AMIIRO KOKO ASAD SAAMIYA ANIGA YAA UGU XASUUS FIICAN CIYAAR OYIIN ISKU BADASHE🤣🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #king #ceyda

КОМЕНТАРІ • 526

  • @fatmina08
    @fatmina08 Місяць тому +148

    Inta 5 taan wada jirkooda ku heysato one love😊❤

    • @user-zd5sj2xs1e
      @user-zd5sj2xs1e Місяць тому +10

      Wabaso gashee kusali nabiga scw ❤️ scw ❤️

    • @hamishabdi
      @hamishabdi Місяць тому +4

      S.c.w❤

    • @safa_mohmet
      @safa_mohmet Місяць тому +1

      Kuma haysto Anu Sundus ayaan uxiisay wlhi xarard ayay ukeeni jirty teamka 😂😂😂❤❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Місяць тому +125

    Meel ay kokodeyda joogto la igama waayo❤

  • @Cadnaa190
    @Cadnaa190 Місяць тому +72

    Alxmdulilh haday amiraden iyo koko dena isla jaogan walhi waa farxaa😢😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +97

    Amiira iyo Asad baa shida Game kaan ala labadaas funny sanaa 😂😂😂😂😂

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd Місяць тому +22

    Asad iyo amiira meel ay ku jiran laygama wayo baa funny weye labadn waa ka hela baa😂

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Місяць тому +33

    Meel ay samia Joogto laygama waayo😭😂❤️

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah Місяць тому +47

    Game kan inta ugu jeclahay waa asad marku xanunsado ciyaarta I bilow iska so jaraa😂😂😂

  • @cabdullahisheekhcali8145
    @cabdullahisheekhcali8145 Місяць тому +57

    Team Koko One like

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +39

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

  • @Itz_miira
    @Itz_miira Місяць тому +20

    melay koko joogto Ana waa jooga😩💞💞

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Місяць тому +18

    Ceyda hal malin anko garsin karno 100k aku rafdine🥺1m ka waxyar le ka hare marka congratulations congratulations apowe

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah Місяць тому +68

    Wiilkaan million kiisa xaa ku haysatiin somaliyed 😢wuu mudan yhy 100%

  • @user-de4xn7ox2k
    @user-de4xn7ox2k Місяць тому +26

    Anta malysia inay aado rajaynasa one like ❤😢

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Місяць тому +18

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +34

    Masha"Allah ❤Faraxleey Faceeda Ka Roon ❤❤❤😂😂😂😂❤ Ayantaan Kalarka Bada Eey Kaaga Shidentahay❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤I Love Qeys ❤Leyla ❤ Yawaa Hee ❤ Amiira ❤Ceyda❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤

  • @naimaahmed3853
    @naimaahmed3853 Місяць тому +18

    Inta I danbaysa caloosha I xanuntay sidan ugu qoslay, cayda intuu ku dhufto amiira iyo koko Usha la sii macananeysa samiyana ku dar buu is dhahaya ,samiyana intay gacanta tagto kulha Ani kuma jiro gacntiina wey taageysa I'm dead.😭😭😂😂😂

  • @qenjujuu9785
    @qenjujuu9785 Місяць тому +94

    Mnta kahor weligey video ugumaso hormarin warbl like isiiya waa frxsanahe 🎉😂😂😂😂

    • @RoblehFarahDeka
      @RoblehFarahDeka Місяць тому

      ❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉 🎉🎉 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Місяць тому +100

    Team Amiiro ONE like 👍

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Місяць тому +50

    Inta kudaraxday markeey arkeen koko amira samia wadajirkooda one like ❤️‍🔥🫡🫡🏃😂

    • @AzuumBashir
      @AzuumBashir Місяць тому +1

      Ala mxad comment badsaty abeeraw 😂😂

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 Місяць тому +27

    1 million subscribers insha allh coming song wllkey hore u soco huuno

  • @Amiira603
    @Amiira603 Місяць тому +29

    Amiiradeyda qurux bdan❤

  • @Aishaanor
    @Aishaanor Місяць тому +17

    Alla kokadey caawa way xanujiyen iyo amiro😮😢

  • @dekomohamed4199
    @dekomohamed4199 Місяць тому +14

    4taan meelay ku jiran qosal lagama waayo😂asad koko cayda amiira ❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Місяць тому +46

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +2

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +44

    أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ الرَّجِيمِ❤بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ. اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale Місяць тому +21

    War amira deyda maxa sas iga disheen ayada leen mesha kafirsadaye sorry miros😭🥺

  • @ameyra1
    @ameyra1 Місяць тому +21

    Videoga in xalay laduubay inta og😂👍

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 Місяць тому +1

      Sadkaan waa hoolkar maalin kahor ee duuban video iyaga oo dhan

  • @Miinaahenaaarts
    @Miinaahenaaarts Місяць тому +21

    Ceyda amiiro intaa xoog udhufata baa jarasaa miyaa dacadnimadeda aa kaga darte 😭🥺

    • @Samia15-r9m
      @Samia15-r9m Місяць тому +6

      Uff waaba nacay doqonka🥴

    • @user-nq3vr6tv3t
      @user-nq3vr6tv3t Місяць тому +4

      Ma aragtay maxa u ka jara waba la arka inuu xoog ugu dhuftee

    • @najma77
      @najma77 Місяць тому +3

      ​@@Samia15-r9mis daji wiilka hana cayninee wuxu waa gamee😂😂😂

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 Місяць тому +2

      ​@@najma77 kuwaan labo wajiilayaal waaye ceyda sida loo caaye Lee yaqaaniin

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 Місяць тому +2

      ​@@Samia15-r9madinkaa doqomo ah because waxaan waa game ayadaba Uma naxariisan jirin lkn cawada uu boorka iska jafay afka soo taaga waa la idin yaqaanaaye😂

  • @alisalat4363
    @alisalat4363 Місяць тому +26

    Amiiradeena cawada walagaraacay waxeey badbado ba😂

  • @ramlamaxamed8015
    @ramlamaxamed8015 Місяць тому +16

    Waraa ceyda adi iyo asad illhy ha baqa gabdha unaxariista wah siiba amiira sixun uqaraaqdeed maskiinta

    • @anizaabdi6393
      @anizaabdi6393 Місяць тому +2

      7+7 la sheegayey ba yimid😂😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Місяць тому +1

      @@anizaabdi6393 😂😂😂

    • @ramlamaxamed8015
      @ramlamaxamed8015 Місяць тому

      @@anizaabdi6393 wllow 7+7 aad sheegaysaba ma fahan sini wllhi lkn adi amiira waaa miskiin unaxariista unbaa dhahay

  • @King_ceyda1
    @King_ceyda1 Місяць тому +20

    Team ASAD HAJIO one like 👍 ❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Місяць тому +7

    Koko maskin ceyda wacal kasofakatey😢😢😢warya ceyda gabarta xaa udishe

  • @Liverpoolsomaliis
    @Liverpoolsomaliis Місяць тому +15

    7:02 ceyda amiira si xun ayow ugu dhuftay wow ka jaray 😢

  • @Marwahassan-hb7dp
    @Marwahassan-hb7dp Місяць тому +19

    wooow my teamkaygii seedaremaysiin 7+7😂😂

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x Місяць тому +8

    Amiira gamekan waku ficnet cawa maxa ku helay hapipti ❤❤

  • @HodanMaxamadHodanMaxamad
    @HodanMaxamadHodanMaxamad Місяць тому +9

    wlhy caawa amiiradeena, xoog lootumay asad in uu amiira tumo way ogu baxdaa wn idinwataaa guulaysata lkn amiira moo ilaaliya cayda adina xaasidatahay amiiradeena xoog intaa oga dhufatay bad hadana jaraysaa somaha

  • @MuniirocllaahiMuniiro
    @MuniirocllaahiMuniiro Місяць тому +14

    Amiiradeena waa naga disheen sorry amiiro cayda gabadha noo ilaali abowe

    • @user-nq3vr6tv3t
      @user-nq3vr6tv3t Місяць тому +7

      Na waxba ya u ilaalin gabadho ma ilma inantu ninka xun isaga sida xoog intu uga jaray hada zoom soo dhahaa kuligood wey iskj shegayan amira weyba ku qoslayan markay sheegi weydo

    • @zahraomar9359
      @zahraomar9359 Місяць тому +1

      ​@@user-nq3vr6tv3tmxo zuum uso dhahy wuba garacy xasidka😡

    • @Umuu-mushtaq
      @Umuu-mushtaq Місяць тому

      @@user-nq3vr6tv3twaxba qaldana gamekan cadalad mawa eheen uff

  • @AxlaamHasan
    @AxlaamHasan Місяць тому +12

    Amiira quruxada waxa udheer daacadnimo😢

  • @user-uq1sf5df3y
    @user-uq1sf5df3y Місяць тому +5

    Barnaamijkan iyo 4tina marka wax isla dubeysin ku haysana anaga noso badi adi asad koko amira

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому +5

    7:02 ceyda gabadha si xun ugu dhfutay ine qarsameyso ma muda marka jareyso😢

  • @Sagalcabdi1234
    @Sagalcabdi1234 Місяць тому +40

    Cayda sundus so qabo plz 😢❤

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 Місяць тому +8

      Marabno taas qeylo Lee taqaanaa bilaasha loo tumaa

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 Місяць тому +5

      Mxa waxs ugu yeresa acc oqaylada badn qosol dhawaq dher ugu yaran afka gacnta lasarta sida gbdhaha cm

    • @ameyra1
      @ameyra1 Місяць тому +4

      Gamekan sundus maisku fiicno

    • @safa_mohmet
      @safa_mohmet Місяць тому

      Wlhi Sundus wan jecelahy nio waad Ka xun tiin deh qaylo kulah ma energy baad uhaysan Sundus maxa idinka galy😂😂😂

  • @HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi
    @HAMZECABIDLAAHICOMCabidaalhi Місяць тому +7

    Wallhi koko idinku fiican masha allah ❤❤❤

  • @NasroAbdulaahi-tz5jv
    @NasroAbdulaahi-tz5jv Місяць тому +8

    Ceyda aboowe koko bulle video lasoosamey ayaantaan labadiina ilamaduubtiin please islasooduuba😢❤💯😊✅

  • @HiboMaxamed-ru9zl
    @HiboMaxamed-ru9zl Місяць тому +12

    Team cayda🎉🎉 team koko ❤❤team asad team samiya😊😊 team amiira🎉🎉

  • @user-nb3zu9ku6s
    @user-nb3zu9ku6s Місяць тому +16

    Baastarkaad tahay xun amiira intaad xoog ugu dhufataa jaree miyaa

  • @IbraahiimQanjeey
    @IbraahiimQanjeey Місяць тому +31

    Kusali nabigeena Muhammad scw

  • @KafeeyoAhmettmohamett
    @KafeeyoAhmettmohamett Місяць тому +9

    asad unaxariiso gabdhaha❤❤❤❤❤❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Місяць тому +10

    Ceyda game kaan waa ku caajisnay ee xukumo banaanka kusoo sameey😂😂

  • @SalmoCusmaan-rn1wx
    @SalmoCusmaan-rn1wx Місяць тому +9

    Ceyda koko kaliged vedio la soo samey plz

  • @Faizamohamed-co1be
    @Faizamohamed-co1be Місяць тому +7

    Koko iyo samiyo way isku shegoyan amiiro kaligeed maskinta😂

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 Місяць тому

      Ceyda xataa wow ushegaa asad in latumo ay rabaaan nh

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Місяць тому +17

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤🙏
    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @Samia15-r9m
    @Samia15-r9m Місяць тому +16

    Labadan nin xaasidsana amiira mxa xoog ugu tunteen gabar weeye idinko kle maahe mxa idinka qaldan caqliga bur kulul laydin kaga shube🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬

    • @user-nq3vr6tv3t
      @user-nq3vr6tv3t Місяць тому +4

      Iyada isku so dhistay koko samiya iska dhaadhicanaa amira sida axmarta u tumayan wey isku laabtay ushu gacan

    • @akmiishargsan5521
      @akmiishargsan5521 Місяць тому +3

      Naa cunigan futada dhuuban leh inay isku soo dhisto may ahayn wlhy 😡😡hush may ku tidhaahdo wayba iisii qoslee kwrn ish ciil badana kaligeed ila cawa latumayey kwrn😡🙄😡

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Місяць тому +1

      7+7 buuqa naga daaya here is youtube not tiktok😂😂

  • @mohamedmohamud8453
    @mohamedmohamud8453 Місяць тому +6

    Hadan ceydow ku dayo kulaha xay dayni ciyartu wayba dhamate😂😂😂

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp Місяць тому +8

    Cwa bes team walpa uxisayyy wlahi😢😢

    • @user-yu5bd4xk2y
      @user-yu5bd4xk2y Місяць тому

      Ooloy😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Місяць тому +1

      @@IdoFarah-jl8pp uf waxas team miya labolaboda na nadhaaf

  • @hamdiabdullahi2060
    @hamdiabdullahi2060 Місяць тому +4

    1m❤❤❤ halagaarsiiyo walaalkeena king cayda oky🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-mz6ov3iv2d
    @user-mz6ov3iv2d Місяць тому +14

    Team amiira qurux king ceyda ❤❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +12

    Amiiradeyda caawa tunteen 😢

  • @rihanasaleh8110
    @rihanasaleh8110 Місяць тому +12

    Ceyda maxaa kaa qldan amira geed miyaa wah intaad xoog kudhufatay hadana jaree miyaa uuf doqonyoho adi iyo asd wllhi amira waad nacebtihiin malaha uf waay aad samiya ushegte adi iyo kooko geymaka sitoos uwada ama iskadaya amira sixun loodily wllhi cawa 😢😢

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Місяць тому +1

      @@rihanasaleh8110 7+7 game kan no suuro ladhaha buuqa yarey😂

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed Місяць тому +10

    Amiiradena cawa wala bacariyy😂

  • @mahadlink4343
    @mahadlink4343 Місяць тому +5

    Saamiya say udhahdey ani maku jirin qosolka iga dhamese😂

  • @Abdirahmanilmi-lg6wk
    @Abdirahmanilmi-lg6wk Місяць тому +4

    Asad iyo amiiro way iskugu baxdaa 😂

  • @user-sn3ry2xr1p
    @user-sn3ry2xr1p Місяць тому +11

    Amiira quruxeyy

  • @CabdaleAdam
    @CabdaleAdam Місяць тому +6

    Intiina oo xukuma soo samee inta igu raacsan one like

  • @Hamda-gd9oi
    @Hamda-gd9oi Місяць тому +4

    Ciyaartan aadban ujeclahay so badi cayda insha Allah sidi musalsal camal noguso gali habeen kasta😊😊😊

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Місяць тому +9

    Mr 1mlyn insha wey soo dhow dahay isbucan soo socdo❤❤

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed Місяць тому +7

    Game amiiro io asad aya mcn ka dhiga😂

  • @Dheelitira-ej3lt
    @Dheelitira-ej3lt Місяць тому +4

    My favorite game lkn sundusa ka maqan gamekan cwa funny buu ahaa 2 qof inlawada tumo ayuu ku fcn yhay noo soo badi ceyda😂😂😂😂😂

  • @queenmuu
    @queenmuu Місяць тому +6

    Team Amiira one like❤❤

  • @alisalat4363
    @alisalat4363 Місяць тому +9

    Ala ceeydow wecel kulahaa maskiin koko cawada waala dilay😢

    • @Samia15-r9m
      @Samia15-r9m Місяць тому +5

      Amiiro uma jeedid miyaa koko lhyne

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah Місяць тому +1

      @@Samia15-r9m 7+7 😭😂

  • @ShadiaNasir
    @ShadiaNasir Місяць тому +3

    Mirooooos meel ayku jirto laigama waaayp💐💓🫶👸

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r Місяць тому +12

    Inaantaa koko argtayaa socartatya nh❤❤❤

  • @mamamadiina2207
    @mamamadiina2207 Місяць тому +35

    Koko cuqdadleey waye aarsi ay taqanaa only like❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅

    • @ameyra1
      @ameyra1 Місяць тому +14

      Nimaan arsan uurk habartiis kujiraa

    • @user-yu5bd4xk2y
      @user-yu5bd4xk2y Місяць тому +3

      As she should that's my girl

  • @RamlaAli-ti1bm
    @RamlaAli-ti1bm Місяць тому +8

    Ceyda markaa 1m gaarto I.n geemkaan Badal yaah

    • @ameyra1
      @ameyra1 Місяць тому +5

      Waaku heesana mxa noga badale😂

    • @RamlaAli-ti1bm
      @RamlaAli-ti1bm Місяць тому

      Waaku caajise😂😅​@@ameyra1

  • @LuunuuuAli
    @LuunuuuAli Місяць тому +7

    Wara cayda gaadhi maxaa iiga dilay amiiraddeenna sorry 😢❤.

  • @King_ceyda1
    @King_ceyda1 Місяць тому +13

    Cayda magiisa saxda ah CAYDARUUS miyaa 😂😂

  • @MaryanCrahman
    @MaryanCrahman Місяць тому +14

    Amiiradayda

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv Місяць тому +6

    Sorry amiiradena😢

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +21

    Koko xaasidsana amiiro lee ximin taqan😢samio way usheegysa amiirana uma sheegysp

    • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
      @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Місяць тому +16

      Koko ku khafifte sowka ceydaba u shegay samia

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Місяць тому +14

      Qac kama daashid miyaa dadka asxaabta eh ka dhex bax cid kutaqaano maleh maskiin yahey caqliga yar😂😂

    • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
      @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Місяць тому

      @@ubaxcali2067 wah hadana ana!!

    • @Qureyha
      @Qureyha Місяць тому +1

      Runta wa Koko wax uma shegto amiro sundus usheegto Amira ayadana wax ma sheegto

    • @MumtaazAhmett-d7u
      @MumtaazAhmett-d7u Місяць тому

      Naa dhaadhamad yahay gabdha amaan noosii waa ku waalatee🥵

  • @MaryanShiikhcabdulaahi
    @MaryanShiikhcabdulaahi Місяць тому +12

    Koko wacal amiira umassheegeysa samiyo ee usheegeee

    • @marwamustafe8270
      @marwamustafe8270 Місяць тому +7

      Sxbteed wye no cuqdad

    • @MaryanShiikhcabdulaahi
      @MaryanShiikhcabdulaahi Місяць тому +1

      @@marwamustafe8270 maya cuqdad maahan lkn qof inaa usheegtid qofkale iska deesid saaxibtinimada uma fiicno ok

    • @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
      @SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Місяць тому +9

      Koko keliya indhahagu hayan ceyda wu u shegay

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Місяць тому +2

      Maxaa kaa galey

    • @MaryanShiikhcabdulaahi
      @MaryanShiikhcabdulaahi Місяць тому +4

      @@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf ceyda mamaqlin ee dhoocil caadi iska dhig koko maroodi caadi ayee usheegtaay teeda kale ceyda maxaa meesha kenayo gabdha hesteee

  • @iqriinaosman8656
    @iqriinaosman8656 Місяць тому +11

    Ku so dhawow maqayada reer comment Maxa Cabee kuleel ☕️iyo 🍷 qabow 😋

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Місяць тому +3

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Місяць тому +4

    Kooko habeen kasta asadow hadan kudaayo kujirtaa 😂😂

  • @XaawoCarab-zi1pw
    @XaawoCarab-zi1pw Місяць тому +13

    Amiira walaqiyàmay😢

  • @Siska..Cabdirisaaq
    @Siska..Cabdirisaaq Місяць тому +6

    Team samia ONE LIKE 👍

  • @sagalmahad3974
    @sagalmahad3974 Місяць тому +12

    Aamiiro prnk ku sameyyy cayda😂

  • @NaasirDaalo-wd8ef
    @NaasirDaalo-wd8ef Місяць тому +3

    Cayda koko way khiyaan tay geemka way usheegtay saamiya jaqaf

  • @MohaSalewan
    @MohaSalewan Місяць тому +16

    Cayda maskxdisa wey fadhidaa😍

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu Місяць тому +5

    Cayda gemka is xasuusi arimaheena iyo iamk kusodar 😊

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому +2

    amiiradeyda caashaqa caawa wa latumay gabdhaha unaxarusta noh Ceyda io Asad uff😢

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Місяць тому +7

    Coming son 1m ceyda😊

  • @mohmood7987
    @mohmood7987 Місяць тому +3

    King ceyda aniga 1 ka qof latumaayo qatar ah bro

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Місяць тому +14

    amiira caawa cafe somacabin malaha😂

  • @MeymunXaaji-fl4cx
    @MeymunXaaji-fl4cx Місяць тому +5

    1 millin coming song insha allh

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Місяць тому +5

    Alla amiro io asad😂😂

  • @bahjamahamad3006
    @bahjamahamad3006 Місяць тому +4

    Amiiradeena caawa maxaa ku dhacay😢

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm Місяць тому +6

    Cayda koko prank kusoo samee

  • @nasteexoahmedmahamed5803
    @nasteexoahmedmahamed5803 Місяць тому +4

    Please gabdhaha unaxariista ❤

  • @CkaafiAbdulahi-wu4pm
    @CkaafiAbdulahi-wu4pm Місяць тому +7

    Koko one like

  • @Aragsan4
    @Aragsan4 Місяць тому +2

    Sundus habenadan way isku filan noqotay kaliged wax dubata 😂❤️

  • @Amiira603
    @Amiira603 Місяць тому +4

    Ceyda mxa amiiro sas dhan ugu dhufaty uff amiiro maskinimadeda kaga darty hdany waxba ku dhahayn maaha inany dareen lhyn uff 😠amiiro waa dulqaad miiran ee ka xishoo bila xushmad yahow

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 Місяць тому +1

      Team smiiro soo wada baxa waligeedba ayadaa sixun ugaraaci jirty lkn cawa ooyin walipa asoo unaxariisty

    • @user-KAARTO
      @user-KAARTO Місяць тому

      7+7 is not easy 😂😂