DAAWO: Ciidanka Xoogga oo ka gadooday 7 wiil oo aano qabiil loo dilay & Kacdoon Hiiraan..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 60

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 13 годин тому +1

    Wllahi wnka xumahay ciidamadas ldowladaa ee wadanka gargarayey in lodilo qaab aysan mudneynin mcno darana lagulayo😢illhey ha unxristo dhmntod kandhawacana rbi habogsiyo aamiin yrabbii coladana allaha naga reebo😢😢

  • @HappyCherryDumplings-hg9no
    @HappyCherryDumplings-hg9no День тому +4

    Xasan sheekh wuu inoo sheegay in uu caruurtiisa ushaqaynayo fooqyana udhisayo

  • @HabibaNoor-n2c
    @HabibaNoor-n2c 2 дні тому +6

    Alle hanaxaristo usheega sanbalosho iyo kiilahaa darood jareer ayaa kabada hadifaaco dadkis xawaadle Waa gobgob dhaleen

    • @Cadkapio7
      @Cadkapio7 21 годину тому

      2labo beelod aya is hesata jarer mxa naga galay

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 День тому +3

    Abgaal khayrul masuul soomaali ceebeeye

  • @CabdirixmaanFaaraxcali
    @CabdirixmaanFaaraxcali 2 дні тому +4

    Anagoo joogna pulled waxaanu ka xunahay dilka loo geystey wiilasha askarta ah hadaan nahay ciidamada soomaaliya meelkasta ha joogeene waa ka xunahay dil wiilashaas askarta ah waana ciidanka xds u aaraa wiilashaa hadii kale dhamaan tuutaha hala dhigo dabar goynta ciidanka xds waa in laga dhiidhiyaa waana katacsiyeynaynaa wiishaas xaq darada lagu laayey ax ax.waa murugo arintaasi samir iyo iimaan allaha naga siiyo. Xasan biiq na allaha naga qabto ciidamow go.aan dalka ka gaara reer reerka xoora oo dalka dadka iyo diinta hala badbaadiyo

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 2 дні тому +7

    Dowladii somaliyeed waxay isugu timid xasan dhiiqo iyo beeshiisa

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 День тому

    Masha Allah Fariid

  • @rahh4137
    @rahh4137 2 дні тому +3

    waxaan aad iyo aad uga xumahay dilka loo gaystay ciidamada qaranka ee dalka iyo dadkaba daafacayey. Illaahay waxaan ka baryayaa in uu Soomaaliya dhibaato ka hayo maslaxo dhax dhigo oo ay cadawgooda meel uga soo wada jeestaan.

  • @boradamuqdizhaawi7613
    @boradamuqdizhaawi7613 День тому

    Waan ka xunnahay waxa dhacay anagoo abgaal ah ee dadka heesku dirina 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 2 дні тому +4

    Dàdki layay askarta qaranka somaliyeed
    Wa ina la mariya maxkamad milatari

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x День тому

    Qarannlmada waxaan aqoon ayey gacanta ugu gashay sida xasan iyo reerkii

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 дні тому +4

    Xasan xumow iyo xamsaaaaa Ka massul ah
    Xabbbbsiga dhiga

    • @MaxamudCagalule
      @MaxamudCagalule 2 дні тому

      Xasan shiikh dheh xamse wa nin mesha isaga mishaar qaata un

  • @carooneboy
    @carooneboy 2 дні тому +3

    Waa qalbi jab wlhi, shaley wixii dhacay

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 2 дні тому +2

    Walaalo dawladnimo majirto ee ordoo guryihiina kala aada askartii cadawga nagaxoraylaha baasidaas looxasuuqaa soomaaliya ilaahbaaumaqan

  • @billadhaji
    @billadhaji День тому +1

    War meeshaan dawlad majoogtee walaalayaal wiilashiina ilaashada

  • @yussufmohamedahmed1037
    @yussufmohamedahmed1037 2 дні тому +2

    Waa sax wlh

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 День тому

    Soomaali waxa meesha dhigay, waa isla xisaabtan la’aan ee dadoow taa ha la ogaado.

  • @CabaasSalaad-y4v
    @CabaasSalaad-y4v 23 години тому

    Waa in si deg deg ah loo soo qabtaa askartaas cidii Lewsey qabiilkey doonaan ha ahaadeen

  • @sahramahbuub4415
    @sahramahbuub4415 2 дні тому +2

    Maalin kasta
    Askarta waa lalaayaa

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 2 дні тому +2

    Sheekadan waxey kusoo dhamaan doontaa in shabaab la iskuwada dhiibo reer walba yaanan lagaa hormarin inta la isdhahaya shabaab baa la iskuwada dhiibayaa walee sidani tala maaha dadkan qabiilada isu dhameynayaa shabaab baa yaqaan mudankooda lugaha iyo gacmaha kawada jaraya , dowlad dastuur gaala wadataa walee aanan kheyr iyo nicmo laga sugeyn ee somaliyeey ilaah baa islaam naga dhigaye sidan hala isku dhaamo

  • @HassanHajir-f2g
    @HassanHajir-f2g День тому +1

    Hasan sheeq ha is casilo. Somaali waxuu kudayin malha dadki lalaayo iyo dhul boob iyo barakac

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 2 дні тому +1

    Wadama gaalaan kunoolnahay oo amaakeena ilaalsho oon cadaalad kuhaysanaa cidina nagumasoo xadgudbikarto inagoo muslim ah oo walaalo ahna eberbaan iskadhignay war ilaahay labaqa oo qabyaalada dhaafa aniga hada ciyaalkayga qabiil mabarin manayaqaaniin qabiilkooda danbimaa iiga imaanaa markaan arkay meelwalba oo soomaaliya oo ololaysa qabiilkii siqaldanbaa loo isticmaay reerwalba gurigiisa alshabaab hakadifaacdan

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 дні тому +2

    Waar ragaa hala laayo hala soo qabqabto nacala dhale gunta xata nadaxwayne haday qaraabo yihiin

  • @ggs-r4i
    @ggs-r4i 2 дні тому

    Waa runtiisa hala soo qabto cadowga diley ciidamada soomaaliyeed

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 День тому

    Abgaal dawlad mahogaamin karaan

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 2 дні тому +3

    Sorry ciidankii soomaaliyeed ee 5.tii sano fsrmaajo soo tababaray hadii qabiil loo gumaaday weyna niyad jabeen😢

  • @Limitless_enjoyablegames
    @Limitless_enjoyablegames День тому

    Somalia is so unfortunate.
    34 years and still fighting 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 День тому

    Eeygaas xassan xaaraan ciidankeena dilay haloo aaro

  • @abduibra6879
    @abduibra6879 День тому

    Run badanaa afka alakamagoyo

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 2 дні тому +1

    Qaran ma jiro ee kukala dareera waxan xasan sheekh ayaa ka danbeya ilaa hada kama hadlin , nin walba gobolkisa ha utashado

  • @aliabdullahihassan3320
    @aliabdullahihassan3320 День тому

    7.marexan o lugu Dilay gurucel
    Mxa lo qabn wayay

  • @abduibra6879
    @abduibra6879 День тому

    Geesigeesidhaley

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd День тому

    Asc

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 дні тому +1

    Cidamada o dhan haka baxan abgaal iyo jareertoda ha iskuharan wayo abni majiro xasan tuug aya qabilada kale hoos hoos u laynaya si abgaal bis iskugu so haro o ay beri kudifacan kursiga

  • @cabdixakiinmaxamed3503
    @cabdixakiinmaxamed3503 20 годин тому

    Adiguba ciidan qaran oo guriceel fasax aday wadigi layay marka Shaqadu waa shaqo hawiye

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 День тому

    ASC, waa in kacdoon lagu qaado Maamulka Xasan sheikh Cidankii wuu shirqooley, dalkiina wuxu u saxiixey cadow,wbt

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 2 дні тому

    Waan ka xunnahay waxa lagula kacay ciidanka qaranka

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 День тому

    Dalka oo dhan gees ka gees waa gubanaa dakii qabiil qabiil uu isugu laayey Xassan maxaa loo fiirsanaa maa leyska qabto

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487

    Subxanallah allow somali kalaa badbaadi war nimanyahow iyo gabdaba umadan somaliyed sow direr iyo dagaal sow kama ilbaxaan oo kama dalaan hawmani yirs war hoye Hassan sheik mahamud dalka halaga qabto rabi umada hakaso qabtii

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 дні тому

    AXA AXA AXA AXA AXA 😮😮😮

  • @NuuriyaXirsi
    @NuuriyaXirsi 2 дні тому

    Miloodaya. Kuwii. Guurceel

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x День тому

    Xassn reerkiisu kow iyo sagaashankii ilaa hada ayey laynayaan umadda somaliyed maxkamadna maqabato wayo waxaa weye xamar unukaa leh

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 2 дні тому

    Dowlad ma jirtee reerihini aada tuugo ayaa somalia gacanta ku dhigay oon ciidan dan ka lahayn.

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 День тому

    Guur huurte in la dhameeyo Sakarya wuu Rabaaa . Hassan dhiiqo iska Qabta 😂 hadii kale fari kama Qodna faanoole waa idinku socon 😂kuwa gobolada la geeyey Soow Warankii maahan Qabiil loo isticmaalayoo hh😂ha idinka Saarto

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 2 дні тому

    bal eeg siday u hadlaayaan dakaan cawaanta ah dhacdada dhacdada dhacday waa ka wada xunahay lakin dadka hadlaayo waxay u jeedaan qabiil ha isku xishoodaan

  • @AbdiRihman-w1z
    @AbdiRihman-w1z 2 дні тому

    Askartasoomaali ale haunaariito xasan shiq madaxweeyne hadaadtahay Askari maamulgoleeddilahayo ooqaabiildilahayo wayaamedilay

  • @LaylaAbuukar
    @LaylaAbuukar 12 хвилин тому

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @baxsan698
    @baxsan698 День тому

    Subxanalaa war soomaaliyey nasta allow qabiilow laguwaayo kii hadlaba midkalow kurafta warbax oo sooqabta kuwii dadka laayay ninkan oo kalana yan idaaco lagasodeyn qosba dawladnoqdey wardadka ladilay soowada qabta beenta iyo nabidana iskadaya oo alle kacabsada

  • @Pythroxvo
    @Pythroxvo 2 дні тому +1

    Tell that Hassan munaafuuq

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 дні тому

    Xawaadle wa gumobey hadi aysan abgaal cawaan ka arsan

  • @MaryanhusenCisman
    @MaryanhusenCisman День тому

    sooqabta dambii layaasha raadiya ootoogta

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 дні тому

    DAALINKAAN DENBI DAALIN GALEY DADKA ISUGU DIRAYA DOWLADU TALAABO HA KA QAADO KII ASKARTA LAAYEY IYO KAN DADKA ISKU KICINAYA WAA ISKU MID

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 День тому

    Xsm fashiluu

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h День тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 2 дні тому

    Hasan munaafaq iyo dameerihiisa hala iska celiyo Nacalad haku dhacdo hasan munaafaq..