
    @mohamedmoham7197 13 днів тому +1

    Viva Somaliland 😂😂

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 13 днів тому

    bal odayga foosha xun waxa uu ku hadlaya ayaaba qosal leh yaa adoon u ahyen teeda labaad jidkaa iyo waxa uu aqrinaya ee waa la dhisayda ku haaya usaga ma high ways ayuu dhistay waqtigaa haddi runta loo noqda xiligaa qoladii dhaqneyd waa la yaqaan tan labaad ciddi ingiriis xanbari jirtay waa la yaqaan oo sawirada laga haaya marka bal is dajiyo xanaaqa waa lagu waasha

  • @Khadarbaashe2024
    @Khadarbaashe2024 14 днів тому

    Somalia Somaliba maaha

  • @prosl11
    @prosl11 14 днів тому

    Waar somalia waa cadowga ugu weyn ee somaliland ay leedahay oo inay mar labaad naa baabiso ayeet rabta laakiinse ethopia anigu waan kaa shikiyeey in aynu sii degaan wax uu eegno weeyan ethopia lama aamini karo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 14 днів тому

    Qofka hadu xanaqsanyahay fursa hada walal kanax aba walid jirin qolka jiridisa kurida

  • @saladdhanged14
    @saladdhanged14 13 днів тому

    Dadka lawareeysanayo in na waa soomaali qaarna waa abaa gadhe halkaa kukoray oo soomaaliga bartay

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 14 днів тому

    Bal islaanta wayn intay le'egtahay bal eeg iyo odayashasi U hangadh taagaya Amharo iyo wixi lamid ah
    Umada rer somaliland ayaan lalugoynin

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 14 днів тому

    War habarta amxaarvu guursha way caafimaadiye

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 14 днів тому

    Ethobia, koonfur xoog bay ku haysataa,. Ciidanka ethobia soomaaliya ayey wada joogaa.
    Lkn ehobia iyo somaliland waa deris.walaalo maaha

  • @deeqfarah-vm3vi
    @deeqfarah-vm3vi 14 днів тому

    Maxay uwaraystaan kuwa caqliga dameeraha leh meeye dadkii sharafta lahaa ee reer waqooyi

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 13 днів тому

    Hargeysa iyo berbera ayuu siyaadbare heystay markan xamar ka saarney siyaad bare Abaal laabayaal ma idinkaaba xuroobi laha la,aanteen keena amxaaro nabadaa idin dhibtay beenta aad 33sano wadeen way soo afjarmi

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 14 днів тому

    Maxaa ku walaaleyey ma diin mise nasab

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому

      Waxay doonaan hana walaaleeyo waar waa lagu nacay Itobiyaan idinka jecelahay miyaad naqasbi kkkkkk

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi 14 днів тому

    Ithoobiya hanoolato somali waatee matan laba la haysto

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 14 днів тому

    Adeer itoobiya adiga ayaa madexa kaa heysataa soomaalina inta ay noo shahey itoobiya ma qabsan karto.

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 13 днів тому

    Caradiina ku dhinta ma arki karno somali ku teh bal iyadu maxay tahay

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 14 днів тому

    Qof walbo aqligiisa ayuu hadley

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 14 днів тому

    Xasan gur gurti wuxu ogyhy ino xornimdi somaliland xoog ku hysta aan ka qaadanay ingiriska 26 june in somaliland la aqonsdu wuxu u didan yhy kiiska gaadaya qarmda midobay waxa cadnysa inan nahy dal madax banan u xornimda ka qaatay ingriska 26 june aan muran ku jirin qarnmadisu taaso u didan yhy aqonsiga itopiya bad u didan yhy ma jirto waa kiiska la iska waalaya iyo waxa la isku hayo saxda ah 😂😂😂

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 14 днів тому

    Islaamnimada ayaa waxkasta ka weyn lkn xabashi gaala maxaad ka soo dhaweysan.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому

      Islaamnimona wax iskuguma tarno waynu is cunay beri hore oo isnacnay

    • @Axmed-h2h
      @Axmed-h2h 14 днів тому

      @user-sz7sn2rv9r
      Hadaa ma'xabashida oo aynu garanaynu waxaynu isla soo marnay oo waliba gaalo ah aynaan isku diin iyo isku dhaqan midna ahayn ayaa toorosho leh?

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому

      @@Axmed-h2h Gaalkaa ayaan kaa jecelahay oo noo kaa dhaama ma nafbaad noo haysaa cadaw yahay Itobiyan Afwayne ayaa ka gardaraa oo ku duulay Itoobiyaanu kaa jecelahay miyaad na qasbi

    • @Axmed-h2h
      @Axmed-h2h 14 днів тому

      Horta anigu dadkaad moodaysid ma'ihi lkn gaal iyo islaam markay taagantay waxaa sharafleh qofka muslimka ah waayo?Ilaahaba muusimine maxaad aduu gaalka ilaahay nacay aad u saraysiin?

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 13 днів тому

    Idin ale idin qabsaty

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 14 днів тому

    Waxani wariye maaha ee waa diradirayaasha dadka reer somaaliland

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 14 днів тому +1

    Form somaliland itopiya iyo somaliya waxaan taageersanahay somaliya 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 13 днів тому

    Daad kaa lagu fanayo ee somaliland waa daad kii Éthiopie aye baadbadiso

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 13 днів тому

    Caqli majiro been iyo khiyaale ah ayey baa loogu sheegay.

  • @ahmedhayd801
    @ahmedhayd801 13 днів тому

    Cajiib
    Hore ayaa loo yidhi dadku diinta boqoradooda weeye.
    الناس على دين ملوكهم
    Maalin kale ayeydun garan

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 14 днів тому

    Adigoo xarshin iyo harta shiiq deggan oo siyaad barre meesha kugu hayo kaana adkaadey, nolol waxaa kuugu horreysey hawiye markey qabsadeen mogadishu, xiligaa ayaad dib ugu soo laabatey hargeysa

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 13 днів тому

    😂😂😂😂😂😂 somaliyeey kulkaan lahayn ku cibaadaysta iidoorka waa nala yaabayseen iidoor waa asalkoodii waa yuhuud madaw waligood uqdadi ka bixi mayso

  • @Lepanziad143
    @Lepanziad143 13 днів тому

    Ethiopian ka kadhow failed state of somalia

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 14 днів тому

    Hhhh waa dad ciilan qabiilkan yari somalinimadu waa khasab iyo calanka buluga.ahi laangabow🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 14 днів тому

      Ouf Somalinimo ouf ouf Viva Ethiopia

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 14 днів тому

      TIISABA DARYEELAA, TU KALE KU DARA!!!!!!.XAARKAA KAA DA,AYA!!!!.ETHOIPIA WAA KULA JOOGTAA, XAWAYAAN YOW, BILAA CAQLIGA AHI!!!!!!.

    • @prosl11
      @prosl11 14 днів тому +1

      Abdilaahi jusuuf nin wanaagsan buu ahaa marku 50 kun oo amxaar uu soo kaxatsay xamar kkkk

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 14 днів тому

    Caqliga dadka qaar ayaa fayow. Ninka moodaya in Itoobiya soo dhaweysay, ma oga miyaa in aynu dhulkeena u qaxnay.

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 14 днів тому

      Dhulka ingiris baa siyay ma adigu ka qatay?

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra 14 днів тому

      @@maryamdirie6842
      Cid walba hasiiso sow dhulka Soomaali malaha. Adigu miyaad Soomaali ahayn,?

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 14 днів тому

      MAXAAD HAYSAA???.QARAX IYO BARAKAC!!!!!.MAXAAD HAYSAA, YAA MAJNUUN!!!!!.

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 14 днів тому

      Xawasho mel kasto waa ku jirtan faqash amxaro

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 14 днів тому

    Ma wax kaloo aad ka hasho ayaad garan wayday,ninka macokhonka haystoow....shaq0 kale yeelo

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 14 днів тому

    Islaanta jalaabiidka weyn xidhan ee Soomaali naceybku kujiray waxay ismooday duriyada laakiin carab la,aanteeda ayaad fahmaysaa in ay kasoo jeedo...

    • @prosl11
      @prosl11 14 днів тому

      Dadkeedi baa laa xasuuqay markaasad rabta inay somalia jeclato inan gunmeed ciilan baad tahay waxay somalia uu burburtay bay qabta

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra 14 днів тому

      @@prosl11
      Ina gumeyd waxa ah qofka qolba qolo sheeganaya.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 14 днів тому

    Mıcrophone ma waxad ula waregaysa in ad tusto Xassan Sheik in Somalia la jecel yahay oo Ethiopia ayad rabta inad miyad jabiso. Kan microphone ka şuta ma afka la dhufto waxan na wax dhirbaxay wayeen viva Ehiopia VIVA ETHIOPIA VIVA ETHIOPIA. SCW SCW

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 14 днів тому +1

    Doqonta dharka buluuga xidhan Somaliland halaga saaro. Ha u tegto faqashta.