Dhimasho ayaa lagu xisaabiyay oo tacsi ayaa loo dhigay laakiin ma dhiman hada ayay hooyo ogaatay in.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

КОМЕНТАРІ • 25

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 25 днів тому +3

    Illaahay ha kuu soo fududeeyo wiilkaaga hooyo somaaliyeed amiiin amiiin yaarabi

  • @ashawooo
    @ashawooo 25 днів тому +2

    illahaya ha ku sahalo mamma Wiilkaga rabi asiga nabda Qaba allaha soo fudeya illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya inta sheera tira illahaya qeera ha siya

  • @HassanMuuse-j8d
    @HassanMuuse-j8d 25 днів тому +5

    Hooyo wiilkeda haduu nolyahay alaha usahlo aamiin yaa Rabi

  • @user-pe5dx4eu8z
    @user-pe5dx4eu8z 25 днів тому +2

    Sorry sorry sorry mama Allah U sahlo Amin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Amin ya rabi

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 25 днів тому +2

    Alh soo sahlo insha alh

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl 25 днів тому +1

    Allha u sahlo wiilkeeda

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 25 днів тому +2

    Very painful Story

  • @CabdirahmaanCariif
    @CabdirahmaanCariif 24 дні тому

    Hooyo mcn hooyo mcn allah ha ku sahlo insha allah waad heley saa

  • @ju4965
    @ju4965 25 днів тому +3

    Hooyo macaan Wiil keeda haduu nol yahay Allaha usoo sahlo

  • @user-hq9jk9hj6r
    @user-hq9jk9hj6r 18 днів тому

    Agoonyar dheh eedo waxa kale iska daa allha kuso sahlo wiilka amiin

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 25 днів тому +1

    Allaah ha salo Aamina Aamina yaa allaah

  • @HappyCheckers-nw2mf
    @HappyCheckers-nw2mf 25 днів тому +2

    Alla ha kuu sahlo asagaa Awood leh

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 25 днів тому +2

    Allahayaw soodabad celi yaarabbi🤲

  • @foozia426
    @foozia426 24 дні тому

    Ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ❤

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 24 дні тому

    Alloiw u sahal wiilkeeda

  • @tiltil8072
    @tiltil8072 25 днів тому +2

    Waan ku salamaye wall

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 25 днів тому +1

    Islaantaan kuma fahmin aadbayna khatar utahay in la dhaco alaha kabadbaadiyo baadideedana alaha usahlo

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 24 дні тому

    Allaha usahlo wiilkeeda

  • @khadramuse1218
    @khadramuse1218 25 днів тому +1

    Alla illohow usahal

  • @caraayesharif9669
    @caraayesharif9669 25 днів тому

    Ale ha sahlo hadoow noolyahay

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 18 днів тому

    Hooyo 😢😢😢

  • @hinnaikraanbeautysalon7811
    @hinnaikraanbeautysalon7811 24 дні тому

    Walalayaal illaah baan idingu dhaarshee walalkey ilaraadiya aabahey dhaley aabo manoola hada oo wuu dhintey asako askari ah buu baladxawo ama burco wiilkudhaley kadib hooyadi beykala tageen wiilki oo 1sano jira markaasba ugu wardambeysey aabey waxaa ladhahaa cabdi cabdule xasan waa hawiye habarkidir saruur waxaan maqley in wiilku uu intaa ogyahey wayo wiilka iyo hooyadis mar adeerkey baa gaalkacyo ku arkey asakoo 4jir ah waxaan umata somaliyed ka codsanaya iney ilaradiyan wiilka walalkey ah 😭