Qaladaadki Taxanah 13

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 206

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 роки тому +107

    Inta qaladaadka ka jecel riwaayada like isku muujiya 🙏 from hargaysa💖

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +34

    Guri barwaqoy Gabdha Cusup Ha idhaafin Xolow.😂
    WaY Qurux badantahaye. LOL❤😘🌍

  • @dearmum3320
    @dearmum3320 4 роки тому +1

    Gabadha dharka hidaha iyo dhaqan ka wadata ilma adeerayaalow hallaygu daayo . 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @djbayaayo3135
    @djbayaayo3135 4 роки тому +10

    Caawa aniga Oo daawanaaye heestii guri barwaaqo ayuu videogan isoo dhacey
    Keeping going guri
    From Sweden

  • @mukhtaardhuux6300
    @mukhtaardhuux6300 4 роки тому +7

    ismaciil Abdullah cali the one ONLY legend

  • @mahadxasan6373
    @mahadxasan6373 4 роки тому +14

    Taas yar wey qurx badn thy isoo qabta sxbyaal wan idinka jeclaadey

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 роки тому +4

    Guri Parwaqoy InanTaN CuzuP🌹
    Apti Ha iDHaafin Naa Adna iizo
    JWP Laguh Qaadyee🌎

  • @aftaxkaraamahofficial2940
    @aftaxkaraamahofficial2940 4 роки тому +18

    HADAAD JECESHAHY KUBADA CAGTA II CIMAMAD WLL 😍
    GURIYOW 🤣

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому

      Waan kuu cimaamaday adina igu caawi wll subscribe

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y19 4 роки тому +26

    Inta ku taxan filimkan 😂😂
    👇🏾

  • @redwanali6750
    @redwanali6750 4 роки тому +2

    Inanta shalmada green ka Qoslokeeda ❤️👑 Boqol halaad ba ka bixinaya

  • @mohamedozil9470
    @mohamedozil9470 4 роки тому +4

    Gurey the one and onlY comedy man keep going

  • @hallacgroup3633
    @hallacgroup3633 4 роки тому

    Waxaa iga Calool Adag Ninka guribarwaaqo Riwaayad laso dhigaya Aniga qosol Bay Naftu iiga Bixi laheed wlhi Keep Going Our Legend Guribarwaaqo from Muqdisho Somalia

  • @dhacdooynkadunida9843
    @dhacdooynkadunida9843 4 роки тому +3

    qoftAa yar dadoow hala ii soo helo wn jeceladay run ahaatiye
    inaan gursadaan rabaaye

    • @faraxkhadar3138
      @faraxkhadar3138 4 роки тому

      Anig labarked haya xage kala so hadal huno

  • @abdifatahjirde4446
    @abdifatahjirde4446 4 роки тому +3

    Asc warxamatullahi wabaakatu dhamaan Somali maxamed

  • @HDirie
    @HDirie 4 роки тому

    Waa markii 20aad een ku ceshado
    (Wax yaroo nololaa ku jirtoo waaban ka xiiso dhici la'ahay!)🥰🥰🥰

  • @faracadeyare6560
    @faracadeyare6560 4 роки тому +1

    Ismaaciil abdilaahi ali cilmi

  • @iidokayse8810
    @iidokayse8810 4 роки тому +1

    Litir ban ka helay waa good

  • @Mohamed-e65
    @Mohamed-e65 4 роки тому +9

    Inantani iyadaa eedadeed boobaysa 😂😂😂😂 like tah Hala pakhaylin😂❤

    • @shucayb939
      @shucayb939 4 роки тому +1

      Horseed channel subscribe igu caawi wll

    • @Mohamed-e65
      @Mohamed-e65 4 роки тому

      Adnah zidoo kle iguh cawi

    • @shucayb939
      @shucayb939 4 роки тому

      @@Mohamed-e65 waan Ku saaray wll adaa hadhay

    • @Mohamed-e65
      @Mohamed-e65 4 роки тому +1

      @@shucayb939 Anah zidoo kle quruxey

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому +1

    dadkeyga reer somaliland wa gob❤🇮🇹💪

  • @shafiegele
    @shafiegele 4 роки тому

    Alla nio gabdha aamina lafadhisaa quruxbafanaa

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 4 роки тому

    Alla qosolkii aduunka markay saydhiye iyo guri barwaqo is helan beerka ku casanay miyanad tigta aqoon kulah keep going brothers wan idiin wata xaqiiq ❤👍

  • @abdirisaqbuux5750
    @abdirisaqbuux5750 4 роки тому +3

    War xabad yaroo Dhiish ah ayaa ku soobiirty meesha inta ila aragty like

  • @clraxmancawilmaxamed4708
    @clraxmancawilmaxamed4708 4 роки тому +6

    Wlo ismacil like isii 🙏❤️

  • @yahyeiprahim7045
    @yahyeiprahim7045 4 роки тому +4

    Anu Taa yar ayaan ku dakhranahay😙😍🙋‍♂️

  • @Bahdoonmedianews
    @Bahdoonmedianews 4 роки тому +3

    Riwayad iyada iyo qaladaadkeeduba waa beer cadaaad wlhida

  • @ahmato2696
    @ahmato2696 4 роки тому

    Guribarwaaqo wllhi taxnahn wan ku xidhanhy inaba caadi ma aha🙏

  • @mascuudalta8492
    @mascuudalta8492 4 роки тому

    mnsha alh wllhi inantaa yar waa kahelay gurayoow zxb taa yar maad iisoo qabatid

  • @Bulxan5089
    @Bulxan5089 4 роки тому +3

    Guray heer-caalami ❤✅❤

  • @mukhtaarosman783
    @mukhtaarosman783 4 роки тому +1

    Abti inanta yari qurux baa u dhan wlhi

  • @mohmuthapdisalaan3658
    @mohmuthapdisalaan3658 4 роки тому +1

    Gurayo qaybtiii 14 noo soo daa waa kaa sugaynaaye

  • @Biigle-abdi
    @Biigle-abdi Рік тому

    Qosol ahaan walahi kuwanaa ka qosol badan

  • @sakariyeaadan6214
    @sakariyeaadan6214 4 роки тому +1

    Number one gurow love ihu qapo

  • @aamiinasensio8118
    @aamiinasensio8118 4 роки тому +3

    Azxpta guri barwaaqo ismuujiya

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 4 роки тому

    Hhhhq😂😂😂😂😂👌🔥🤣🤣😂😅funny miidhan runtii guri barwaaqo Sxb adaaba qosol socda ah so dadkii wax kula jilayeyna Khasab waa ay qoslayaan leeg going Sxb inta taagero u ah Ismaacil guri Barwaaqo Maxaad sugaysaanade likte ha IgA bakhaylina ninkii likte kommantiga soo saaray baan ahee🙌🤗

  • @engabdalla114
    @engabdalla114 4 роки тому

    Hhhhhhh kkkkk waxbaa ka dhcay waad salaaman tihiin wey wey

  • @hanadmohamed7989
    @hanadmohamed7989 4 роки тому

    Guray barwaaqo walee markaan wadanka tago waa inan la kulmaa waa qosol midhanba

  • @xasanaxmed8920
    @xasanaxmed8920 4 роки тому +1

    inantaa koobka haysa sidaan ugu dakhramay malayn maysid!!
    inantaa ha lay doono ma nooliye to hadaad tihiinkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @sawdamaxamuud3095
    @sawdamaxamuud3095 4 роки тому

    suxaanallha

  • @deyofficial1036
    @deyofficial1036 4 роки тому

    Guri Barwqo camryinka ma bettery ga mcaanady kkk

  • @muztapheyaazein6192
    @muztapheyaazein6192 4 роки тому +2

    LinTarka Haygy kabaYn😅😅😅😅😅
    isuG aaad DhawayGa Qaadidee😅😅😅😅

  • @gardhaalechannel3503
    @gardhaalechannel3503 4 роки тому

    So funny horay soco guri barwaaqo

  • @suliemanabdirahman3703
    @suliemanabdirahman3703 2 роки тому

    Wllhi waxan qoslay qosol layaab leh

  • @cabdirisaaqcarab6371
    @cabdirisaaqcarab6371 4 роки тому +2

    Litiroo qoslaya mantan arkayba hhh

  • @sharmaakethomas8267
    @sharmaakethomas8267 4 роки тому +1

    Guri barwaaqo ninka kaliya farxadu agtisa taalo keep going

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 4 роки тому

    Guri Barwaaqo maxaa ku dhacday musalsalki

  • @mohammetziyat508
    @mohammetziyat508 4 роки тому +4

    part 1 ilaa part 13 inta xaadirka ah

  • @mohamedawil4391
    @mohamedawil4391 4 роки тому +2

    Odaygu siduu langadhadi meday u hayo waxan ka baqaya in hadi la badho laga helo langadhad 😂😂

  • @Seed-yare
    @Seed-yare 4 роки тому

    inanTa yar dallada akhtarka leh halkeeda ahay wax yaro daaaaadaxa 😘😘😎👇

  • @shaaficicismaan6144
    @shaaficicismaan6144 4 роки тому

    Guray xaran baas iga dheh😂😂😂

  • @mohamudahmet7109
    @mohamudahmet7109 4 роки тому +1

    wiilka wiilsha Guri barwaaqo Sxb like dadka iigu balami

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 роки тому +3

    Great comedian 😆 😆

  • @abdifataahabdilaahi5273
    @abdifataahabdilaahi5273 4 роки тому +2

    On Fire Gurey🤣🤣🤣

  • @abdirahmanabdiking4132
    @abdirahmanabdiking4132 4 роки тому +2

    IsmaiL abdilahi Nin Qaran

  • @caddaaniismail8962
    @caddaaniismail8962 4 роки тому +2

    gurow waad naga qoslisaaye gobanimo ku noolow

  • @amalwadaadyare1484
    @amalwadaadyare1484 4 роки тому

    Kkkkkk qosalyaa raba xalkana usoodoono ruri Barawaaqo iyo asxaabtiisa anakala dhicina

  • @amirhb7499
    @amirhb7499 4 роки тому +2

    Inta dareensan inaa vidioga
    Tacab lagaliyay waxgarad

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 4 роки тому +1

    CaadimaaaHan filimkan qaladaadkiisaan kuhaystaaba

  • @sapnaakhalifychannel6672
    @sapnaakhalifychannel6672 4 роки тому +1

    hhhh war waxan dawado ayan la a wad iga fujiseen sxb

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 3 роки тому

    Guri bar waaqoy wlhi anuu Gaar ayan kuuu taagera casuumad kuu qaban laha hadan kugu arko adis ababa numbers kaaga soo baas

  • @abdifatah4280
    @abdifatah4280 4 роки тому +4

    Guri barwaaqo haplahay ku ilaaliyaan😂😂

  • @ahmedismail48
    @ahmedismail48 4 роки тому

    guri barwaqo yarta kale ayan ku hysta aniga ha laysiyo

  • @AhmeTt___136
    @AhmeTt___136 4 роки тому +2

    Ragay ku eryadaan😅😅

  • @sakiibrahim3152
    @sakiibrahim3152 4 роки тому

    Xalqadii ugu wacnyd 13

  • @شافعيفرحان
    @شافعيفرحان 4 роки тому

    Gurow aktar caadiyaa tahayy nio fanborjkana soo matll
    Midhaa cusubna atrshad ka dhigo laagadhadana boosad ka dhigo iyo saydhiye laba boos kk

  • @aizerman3917
    @aizerman3917 4 роки тому

    Guroow zxp haddii tol la yahay midhaa cusup bushku ahee .....igu qpo

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 4 роки тому +1

    Kuso dhawoow ABDIQAADIR LYRICS wll

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +1

    Ruwaayadaba qaladaadka ayaa ka qosol badan waa beer cadaad caadiya 🤣🤣🤣

  • @qardoyare2290
    @qardoyare2290 4 роки тому

    Gurey baryahan naca buu soo noqonayaa

  • @maxamedcali2075
    @maxamedcali2075 4 роки тому +1

    Waan dareemayaa kulaha 😅😅😅😅👍

    • @mataanmaxamed1626
      @mataanmaxamed1626 4 роки тому

      Kkkkkkkk

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 4 роки тому

      Yacni kii hore ayaan dareemayaa suu iigu dhacay iyo xanuunkii uu ibadaye litir war isaguma kaaya laabna weeyaan sheekadu 🤣🤣

  • @farhanyasin22
    @farhanyasin22 4 роки тому

    Guray Barwaaqo Waa legend

  • @ahmedhaibe3377
    @ahmedhaibe3377 4 роки тому

    Waar ismacil guri barwaqoy indr Inanta riwayada ku jirta aamina maahe inanta kle Maa la soo xayaysiiyey😁

  • @abdihamitoffcial4791
    @abdihamitoffcial4791 4 роки тому +1

    Guri parwaaQo taageero kuuwaad

  • @faadumoyasiinsamatar6194
    @faadumoyasiinsamatar6194 4 роки тому

    Kk ragay gaadhiwaayan pay ku eryadaan

  • @amaarabduleoffechal4712
    @amaarabduleoffechal4712 4 роки тому +1

    Sheekadan dhabal top Hhhhh

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 4 роки тому

    Guri Barwaaqo keep going bro

  • @dhagaqoolchannel2360
    @dhagaqoolchannel2360 4 роки тому

    Salan sare guribarwaqo tv team dhamntenba

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 роки тому

    Hahaha waad mahadsantihiin wllyal
    Qaaliyaaaaa

  • @dhawrsanmohamed3980
    @dhawrsanmohamed3980 4 роки тому

    Qosolka iska dhamee kulahaa ma qosol baa dhamaada?😂😂

  • @kaltoumragueh6288
    @kaltoumragueh6288 4 роки тому +2

    Shaw riwaayadaha rafaad ayaa laga soomara

  • @feyfeyofficialchannel2495
    @feyfeyofficialchannel2495 4 роки тому +2

    Kkkkkkkkk ninkaas guri barwaaqo riwayadiisa marku qosolka ku qurxiyo ayaan la qoslaa waa xariif

  • @AbdiwahabOfficial7
    @AbdiwahabOfficial7 4 роки тому

    Guraw waad is may dheee

  • @nimcaanfaliidh7125
    @nimcaanfaliidh7125 4 роки тому

    Guribaraaqo cameradaa iska ha gaajii deee riwaayd kasta dabkaa kaa dhacayeeee deee iska soo dabeee cameradaaaa😜😜😜😜

  • @teamdirisleofficial8151
    @teamdirisleofficial8151 4 роки тому +1

    Hhhhhh Whi guribarwaaqo wa qosol soconanaaya

  • @jaamacxirsi4682
    @jaamacxirsi4682 4 роки тому

    Guaray tan garacan xgee kakeenteen

  • @jimcaalemawliid8274
    @jimcaalemawliid8274 4 роки тому

    Madhaxlayaal

  • @dgabdirisaakchanel3128
    @dgabdirisaakchanel3128 4 роки тому

    Inantaa kahelay cusub

  • @dhagaxbuurman6443
    @dhagaxbuurman6443 4 роки тому

    Anigu Inanta Qosolkeda ku haysta

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 4 роки тому +1

    12 ragay ku eryadaan

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 4 роки тому

    Horta aaminadu qosol caruureedku daacad miyuu kayahay mise waa iskugu danleedahay

  • @geeraartv5873
    @geeraartv5873 2 місяці тому

    9:03 9:04 9:04 9:05 9:05 9:05 9:05

  • @kookooadan8542
    @kookooadan8542 4 роки тому

    gabadha buuran qosalkeda baan jeclahay

  • @hamzefantaztic7405
    @hamzefantaztic7405 4 роки тому +4

    InTa Litir Ka HeshaY🖒🖒

  • @jubayrgemar1789
    @jubayrgemar1789 4 роки тому

    Inantan Cusube Quruxda Badan Xaguu Kaso Qabtay Guray?

  • @kaltoumragueh6288
    @kaltoumragueh6288 4 роки тому +1

    Hhhhhhhhhh guray filaysana kuwani qosol ayay nagu dileen

  • @mamduuxismail6077
    @mamduuxismail6077 4 роки тому +2

    Walhi xiligasN qoslay saaada guribaraawaoy

  • @YacquubMArtan
    @YacquubMArtan 4 роки тому

    Guri BarwaaqooY. Nio Gabadhasi Xijaabka BuLuuga Igu so xidh Nin Waxan AhaY Qurbo Jogan Ahy Kkkkkkkk

  • @nafbixiwayweydmedia2962
    @nafbixiwayweydmedia2962 3 роки тому

    Guri barwaqoy aamino way ku ilaalisaa

  • @luqmaanahmed2645
    @luqmaanahmed2645 4 роки тому

    Naa anaga litir hangu ka baynin hhh

  • @munamahad874
    @munamahad874 4 роки тому +1

    Kkk

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 3 роки тому

    Sayriye