Safar ganacsi Part 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 142

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 роки тому +63

    Inta jecel nabi Muhammad SCW isoo raaca ❤

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 роки тому +2

      الله مصلي على محمد و على آله و صحبه وسلم

    • @farhiajama5556
      @farhiajama5556 2 роки тому

      SCW SCW

    • @abdikhadar7534
      @abdikhadar7534 2 роки тому

      Nabiga csw anaga dhan ayaa wada jecel oo ah islaam. Isoo raaca maxey tahay waxyaheey waalan naa wax makuu sheegaa nabi muxamed صلى الله عليه وسلم haku raadinin like. Kaliyah waxaa kugu Filan in aad dhahdo halagu saliyo nabi muxamed عليه الصلاة والسلام. Intaas hadii aad fahantay waa alxamdullilaah hadii aadan fahmine hade waxaa noqoneesaa naag edab daro wado iyo kibir iyo jees jees. Damiir hadaa leedahay nabi muxamed xabiibkeena rasuulkeena عليه ا الصلاة و السلام marnaba jeclow oo xuskiisa Badi. like iyo edab daro haku qaraabanin waan kuu digaayaa walahi akhlaaqda ayaa kugu yar. Adiga iyo kuwa kula midka ah.

    • @maryanhuseen4625
      @maryanhuseen4625 Рік тому

      Salalaahu cayhi wasalam

    • @fadumahassan1828
      @fadumahassan1828 Рік тому

      Scw scw scw ❤

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 2 роки тому +7

    Manshallah qofta wax laga qaadi waayay Naag nool iyo Ninkeeda oo ka daran , walee dad kii waad ka waasheen waa idiinku waasheen, Isku waara abid kiin markasta Bishamalabka Maanshallah l.

  • @umalkhyr1507
    @umalkhyr1507 2 роки тому +13

    Niciimay wll alle ha isku kiin barakeeyo awlaad baariyana alle hydinku deeqo wll cayda iyo.buuqa iyo dad u jawaabida iska daa noloshaada qurxiso oo sidaa jawigaa dagan iska jir wll

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +1

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤

  • @zariza897
    @zariza897 2 роки тому +9

    Masha Allah nacabku darbiyada ha jiidho.
    Isku waara danahoodaay ijaabada la gurayaane

  • @nasriinacadey8920
    @nasriinacadey8920 2 роки тому +12

    Dad baa sidey kaga daba qeylinayen waa ay xiiqeen waa ay ku gaari waayeen joker guuleyso ♥️😍

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 2 роки тому +4

    Maasha Allah xafidullah barkallah tabarkallah Allah hadin siyadsho faxad Beautiful family 🙌🤗❤️❤️❤️❤️🌹❤️🌹❤️❤️❤️❤️🌹❤️🌹

  • @saredofaraxg6657
    @saredofaraxg6657 2 роки тому +5

    Nabiga kusoliya scw scw scw

  • @abdisalamyuusuf9215
    @abdisalamyuusuf9215 2 роки тому +9

    manshaa allah ilaahay ubad baari haidsiiyo aamiin

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 роки тому +4

    MA SHA ALLAH Dumashi n walaashey Naciima iyo. Walaalkey Ilkacase Noolaado Taageero #1

  • @maryanmohamed7478
    @maryanmohamed7478 2 роки тому +5

    Naciimo masha allah wll no more cay xita hadi lagu cay wayo dadka xun waxay jecelyihiin in lala xumado

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 2 роки тому +7

    Nabad kutaga kusoo laabta gurigiina👏👏👏 king 🤴 and Queen 👸🎈🎈❤️❤️❤️🎊🎉🎉🎉

  • @ayaan5049
    @ayaan5049 2 роки тому +8

    Masha allah family beautiful 😍 ❤

  • @indhouroonali8938
    @indhouroonali8938 2 роки тому +5

    Walasheey iga yareey naciimo qaliif dheere Allh ubad qeyr qaba ha idin siiyo

  • @fardowsafarah
    @fardowsafarah 2 роки тому +3

    Masha allah Nice to see you my sister you and your husband welcome back keep going

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 роки тому +5

    Waa kuu xiisnay gacalo Illahay haku Xifdiyo

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому +4

    Masha alaaaaah xafidullahi

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 2 роки тому +2

    Mashaallh isku waara❤❤❤👍💯💯👍❤❤❤❤

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 роки тому +1

    Masha Allah my sister and my brother 💯💎👍👑🌹👑🌹👩‍❤️‍💋‍👨👈👍👏👏🎉🎉

  • @qaddoapdla9357
    @qaddoapdla9357 2 роки тому +7

    Aallh ku dhowro ❤️❤️❤️❤️

  • @fartuunhusen7643
    @fartuunhusen7643 Рік тому

    Mashallh

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial 26 днів тому

    M.A abayo alle haku fududeyo safrka xbbti YouTubkeyg iso boqo xbbti ❤❤😢😢😢😢😢

  • @hamdijamac1543
    @hamdijamac1543 2 роки тому +2

    Mansha alllah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 роки тому +2

    Maasha Alaah Abaayo❤

  • @khayrtoali7217
    @khayrtoali7217 2 роки тому +4

    Heblayadii kale iyaduna halkee bay soo bandhigi doontaa? Greece mise maleshiya. Ninkii holiday ayuu ka dhergay.

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 2 роки тому +4

    Wax kle guulaysta nacabku dhexdina kugubay 😊❤️❤️👏👏🤩😌😌

  • @halyeygagabdhiisa4072
    @halyeygagabdhiisa4072 2 роки тому +3

    Masha allah tabarakallah isku waaraa lkn walaley cadawga allaha kaa qabto midaan ijaaabo la leeyahay minoyardada miyaa mise maya. Maxeey manata dhan ilkacase isku dhajinaa xitaaa maba soo saarto ineey jirto iyo ineeeyba joogto ma kala jeceli. Lacak aan heestaa iyo balaq nin aan naag qabin ha ku soo guursato🤣🤣🤣 ee walaley ilkacase ma qabaa ijaaabo maya ama haaaa

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 роки тому

    Mansha allah tabarekalah inadertay iyo inabtigey ale heysku kiin barakeeyo cadowgiina cagta hoostiisa

  • @lulmohamedjama9497
    @lulmohamedjama9497 2 роки тому +4

    maansha allaah keep going

  • @fadumojama21
    @fadumojama21 2 роки тому +1

    Masha Allah ❤❤❤ indr keep going

  • @hibomahamed5147
    @hibomahamed5147 2 роки тому +2

    Guulaysta 🥰🥰🥰🥰👍👍

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 2 роки тому +2

    Mashallah mashallah the most beautiful couple in the world Mashallah
    Ilxun nima aragto 😘🥰

  • @fardowsaali9014
    @fardowsaali9014 2 роки тому +1

    Maasha allaah farxad kunoolaada ❤❤❤🌹🌹

  • @Kuwait-rb5ic
    @Kuwait-rb5ic 2 роки тому +6

    Naciima jokar habo mcto ❤️❤️❣️❣️❣️❣️❣️❣️

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Рік тому

    Boqarada somaliyed niciimo waan kusalaamey iyo qays

  • @manzurjoj3588
    @manzurjoj3588 2 роки тому +1

    Great couple

  • @hibao9569
    @hibao9569 2 роки тому +2

    Jookar my sister hore usoco

  • @fathiamohamedabdi8767
    @fathiamohamedabdi8767 2 роки тому +1

    Mashallah nolowda

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 2 роки тому

    Masha Allah 🤴🏽👸🎉

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 роки тому +1

    Asc king Wamo iyo Queen mudug keep going,

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 2 роки тому +3

    Markaad taada raacato dadkana tooda ayay raacanaayaan waaana sida ugu haboon in Qofwalbaa tiisa uu raacdo, Nimco toolmoon taada wado.

  • @fatimaabdicasis7140
    @fatimaabdicasis7140 2 роки тому +1

    Mansha allh jookar illhy haydin xifido

  • @bushracadey2319
    @bushracadey2319 2 роки тому +5

    Nimco jookar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyorashid5129
    @safiyorashid5129 2 роки тому

    Masha allah ❤allah ha idin xifdhiyo walalyal

  • @xayatabdi3919
    @xayatabdi3919 2 роки тому +8

    Nacabku darbiyada hajiiro

  • @sacido1721
    @sacido1721 2 роки тому

    MAANSHA alaah Niciimo Joker guuleyso waligaaba Sister

  • @baribaridahir4175
    @baribaridahir4175 2 роки тому +2

    Love u

  • @khadijo1396
    @khadijo1396 2 роки тому +8

    Mashaallah isku waara Beautiful family

  • @ShukriXasan-ij8zx
    @ShukriXasan-ij8zx Рік тому

    Abayo ilahey ha idin xafido adiga iyo seygada

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Рік тому

    Kkkkkkk Naciimo waa qosol bay igu dishay

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 2 роки тому

    masha allah hore u socda

  • @ladanitaomar4505
    @ladanitaomar4505 2 роки тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaibrahim5854
    @ashaibrahim5854 2 роки тому

    ❤❤❤❤❤good keep going

  • @zaynshiine
    @zaynshiine 6 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 2 роки тому

    Waxakaraabna jookareey Every day inaad sogashiid wananoosoogaliisey riwayadiihi qosokabadana waan u xiisneey mise laga siixiir ama lagaga siixreey soogal msliinkasta saxiibeey ku xisneey

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 2 роки тому +1

    Black boorso waa yar tahay. Masha allah isku waara ina habreed

  • @elenamiya7047
    @elenamiya7047 2 роки тому +2

    Alaa jclyaa qees Naa nimcooy Bos maihaysaa na 😂

  • @hodanduale13
    @hodanduale13 2 роки тому +1

    ❤❤❤❤❤manshalha

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 2 роки тому

    MnshaAlh❤❤❤

  • @ruqiabashir2226
    @ruqiabashir2226 2 роки тому

    Waa waawalatay niciima jookar

  • @mursalali2085
    @mursalali2085 2 роки тому +2

    Keep gobin 🩸🩸🩸✌️

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud Рік тому

    ما شاء الله ❤️😂
    I love u nacima

  • @ashoabdi7018
    @ashoabdi7018 2 роки тому

    Haaa haa I love ❤️ your taking

  • @ALiHASSAN-jf3rh
    @ALiHASSAN-jf3rh 2 роки тому +6

    Abtikey iyo ina aderdey isku wara

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 2 роки тому +6

    Gulaysta ala haysķu kizafido

  • @ayubadam7203
    @ayubadam7203 2 роки тому +3

    Mid labaad alaah kaa hayo

  • @khaliilnourkhaliil209
    @khaliilnourkhaliil209 2 роки тому

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    naciimo walaahi waanka hellaaa
    kulahaaa baabuurta qaadka ee siibla yashaa ayuu wadi jiray geesiyad ii nollow

  • @hmhayatio9877
    @hmhayatio9877 Рік тому

    Awey our sister-inlaw Ijaboo?

  • @abootoaxadomuse7096
    @abootoaxadomuse7096 2 роки тому

    Asc naiima jookor inadeerey mala siixrey UA-cam kagii ama Channel kagi

  • @roodajibriil8678
    @roodajibriil8678 2 роки тому +1

    Isku waara u bad khyr qabana kla hela wll sharaf ku noolada lbadeydii garab ilkacse iyo ncima dhayman

  • @alixirsi334
    @alixirsi334 2 роки тому

    Aryaa romanticka daroodka sidaan miyaa ka kud ahaa kkkk

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 2 роки тому +1

    Asc dumashiyadey iyo Walakey qasa

  • @munahirsi9748
    @munahirsi9748 2 роки тому +1

    ACUDUBILAHI nagtan iscaruren ayeey ka dhaman ladahay KAN AWIL MASANU FARUQ U.AHAANA WALAAHI WAXAY GABADHII SRGESAY WAA RUN WAA QATARANYAHAY SIDAN CAADI KUMA AHA SIDA XOOLAHA AYAA LOO RACAYAA 🚻 ILAHAY CAFIMAD KAGEE HASOO CELIYO ILKA CASE

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 2 роки тому

    Waaaaaagawalan

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 2 роки тому

    Ijaabo nagamay xishoon chalenge ayey ku galisey

  • @AmaalMursal-er8xg
    @AmaalMursal-er8xg 11 місяців тому

    Wa ku jecelay lkn ninkaagu wuuna so cayay ma jecli

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 Рік тому

    Where are my dear cousin

  • @amiraa9577
    @amiraa9577 2 роки тому +1

    Foloog😂

  • @fatoomali2571
    @fatoomali2571 2 роки тому +1

    Xaajigi miya turkiga kasolaabtay😊

  • @nasragedi8839
    @nasragedi8839 2 роки тому

    M.a siz

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 2 роки тому +1

    Waaariiifoo

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 2 роки тому

    La raaxayso xabiibti jecaylkaaga

  • @ayaandagan4170
    @ayaandagan4170 2 роки тому

    Abaayoy horta nacimoy filtarada iska hagaji aniga vidoe waan jeclahy mar walibainaa dawado lakin bila filtar

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 2 роки тому +7

    Naciimo jookar waa inaa unsubscribe ku dhaho waaayo aytahay waa kuu masayrnay waxna nooma sheegaysid. Who is ijaaabo? Fans kaaga they deserve respect and answers

    • @nuzeybaali5704
      @nuzeybaali5704 2 роки тому

      War jaceyl dartiisaa oo cadaa kkkkkkkkk kkkkkkkkk

    • @Hanaan-Wacan
      @Hanaan-Wacan 2 роки тому +1

      😂😂 Ilkase ama ijaabada midkood ayaa suashas iska leh not nimco because iyada xitaa hadey ogtahay labadii isla sawirnaa mahan waa fikirkeyga cadey 🙏

    • @ilhan6838
      @ilhan6838 2 роки тому +1

      Ijabo wa islan dukan qasqaska leh oo kunol mareykanka xoga waxa loxayeysinaye businesska lee wax kale majiro hubka dhig😂

    • @AM-jd2fq
      @AM-jd2fq 2 роки тому

      Kkkkkkk

    • @aragsanuj
      @aragsanuj 2 роки тому

      @@Hanaan-Wacan xamdi come on hadii husband kaaga naag lagu arko waad dhihi karta waa laysla keen qabaa ama maya say wax ujiraan public markaa iskeentid waa iska saas

  • @caliyacali-eh5ks
    @caliyacali-eh5ks 7 місяців тому

    Asc

  • @-farhia
    @-farhia Рік тому

    Came back nacima plz you tup

  • @FowziyaMohamedAbdullahi
    @FowziyaMohamedAbdullahi 8 місяців тому

    Nimco wazupkada ayan ubahane

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 2 роки тому

    Waaaaashaaagagsa

  • @AZFAATOFFICIAL
    @AZFAATOFFICIAL 2 роки тому

    Famil damestiran ilKacsow DUMASHI Kenya ken

  • @AfnaanSalah
    @AfnaanSalah 2 роки тому +1

    Jacylayal isku wara Alle iskugu kin tala gale

  • @ismahanxasanyusuf6127
    @ismahanxasanyusuf6127 2 роки тому

    Part 2

  • @caashakhaliif8694
    @caashakhaliif8694 2 роки тому

    Goormuu Turkey ka Soo noqday!!?

  • @ayaancumar2494
    @ayaancumar2494 2 роки тому +2

    Isku wara

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 2 роки тому

    Waaaariiifo

  • @amataallah2026
    @amataallah2026 2 роки тому

    Astaqfaarta. Badso nacimoy dambigi tiktok so ma arkin amusnaanta macankeda nolol happy ah wye

  • @abdinaasirabdi7508
    @abdinaasirabdi7508 2 роки тому

    Toll mon ayada cirka talisoo

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Рік тому

    Laakiin stop video family affair waa aragtidayďa

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 2 роки тому

    Waaaaa naaaga

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 2 роки тому

    Waaarabadan

  • @laylasicid8762
    @laylasicid8762 2 роки тому

    Warbadan