Ustaad sabriye waxaan bilaabay workout split PPL 4 days, lakiin madama ay muhiim tahay in muruq walba ugu yaraan laba jeer exercise laga sameeyo asbucii waxaa meeshii ka baxay leg workout. Shoulder, Triceps, Biceps iyo back ayay noqotay 4 days kii. Marka split kaas ka soo hadal sida ugu wanagsan oo muruq walba laba jeer loga alminyayn karo.
Waan kuu mahadin Alle ka sokoow isbadal aad u badan baan hayaa ❤
Thanks coach
Macalin welcome back thnk you
Jazaakalaahu kheyran Coach Sabrie . Waxaan kaa codsanayaa in aad video ka sameysid Exercise ka iyo Diet ka u wanaagsan Eractile Dysfunction ka .
Ustaad sabriye waxaan bilaabay workout split PPL 4 days, lakiin madama ay muhiim tahay in muruq walba ugu yaraan laba jeer exercise laga sameeyo asbucii waxaa meeshii ka baxay leg workout. Shoulder, Triceps, Biceps iyo back ayay noqotay 4 days kii. Marka split kaas ka soo hadal sida ugu wanagsan oo muruq walba laba jeer loga alminyayn karo.
Ani likigu uu iso biixi waya taliye iso diir
Misanka wu istaage inu dhaco
Walaal aniga qof dumar ayan ahay waxa iskajare 16 kg lakin wajiga kacaatobe i caawi please
Abowe iso jawab waxan ahan jiirey 113 kg hadane waxan ahy 80kg waxan Iska ridey 33kg wax gym ah ma adin jiirkane woii jiilcey maxan sameya😢
Cunto protein badan leh cun jimicsi samee
@nurfunny6411 hada maliinti waxan karsada ruwac baris iyo hilim iyo yayu bas salid maku daro intaas cadi miya
Qofka sports ka video ka so samey
mhAD sanid mcln
Linka whatsapp macalim