QALADAADKI TAXANAHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 191

  • @mohamedrashed1141
    @mohamedrashed1141 4 роки тому +85

    Inaad Quraanka barata waa furaha:-
    1.Raaxada Quluubta
    2.Imaanka koriinkiisa
    3.Raaligalinta ilaahay
    Intaa Iyo inkasii badan Oo Axaadiis,Muxaadarooyin fadlan:-
    Nasoo booqo whatsupp Number 0633233633 waxaad xaq uleeday inaad qanacdo.

  • @zakeriaomerjama3601
    @zakeriaomerjama3601 4 роки тому +29

    Intiina kabo la'an dawanasa o kaliyan salamay Hhhhh
    Inder markan dawanayay rewayada wxn suga Khaladad keeda Siipa si gaaran ugu Qosla ninkaa MaxaMed Suldan legend

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +16

    War Gurayow Kan Shikha ah Xagaad Ku Qarisey Wlhi Waligey Inaan Sida Ninkan Ugu Qosley Qof bini'adam ah aan ugu Qoslin.😂😂 Kkkkk Tallent buu Leeyhy Wlhi Riwayadaha Danbe hka Soo tegin..

  • @noahismael8760
    @noahismael8760 4 роки тому +19

    Shaw guriyow intaanan anagu qoslin ayad sii qosol dhamaystan😂

  • @safiyaxayd4287
    @safiyaxayd4287 4 роки тому +6

    Maxd suldaan walhi wan jecelhy lke dhac igu sii

  • @xaajixaraabo9402
    @xaajixaraabo9402 4 роки тому +2

    Shiekha qosolkisaba beer casaada 🙏👌👌👌

  • @aamiinraage5751
    @aamiinraage5751 4 роки тому +13

    Shiika qosolkiisu waa riwaayadba 😂😂

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 роки тому +4

    # 2:19. ilaah cayga waa side gurayow inaderka muxu sameeyay سبحان الله

  • @xooshjaamac3145
    @xooshjaamac3145 4 роки тому

    Shiikhu wa ba farxaani manshallah
    Aad buu caawa iga qoslisay
    Alle haka farxiyee

  • @ibrahimwarsame9396
    @ibrahimwarsame9396 4 роки тому +1

    Guray barwaaqo waa markii ugu horeysay aan chanelkiisa comment ku soo qoro waa shaqsi talent leh caawa qaladku waa kii ugu qosolka badnaa ninkaa shiikh oo mesha ku cusub wax badan bu ka qosliyey . Waxan aad ugu qosaly aniga kuma eegayo eh waa isha😃😃😃😃😃😃

  • @hamsecarab1982
    @hamsecarab1982 4 роки тому

    Anoo cadhayzan oo diiqadayzan wllhi daawadoo
    Qosol iyo oohin iz hayn karri waayay
    Igana duulizeen cadhadii i hyzaypa waan ilaaway zidaan u qoslaayay alle haydinka farxiyo zidaa aad nooga farxiseen lkn riwaayadapa ani qaladadka ayaan ka jeclhy

  • @abdiasiisahmed1929
    @abdiasiisahmed1929 4 роки тому +4

    🤣😂🤣🤣😂😂🤣😂🤣🤣😂
    omg waligay intaan qaladaad daawanay tan mid ka qosol badan maan arag walhi

  • @xaajixaraabo9402
    @xaajixaraabo9402 4 роки тому +1

    Guri parwaqoy qaladadkani waa super hit shiekhu waa riwayad socota waar karaahiyo idinku dhacdy kulaha😂😂😂😂

  • @sidiiqcaydiid2542
    @sidiiqcaydiid2542 4 роки тому +6

    waar guraw zxb qaladaadka waxa si wacan kuu lamatala c.kariin cali shaah Mr saydhiye wllhi 😅😅😅😅

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 4 роки тому +8

    Wixii 300 ka danbeya like isara wll

  • @aalkafilms5898
    @aalkafilms5898 4 роки тому +1

    Shiikha jiliinkisu waa heer sare🙏

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 4 роки тому

    kan sheekha matelaya qosol xuma bisinke waar gurayoow riwaayada qaybtani ma shidnayn ee mahasha naha soo habee masuul

  • @maxamedyaasiin3314
    @maxamedyaasiin3314 4 роки тому

    Gurow waanu ku fahanay qalad sheekaadu ka wayne waad shaqaysatay

  • @khadarcabdirooble8966
    @khadarcabdirooble8966 4 роки тому +1

    kkkk qosol intay dhaaftay gabadh ila daawanaysay way iskaadiday qosolbadanaa inta ila taageerta like ta saara hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @buuniqaran1302
    @buuniqaran1302 4 роки тому +6

    10:08 "Fooxaa cun haddii aad doonaysid ina qosolku istaago". 😂😂😂
    👇 Inta ila maqashay.

  • @drabdilahifahmi2415
    @drabdilahifahmi2415 4 роки тому +1

    Ninkii Lampard oo sheikh matalaaya gurow ninkaa waa wada qosol Ee boos muhiima kasi Riwaayada
    Talo weeye oday

  • @muunamohamuud4408
    @muunamohamuud4408 4 роки тому +1

    Guri barwaaqo inan idinLa jilo doonayaa

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 4 роки тому +5

    Gurooow aadyar joog nusbaloodhkaa qol lagaa siinayaaye😂🤣

  • @shuaybaden7485
    @shuaybaden7485 4 роки тому +13

    Waar shiikhu qosol yaro filinuu leeyahay😂😂

  • @asmakhaliil7722
    @asmakhaliil7722 4 роки тому

    Alla beerka walhi guray wuu kaa qoslinayaa walhi

  • @4E_Official
    @4E_Official 4 роки тому +7

    Anaa u horeeyay wacda allah
    Inta iga danbeysa walaal subscribe ii saara😘😘✋✋✋✋✋

  • @maxameddhegjar8649
    @maxameddhegjar8649 4 роки тому

    Labada nin ee sheekha la fadhiya ninka koodhka xidhan ma qosol badna

  • @ayaanmohamud6032
    @ayaanmohamud6032 4 роки тому

    Xaarwada waa xafadan ku dhashay burco anoon soo arag allow ha idilin

  • @cabdifataaxalcasiisicabdif2029
    @cabdifataaxalcasiisicabdif2029 4 роки тому +7

    Qaladaadka riwwayadan kajeclahy😍yaa ila mida

  • @mohamedwadne2076
    @mohamedwadne2076 4 роки тому +9

    kan shaadhka madaw wad qasbayseen shaw silicbad ku duubteen🤣🤣

  • @mohamedonkod5301
    @mohamedonkod5301 4 роки тому

    Walahay qosolkii aduunkaa cibadada ayaa kubiyo dhigtay

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 4 роки тому +1

    Ninka shiikha ahi wllhi wuu iga qosliyey

  • @mupaarikabdale793
    @mupaarikabdale793 4 роки тому

    Waa guri barwaaqo yaa kuso garaac zxp qali

  • @nimcoabdi7466
    @nimcoabdi7466 4 роки тому

    😀😀😀😀😀😀😀😀😀🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Alla Beeeeer casaaad wayna cawa shiikhu qosolkiisaaa kahelyba

  • @ugaaskageesk4893
    @ugaaskageesk4893 4 роки тому

    Kaa ina suldaan mesha mardembe ha kiina hadii kale time idunka dheeranaya

  • @abdirahmanfarah7268
    @abdirahmanfarah7268 4 роки тому

    Kheekha so badi guroow
    Waa nin adage

  • @abdirizacklipan4330
    @abdirizacklipan4330 4 роки тому +1

    Legend weyn ismaciil abdi

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 4 роки тому +1

    Kan shaatiga madow jiliinka hakuso dari nina qosolka kaso horeya 🤣😂🤣🤣😂😂😅

  • @khadarhasan7062
    @khadarhasan7062 4 роки тому +5

    Inta imika qaladaadka uun dawata riwaayadaha ka tanasushay☝

  • @Ahmed_sh.khalif10
    @Ahmed_sh.khalif10 4 роки тому +1

    Mnsha allh guribarwaaqo io azhaaptiisa waad salaaman tihiin
    Azhaapta qliga subscribe isaara

  • @adoontiialle3398
    @adoontiialle3398 4 роки тому +2

    Sheikh qosol uso download gareya😂😂😂

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 4 роки тому

    sheekhu talent buu leeyahy

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 4 роки тому +1

    Caawa beerki ba icasaaday wllhi
    Wadaadki baan ku qoslayaa qosolkiisa
    Astaqfirulaaah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cisiidsaalax716
    @cisiidsaalax716 4 роки тому

    Midka wadadka kujilaaya waa mid funnya wlhi 😂😁😂😁

  • @xulproduction7735
    @xulproduction7735 4 роки тому

    my Brother.s hore usocda rag iga qosliyay ismaacil and xerta qaaliga

  • @ridwaancrixmaan4991
    @ridwaancrixmaan4991 4 роки тому +1

    Guraw sxb shiikha ruwaayadaha danbe haka Reebin 😂

  • @nabiildalab2675
    @nabiildalab2675 4 роки тому +5

    Gurow madobe langadhe igu slan landheere lkin modowga hadiidin dheh LOL 😂 🙏

  • @rahimaridwa752
    @rahimaridwa752 4 роки тому

    sheekha Qosalkiisa Ayaaba beerka I cadeyey 😂😂😂😂😂

  • @liibaansiciid2819
    @liibaansiciid2819 4 роки тому

    Guri barwaaqo nin taalanti leh ✌

  • @mursalabdiismail998
    @mursalabdiismail998 4 роки тому

    Ku tageera guri barwaaqo from istaaanbul turki

  • @XamseAadan-wo2ru
    @XamseAadan-wo2ru Рік тому

    Maxamed zuldaan madaxa qosolka farxaan wlhi

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 4 роки тому +1

    Qalaadaadka Baa Ka Qosol Badan Riwaayada

  • @cisiidsaalax716
    @cisiidsaalax716 4 роки тому

    Riwaayadaha guribarwaaqo waxaan kasii jecelahay qaladaadka nolaada waligiin dadjiraa tihiin wlhi farax baan idinka helaa😁😁😁😁

  • @mohameddeeq7977
    @mohameddeeq7977 4 роки тому

    Sxb midkaan shaatiga madow qosol ayaa ka soo haray waa runoo guri barwaaqo hadiiba uu hadlo anigaba isma celin karo balse CALI qoslaaye jilaa maaha 😂😂😂

  • @Eng-Hilal_Abdirashid
    @Eng-Hilal_Abdirashid 4 роки тому

    Sheekha qosolkiisa wax kale 😂😂😂😂😂

  • @barrehurre5197
    @barrehurre5197 4 роки тому

    Nio sheekhu qosol mcaaana😅😅😅

  • @abdirahmannacho4832
    @abdirahmannacho4832 4 роки тому +1

    GB Drama actor Madan muslima like usaarayn 😁

  • @nimaohureiri9635
    @nimaohureiri9635 4 роки тому

    Maxamed suldaan waa aabaha qosolka

  • @caabiawgaas7991
    @caabiawgaas7991 4 роки тому

    Guri barwaaqo walahii sii baadi

  • @abukarsadiq4809
    @abukarsadiq4809 4 роки тому

    Wlhi waa inta igu denbaysaa igu qosol badan kaa reer miga ah kula sheikh intaa iga daa ma qeyta ka keentey 😂😂😂

  • @ciiltireofficial1209
    @ciiltireofficial1209 4 роки тому

    Zheekhu iga qzliyey wllhi😀😀😀😀😀😁😁

  • @Mohamed.alamin7478
    @Mohamed.alamin7478 4 роки тому +2

    Waxaad moodaaba inay qaladaadku riwaayadaba ka qosol badanyihiin😂

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 4 роки тому

    Wlhi wuu iga qosliyay kan sambabka maxa isku tihin😂😂😂😂😂😂

  • @dheehmaxamud3958
    @dheehmaxamud3958 4 роки тому

    QozoLka shiiikhaNuh ku hyzaNaaa😅😅😅😍

  • @mohamedkazzim4976
    @mohamedkazzim4976 4 роки тому +1

    Weligy qaladaadka gurey maan daawan wlahi wan beer casaadey 😂😂😂😂😂

  • @Jiilka77
    @Jiilka77 4 роки тому

    Guri barwaaqo nin weyn ku aaminsanhy lpx ❤❤❤❤🌷

  • @cabdifataxcumar5848
    @cabdifataxcumar5848 4 роки тому +1

    Kkkkkkk wlhi riwaayadaba waxa ka macaan khaladaadka

  • @zureer5014
    @zureer5014 4 роки тому +1

    kuMa eeGayee waa ishaa xun kuLaHaa alla beerka😁😂🤣🤣🤣🤣

  • @alisaed8752
    @alisaed8752 4 роки тому

    Guri barwaaqo xagaad marise shoodhe guri barwaaqo huunle

  • @nimcoabdi7466
    @nimcoabdi7466 4 роки тому +1

    Hhhhh sgiiikhu qosol wacnaaaaah😀😀😀😀😀😀😀

  • @asmasaleban2050
    @asmasaleban2050 4 роки тому

    Qaladadki ugu qosolka badnaa

  • @zapitchannel3289
    @zapitchannel3289 4 роки тому +1

    DabkiinA maxaa ruday uun wlaalayaal kAamarada

  • @mohamedabdieidan4900
    @mohamedabdieidan4900 4 роки тому

    Alabtan shaadhka madawle 😅way qoslaysaaa uun

  • @deqaelmi6328
    @deqaelmi6328 4 роки тому

    Sheeqa iyo teamkiisa waa xaraabo miiran

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 4 роки тому +2

    8:32 hooyada wZ kuLaHa hhh

  • @openheart719
    @openheart719 4 роки тому

    Wlh khaladadka ka qosol badan ba

  • @barkhadsuuriya2203
    @barkhadsuuriya2203 Рік тому

    Intiina kabo la'aan ku daawanaysa muuqalkan wan idin salamay 😂

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 4 роки тому +5

    Ninkaa dhexe ruwaayad dambe haku soo darina sida wax loo jilo ma yaqaan❌

  • @barkhadsuuriya2203
    @barkhadsuuriya2203 Рік тому

    Nimanku waa nimanka dhacee haw qoslin hhhh

  • @abdirizaqyaasiin9788
    @abdirizaqyaasiin9788 4 роки тому

    Kulahaa xageed iskugu farxaysaan

  • @nabiildalab2675
    @nabiildalab2675 4 роки тому +2

    Yaa waduud wadadka wax kale 🏫

  • @dadkuuictirafkuhwaalay4246
    @dadkuuictirafkuhwaalay4246 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Shiekha qosolkisa

  • @RashkaDeyr
    @RashkaDeyr 4 роки тому +2

    Sheekooyinkii naga soo qabo guroow

  • @kaltoumragueh6288
    @kaltoumragueh6288 4 роки тому

    Maxamed Suldaan halaga saaro filimka waa wada qosol kalmed kasta wuu kuqoslaya

  • @abdilahick9075
    @abdilahick9075 4 роки тому +7

    Inta sugaysay qalaladka like igu qabo

  • @faarahomar4632
    @faarahomar4632 4 роки тому +4

    Inata napiga jecel kuzali subscribe zar
    👇💯😪

  • @abukarsadiq4809
    @abukarsadiq4809 4 роки тому

    Ali ceeri gaabo ku badan ninkaasa qosline wlhi kan wada gaxida ah😂

  • @cabdilaahixasan9106
    @cabdilaahixasan9106 4 роки тому

    gurow ninka shaadhka madow ha ku soo darin riwayd danbe

  • @abdirashiidahmedawed635
    @abdirashiidahmedawed635 4 роки тому

    Safiyaay xgad jogtaa *xaarwada*😅😅😅🤣 aar cilmiyo bdanaa guray

  • @liibaansiciid2819
    @liibaansiciid2819 4 роки тому

    Guri bar waaqo itaxaan maduxuu ka gujinayaah 😂😂😂😂

  • @dhammacdhc2165
    @dhammacdhc2165 4 роки тому

    Guray sambabku waa maxay

  • @sowdagaradabdi5173
    @sowdagaradabdi5173 4 роки тому +1

    Hhhhhhhhh war Sheikha caadi ma ahan

  • @aagaanyare3955
    @aagaanyare3955 4 роки тому +2

    🤣🤣🤣🤣
    wadadka Qozolkizaba xaraaba wlhi🤣

  • @waayeel34channel2
    @waayeel34channel2 4 роки тому +1

    Gorow reer sahalki saxada ahaa ma tihid 😵😵

  • @tallasame7248
    @tallasame7248 4 роки тому

    Hhhhhh wllh rag qosol iga dhameyey guuleysta sxb yaal

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +1

    Hhhh wlhi beerka i cadaadey ruwayadaba qaladaadka ka qosol badan

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 4 роки тому

    Mohamet sultan iyo guribarwaaqo duriyadi gobalka ragga

  • @israadenosman4965
    @israadenosman4965 4 роки тому

    kkkkkkkkk qosolkii aduunka😂😂😂😂

  • @nasrasky9068
    @nasrasky9068 4 роки тому

    Shiikha qosolkiisaaa😂😂😂😂

  • @dadkaurooncali3410
    @dadkaurooncali3410 4 роки тому

    Gurow ma iskiisadad cuntay markad yarayd waadigan leh xagaynu mareynay