KU HORMAR WAXA HORTADA YAAL AMIRA KOKO IYO ANIGA QOSOLKA ADUNKA 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 290

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 2 місяці тому +110

    Hadaa nabiga jeceshahy like on صلي الله عليه وسلم 😢

    • @MaryanMaxamudxaji
      @MaryanMaxamudxaji 2 місяці тому +5

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-dk2sj4ug7e
    @user-dk2sj4ug7e 2 місяці тому +37

    Qayaanoole maliibaano amiiro waadaacad guul AA urajeynaa marwalbo❤❤🎉

  • @SacdiyaQurux-fe4bv
    @SacdiyaQurux-fe4bv 2 місяці тому +19

    Amiirada qalbi wanagsan, naxaris badan ,qurux badan, xishod badan dacad ah the only Queen m.a Illahey ha ika deysto❤😊

  • @amiira76
    @amiira76 2 місяці тому +48

    Amiira m.a gabar yar oo caqli iyo qurux isku darsaty❤ isha cadawgu kaa dadan my queen🥰🥰

  • @ameyra1
    @ameyra1 2 місяці тому +26

    Sunduseey xubi fudeedka saidka iy qosolka dheer iska daa💕😂asxaabtada koko iy amiiro kudayo sidey isku il ilaalinayan waxyaabha qaar kuma dhacdhacaan

  • @FairyPretty-db1ng
    @FairyPretty-db1ng 2 місяці тому +37

    Amiiro qurux gabarta ugu wanaagsan team 27❤❤

  • @Team27Amiira
    @Team27Amiira 2 місяці тому +25

    Amiira caqli bdan m.a qurux bdan 🫶🫶🫶🧠

  • @Team27Amiira
    @Team27Amiira 2 місяці тому +49

    Amiira inay guulaysato markasta wan iska jeclahy farxadeda ban wax loo dhigo lhynba❤️‍🩹🫶🫶

  • @Inacarale
    @Inacarale 2 місяці тому +39

    Ala amiira deyda jecliyaa markey guley sato funny waye sundus so badi😂😂😂😂

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 місяці тому +48

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

  • @NuuroNuurocaamir
    @NuuroNuurocaamir 2 місяці тому +32

    Amiira qurux m.a illaahay Isha hakaxijabo illaahay hanooxafido 🤲🤲🤲♥️

    • @user-lz7sb2hb5w
      @user-lz7sb2hb5w 2 місяці тому

      Aba ayantey see isku xigxig soyan maila aragtay

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 2 місяці тому

      @@user-lz7sb2hb5wkuweeh abyo

  • @QueeenAmiira
    @QueeenAmiira 2 місяці тому +60

    Qurux+karti+caqli+hawlkar+daacadnimo+respect+qalbi furnaan=Amiira qurux bdan m.a🫶🫶👏

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 2 місяці тому +29

    Amiira qurux bdan ❤gabar qalbi wanaag iyo respect isku darsty m.a❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 2 місяці тому +48

    Amira iyo sundus hade iaku I madan qosolka adunka😂❤

  • @Team27Amiira
    @Team27Amiira 2 місяці тому +19

    Amiira daacad weeye qalbi saafiya my gurl🥰😻😻😻

  • @FairyPretty-db1ng
    @FairyPretty-db1ng 2 місяці тому +36

    Amiira daacad qalbi wanaagsan m.a❤ markasta guushadan jeclahy my queen❤

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 2 місяці тому +19

    😂amiira io sudus meel ay ku jiraan waa xaraabo miiran😂😂

  • @Samia15-r9m
    @Samia15-r9m 2 місяці тому +31

    Amiira qurux bdan❤
    Amiiro indho uroon❤
    Amiiro qalbi wanaag❤
    Amiiro xariir qalbi saafiya my queen💞💕❤️‍🩹

  • @amiira76
    @amiira76 2 місяці тому +15

    Amiira m.a gabar xushmad badan❤

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 2 місяці тому +16

    Amira qurux bdan m.a😊❤qalbi xab xab❤

  • @AmiiraQueen-bq2rw
    @AmiiraQueen-bq2rw 2 місяці тому +14

    Amiira qosol wanaag i love youuuu❤❤❤❤

  • @MariaBashiir
    @MariaBashiir 2 місяці тому +13

    Amiraa Qurux Badana Masha Allah ❤

  • @user-sk1jx5ph7u
    @user-sk1jx5ph7u 2 місяці тому +28

    Nagula sali nabi muxamed scw❤

  • @user-hy7xg1xv2e
    @user-hy7xg1xv2e 2 місяці тому +6

    Amiira qurux qalbi saafi allow noo dhowr gbdheena ❤❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 2 місяці тому +25

    Waxan maqlijiray god iyano haqodin kudhici dontida ma ogide Sundus Koko ayay dhahday Amira iga qabo mana ay gulaysan 😂😂😂 congratulations 🎉🎈 ❤❤ Amiira qurux

  • @QueeenAmiira
    @QueeenAmiira 2 місяці тому +12

    Amiira qurux la'aanted abaar❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 місяці тому +12

    Amiira yaa shelada ka jiitay say u naxday😂❤

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 2 місяці тому +11

    Ala manooli iga soogara 😭😂😂 amiiro qurux funny girl ❤

  • @CabdiqaadirMaxamuud-id3fy
    @CabdiqaadirMaxamuud-id3fy 2 місяці тому +5

    Ala waan kanaxay amiira way xanuusan tay ilaahay Haku caafiyo abaayo❤

  • @NasrobisharMacalin
    @NasrobisharMacalin 2 місяці тому +11

    Amro way casheysey cawa😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +7

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤

  • @AmiiraQueen-bq2rw
    @AmiiraQueen-bq2rw 2 місяці тому +11

    Amiira best queen❤❤

  • @Qaalibyare
    @Qaalibyare 2 місяці тому +21

    asxabta sundus 1k igaadhsiya wll qaliya baad tihiine😢❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 2 місяці тому +7

    Yariisteydii koko waa kujeclahy❤❤

  • @Qamaraliabdi
    @Qamaraliabdi 2 місяці тому +10

    😂😂😂amiiro yawaye waa yaai jiiday😂😂😂

  • @AniisahappyHappy
    @AniisahappyHappy 2 місяці тому +85

    Team sundus one like ❤😊🎉

  • @FaadumaIbraahim-lb5fw
    @FaadumaIbraahim-lb5fw 2 місяці тому +13

    Aqwan adi ii amira mesha xaywanada ada ii koko😅

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 2 місяці тому +16

    Kabta amiiro idinma gasho ee naga fariista koko iyo sundus😂

  • @bilandahir
    @bilandahir 2 місяці тому +6

    Sundus aan fiirsaday mana qoslin been dheh😂😂😂😂😂amiirada koko❤❤❤

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 2 місяці тому +3

    Allaha Idinku hanuniyo Jidka xaqa siradul mustaqiinka ee qerka badan leh dhamantiin Yaa Rabi yaa Allah Allaha idin xasusiyo aqiradiina yaa Rabi yaa Allah illaheyow kuso hanuni xaqa gabdhahan yaa Rabi yaa Allah

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 2 місяці тому +4

    Team sumirko Waligiina jira oo jooga ❤yaqay dadka Kalii Farxad ku dareyma ❤ sundus funny keep going my sister 🎉

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 2 місяці тому +8

    Amira dhibleey 😂😂

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 2 місяці тому +3

    Koko sundus wn ini jeclhy nolda inty nololi jirto Alle wax ini dhipa inipa tuzo ❤❤❤❤wllo qimo badan

  • @CasmiSadri
    @CasmiSadri 2 місяці тому +10

    Amiiira❤😂

  • @user-fy2yw9uz6t
    @user-fy2yw9uz6t 2 місяці тому +2

    Walaahi amiira qurux qof qalbi wanaag san waye

  • @user-do8gd5zm6t
    @user-do8gd5zm6t 2 місяці тому +13

    Team Amira one like ❤

  • @Sihaamabdimahamed-rp9nq
    @Sihaamabdimahamed-rp9nq 2 місяці тому +3

    Naa kookoy maxa ka qaldan kulaha say u dhahayso sundus fanny waye wllhi😂😂😂😂

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 2 місяці тому +16

    Amiira daacad markasta halka naagahan khiyaamo uun kasayaan uff😏😤😤

    • @nasteexodahir9276
      @nasteexodahir9276 2 місяці тому +1

      Qayanada game ka eyey ka mid tahay masjid miya lagu jira

    • @Inacarale
      @Inacarale 2 місяці тому +10

      Sow maha waligaa dacad ahow amiiro dacad waye

    • @user-tu5rp7bx9e
      @user-tu5rp7bx9e 2 місяці тому +3

      Usheg baaal

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 2 місяці тому +2

      Khoyaanada marmarka qaar wey fiicantahay gameka ayeey maceyneee

    • @user-tu5rp7bx9e
      @user-tu5rp7bx9e 2 місяці тому +1

      @@queenruun9709 haa noh kkkk

  • @SumayoXuseen-pv5nx
    @SumayoXuseen-pv5nx 2 місяці тому +23

    Dacdnimo amiiiradeen ❤
    Xishood wlhi say u naxday marky ka furanty tarxadu
    Tan kle 90 qoorteedad la arkaa

    • @FarxiyeIbraahim-it5jv
      @FarxiyeIbraahim-it5jv 2 місяці тому +1

      Haa xapptih

    • @drsanuush
      @drsanuush 2 місяці тому +2

      Maseer lee miya idinko gbdhas hdl qaadin ma joogi krtan miyaa yaab anga aragny ilhy ishina hka qabto ngta dharka isku dhajisa oo jirkeda sawiraya lugaha qaawisa marba meel qawisa amira ma ahn miya mise qoorta le cowro u tqna

  • @user-ku8fq2xd8m
    @user-ku8fq2xd8m 2 місяці тому +6

    Amiira is not easy 😂❤👸🏻

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett 2 місяці тому +4

    Naa kokoyy mxaa kaa khaldan😅😅sundusaaaaa

  • @user-ly9qm1hg3k
    @user-ly9qm1hg3k 2 місяці тому +6

    Team amiira qurux iyo sundus 🎉🎉🎉

  • @Team27Amiira
    @Team27Amiira 2 місяці тому +6

    Amiira is'nt easy🫶🫶💪🧠

  • @user-gi9un9uz7b
    @user-gi9un9uz7b 2 місяці тому +2

    Naayaa sundus fudeedka dhaaf uff maxaa umada isku dhagineesaa caadi uciyaar nooh qosolka dheerna iska dhaaf wuu ku micno tiraa

  • @najmaawil7998
    @najmaawil7998 2 місяці тому +1

    Sundusay abayo xuman ha i arkin lkn plz ina xishoodtid isku day wlhi marmar ana ku naxo plz hdanad u dhalan xita iska keen ken o is daji rag iyo dumar hda la jogtid

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 місяці тому +3

    Mashallah waa jaclahy wada jirkiina❤❤🎉

  • @miski954
    @miski954 2 місяці тому +4

    Masha allah 🎉❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +2

    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ وَأَتُوبُ إِلَيْهِ🤲🤲🤲

  • @zahraomar9359
    @zahraomar9359 2 місяці тому +13

    Amira magartine mel fadhista😂

  • @user-qo5lh6kr5s
    @user-qo5lh6kr5s 2 місяці тому +5

    M,a sundus abayo mcn

  • @user-rj3zk9gj2w
    @user-rj3zk9gj2w 2 місяці тому

    Ayyyy AMiira daacad wye wlhi maskinta😢 qayanda saysen idinka ku jabay😂 AMiira qurux the best queen 👸🥺❤💋🌺

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 2 місяці тому +2

    Sunduz dabo weyn bowdyo weyn ku jecliyaaaa❤❤❤❤❤❤

  • @HanaQali-qb7ok
    @HanaQali-qb7ok 2 місяці тому +2

    Sunduseey wallahi qosol kaa iga dhamaysay😂😂😂😂😂

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 2 місяці тому +2

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 2 місяці тому +5

    Team Amiira ❤

  • @uniiratt6g
    @uniiratt6g 2 місяці тому +1

    sundus Amiir koko abaaye walahay waainijecelhay

  • @MacalinCabdulahi-ty1cv
    @MacalinCabdulahi-ty1cv 2 місяці тому +1

    Xadaa nabiga jeceshahy ❤scw scw ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +1

    Masha"Allah😘 Sundus Keep Going 🤣🤣🤣 🤲🤲🤲✌️✌️✌️🥧🥧🥧🍓🍓🍓

  • @user-tg9pt4eu7l
    @user-tg9pt4eu7l 2 місяці тому +2

    woow team sundus ayaanle ❤❤

  • @husniabdi3474
    @husniabdi3474 2 місяці тому +1

    300k coming soon❤🎉

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 2 місяці тому +2

    300k ❤hablyo sundus🎉

  • @maxamedyoonis-kg6nz
    @maxamedyoonis-kg6nz 2 місяці тому +2

    M.a sundus iyo kooko iyo amiira

  • @user-mg4bj7xc5v
    @user-mg4bj7xc5v 2 місяці тому +1

    Sundusa koko hakudhihin naya magecag uguyadha abyo

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 2 місяці тому +3

    Sundus amira dhibka😂😂😂

  • @maslaxmoha7085
    @maslaxmoha7085 2 місяці тому +2

    Sundus funny baatihiin inader ❤

  • @maryanmohamedaden7078
    @maryanmohamedaden7078 2 місяці тому +1

    Sundus areekyega asad igu salaan😊❤

  • @HooyoMacaan-cd8ho
    @HooyoMacaan-cd8ho 2 місяці тому

    sudus woray usoco habo canan❤❤

  • @RoodaMaxamuud-dt2pu
    @RoodaMaxamuud-dt2pu 2 місяці тому +4

    Sundus 300k camesoon🎉

  • @FarxiyaCumar-np4xi
    @FarxiyaCumar-np4xi 2 місяці тому +1

    Naa heedhe qosolka badan iska yaree 😁jiirooy🐒❤️👋

  • @SamiradayibHussainMohamed
    @SamiradayibHussainMohamed День тому

    Sundus ayaanle. AByo wn ku salaamay mar ka hore. Erayga hi. Macnihiisu waa diinta waan ka baxay. Hi2 sidkle ana waan ka baxay waaye. Sidaa darteed. Wxn kaa codsanayaa videogan video xiga. Hi inaadan dhihin. Plz. 😢.

  • @queenmanu6245
    @queenmanu6245 2 місяці тому +12

    Ana uhoreyey team sundus ❤

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 2 місяці тому +2

    Sundusey Waashidantahayy MaalMaHan❤

  • @11naa44
    @11naa44 2 місяці тому

    3 dan cadi maha team shidan 🎉🎉🎉🎉

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 Місяць тому

    ❤🎉baro mahmaahyada❤🎉 waxyala asad dadka ku xujeesto

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 2 місяці тому +1

    illhw kuwn oo kle ha noo waaayin😂😂😂😂😂

  • @HawaLuuliyo
    @HawaLuuliyo 2 місяці тому +5

    Team sundus one like❤😂

  • @user-nq7kf1el6k
    @user-nq7kf1el6k 2 місяці тому +2

    Team sundus only 300k🎉🎉🎉 i.a

  • @user-mk7hd6ql6q
    @user-mk7hd6ql6q 2 місяці тому +2

    Sundus ayaanle xuseen abaayo waan ku tageraa ee reply isoo gal please ❤😊

  • @ibtisamsalah2805
    @ibtisamsalah2805 2 місяці тому +3

    Malinti xuriyada isla so dabal daga ❤

  • @mushti_5_
    @mushti_5_ 2 місяці тому +3

    Weyy qofki sadexd ahy😂❤

  • @fatumosaid9795
    @fatumosaid9795 2 місяці тому +1

    Wallaahi qosolka ayaa iga dhameysen

  • @user-nl3dk2go5e
    @user-nl3dk2go5e 2 місяці тому

    Cwa noloshaan wda zoomka ah mxaa wye Amiirana arki adna koko ii dhiman😂😂

  • @FaaisoMaxamudcabdi
    @FaaisoMaxamudcabdi 2 місяці тому

    Cumeer iyo sundus abayo waxaa sooqabatiin saamiyo codsi❤

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 2 місяці тому

    0:45 amiiro dacwo shiir baa haayo legend lee fhm kr 😂😂😂😂

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 2 місяці тому +4

    Yaa IGA horeeya marka video dhameysto so laabana😂

    • @sumayo2455
      @sumayo2455 2 місяці тому

      ma dhamesatay 🤣🤣

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l 2 місяці тому +4

    Fans messi one like 🐐🐐🐐👍

  • @Amiiroomm
    @Amiiroomm 2 місяці тому +2

    Sundus is so funny 😂😂

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 2 місяці тому +1

    Cawa wa noso dheraysay Quruxsan❤

  • @hanadyare6197
    @hanadyare6197 Місяць тому +1

    Saan uqoslaayay waan ooyay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 beerka ayaa icaadaaday 😅😅😅😅😅🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Tim amiiro 🎉🎉🎉🎉🎉guuul

  • @abdinasirOmarali-ws7jc
    @abdinasirOmarali-ws7jc 2 місяці тому +6

    Wll fikirkaga igu cawi plz🙏😭
    arin ba i hysta wxn is jclnhy gabar wlhi ayda adey ii jeceshahy ana s.kle lkn dhip baa jira wxa ku heshinay guur anigi qarash ma hyo oo igu filan aydan s.kle intaas wxa sii dheer presure(cadadis) dhanka familkeda ah oo la rba in nin lagu daro hdey wxay rbta ayda la iman wydo😭wlhi familkoo dhan ba ka so horjedo hpeen kasta wa la dhibateya malin kastana s.kle wlpa darteey😭🤭
    Marka ana hami baan leyhy wxn rbaa inaa pilot barto si aan asaged u dhafiyo ana nolasheda io tydaba an u anfaco hdan qarsh keda wu badan yhy hdana somalia joga shqana mlhn😭
    ayda kma tagi karo oo adunkyga ma qabn karo anigiina wxpa ma hayo🥺
    mrka abyo ama apwe fikirkaga igu cawi inuu irid ii fura laga ybaa🙏😭

    • @cabdiwali8697
      @cabdiwali8697 2 місяці тому

      Walalo arintaada ilaahey ubandhigo wax ilaahey kuu qoray maweeeysid hadaad calaf isku leedihiin waad is heleysiin . Gabadha familgedana utag una sheeg inaad jeceshahy waxbana aad heesan lkn aad dadaaleyso si gabadha cidkle lagaaga siin taladeydu waa intaa

    • @abdinasirOmarali-ws7jc
      @abdinasirOmarali-ws7jc 2 місяці тому

      @@cabdiwali8697 sxpow dadkooda aad u xun xitaa uma tago hda u tago waxa wadan soo gaba gabeya aa la dhahaa nh ana wa u jakirayaa xal keen ani wku wareray🙏

    • @NajmaabdikadirAli
      @NajmaabdikadirAli 2 місяці тому +1

      abowe 2 rakac tuko allah u bandhigo arintada hdii calaf isku ledihin izma weyn donta niyada kheyr u sheeg i.a

    • @abdinasirOmarali-ws7jc
      @abdinasirOmarali-ws7jc 2 місяці тому +1

      @@NajmaabdikadirAli i.a abyo mcn thnkz🙏