XALWO SIDEE LOO SAMEEYAA HALKA KA BARO حلويات العيد

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 953

  • @JoachimPetersson
    @JoachimPetersson 6 років тому +69

    Xalwo is so tasty and sweet. I love it! I eat this first time 2000-2001 i think. Wish i could do it self.

  • @سعوديابناليمانية
    @سعوديابناليمانية 3 роки тому +5

    يازين الحلاوة الصومالية نحبها مره وكمان لذيذة ونفس الحلاوة العمانية مافيها فرق كبير ودايماً نشتري من عند الصومال سوق الصومال في جدة ❤️👍🏼 🇾🇪

  • @MilahMeia
    @MilahMeia 6 років тому +8

    Wow I love Somali food thank you for showing how to make Xalwo masha allah it looks so delicious

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 роки тому +1

    Bahashaa sideey u fududahay cunisteeda iyo karinteeda dhibka laga maro ismablahan
    M.a Tnx wll 👏

  • @deeqaadam3366
    @deeqaadam3366 6 років тому +35

    Masha’Allaah Abaayo illaahay Ajar wayn ha kaa siiyo waan sameeyay ciidii malin ka hor waxay ii noqotay sidaas oo kalle waxaad tahay maclimadeey ❤️❤️❤️👍👍👍illaahay ha kuu barakeeyo xooga iyo cafimadka

    • @roobleahmed5762
      @roobleahmed5762 5 років тому +1

      Ina adeer deeqoy anakana nabar dee islamehena usameysane😂😂😂

  • @abdihashi7736
    @abdihashi7736 3 роки тому

    Asc Halwada Aad Ayaa u macaan Tahay ?
    Laakiin cafimadka Ma u fiicno waxaa laga helaa cuduro badan sida cholesterol
    Socor iyo saliid cadeey

  • @ashajimale2265
    @ashajimale2265 5 років тому +12

    Asc mansha Allah walaal xalwada waa jecelahay inkasta oo aannaan
    Sameyn aqoonin laakiin maanta wax badan ayaa iga baxay Thanks
    🇸🇴❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝❤️💝

  • @malikaahlam8331
    @malikaahlam8331 5 років тому +1

    Maansha alah abaayo waad mahadsantahay waansameeyey waxey iinoqotey nafsa xalwadaada kaliya waxaan kordhiyey subaga iney soo tufeyso maogeyn xabiibti qeyr alaha kusiiyo wax kasto waan isku dayaa laakiin xalwo in aan sameyn karo uma maleyneyn thank you sister

    • @SomCooking
      @SomCooking  5 років тому

      Maasha allah abaayo waaku faracsanahay saas lagaa raba waxwaliba waa barasho lagumadhalan

  • @rass898
    @rass898 7 років тому +3

    Mashallah thanks macaan I'll try to make it like you did ❤️💯👍🏾🙌🏽😘

  • @nimcoabdi7357
    @nimcoabdi7357 5 років тому

    Wllo mahadsanid lkn waxaan ku waydiiyay waragadu waamaxay

  • @dareencaashaqlove6137
    @dareencaashaqlove6137 5 років тому +4

    Thanks for explaining everything clear🥰 omg, I love Xalow so much 🥰 thank you for teaching us 🙈❤️

    • @albrashi1281
      @albrashi1281 4 роки тому

      Can you write the in English plz the ingredients

  • @fatumaabdullahi5849
    @fatumaabdullahi5849 4 роки тому +1

    Warango mxa waye absyo ii shek plz

  • @xabibaabukar1604
    @xabibaabukar1604 7 років тому +3

    Mash allah nice 💖 👈 noskilo meqo waye qayasta abayo please reply

  • @امال-ج5ع
    @امال-ج5ع 5 років тому +1

    Xabiibti meeqo qaando ayaan kudaraa kalarka jaalaha iyo midka gadoodka please isoo jawaab adigoo mahadsan

    • @SomCooking
      @SomCooking  5 років тому

      1qaado kan jaalaha ah iyo waxyar kan gaduudan

  • @umalialhashmi3562
    @umalialhashmi3562 6 років тому +10

    يااختي انا تربيت ف الصومال وطلعنا منها وعمري 8سنوات بس احب الاكلات الصومالية ياريت تترجمون بالعرلي😍😍😘

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 6 років тому

      Umali Alhashmi هدي حلاوة خاص لصومالين لو انت صومالية اكتبلج ترجمة مو صولي شو تبي حلاوة خاص وما تعرف طعم هدي حلاوة

    • @mohammedwali.linguist
      @mohammedwali.linguist 4 роки тому

      فيكي تتواصلي معي اذا بتحبي الترجمة

    • @nimcoyusuf165
      @nimcoyusuf165 4 роки тому

      Umali Alhashmi هاحلاوة صومالي طريق عمل كيلو ونص سكر ودقيق الذرة والسمن وهيل

    • @nimcoyusuf165
      @nimcoyusuf165 4 роки тому

      Umali Alhashmiاسف لان بعض ناس الأناني مايعجبني جواب ها شخصين

  • @sureersurre3841
    @sureersurre3841 7 років тому +2

    Asc. Abaayo waasameeyay qatar aykusoobaxday jazakallaah kheer. Waxaanse kuweydinaa saliida aan kagurey dib ma istimaalikaraa mise waa daadis?

  • @حمامةالسلام-ي3ض
    @حمامةالسلام-ي3ض 6 років тому +21

    اختي العزيزه لوتكتبيه باللغه العربيه حته تصل المعلومات لنا اختك من العراق

    • @wllqanciyeadymoro3743
      @wllqanciyeadymoro3743 5 років тому

      تفضل اختي الغالي

    • @omarhussein8656
      @omarhussein8656 5 років тому

      مو مشكله نفهمك بكل للغات العالم

    • @omarhussein8656
      @omarhussein8656 5 років тому +3

      الاول شي ماء 8 كاسا
      سكر كيلو ونص
      نشأ 250 غرام
      زيت 1 كاسا
      تضيف زبده على حسب
      ماتريدي انتي
      جوز +هيل
      لون اصفر احمر
      والان طريقه العمل ...

    • @samriyegaraad5376
      @samriyegaraad5376 5 років тому

      @@omarhussein8656 انت تعرف كلام عربي

    • @BaxasanA
      @BaxasanA 5 років тому

      @@omarhussein8656 ماشاء الله ابن بلادي.

  • @hafsujahaji3602
    @hafsujahaji3602 4 роки тому +1

    Xalwadii waan kariyay jasakalah kheeyr cadeey 🙏🙏 lagama sheekeyn maro maasha Allah

    • @SomCooking
      @SomCooking  4 роки тому

      Maasha Allah aad ugu farxay xabibti caafimaad iigu cuna

  • @daganladan9802
    @daganladan9802 7 років тому +10

    Masha allah Rabi haku xafido Maskaxda iyo lixadkada ad wax nagu bareso ajar alle haka siyo xabibti 😄😍😍😍😘 Eid Mubarak 😍😍😍😘

    • @SomCooking
      @SomCooking  7 років тому

      شكرا علينا وعليكم

    • @xalimoamir9242
      @xalimoamir9242 5 років тому

      780iythjklmbzdr4216u79871365217799365541487:/-@@q^j396985668856652179

  • @ahmedali-oz6gd
    @ahmedali-oz6gd 6 років тому +1

    Asc walashay shuukran sii fican bad notustay lakin waxay iga yelatay qolf badan oo sonkor camal ah maxa iga qaldamay plz iso jawab

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому

      Haa hadee adkaato ama hadee burbur sokor camal yeelato waxaa ka batay kariska

    • @ahmedali-oz6gd
      @ahmedali-oz6gd 6 років тому

      Walalo marka hore ilahay haku xafiido wan jeclahay xalwada wanan ka bartay lakin waxay yelaneysa sacad ama labo sacadod ka diib wada qolof sonkor camal

  • @wattasab3592
    @wattasab3592 7 років тому +7

    Wwwwwww xalwada hur waakabaqaaye lkn hada adaa idhiiri giliyay waana kogoolewysti wan sameeye shukran abaayo qaali ilaah akuxafido

    • @xxmohammadxx0258
      @xxmohammadxx0258 6 років тому

      wattas ab زؤ

    • @roobleahmed5762
      @roobleahmed5762 5 років тому +1

      Ina adeer xalwadu hu waa kala duwan yihiin.tani ma mida xalwo kismayo samayso oo kalaa mase. Waa kaduwantahay.oo wakuwa lastic caml plastic

  • @AsAs-fo5mk
    @AsAs-fo5mk Рік тому

    Warango iyo bud isku mid miya abayo please iso jawab

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 6 років тому +10

    Can you pleas write the instructions in English. Anyone can help too with instructions and the recipe. Much appreciated 😬

    • @ubahali3642
      @ubahali3642 5 років тому +1

      It's easy bro I'll try to help u if u need it

    • @MohamedOmar-oo8vn
      @MohamedOmar-oo8vn 4 роки тому

      ubah ali As-salamu alaykum Huno if you have time can you write me all the recipes I don got the word warango is it flour or something like please I like to make the best xawaa next edi Arafa please 💙✌🏼✌🏼🧕🏼

  • @QuranAlShifa
    @QuranAlShifa 4 роки тому

    Asc Masha Allah .jiza akallahu khayran sided notustay

  • @farxaanwadani8201
    @farxaanwadani8201 7 років тому +4

    Masha allah abaayo shaqo fiican aad noohaysaa daadal wacan never go down

  • @ifierceleonlee6776
    @ifierceleonlee6776 3 роки тому +1

    Question?
    My cornflour doesn't thicken after it has cooked for a while, it is watery..
    I followed this video, what i am missing? Any tips

    • @idmanmaxamed3246
      @idmanmaxamed3246 3 роки тому

      if you use the real measurement then the problem is your flame so if your flame is high then it will get thick earlier and if it's low it will take more time so fix your flame according to you

  • @asa6655
    @asa6655 6 років тому +15

    مافهمت غير كلمة ماشاالله
    عل العموم شكرا وماشاالله

  • @ahmedtacbatacba8688
    @ahmedtacbatacba8688 5 років тому

    ماشاء الله الاستاذة

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 7 років тому +8

    maasha allaah mahadsanid abaayo waa gabadhii kaa soo codsatay sida xalwada loo sameeyo ,,si aad ufiicanna waad noo fahansiisay jazaa kallaah ,,holland maa joogtaa alaabta aad isticmaashey waa alaabta halkan laga helo iyo luqada....???

    • @SomCooking
      @SomCooking  7 років тому +2

      Madagadi hada laakiin reer holland ahaa waa aadaa waxaan jeclahay alaabta Holland waanso qaataa waxyaabaha qaar

    • @ILOVEVERYONE_08
      @ILOVEVERYONE_08 6 років тому +1

      Anisa cabdi cali

    • @akproduction4k325
      @akproduction4k325 6 років тому +1

      Wallo ukun malagu daro miyaaaa

    • @razmi4568
      @razmi4568 6 років тому +1

      Faandhe channel kkkkk ukun aaaaa

    • @queeninaabdi4219
      @queeninaabdi4219 6 років тому +1

      Masha allah waan ka helay mahad sanid abayo

  • @hanikhaliif3906
    @hanikhaliif3906 5 років тому

    Masha allaah

  • @nalkaxaaji8043
    @nalkaxaaji8043 7 років тому +9

    hmmmmm masha'allah abayo waa noo faa'ideysay kheyr allaha kusiyee 'waxan ku weydiin jooska shiidan xagee laga helaa jarmalka ayaan joogaa dukaamada Turkida malaga helaa?

    • @SomCooking
      @SomCooking  7 років тому +2

      Mee waliba dukaamada cadaanka xataa waalaga helaa

    • @mushtaaq1824
      @mushtaaq1824 7 років тому +2

      ila baro waxaan aqaan masha allah qeer allah ku siiyo abaayo sifudud ayaan ufahmay wlh masha allah 💖💖💖👌👌👌👌👌

    • @nalkaxaaji8043
      @nalkaxaaji8043 7 років тому +2

      ok abayo mahadsanid

    • @munaabdi1859
      @munaabdi1859 7 років тому +1

      Nalka Haajii waxaa jarmalka laga helaa jooska shiidan dukaanka aldiga normaha iyo netto

    • @nalkaxaaji8043
      @nalkaxaaji8043 7 років тому +2

      Muna Abdi mahadsanid xabiibti Aldiga kasoo helay

  • @iskuroonabdullahi5656
    @iskuroonabdullahi5656 7 років тому +8

    Abayo saliida goorme lagu bilabaa xalwada sacad markii ay saarnaato mise??

  • @rahmamohamed8070
    @rahmamohamed8070 6 років тому +1

    Shukri shukran xabiibti Waan isku dayay alx igamana halaabin xalwo aan kariyay

    • @Roodacabdi13
      @Roodacabdi13 6 років тому

      Rahma Mohamed Mansha Allah good xbbti

  • @bashirosman4213
    @bashirosman4213 7 років тому +3

    Asc abaayo jazakallahuqahir abaaye meeqo saac ayay sarnaaneey xalwada?

    • @SomCooking
      @SomCooking  7 років тому

      1saac 15 ilaa 30 laakiin mar hadee saliida soo celiso oo xalwada ee kor usoo qaadmeeso usha kuwalaqeeyso soo racdo waa biseel

    • @birtajacayl2006
      @birtajacayl2006 6 років тому

      bashir osman

  • @rrrrtf2083
    @rrrrtf2083 4 роки тому

    AsaLamuceylum sister
    Can I use icing sugar intead of granulated sugar?

  • @Mizzfm1
    @Mizzfm1 5 років тому +3

    Som cooking soo qorwaxaadkudareyso waan kahelay. Great work keep up.

  • @rahmaqali2854
    @rahmaqali2854 6 років тому

    Abaayo aniga markay qabowday way iga adkatay sida nacnac camal maxa sababaya jazakallah kheyr

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому

      Rahma Qali abaayo dabkaa kaaga batay

    • @rahmaqali2854
      @rahmaqali2854 6 років тому +1

      ila baro waxaan aqaan thanks abayo mcn ilahay qayr hakusiyo

  • @xiitoxiito5320
    @xiitoxiito5320 5 років тому +4

    Asc wr wb.
    Salaan kadib. Xalwo bilaa Sonkorr ma lasameynkaraa ?😗

  • @sharafali7854
    @sharafali7854 7 років тому +2

    Asc walashay warangadan halke laku gada isheg kalarka aad ku dartay orange iyo kaduud iyo calen saw mahan iso jawab plz sis

    • @SomCooking
      @SomCooking  7 років тому

      Warangada meelwaliba laga hela dukaamada cadaanka xataa kalarkana hindida iyo turkidaba wee gadaan caleentana midaa heesto waa istimaali kartaa

    • @sharafali7854
      @sharafali7854 7 років тому

      Abaayo plz ila so xarirkena sualo aya raba ina ku waydiyo an ka fa'idesto fcbk ama whtsp

    • @sharafali7854
      @sharafali7854 7 років тому

      Abayo iso jawab plz

  • @sosososososo6937
    @sosososososo6937 6 років тому +3

    ممكن المقادير والطريقه عربي يعطيكي العافيه واي بلد انتي وممكن اسم الحلا اختك من السعوديه 🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦👍

    • @eastafricana1584
      @eastafricana1584 6 років тому

      SoSo SoSososoهداوه this is somali

    • @ubaxmohamedzaahid8842
      @ubaxmohamedzaahid8842 4 роки тому

      SoSo SoSososoهداوه
      هي من الصومال واسم الحلا بالصومال
      xalwad

    • @maryam_Ruuney
      @maryam_Ruuney 4 роки тому

      اسم الحلا (حلوو)

  • @fahiimacabdicasiis
    @fahiimacabdicasiis 5 років тому

    Abayo kalarka iyo bodarka inta kaso gadan kara hadan Germany jogu plz iso jwb

    • @SomCooking
      @SomCooking  5 років тому +1

      Sorry hadaa arkay gadal uracay dukamada cadiga wa lagu gadaa hindida waa gadaan hadaa yurub joogto somaliya xataa waa talaa kan cad waa warango

  • @SomCooking
    @SomCooking  7 років тому +26

    Fadlan shere gareeya

  • @safiihappy1566
    @safiihappy1566 5 років тому +1

    Mansha allah ajir alah kasiyo gacantadana alah kubarakeyo wadna mahad santahay abayo

  • @sahrahuseen2658
    @sahrahuseen2658 6 років тому +3

    Walango 👈maxaa ladhaa wll 👉Adigoo Raliya???? 😓😳😳😳😳😳😷

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому +2

      Waa corn flour abaayo

    • @sahrahuseen2658
      @sahrahuseen2658 6 років тому +1

      Mahadsanida wll 🇩🇪German ayaan jooga xageen ka heli karma 👈???

    • @eastafricana1584
      @eastafricana1584 6 років тому

      Sahra Huseen marketska

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому

      Sahra Huseen corn flour

  • @munaahmedmunaahmed3953
    @munaahmedmunaahmed3953 4 роки тому

    Wamaxay joos wll ISheeg

  • @fatmaalkaldi7937
    @fatmaalkaldi7937 7 років тому +10

    ماشاء الله عليكي ......كثيرررررر حلو كيف سويتها وطعمها يجنن اكيد

    • @sarakhan9119
      @sarakhan9119 5 років тому +2

      والله انا صومالية وما اعرف كيف اسويها😅😅

    • @meernahaaruun3185
      @meernahaaruun3185 5 років тому

      لوسمحت اكتب لي عربي مكونات

  • @umrumaysaabdulla8085
    @umrumaysaabdulla8085 Рік тому

    Mash Allah

  • @umukhaalid5810
    @umukhaalid5810 7 років тому +3

    Maasha Alah abaayo waa kahaley qaabka fudud ood usameysay jasaakalah abaayo

  • @maryanmohamed4590
    @maryanmohamed4590 6 років тому +1

    Asc wr wb abayo ila baro waxan aqaan sadex mar ayn xalwo sameeyay tii udambesay maantan sameyay way iga halaawan waxay iga noqotay wax adag markan xog u qabto wey kala daadane sida nacnac o kale waxan ku weydina abayo labo 8 bakeeri sokor ayn karinayay waxan ku daran warango 1 bakeeri sax miya abayo iso jawab

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому

      Dabkaa ku daahisay abaayo

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому

      Mar hadee saliida soo celiso markaa walaaqeesid kuso raceyso waa diyaar ilaalis u baahantahay

    • @maryanmohamed4590
      @maryanmohamed4590 6 років тому

      ila baro waxaan aqaan quruxey meeqa saacadod ayn ku kariyaa

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому

      Ugu badnaan 1 saac iyo bar

  • @ILOVEVERYONE_08
    @ILOVEVERYONE_08 6 років тому +3

    xalwo 2 jer ayan isku dayay waxa kaso baxay waxan la aqon

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 6 років тому

    Abayo mahadsanid 06:15 markaa maresit o so bodbodeso dabka maloo gaabin karaa ciidi hader aheyd ayan sameye Marka waa gaabshay dabka ayado akanin ayan dajiyey so wey iga halawday marki igu horesay ayey aheyd

  • @salemm.a6268
    @salemm.a6268 6 років тому +9

    السلام عليكم،،، يابنت العم عطينا المقادير بالعربي،، لو تكرمتي،، بارك الله فيك.

    • @kakakkshsjskakjss6568
      @kakakkshsjskakjss6568 4 роки тому

      كوب موي بتحطي فيه تنين شاي بينغلو بعدين بتتركيه يبرد وبتحطي كاسة نشا وبتخلطيهم منيح بعدين بتحطي زعفران وبتخلطيه وبجه تانية 8 كاسات سكر و 8 كاسات موي بعدين بتستني ينغلي وبتحطي هدوك الي جهزتيهم قبل وبعد شوي بتحطي زبدة وبتخلطيهم حتى يصيرو واخر شي بتحطي لوز شو ما بدك يعني بتمنى تكوني فهمتي

  • @deeqaadam3366
    @deeqaadam3366 6 років тому

    Asc abaayo iisoo jawaab please xagee kahelaa ushaa ku walaaaqayso maraykanaan joogaa Minnesota Minneapolis

  • @hamditaraxqueentarax7731
    @hamditaraxqueentarax7731 6 років тому +3

    I miss xalwa I can't wait ciid insha Allah !!!!!

  • @sagaliina
    @sagaliina 6 років тому +1

    Inta aan UA-cam vedio xalwad ka daawaday waa midii ugu fududeed as ebed daawado. Thank u mcnto 😘😘😘 like + share + subscribe waaku dhahay 😉😉😉😉

  • @maryanmohamed4590
    @maryanmohamed4590 6 років тому +4

    Warangada meeqa bakeeri qayaase abayo

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому +1

      250 gram qayaaso kilo iyo bar sokor ah

    • @maryanmohamed4590
      @maryanmohamed4590 6 років тому +1

      ila baro waxaan aqaan waxan ku dhahay meeqa bakeeri aya ku qiyaase hadii warabgada bo badiyo xalwada ma halaawe

  • @zaymolabdullahi4775
    @zaymolabdullahi4775 4 роки тому

    Gcmaha allh ku barkeyo wllo

  • @فرحالياسمين-ث3ل
    @فرحالياسمين-ث3ل 6 років тому +12

    لو تذكرون المقادير ب العربي وشكراً

    • @xayaatkaha7552
      @xayaatkaha7552 5 років тому +6

      فرح الياسمين مقادير ٥اكواب سكر ٦ أكواب ماء كوب نشأ ٢ كوب السمنه وكيل جوز الهند حسب الرغبه مواد ملونه نوع أو نعين

    • @امخالد-غ3غ1ذ
      @امخالد-غ3غ1ذ 5 років тому +1

      @@xayaatkaha7552 غلط هذا مو جوز الهند جوز الطيب

  • @asmajaamac339
    @asmajaamac339 3 роки тому

    waw

  • @annabellaomar1713
    @annabellaomar1713 7 років тому +3

    in sha Allah

    • @faliselmi9809
      @faliselmi9809 7 років тому

      Abaayo sokorta madow maku samaynkaraa

    • @fartuunahmed4276
      @fartuunahmed4276 6 років тому

      masha allh abayo alaha gacanta ku barakeio

  • @benmakfam
    @benmakfam 4 роки тому

    I really want to get the recipe in English is it’s possible to get it? Can you help

    • @fatimaalifarah193
      @fatimaalifarah193 Рік тому

      1 and a half kilo of sugar
      250grams of cornflour
      Orange and red foodcolour
      Small amount of oil
      Ghee or butter
      Cardomon

  • @saruujaabdi1158
    @saruujaabdi1158 5 років тому +4

    joysa intee in leeg baa lagu daryaa qiyastii

  • @fihimahinda
    @fihimahinda 9 місяців тому

    Mansha Allah you are full cheif cook

  • @SomCooking
    @SomCooking  7 років тому +30

    FACEBOOK page ila baro waxaan aqaan

  • @hodankamil8911
    @hodankamil8911 6 років тому +1

    Abayo caleenta shaaha ilaa meeqey dabka saarnane oo ey ku gursane biyaha nuska ah thanks

  • @zahraz603
    @zahraz603 7 років тому +3

    Maasha allaah 👍👌👏👏👏

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 років тому +1

    Manshallah ila baro si fiican aya wax u karisa thnk u very much

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 6 років тому +4

    Digsigas ayaa fiican mashaalah makaa gubaneyso 👌👌😋

  • @mohaabdullahymoalim4260
    @mohaabdullahymoalim4260 3 роки тому

    Warango maxaa waye magac kale loma yaqano miya

  • @nimcoadanisaag4963
    @nimcoadanisaag4963 7 років тому +3

    masha allaah qurux jazakalaah kheerhakuumacado abayo

  • @QuranAlShifa
    @QuranAlShifa 4 роки тому

    Wanna faidaystay wanna samaystaywaxayna I no quotas masha allah misanka hakusaro
    Soda dacadah o adnotustay isha Allah wanna la soconaya channel kaga

    • @SomCooking
      @SomCooking  4 роки тому

      Maasha Allah aad ugu farxan xabibti saxa wahana

  • @mahdiabdirahman4941
    @mahdiabdirahman4941 6 років тому +3

    Ka wrn hadan Subag sixina ku daro ama aan xaydh geel ku daro

  • @hopeandhappy4433
    @hopeandhappy4433 6 років тому +2

    Xabada butterka ah miyam kuwada daraa xbbt?

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 років тому +5

    Allah idin toosiyo oo idina fududeeyo

    • @Guest-tl3di
      @Guest-tl3di 6 років тому +1

      SHEEKH XASAN IBRAAHIM CIISE OFFICIAL CHANNEL i

    • @Roodacabdi13
      @Roodacabdi13 6 років тому +1

      Aaaaamiiin shekh

  • @ayunmohamed6853
    @ayunmohamed6853 4 роки тому

    Walaalay 250gm maheesano wax lagu cabiro fadlan warangada bakeeri nogu cabir waad kumad santahay cashirkaga wana ka FAA idaysaney👍👍👍👍👍👍

  • @hooyomcnwaakuxiisay5740
    @hooyomcnwaakuxiisay5740 6 років тому +7

    joos iyo warango mxaa waaye mafahmin

    • @xaajicash77
      @xaajicash77 4 роки тому

      Joos in english waa nutmeg
      Warango in english corn flour

  • @qadaryare4258
    @qadaryare4258 6 років тому +1

    Abaayo warangu maxaa la dhaaa xakeesa laga heals indonusia ayaan joogaa

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому

      Waa corn flour ama نشاء

  • @malaykachannel4677
    @malaykachannel4677 7 років тому +4

    Abyo hadanahy dadka luqadadu dhibayso mesha waan kudulmanhy mafahmayono waxyalaha isticmaliyasid English baad kusheegin please Somali noogu sheeg

  • @hindamohamed7044
    @hindamohamed7044 Рік тому

    Mashallaah

  • @fahiimacabdicasiis
    @fahiimacabdicasiis 5 років тому +5

    Abayo ma iso qori karta waxad ku dartay oo dhan oo qoral ah

    • @Palestina.576
      @Palestina.576 5 років тому +1

      8 koob oo biyo ah
      Kilo iyo kob sonkor
      Laba kalar(food colour)
      Calenta shah oo kob eh markad kariso
      Waranga
      Subug
      Heyl iyo jooos
      Intas waye quruxeeey

  • @sumayabare6089
    @sumayabare6089 7 років тому +1

    Masha alaah abayo xage waragada kaheli karaa ado raaliya ama maxa ku qoran ma gceeda waragada

  • @MA-rq6ye
    @MA-rq6ye 6 років тому +3

    Warangada maxa waaye??

    • @SomCooking
      @SomCooking  6 років тому

      Corn flour ama نشاء

    • @mogabalaax2981
      @mogabalaax2981 5 років тому

      Waranga waa baking power

    • @sagaliina
      @sagaliina 5 років тому

      Mo gabalaax. Walalow lugooyo badnida. Xaasid waaxid. Fuck 😡😡😡😡😠😠😠

    • @filsanhani7829
      @filsanhani7829 5 років тому

      @@sagaliina kkkkkk been miyu kushegaye

  • @xafsocaliciid4527
    @xafsocaliciid4527 2 роки тому

    Mash alhaa abayo qali

  • @zahraabdi4399
    @zahraabdi4399 5 років тому +5

    Waa labo dila oo somalida jaceshay saliid iyo sokor

  • @mustafaofficial9268
    @mustafaofficial9268 6 років тому +1

    thanks wll illaahay haku xifdiyo waan dareeemaya janiska ayaa iska yar

  • @maryanmohamed4590
    @maryanmohamed4590 6 років тому +4

    Kkkkkkkk ani 5jeer ayan sameeyay weyna IGA halaawday ka sherkeya wanba ka niya jaway

  • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
    @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 років тому

    Walada halaga fogado waxaa laga helay cudurka caseka

  • @fadumomohamed8102
    @fadumomohamed8102 7 років тому +3

    Masha.allàah ilaah ha ku xafido amiin sharafey

  • @caaqilaxmadsaxne1723
    @caaqilaxmadsaxne1723 Рік тому

    Masham alaah

  • @malaykachannel4677
    @malaykachannel4677 7 років тому +4

    Abyo waxaad kasamaysay maan fahmin warngo xaa waaye noogusoo qor commentiga bal

  • @kaafiyaugbaad5510
    @kaafiyaugbaad5510 4 роки тому

    Masha Allah abayo
    Lkn ma fahmin warango iyo joos

  • @مغرورةبأخلاقي-ظ2ن
    @مغرورةبأخلاقي-ظ2ن 6 років тому +7

    Mashallah wlshy

  • @hajaramohamed8937
    @hajaramohamed8937 5 років тому

    Abayo warango mxa waye?

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 7 років тому +6

    Masha Allaah😍😍

    • @delaali9090
      @delaali9090 6 років тому

      Maasha Allah warango wamaxey

  • @daariqmahamoud4734
    @daariqmahamoud4734 5 років тому

    Joos iyo warango maxay yihiin maan fahmin wll

  • @xabibaabukar1604
    @xabibaabukar1604 7 років тому +4

    Ciid mubaarak walal

    • @SomCooking
      @SomCooking  7 років тому

      علينا وعليكم حبيبتي شكرا

    • @caaliyoshariif9726
      @caaliyoshariif9726 6 років тому +1

      marka karto see la ku ogaanayaaah

  • @zezefayez7991
    @zezefayez7991 7 років тому

    MashaAllah walal elahy cafemat hakoseyo . Waxan kowaidena limo maxa oga darewayse ?

  • @ikhlaasdagan1013
    @ikhlaasdagan1013 7 років тому +5

    Abaayo kiilo hadaan karinaayo meeqo koob biyo ayaan ku daraa

  • @rabiicdiaby9167
    @rabiicdiaby9167 5 років тому

    Shodhadeydiiii farankfurt daganhy Arooskyga so dhawee xgeen kgu so hgaagaa aad xalwo iisameyside

  • @sahrah9372
    @sahrah9372 7 років тому +3

    Waraango maxaa english lagu dhahaa abaayo